Maafiyadii ugu Halista badneyd Dalka Talyaaniga | Cosa Nostra & Hoggaamiyahooda Toto Riina

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 6 місяців тому +3

    Wad ku mahad santahy bro

  • @aqoonfuremedia520
    @aqoonfuremedia520 Рік тому +19

    Somaaliyeey Ninkaan 1M Buu u Qalmaa Wlhi Gaarsiiya 🙌
    Sxb Hore U Soco Father of documentaries🗂️

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Рік тому +2

    ❤❤❤mansha ALLAH u staad ALLAH cimriga iyo caqligaba ha ku barakeeyo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +7

    Malaysia 🇲🇾🇲🇾🇲🇾 next

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 Рік тому +4

    Aweys xaaji nuur Aar, cod iyo aqoon intaba alle wuu kuugu deeqa forza ugaas

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 Рік тому +5

    sxb aad ban u daawada muqaalkaga noo soo badi insha allah barnaamijyada noocan ah

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm Рік тому +2

    Maafiyadu waa wax loo baahan yahay lkin nabada iyo dowlad nimada Italian ayaa wax kasto ka Wayne Viva asuhri

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah Рік тому +4

    Waxaa layaab leh sababta ku kalliftay inuu noqdo dambiile Manaxe ah! Casharka ugu wayna waa in dawlada ama shaqsiba aysan dulmin qof biniaadam ah waa kaas ummaddiisii waa dhameeyey asagana Meel xun ku dambeeyey.

  • @Hush60
    @Hush60 Рік тому +2

    markaan dhameeystay video gaagaan Decument ga waxaa isku eg qaabka alshabaab iyo agaga ineey isku mid yihiin kaliya waxeey ku kala duwan yihiin
    halka alshabaab dadka ku qaldaan jihaad kuwa talyaanogane daroogada
    lknse waxee iskuga mid yihiin qoobka sida loo hool galo

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому +1

    Waxaa caajib ah markii uu yidhii hadii macaa laygu xukumo 3000kun sanno marnaba isma dhibaayo kamana labanayoo ga'oonkaygii iyo falalkii aan galay mana dalba naayo wax cafiisa aha, taasi waxa ay ku tuusaysa in qofka yaran loogu dhibaato aan wax hawal ahany ama layska ilaabi karoo, hadaba somaliyay waa inanynu wax ka baraana oo yaryarkeen ama caruurten aynu si ficaan ulaa dhaqanaa. Itaal media waan boogadinayaa barmijka ficaan ee ay soo guudbiyeen markasta hore usooco zxp.............................................

  • @axmedmuuseaxmed8294
    @axmedmuuseaxmed8294 Рік тому

    Masha,allah Waa Barnaamij Aad U Wanaagsan Tusaale lleh Aad inoo anfacayo Somali ahaan Welli Waxaad Modaa Fille Nimankaa in Aan Wax Badan Kalla Bixi Karno

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +3

    Legend 😊

  • @cabdiqanineegar835
    @cabdiqanineegar835 Рік тому +2

    Waad mahadsan tahay

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Рік тому

    Legend hawlahan so badi

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 3 місяці тому

    Kkkkk sxb waxeena maahan cosa nostra ee waa maxey waxeena

  • @merzaanlii6209
    @merzaanlii6209 Рік тому +1

    Kaabo waxaad noo so diyaarisaa berganto rooso fadlan

  • @ashrafmontana9763
    @ashrafmontana9763 Рік тому

    Sxb fadlan wxn aad kaga codsanaya inad jojiso music yar yar aad so dhax galineso videoga shekada toos ayay ku qurxontahy ❤mahadsanid waxn rajeynaya inad ila fahmi dontid

  • @abdirahmanmuuse5397
    @abdirahmanmuuse5397 Рік тому

    Amiin Adan daahir xasuus 2023 / 8/ 3

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 Рік тому +4

    Yo dj still waiting for ur live stream, ur at 650k

  • @youngkillermb7422
    @youngkillermb7422 Рік тому

    Ustad away documentaryadii an kugu abaranay

  • @qarsamow8002
    @qarsamow8002 Рік тому

    Palermo aniga ku nool hada saas uma qurux badana lkn waa magalo la fahmi karo suqa waxa ladhaha Ballaro

  • @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
    @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx Рік тому +5

    Su aal ayan is waydiya dadka afrika makacaqli yaryihiin dadka cadanka ah sababta wax ay adunka kusoo kordhoyen majirto hadii wax kasta lasoosaro waxaa sosara dadka cadanka ah wali ma arkin nin modow oo waxsosaray sida khadka korontada mobelka wax kaste oo dadka aysosaran 😢😢 marka ma is dhihikara dadka madow caqliga aad ayay uga liitan😂😂😂😂 balfiiri afrika waa qarada ugu qanisan hadana faqiirka ah wax kaste dadka cad 😂 qaradooda khayradka kumagaran afrika hadana way ka dhaqaale badanthy afrika maxay kudhacday😮😮😮😮😮

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Рік тому +1

      Hadey wax so saran xitaa was laga xooga midakale gaaladu waxay sheegatan inay soo saaren 98% waxaa soo saaren culumadii muslimiinta

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 місяці тому

      Maxa muslib ugu orde cadan io madow baa lagu yiri​@@Ezy15311

  • @caryllenhart1543
    @caryllenhart1543 Рік тому

    *PromoSM*