“Waxaan Booqday Magaalada Electronic Ku Jaban Yahay ee Dalka Shiinaha! 🔌🛒”

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 91

  • @mohamedbilejibril871
    @mohamedbilejibril871 16 днів тому +35

    Gabadhani wa gabadh Sharfoon lkn wlshay waxan kula talin lahaa markad meelahas o kale tagto Waa in aad isticmasha asluubiyaadka sida dadka aad lakulmayso ee Alaabtooda Baayacayso in aad marka hore SALAANTO waxa uu gadayo aad ka codsato in aad eegi karto ama tijaabin karto kuna dheh hadu i qanciyo qimahana aynu ku heshiine wan ka iibsan
    Qalabkan aad eegayso qaybtii haday doonto wa kugu xuman karta ama iyado hore u xumayd ayay ku dhihi karaan adaa iga xumeeyey Haku degdegin wll
    Markad ka tagayso qofka ama ka iibso ama haka iibsane Uga mahad celi wakhtiga aad wada jogteen iyo sida u kugu adeegay
    Intaasi wa iga talo walalnimo👏
    Shukran Soo bandhigidaadan✋✋

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 16 днів тому +9

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.

  • @abdullahiyusuf.13
    @abdullahiyusuf.13 11 днів тому +1

    I learned a lot from this video, thanks coach.

  • @fowsitv3668
    @fowsitv3668 16 днів тому +2

    MaashAllah, wllo waxaad nala wadaagta hodheladda sida ay u kala wanaagsan yihiin iyo aqoonta aad qaarkood u leeday..
    Mahadsanid
    Subscriber from New Zealand.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 16 днів тому +1

    Salaam Alayuma masha Allaha million thanks my teacher qofkii 485 Ee video gan daawada 🎉🎉🎉🎉😊

  • @abdixakiim2251
    @abdixakiim2251 16 днів тому +1

    🎉mansha allah hore usoco walala 🎉

  • @maxamedbile2992
    @maxamedbile2992 16 днів тому

    Thanks for your information about contents of the world
    I really like it

  • @Abdirisakyasinmohamed
    @Abdirisakyasinmohamed 16 днів тому

    Allah ayan ka barya inan helo Maryan Markan salatuleylka Tukado Gabadh dhowr sown akhlaqleh itiram leh Qalbi wanagsanoo wax baraTey Mansha allah ❤Allaah haku XifdiYo wllo wankugu duceyste adina..........!!❤

  • @ValeLaPenaSaber
    @ValeLaPenaSaber 16 днів тому

    keep showing us a lot our sister u made me to think of creaing some businesses when i saw the price differnce btwn hina and somalia

  • @nuurzekingo
    @nuurzekingo 16 днів тому +2

    Coach maryam waxaan ahaay editer iso gaad labtop 🙏

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 16 днів тому

    Mansha Allah
    Allah haku siyadiyo you are very active

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 16 днів тому

    Masha alah muuqaal aad u quruxbadan.❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 16 днів тому +4

    Waxan la codsanayaa inaad soo baayacado sentro knitting mechane🎉🎉🎉 please

  • @CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN
    @CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN 13 днів тому

    QOF WAX BARTAYA COACH MARIYAN

  • @saadosmannour-ey3xb
    @saadosmannour-ey3xb 13 днів тому

    ok sisiter it is good Electronic continus you visitin Chine

  • @CleanAbdi-cg6cr
    @CleanAbdi-cg6cr 15 днів тому

    Masha allh wll noso badi video yada nocasa

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 16 днів тому

    Fariid yar hore usoco xbti maryama cadey🎉

  • @hamzasheakha6409
    @hamzasheakha6409 16 днів тому

    Masha Allah coach maryam
    I support you and i ❤you
    Dadka aad alaabtooda kago ciciyaarayso mayna ku dilayb hhhh

  • @Mukasa-i6q
    @Mukasa-i6q 16 днів тому

    Thanks for your exploring

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 16 днів тому +1

    Wll Shiinihii cudur ayaa ka dilaacaye maski iyo golofis ka xidho oo markaad kurig timaado aad u faraxalo guulayso

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 15 днів тому

    Waw maryan Waad na dalxiisay.❤

  • @AhmettZerpia
    @AhmettZerpia 14 днів тому

    Keep going walal

  • @FaadumoAbdilaahi-q8w
    @FaadumoAbdilaahi-q8w 16 днів тому

    Masha allah Guulayso macalin❤

  • @Sharìfnoor400
    @Sharìfnoor400 7 днів тому

    Best❤

  • @deeqadiomond1097
    @deeqadiomond1097 16 днів тому

    M.allh wll maryan hore uusoco

  • @AbdikasmaalAhmedali
    @AbdikasmaalAhmedali 16 днів тому

    Mansha Allah alle haku sharfo

  • @SaliimCbdi
    @SaliimCbdi 13 днів тому

    Maryan abayo wax hadaan uga bahdo maiiso iibin kartaa hadan lacag kuuso dirsado

  • @HassanDool-i3z
    @HassanDool-i3z 16 днів тому

    Amazing 👏 😊🎉❤

  • @rashiidabdulhamiid456
    @rashiidabdulhamiid456 16 днів тому +4

    Wllo wad fiicante, FUDEYIDKA iska Ilali Wixi Anad Iibsan Haku fududan...Iyaga Ii Tijabiya Dheh.

    • @mohamedbilejibril871
      @mohamedbilejibril871 16 днів тому

      Gabdhu wa marki ugu horeysay ee meel somalia ka baxsan ay tagto ban filaya

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 16 днів тому

      Waar yaanay idin soo caayin somaliland iyo waxaas baa ku qufulane

  • @LaacibkaXaafada
    @LaacibkaXaafada 15 днів тому

    Coach maryama waan kujeclahay inaa kuguur sadaa rabaa oo aan ilmo adi kuu eg kaadhalo maxaa ileedahay macaanto quruxbadan love ❤️ 🫵🫶😘

  • @ShuceybAbbaas
    @ShuceybAbbaas 16 днів тому +6

    Diinta kala hadal gabadhan englishka taqaan

  • @muslimman2542
    @muslimman2542 15 днів тому

    inaabti waxaan ku yidhi meesha waan tagayaaye jaamacadeheeda ii soo eeg

  • @suldanyare6855
    @suldanyare6855 11 днів тому

    Walal halkee lagaala so xidhiidhi karas

  • @Abdullahi-s8s
    @Abdullahi-s8s 16 днів тому

    Walaal waxaan usoo socdaa Guangzhou waana shaqo iga wrn meshaas

  • @libanmohamed6076
    @libanmohamed6076 15 днів тому

    Quruxdii oo qof ah 😏 waa lagugu raaxaysanayaa daawashadaada sidaa dooga akhtarka ah 😂

  • @AbdiAli-fw1qn
    @AbdiAli-fw1qn 16 днів тому +3

    Haaye allaabta wixii aanad garaneyn ha taa taaban ileyn hadaad jabiso waa mushkilade horta marka waa inaad fahamtaa sida loo operate gareeyo qalabka haddii kale way ku xidhi doonaan be careful please 🙏

  • @AliAhmed-d5d6p
    @AliAhmed-d5d6p 16 днів тому

    Quruxleey❤❤

  • @MuslimIbrahim-y6c
    @MuslimIbrahim-y6c 16 днів тому

    Adeeg baan rabaa in aad isoo ogaato wll

  • @FaysalMohamed-l1f
    @FaysalMohamed-l1f 16 днів тому

    Goobaha wax barashada tag abayo jaamacadaha somalida dhigtaan waxaas noo soo duub ardeyda somalida iyo dadka somalida dalkaas kunool noo soo duub
    Xld ardeyda iyo wax barashadeeda ii soo jawaab abayo

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 16 днів тому

    Coach Maryama Wllo Halkeen Kalala Soo xidhiidha Adoo Mahadsan Halka China Ayan Wax Uga Baahnaa Walashay

  • @XasanDaahir-v2y
    @XasanDaahir-v2y 16 днів тому

    Waan ku salaamay

  • @entertainmentchannel2055
    @entertainmentchannel2055 15 днів тому

    Coach maryama laptopska qimayashoda nala so wadag

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 16 днів тому

    Maryaneey fudaydka iska daa fudayd baa ku dilaya ilaa xad ....... trailer-kaaga waan qoslay markaad leedahay qasab qasab buu igaga dhigaya qasab
    Wali ajaanib lamaad dhaqmin ee ha degdegin
    Dadaal wacan waad fiican tahat waanad ku mahadsan tahay xogtaad noosoo gudbisay

  • @Zuleymaan-bi9cu
    @Zuleymaan-bi9cu 15 днів тому

    Samsung 2016 socon jirey ba wataa coach hal iphone ah maad iso qaadid😅

  • @abdikanialikulane
    @abdikanialikulane 14 днів тому

    Powerka markaa qaadato masoo celee mise meel kale aa ku dhaafee

  • @nuurfaarax-p7p
    @nuurfaarax-p7p 16 днів тому

    Adigu shaqdaadu maxaytay madadkaad wax usoo iibisaa mise

  • @Moh-d9e
    @Moh-d9e 15 днів тому

    Masha Allah

  • @Cabdiraxmaanmaxamuud-e3p
    @Cabdiraxmaanmaxamuud-e3p 16 днів тому

    Haday suurogal thy waxbaan kuu dirsan lahaa wll wax culusna maaha xabaashadaan siyaaranayaa wll hadaad intas iisameyso ee iisoo jawab commentigaygaa waad arkeysaa wll wllkaayoo kalaan ahaye

  • @Maryanqueen122
    @Maryanqueen122 16 днів тому +3

    M.a coach ❤wn kgu fana sida dalka anago jogna China no geysay wlhi wn niyysana anago waregayna china😂😂😂

    • @Maryanqueen122
      @Maryanqueen122 16 днів тому

      Abyo qli wxn rba account inad igu xidhid youtube kyga

  • @abdirahmanismail1686
    @abdirahmanismail1686 16 днів тому

    Wlalo laptops kii waad ilowdaye so baayaac iyagana

  • @YuusufAbdirahmanidiris
    @YuusufAbdirahmanidiris 16 днів тому

    Wllo miyaad qof horey kuraaco wa datid dal shasheye ayad jogtaa😢

  • @cabdifataaxcabdiqaadir3084
    @cabdifataaxcabdiqaadir3084 4 дні тому

    Aad bad uqurux badan tahay Chinese ka adaa ka qurux badan lkn qiimaha aykugu Soo wareejinayso nooma aadan sheegin gabadha war bixinta kharashka cunada tareenka hotelka iyo gabadha ku wareejinaysa intaba

  • @ahmeddjama3652
    @ahmeddjama3652 13 днів тому

    Walaal kamarada iska waaci

  • @XasanDaahir-v2y
    @XasanDaahir-v2y 16 днів тому

    Walaal mahayaan sameecadihii. Waxa. Lagu. Maqli. Jiray dadka. Aad u dhegaculus.

  • @CabdicasiisCumar-o9o
    @CabdicasiisCumar-o9o 15 днів тому

    Sifiican baad noo kala bartay

  • @AbdullMataa
    @AbdullMataa 16 днів тому

    M..A Allah

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h 16 днів тому +1

    Kaso iibso nagasi iibi sister

  • @maxamuudsiyaad9781
    @maxamuudsiyaad9781 15 днів тому

    Naa naga tag waxba iibsan maysid

  • @abdikadiregeh3336
    @abdikadiregeh3336 16 днів тому

    Coach maryam salaan

  • @Jaamac-y3h
    @Jaamac-y3h 16 днів тому

    Coach maryan waxan ahay qof ardey ah
    Oo jecel luqada Englishka mayga caafi kartaa😅❤

  • @XasanDaahir-v2y
    @XasanDaahir-v2y 16 днів тому

    Asc

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l 16 днів тому

    Wllo iPhone bro 14 waa imisa

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 8 днів тому

    Maryaney mad baa tahay😅Qaar jaban hadana fiican hadana camera wanagsan

  • @rothaduale6543
    @rothaduale6543 16 днів тому +2

    Qofki wax kuudirsada mauso iibin karta wll

    • @coachmaryama
      @coachmaryama  16 днів тому

      Haah wllo

    • @rothaduale6543
      @rothaduale6543 16 днів тому

      Halke lagaalaso xidhiidhaya wllo

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 16 днів тому

      ​@@coachmaryamaAnigana waxaan doonayay inaad Iisoo Iibiso inshallah sentro mechane kitting iyo waliba dunta farshaxanka

    • @SUMMARYMATCH-1
      @SUMMARYMATCH-1 16 днів тому

      Wll halkee lagala sooxiriiraa

  • @MustafeAxmedcsalaan
    @MustafeAxmedcsalaan 10 днів тому

    iken mid

  • @MuqtaarAweys-f7d
    @MuqtaarAweys-f7d 14 днів тому

    meeshasolorka na tus

  • @xuseenmaxamuud2954
    @xuseenmaxamuud2954 16 днів тому

    Maryama daroonta qiimaha weydiiya

  • @MaxamedMuuse-u1i
    @MaxamedMuuse-u1i 16 днів тому

    Iyo laabtom

  • @Somanimate
    @Somanimate 16 днів тому +1

    Suuqa nageeeya

  • @MaxamedMuuse-u1i
    @MaxamedMuuse-u1i 16 днів тому

    Aan mobelku iPhone ah u dirsade xage kugu so diraa

  • @XasanDaahir-v2y
    @XasanDaahir-v2y 16 днів тому

    Waa suaal. ? !

  • @mahad9361
    @mahad9361 16 днів тому +2

    Lacagta wameeqo

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 14 днів тому

    Noo sheek caqabadaha aad Kala kuluntay safarka china.

  • @Sovia1212
    @Sovia1212 16 днів тому

    Abaayo cricut machine nooso eeg iyo machineska lamidka meelaha mashiinada ganacsiyada yaryar lagu bilaabi karo nooso fiiri
    Mahadsanid

  • @HaawoYasiin
    @HaawoYasiin 15 днів тому +1

    Mashalah❤❤❤❤ookalayshinaha. Dharmuslinmalagaxidha❤❤❤❤

  • @MuktarMedia
    @MuktarMedia 16 днів тому

    M.a

  • @al-bashirdermalclinic
    @al-bashirdermalclinic 16 днів тому

    Bini aadamku asturnaanta ayuu ku qurxanyahay

  • @AliAhmed-d5d6p
    @AliAhmed-d5d6p 16 днів тому +1

    You look like Chinese

  • @Rasheitt
    @Rasheitt 15 днів тому

    M.a