Dad baa si qaldan ufasiraya heesta Heestaan cabdi qays aya leh waxa uuna kaga hadlaye wixi dhacay lixdamadki ka dib marki gobolada waqooyi ay mucaraden dowladi aadan cadde Heestaan oo ahayd mid u ku diidana cabdi qays sida ay wax usocdan isago udoodaya in gobolada waqoyi aysan helin xaqodi dasturiga ahaa ee ay koonfurta ku lahaayeen
@@nasyadeuanyeong8707 saxib abwaan cabdi qays oo sameyey iyo bashiir xadi ibrahim oo laxanka saray wey nool yihiin alle cimriga iyo cafimadkaba alle haw dhereye aamiin inti kalena alle haw naxariis to aamiin aamiin
aar asxabeey wiil reer somaliland ah baa i su .aaley waxa foonfur laga dhageysan jirey 60 kii ka hor ana waxan dhahay talyani marka yaa yaqaano wixii radio muqadisho laga dhageysan jirey
Barwaaqada, cagaarka iyo doogga ayay xooluhu ku naaxaan; balse meeshii ay deegaanka iyo xooluhu ku bataan doogga waa laga dhammeeyaa oo nafci malaha. Wax badan ayaad laba wajiilayn ku dhaqantay, ee hadda ayaad jar ka lulataa halis ah.
HAD . YAWAXA ODHAN AF SOMALIGI XIMADI WAY DHAMASITE WAXAN AHAYE .DAD .HIBOLE SIYE .ALE .KUWIDHITA JANO HAKU ABLAMARIYO AMIIN KU NOLA CIS IYO CAFIMAD SU ASHA IYO SAKARAAKA HA UFUDUDEEYO AMIIN JANO ALE .HAKU ABMARIYO
Waa Aduunyoo
Qosol Kuma Idlaatee
Ila Arag Ax Iyo Way
Inay Urugu Leedahay
Ooy Oohin Leedahay
""UBAXII BAXAAYAAY
SOWDIGAAN ABAARSADAY""
Yaasalam Qasali iyo Cabdi Qeys Hees Mug Iyo Miisaan Lagu Miiray Yaailaahal Caalam.
Ilaaheenna wayn baa
Amirkiisa fulayaa
Inaad adiga talisaad
Ayaamahaan is moodee
Anoo oon kal gacal qabaa
Waa adigii abaalaay
Iga awtay dhagahee
Waa adduunyooy
Ileen aayo malahee
Waa adduunyooy
Ileen ayaao malehee
Ubaxii baxayaay
Saw adigaan abaarsaday
Nabsi waa aleel cuna
Adhaxda iyo feeraha
Waa mici abeesoo
Aayaha ku lagadee
Ma iloobin goortaad
Nabadeenii aastee
Arxan iga sugeysaa
Waa adduunyooy
Ileen aayo malahee
Ubaxii baxaayay
Saw adigaan abaarsaday
Ugbaadk iyo doogey
Adduunyada ku naaxdaa
Awrshii malaha meeshii
Nudub lagu tilmaamaa
Laba eefe dhaxaad
Afar qaaday socodkee
Hadaad dul ka lulataa
Waa adduunyooy
Ileen aayo ma lehee
Ubaxii baxayaay
Saw adigaan abaarsaday
Xidigeygii asnaa
Ururkuu ku biiroo
Soo celi iftiinkoo
Ili qabatay weeyee
Alla magane waan rabay
Inay kugu adkaatee
Ina eersan weydee
Waa adduunyooy
Qosol kuma hagaagtee
Ila arag ax iyo wey
Inay murugu leedahay.
Iiiiiiii
Asc
Sashakdyirhhs wcMu wn
Deedna Eersan waydo ka dhig
Great ❤❤
Ilaaheena waynbaa
Amarkiisu fulayaa ❤
Cabdi aadan xaad (cabdi qays)
Dad baa si qaldan ufasiraya heesta
Heestaan cabdi qays aya leh waxa uuna kaga hadlaye wixi dhacay lixdamadki ka dib marki gobolada waqooyi ay mucaraden dowladi aadan cadde
Heestaan oo ahayd mid u ku diidana cabdi qays sida ay wax usocdan isago udoodaya in gobolada waqoyi aysan helin xaqodi dasturiga ahaa ee ay koonfurta ku lahaayeen
Tii adan cade maaha waa tii cabdirashid cali aharmake iyo cigaal
@@updirahimomar5388 waxey u eegatey tii adan cade alley raxmee ileyn dalwada abaay aheyd tii lagu dhacey waqooyi
Qalab baad u fahantay ee sida maha
Anaa soobaadhayee igawar suga saaxiibayaal
Xidigaygi aasaanaa
ururkuu ku biiroo
soo celi iftiinkii
ili qabatay weeyee
Ereyadaasi sigaaray ii tabanayaan, Allaah ha u naxariisto adeer Maxamed Warsame Qasaali,
Adeer cabdi qeysna allaah aakharo iyo adduunba danbigiisa hadhaafo caafimaadka, cimriga iyo cibaadadaba ha u barakeeyo, ereyadiisani inuu iga dhex hadlayaa lamoodaa marka loogeeyo codka qiirada leh ee Maxamed Warsame Qasaali,
Bahda MAADEYS aad baad u mahadsantihiin kaydkan tayada duubista sare ah leh, eed noosoo hadiyayseen.
Mohammed Warsame Qasali Legendary Wayn Waxaan aaad Ujecelahay Markeey Magool Isla Heesayaan
Waa aduunyoo ileen aayo maleh 👍 ✔️ 👍 ✔️
Waxaan ku maqlay in heestani soo baxday markii Ahun Madaxweyne Aadan Cade laga helay 1967 Madaxweynenimadii kolkaas oo la doortay Ahuntee Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Xaqiiqda Alaa ogsoon. Waase hees macaan oo aniga iyo kolay dad badaniba jecelnahay. Mahadsanid Maadeys
maashaa allaah waad ku mahadsantahay xogtaas aad nala wadaagtay, dhanka kale heestani waa dookhayga koowaad ilaa 18 jirkaygii ilaa iyo hada oon 34 jiro kama xiisa dhoco.
@@abdul-majiidabdinasir Adaa Mudan Abdul-Majiid.
#😢 what a music 😢
Rabi haw naxariisto adoonkisa wanaagsan Alaah Arxamu
Ila Arag Ax Iyo Way
Inay Urugo Leedahay
Oo Oohin Leedahay.
Ish Calaaa Fasiiix
Mhddnid Maadeys
alle ha unaxariisto maxamed warsame qaasaali
laxanku wa bashiir xadi ibrahim xaqiiq 👊
Indhabuur Miya mise? Fadlan kajawab
Heesta waxa leh abwaan capdiq qeys malahan indhapuur cabdi qeys abwaniinta wxo dheer yahay waa 1 alifaa erayada 2 laxan waa saaranaa 3 عودka ama kapanka waa tumana 4 waa heesaa majiro intaas abwaan rasmi oo isku heesto waane aapihii jaceylka
Illaaheena waynbaa
Amarkiisu Fulayaa
Waa Hees Xusid Mudan
Waa Erayadii Cabdi Aadan Xaad Qays
I have been looking for this song for a while but couldn't remember it's tittle. Thank God finally I have stumbled on it
Aad iyo Aad eryadii c/qays iyo luuqii hore c/qays ayaa ku qaaday tana waa luuqdi qaasali allah ya cisak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fannaanku waa habaryoonis muuse-cabdalle allow kuu naxariizo amin
Ilaaheena weynba amarkiisu fulayaa
Wah waaah 21:17 hbn nimo
mombasa Kenya 14/11/2022
Who is listening 16/10/2024.!😮
ILaaheena weyn baa
Amarkiisu fulayaa
Inaad adigu talisaad
Ayaamahan is moodee
Anoo oon kalgacal qaba
Waa adigii abaalay
Iga awday dhagahee
Waa adduunyooy
Ileen aayo malahee.!
Ubuxii baxayaay
Sow adigan abaarsaday
AHUN maxamed warsame Qasaali muxuu fanaan cod tolmoon ahaa.
🎻🔥
Abwaanada isaaqa ahi waa indheer garad dhamaantood aragti fog lahaayeen wlh
❤ abwaanadu waa isaaquun laba ayaa soo racayay sangub iyo kaariye lakiin abwaani waa isaaquun
Qasaali AUN aamiin hees heer sare top music
Ilaahay u naxariiso rabaw qabriga u nuur dhamaan intii islaamnimo ku dhimatay
Rabi naxaristi jano .haku abalamariyo adan cade hursiga kagadegey
Qasaali.. Fanaaaan weyn hore
NABSI WAA ALEEL CUNA
ADHAXDA IYO FEEDHAHA
WA MICI ABEESOO
AAYAHA KU LEGADEE
ERAYO XIKMAD LEH
22.10.2021 6:10 PM JIMCE
GAROWE GURI GOBEED ✅✅
11 seb :2022
wllhi 4saac waxdhanbaan kucel ceshanayay xasuus iyo oohin waxbaa laga tagay ilaahow unaxariiso intii dhimatay
anoo yaroo geel wado kuwadaan dhagaystay markii iigu horaysay
Rabaw u naxariiso qabriga u nuur
Fankii qiimaha lahaa ee xanbaarsana falsfad iyo tilmaan fog.
Bal eeg music, erayada iyo codka isku miisaaman. Cajiib.
Ilaaheena waynbaa amarkiisu fulaya✌23/02/2024
From Hargeisa, Somaliland meel udhow istaanka Jabuuti ❤❤❤❤❤❤
Alla hawnaxariisto oojanadii hakawaraabiyo aaamiin
What amazing song they wa gold musician I love old school I was not born those years but waaaaw my favourite song is he alive Mohamed lugadi
May wlo fanaanku waa dhintay AHN lkn abwaanka heesta abdi qays waa noolyahay Hargeisa ku arkay bari dhawayd
صدقت ❤
Rabi haw naxariisto Adoonkisa m / w/ qaasaali
Heestu Midhaha kasoohadho
WoW 🔥🔥🔥🔥🔥
Allaha u naxariisto qasaali .
Ale hawnaxaiisto 2maxamed ❤maxamed warsame qaasaali iyo maxamed warsame hadraawi oo heestan midna qaadayi midna lahaa❤
inta sheekha ka soo dhageystay like😅🤣
25-5-2023 Qofki wali dhageysanayo ayaa wax bdn og.
Waa December 19 11:56 pm. Waxa soo dhaw 2023 Allow khay ka dhig waa aduunye
Waa adunyo ileeen ayaa maleh
Woooooow maadeys mahadsanidiin
Caaawa waanku mirqaamey wlhi💯☄️✊🏾2023 octoper7✌️🔥
Waqti Yar maan dhagaysan waayo waayo
Qasaali.. Alah raxma
Alla magane waan rabay inay kugu adkaatoo cidna eersan waydee😢😢😢
Axyaa hees
Reer Somalia 🇸🇴 maanta nala arka dhibta anaguba waan dhadhaminee ayaamihii xoriyada qaateen walaahii British soomaaliland jacaylkii ay walaalahood reer italian soomaaliland uqabeen intay wax walba qaateen reer soomaaliland qadiyeen midnimadii reer soomaaliland raadinayeen maata yaa u ooman oo raadinaya aduunyadu inay sidan noqoneyso may garaneyn ee waliba hooyadii xoriyada hargeisa diyaaradaha lagu garaacay iyo hubkii cadawga in lagaga difaaco shacabka soomaaliyeed
{Nafsi waa aleel cuna adhaxda iyo feedhahoo waa mici abeesoo aayahaa kulagadee ma iloobin goortaad nabaadeenii aastee ma iloobin goortaad nabadeenii aastee arxan iga fogeysee waa haa aduunyooy ileen aayo malahee ubaxii baxaayaay sowdigan abaarsaday sowdigaan abaarsaday }
Dhagihii alle waaniyaa waanshan
Dayaradaha ya inku garacaay ,? Shacab Miya mise dowlad Marka jirtay? Nacaybka shacabka iska dhaafa
Hesta Loma qaadin siyaasad dowlad
Ee dhageyso wareysi Laga qaaday fananka Aun fananka qaranka Mohammed warsame qasali
walaalo hargiesa la.aantiin afsomali laguma hadleen
My uncle Mohamed warsame qasaali AUN 😭
Laxanka ya laha?
@@abdikadirahmed9540 ma garanayo walaalo cid laxanka leh
Mahadsanid Haweeya
Laxanka iyo erayadaba Cabdi-Qays baa leh
Heesta waa rag fanaaniita qaadaysaa magacood
hestaan 7 sano anoo jira maqlay ....❤❤❤
Hadanaa imisad jirta sxb
@@abdikadirahmed9540 sxp intii iigu darsantay lee. 🥰
@@Abdullaahi_Ali_Abdi 😂😂😂😂😂💔
Axaya heese
IGA dheeh
Maria carmona please come please come down come down do not complain married black and white please and please come down
Saamaaliya ❤❤❤❤❤❤
Waa aadunyooy ilayn ayo malahee 🥲🥲🥲🥲2023/2/11😢😢😢3:am ubaxii baxayay sowdigan abaarsaday what next
Old is gold ✨️ 💛 👌 💖
Waa aduunyo ileen ayaa malahe
16/10/2021 11:31 maalinimo sabti ah
11: 44 sabti waye 🙏👍👊👋
@@buuxciise2167 🙏💥👍
Dadkii qaaday dadkii dhagaystay iyo dadkii loo sameeyay kuwii sameeyayna way dhinteen somaaha
@@nasyadeuanyeong8707 saxib abwaan cabdi qays oo sameyey iyo bashiir xadi ibrahim oo laxanka saray wey nool yihiin
alle cimriga iyo cafimadkaba alle haw dhereye aamiin
inti kalena alle haw naxariis to aamiin aamiin
@@buuxciise2167
Aamiin taariikhda la dambeeyay markaanu akhriyay ayaan is idhi Hada waa wada ahku qabuur kolay Masha alaah haday inala joogaan kolay waa lawada tagiye khaatumada khayr ilashay ha inoogu khatimo
Waaaa adunyo 😢
nabsi wa cajiib mana soo daaho ax san yaa hees micno leh
heestaan ilaa maanta waa mida ugu caansan heesihii dowladii aadan cade lagu dhaleelayay iyo guud ahaan heesaha soomaliyeed waxan curiyay wailkii yaroo Abdi qays la odhan jiray 19 jir kaliya ah
Aan ku daree heesta waxaa fanaanka u jiibinaya waa
Magool iyo caasha cabdow maleka
2023 yaa fiirsanaayo
Waxaa isu key qaban la' mu'allifiinta (hal abuurada) walaalaheyga reer Isixaaq ee had walba walibayga wanaag Iyo waa qanaaco Ku beera murti Iyo xigmaba Iyo dhanka kale
Siyaasiiinta beeshaas oo mar walba naceyb Iyo niyad-jab oo qura aan igu beera markasta oo dhageysto afkaartooda xanbaarsan Kala geynta ummadda Soomaaliyeed ee walalaha ah----, Allow na badbaadi
Aun Maxamed Warsame "Qaasaali"
Khadar,yuusuf
waa aduunyo ileen Aaya malaheee maalin jimca ah 12 Abr 2024
10:12 galabanimo bosaso somalia
Allow maalma kaloo wacan hortayda dhig Aniga iyo dadkayga somaliyed
Wayo.waayo
Sax weeye
16//10/21 alle yaaraxma aamiin 🙌👉👈👈👈👈👉👉👈👉👉👈👉👈👉👉👉👉👉
Ubaxii
🤟✌️🤞🤙🖖✋🖐️🤏🤙✍️👈👉👇👆☝️🖕👌👐🤲🤝🤜🤛✊👊💅🙏
7/6/2022
7/6/2024 meqaanaxiga
7/6/2022
Nin aan waxa soo socda garan waxajoogana marto abwaan ku waxa taagan hada ayuu ka hadlay
Nafsi waa aleel cuna
Jacaylkan dhisiyaayow so adiga sii gudhay
Kalsoonideydii dhisaayana soo adiga cabaartay😢
3/1/2024😢😢😢 ilaa 2023 way ii baxaysay
Heestaan Waxay aheed mid Siyaaad Bare lagu Garbaaashay sida aw sheegay Sheikh Mohamed isamaaciil
Markii laqaaday xilkaba ma joogin
Waxa loqaaday aadan cadde
Markii uu kaguulaystay
Cabdirishiid cali sharmaarke
maxamed warsame qaasaali
Dowladii ina cigaal e masuqmaasuqa 1968 ayaa loosameeyey
Qasaali HuN
Maxaa ka dambeeyay damb iyo dum iyo dad cun iyo dalkii loo la qaatay
Ina cigaal hanbadii dad cunka ayuu waxvka dhigay dhankuu markii horeba kayimid dhankii kale dhulkay Isla jareen
Waaa hees qaraaami ah. Somaliland ah
24/2/2022
24/2/2024
Igaro
aar asxabeey wiil reer somaliland ah baa i su .aaley waxa foonfur laga dhageysan jirey 60 kii ka hor ana waxan dhahay talyani
marka yaa yaqaano wixii radio muqadisho laga dhageysan jirey
20 Nov 2024
Intaan maxa laga wadaa
Ugabaadka iyo doogay
àdunyadu kunaaxdaa
Urshi malaha meeshi
Udub lagu tilmaama
Laba-eefka dhaaxadad
afar qaaday socodkee
Haddaad uub kalulataa
Barwaaqada, cagaarka iyo doogga ayay xooluhu ku naaxaan; balse meeshii ay deegaanka iyo xooluhu ku bataan doogga waa laga dhammeeyaa oo nafci malaha.
Wax badan ayaad laba wajiilayn ku dhaqantay, ee hadda ayaad jar ka lulataa halis ah.
Adree aniiga labaagibal uu tuumayo
Ubixii baxaayaay sow adidan abaarsaday
Heestaan maqaado maxamed warsame qazaali
Waaawaaaree4ey
Heestaan cabdiqeys curiyey waqti dheer oo uu ku dhaliilaayo dawladdii aadan cadde oo ay isla waqtigaasba mucaaradeen, reer waooyigu waxay kala saariwaayeen dowlad soomaaliyeed iyo mid isaaq waxayna maleynayeen inay dhalaneyso dowlad isaaq oo xukuumaddoo dhami wada isaaq tahay
Kadib markay saaxada siyaasadda ka dhex arkeen soomaali oo dhan
Waana bilowgii caqliga maanta reer waooyi ku dhaqmaan oo ah Cid aan isaaq aheyni ma jirto waana caqli yarida maanta ku kaliftay inay soomali ka fogaadaan iskana meyraan una xuubsiibtaan oromo iyo yuhuud dhaxalkoodii awoowana u hibeeyaan itoobiyaan taasoo caqligoodu tusaayo inayba ka dhexbaxaan ooy oromo siiyaan ayaguna oromada dawarsadaan
QOF HANTIDIISA SIINAYA KAN DAWARSANAYA OO RABA INUU DAWARSADO DAWARSADIHII UU HANTIDIISA SIIYEY WAA LANYAAB
WAA CAQLI AADANE KII UGU LIITA
Ee adaa isu heesaayee bal bani aadan iska daaye xoolaha xataa la tashoo ha kaa yeelaan
haaa
Xidigeygii Aasnaa
Uruku biiro-sooceli
Iftiinkoo ili-qabatey
Weeye-Ubaxii baxayey
Sodigaaan Abaarsadey
Hargeisa-somaliland
3/5/2024
8:25pm
Saffar caruuus-Mohamed mukhtaar Aw-cumarr
Harshin Dawlad-degaanka
Soomalida Itoobiya.
HAD .
YAWAXA ODHAN
AF SOMALIGI
XIMADI
WAY
DHAMASITE
WAXAN
AHAYE .DAD .HIBOLE SIYE .ALE .KUWIDHITA JANO HAKU ABLAMARIYO AMIIN KU NOLA CIS IYO CAFIMAD SU ASHA IYO SAKARAAKA HA UFUDUDEEYO AMIIN JANO ALE .HAKU ABMARIYO
Who knows when he died or is he live
Alle muxuu cabdirashiid cali sharmaake looga digey afweyne cigaal kudhahay waar ninkaa iska jir guuxiisuu ka dheereynayaayee afweyne ugu danbeyn waakii khaarajiyey cabdirashiid dowladnimadiina musqul ku dhacday jacaylkii iyo hilowgii umada soomaaliyeed ileeyskii laga damiyey mugdina galiyey ilaamaanta mugdigii lagu jiro reer koonfur tala xumo iyo soomaaliland nacayb waata halkaa dhigtay maanta nalkii shalay umada soomaaliyeed ubaxayey hargeysa shiday iyo reer soomaaliland maantana markay idinka tageen ileys la,aan iyo mugdi baad dhaxasheen ragoow kibirka waa lagu jabaayee taas hala ogaado
Adree ma gaxaan wa yalla Anaaniyo America or short boy
soomaali nacayb aya kaa muuqdo lkn waxay kula thy in dadku sidaado kle yhy oo soomaliland naceb yihiin
iftiinka aad sheganayso rabi ha idin ziyadiyo wll
koonfur maanta waxba kama maqna ✋🏿
877
the lengd
AUN
Ruuf
Fgxg❤