SANBALOOLSHE OO DIIDAY IN UU TAGO KISMAAYO, FIRDHIYE KA CUDUR DAARTAY CODSI UGA YIMID XASAN SHEEKH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

КОМЕНТАРІ • 23

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om 2 години тому +3

    Firdhiye guul iyo gobanimo libaax dhulbahante

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Годину тому +3

    axmed madoobe waa geesi geesi dhaly ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOMALI RIP 🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭🇸🇴

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 2 години тому +2

    Yaa laga aqlibadin guul iyo gobanimo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Годину тому

    FIRSHIYE ALAYLEHE NIN RAGA DHEH❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 години тому +3

    xasan soomaliya muqdishaay uyaqaanaan sxb

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 години тому +3

    Xassan munafaq tuuga Bahan muqdisho kaliya ayu Ka taliya maxa dakadaha Ka galay mw.firdhiye waxan leeyahay Iska diid waxa U wado xassan dhiiqo gurgurte

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 3 години тому +1

    MASHA ALLAH THIS IS A GOOD NEWS MUNAAFAQIINTA ILAAHAY HA QABTO

  • @jbjama9353
    @jbjama9353 Годину тому +1

    If he comes to Kismayo arrest him

  • @CabdiSallaan
    @CabdiSallaan 2 години тому +2

    Ssc iyo ogaadeen waa iskuhooyo

  • @Man19699
    @Man19699 Годину тому +1

    Muqdisho bacaha baa laga mamnuucay,Xassan dhiiqana daroogo ( qaad ) buu ku soo daldalaa muqdisho.

  • @Man19699
    @Man19699 Годину тому +1

    Firdhiye waa inaanu yeelin mar dambe munaafaq Xassan dhiiqo iyo mashruuca uu wato ee igu sawir,si uu adduun weynaha uga gado daarood baan wataa

  • @Man19699
    @Man19699 Годину тому +1

    Xassan dhiiqo marka lagu sheegayo dameer baahi badan oo bilaa sharaf ah waa waxan oo kale : SSC KHATUMO oo uu ka reebay madashii wada tashiga ayuu markay hadeer ku soo xirantay isku dayey inuu u waco dulli kkkk

  • @mos1954
    @mos1954 31 хвилина тому

    Sanbalooshe Meel uusan wax Ka ahayn Iskuma Maquuniyo.

  • @AliAli-rn4ws
    @AliAli-rn4ws Годину тому

    FIRDHIYE ISAGABA HOMLES AH MUXUU U SIYAADIN KARA XASSAN GURGUURTE LABA QAAWANI ISMA QAADO. FIRDHIYE HADUU TAGO WAA ISGOWRICILAHAA

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 2 години тому +1

    Xasan xumoow amarkiisa kama soconayo xataa suuqa bakaaraha horta ha isweediiyo yuuw xukumaa gurigiisa oo kaliya haka dhiibo aamark

  • @CabdiSallaan
    @CabdiSallaan 2 години тому +1

    Qaadkana

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 25 хвилин тому

    Xataa haddii uu firdhiye tago waxba kama beddeli karo,laakiin xasan waa nin adagtiisaana meel mari doonta.,

  • @fadumosaid8167
    @fadumosaid8167 2 години тому

    Wuu biyoon ayagoo sojeeda

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 2 години тому

    sideedaba qofku marku isku tashado gurigiisa qurxisto iyaday cid walba ubaahantahay xasan kastuumo iyo nimanka cuqdada qaba ee muqdisho jooga wanaag kama soo socdee xalkaa kawada reer ssc cid walba idinkay idiin baahantahay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 години тому

    DAWLAD RIYO KU NOOL WAAYE WAAYO MUQDISHO GANACSATADA KEENTA BACAHA KAMA CELIN KARAAN LKN QOF MISKIIN AH OO NOLOL KA RAADINAYA BACAHAAS AYEY DAWLADU DHIBAATEYN KARTAA

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 Годину тому

    Ahmed madoobe lama hayo meel uu ku yiri puntland iyo SSC khaatumo hala keeno madasha qaran waa war aan beena oo aan raad lahayn

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 години тому

    SANBALOOSHE YUU WAX U SHEEGI KARAA ISAGAA CAMBAAR QABYAALADEED LEH OON ARAGTIDIISU DHAAFSSIISNAYN HAWIYE IYO MUQDISHO IYO MASEYR UU KA QABO GABDHAHA PUNTLAND EE RAGOODU U SAMEEYEEN INAY NABAD KU NOOLAADAAN.

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf 33 хвилини тому

    CIYIGII WAA KA BERYEY QOFKII CUNAY BAA KA LIITA😂 GURGUURTE MA WUXUU MOODAY DADKA REER SSCKH IYO MADAXDOODU DAD LA ISAGA YEEDHAN KARO