КОМЕНТАРІ •

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel 2 місяці тому +3

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 місяці тому +17

    N imanka Somaliyeed Intooda badan Waa Yuhuuda oo Kale Bilaa Damiir Iyo bilaa naxariis 😢😢SUBHANALLAAH 😢 Waa Dad Dhintey

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 місяці тому +8

    Nimank somaliyed Aad Ayey U neceb yihiin Qofka Runta u Sheegatey Subhanallaah Waa Munafiqiin waaweyn Yahuu

  • @Farxiya-z6g
    @Farxiya-z6g 2 місяці тому +5

    Intaad odhanweydeen anaaa idin odhanaya👌wanka helay mnsha allah uhadal dadka aan codka lahayn ee masaakiinta ah thanks hbo sida aad wakhti ugalisay inaad dadkaga waxka bedeshid ❤

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 місяці тому +7

    Isku Xishooda Like Saara Isku xishooda 😊

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 2 місяці тому +5

    Anaa ku barayee hooyadey baa si fiican ii bartay Allah ha daaye,waxay ka mid ahayd arday tiro kooban oo u baray guitar 🎸 Allah naxariis iyo janno haka waraabiye al fanaan cumar dhuule isagaa soo saarey lkn weli hoyadey kuma shaqayn dhanka tumi taanka,anagoo yar yar bay noo qaraaci jirtay iyo asxaabteeda❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому +2

      ❤❤❤❤❤❤❤ Maasha'Allaah igu salaan hooyadaa haabo.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 місяці тому +3

      @@niyaaladem
      Waan kaa gaashsiinaya salaanta.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel 2 місяці тому +2

      Masha Allah! So happy for your mom!

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 місяці тому +1

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Dee maa somali baa qaraacanaysaa mise mareykan bahalku wuxu leeyahay code lagu programiyo wadanka aad doonayso music,wax kale maahe code waa xadh-kaha kamanka ayaa la isku habeynayaa si loo dhigo music country u baahnayd,bahalku waa cajiib ciyaar mood🔥

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 2 місяці тому +7

    Farxiyay kii dulayste waa labartay oo dumarkii Reer Hargeysa wayshaqaynayaan.

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 місяці тому +4

    Abdiqani dulqarnayn ilaahay ha unaxaristo waxay ahayid inay udhisan meel lugu yimado oo ay wax ka bartaan

  • @muna4224
    @muna4224 2 місяці тому +4

    Habo you are so intelligent wlhi you know i went to medical school and when we were doing our psychiatry course our professor said like literally when we were doing the personality disorders like narsicistic and antisocial personality disorders she said those kinda peaple are the peaple you see in power and in politics cause they have no remorse a normal person with emotions and remorse will never be able to do what politicians and peaple in power do she said

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 місяці тому +3

    Asha was 19 years its written in sunni books

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 2 місяці тому +1

    Faxiya meeshaas meel latago ma Ahan bahalo ayaa kunool, midakale Cabdiqani wuxuudhahay waxbeerta waxbarta ayuu dhahay dantooda ayuu usheegay lakin dil ayee ugu Awaal gudeen ilaahey haunaxariisto qabriga alle hauwaasiciyo Aamiin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 місяці тому +3

    Allah ha u naxariisto haldoor buu ahaa birimagaydoda uunbay layaan

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 місяці тому +1

    What ever man can do it women can do it that is for sure ina cabsiya thanks for sharing qaaliyeey.

  • @siham14634
    @siham14634 2 місяці тому

    May Allag swt give him the highest rank in Jannah. He was eccentric but far from crazy. 😢

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 2 місяці тому +3

    Yaa HaLa Yaa HaLa Yaa Fathia

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 місяці тому +3

    He’s in a better place, janatul fardaus

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 2 місяці тому

    Dulqarneen aadbaan ugu ilmeeyey ilaahow unaxariiso soomaali qof fcn kuma ag noolaan karo

  • @dhana7566
    @dhana7566 2 місяці тому

    Congratulations Abaayo. Tiktok baa ka arkey in aad Bike baratay, Welcome to the club.

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 Місяць тому

    Subaxwanaagsan Fatxiya 🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @deqomohamed5306
    @deqomohamed5306 2 місяці тому +1

    Anigaba gbr hada le so shegay o 15 hada galaysa abahayd oday sinoya xata dariska e tire e badbadsha odayga kulaha qabkay abhayd bari u taha ka helay way yartahay way dhiman karta lagu dhahay kulaha awalba ma dhiman lahayno axada u mahersan raba Allah ka qabto

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 2 місяці тому

    Subxaannallaah wuxuu ahaa dadka farakutiriska ah oo soomaali kujiray illaahow kuu naxariiso. 😢

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 місяці тому +2

    Great news Fathia cycling is the best

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 2 місяці тому +1

    wallahay waan ka naxay ilmahaa yar waa awoowe labaad kuwa dhalay in lacga buu siiyay 😭😭😭

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому +2

    Waa ku side odayga daa waa habar jeclee waa inagaa yahuudii na aqoonsataye farxada ha naga jiirin

  • @burco7626
    @burco7626 2 місяці тому +3

    Salaam, beautiful soul 💕
    These people are truly sick and use the Deen to their advantage.
    Car arag ayagoo ka hadlaya waxa nimanka ku sheeg ay sameeyan such as waa qayral masuul.
    I hate how they get away with it all🙄

  • @Scrub101
    @Scrub101 2 місяці тому +1

    100 years old waaye marring 12 years old 😢. Now she gonna be slave for others wifes......Qurun waaye

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 2 місяці тому +2

    Weli ma ku jirtaa my lovely friend

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 місяці тому

    Ilahy ha u naxaristo

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 місяці тому +1

    Waalid hunguriga hor cararay

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 місяці тому

    Habo life is an adventure filled with blessings and exciting things. Me too In Shaa Allah I can't wait to do skydiving with professional teacher. Always keep on Raising and Learning new things and keeping Shining while counting blessings of God Almighty 🙏🏼🙏🏼🙏🏻🙏🏼💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 місяці тому +1

    Mansha alaah wadigaaa bartay walaahy dedaal bay u baahan yihiiin wax kasta eedo waaa faaiiido dhan wLhy

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 місяці тому +2

    H❤❤❤❤hambalyo hambalyo barashada baaskeeladda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanahmed1380
    @hodanahmed1380 2 місяці тому

    Islaanti dhashay iyo odaygi dhalay iyo kaliguuriyayba inxabsiga lageeya fiicnayd lahayd lakin miiskin Ilaahay mooye cidkale😢mahaysato

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 2 місяці тому +1

    Farxiyaay ha ku daalin naaguhu iyaga horu fadhiya oo bilaa han noqday

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 місяці тому +2

    Ilmaha yar adaki dhaalay maya mis ayaga u guriyay subxanala😭

  • @hani6728
    @hani6728 2 місяці тому

    😂😂😂 wlh waa runta ninga waan ku raba hada dhahado wuu ka caraaraya

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 місяці тому

    Anigaba yurub markan imaadaan bartey waan wadi karaa jimicsi uma baahnid baaskiil 😂😂😂😂😂😂

  • @Maria-Dajuume
    @Maria-Dajuume 2 місяці тому +1

    Get your freak on ladies 😂😂😂 these men will call you shuubo and run

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 2 місяці тому +3

    Lkn Fathia hada intaas bay dhahdee do you know what Trump want do it!!!!
    Somalia dadka ka yimi oo dhan paspoort kala noqon!!!!

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 2 місяці тому +1

    runta ayaa lagu nacey sirdoon baa diley fadxiya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Waalid keed baagatay Waxa dhalay
    Isagoo kale isna inan yarbuu guurr
    Sanaysa Odayo Maahee waa aboodi

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 2 місяці тому

    Walhi nuunaha yarka Odaga lasiiyey qalbigii 😢😢 I

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 2 місяці тому

    Innalillah wa inna illeyhi rajicuun canugta yara ka naxay wlhi 😢

  • @Maria-Dajuume
    @Maria-Dajuume 2 місяці тому +1

    Kamala Harris waa Qoyan!! Necbiya tokenism

  • @AbdirahinomarGedi-ls1ez
    @AbdirahinomarGedi-ls1ez 2 місяці тому

    Asc fathia ❤❤

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 2 місяці тому

    Ma mooddaa in uu ogaa geeridiisa?

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 місяці тому

    Alaha haunaxaristo so sad

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 2 місяці тому

    Amiin

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 місяці тому

    Si xun u dhimo oo wadnuhu ha ku istaago odayahoow xun illahay baan kuu beryey.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 місяці тому +2

    Kkkkkkk cudurka ciyaal fuulkaa kudhaca

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 місяці тому

    Asha was not 6 when she married the prophet she was 18

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Save this Little Girl 😢

  • @bilana289
    @bilana289 2 місяці тому

    Waxani rag maahee waa iimaan laawayaal
    Balaayo caruur fuulaya dadkani waa sick xayadii ayaa ka tagtay waxani waa bilaa xishood 😢

  • @Melinahader
    @Melinahader 2 місяці тому +2

    That is criminal .😭😭

  • @Melinahader
    @Melinahader 2 місяці тому +1

    Wcs abayo

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 2 місяці тому

    Inkaari kugu dhacaday ee iska daa caruurta cajuusta hala xidho 😢😢

  • @Nimco-x1z
    @Nimco-x1z 2 місяці тому

    fathia dhigay kugu kicinayaan dadka videoyoyadan ku soo dirayan please ka daya!!

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 місяці тому

    Somali waligeed isbadali mayso qudhun qudhun dhalay weeye badankood Alle idinmadhi necbiyaa akhas balo idiku habsatay

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 2 місяці тому +1

    Somalida ragan iyo dumarka inaga yaradaa lagama nasanayo USA ka hadal siyaada aad baan kuu salamayaa

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 місяці тому +2

    😭😭😭😭ax hooyo markad tahay saaid bay ku sii taabanaysaa

  • @rodaismail4193
    @rodaismail4193 2 місяці тому

    Dad qal weeye

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 місяці тому +6

    SubhaanAllah so sad😢, is she have no father, mother, or brother, poor child no protection for her. This is very evil things, still happening in 2024😢😢😢

  • @letitrain34
    @letitrain34 2 місяці тому

    Caruur kufsi bay ku maqan yihiin niman ku sheegi Somaliyeed

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 2 місяці тому

    Kkkk Farxiya Waa maxay hoodh iyo jimbiriqa kkkkk

  • @letitrain34
    @letitrain34 2 місяці тому

    Sooo sad wallahi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 місяці тому

    Omg 🤔✅

  • @shaymachannel5262
    @shaymachannel5262 2 місяці тому +1

    Wayleeftay kulahaa😂😂

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому

    Ma taqaanid carabta isku wada mid maaha

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 2 місяці тому

    Kii caqli leh wey diilan ama wey xiiran💔

  • @IsmahanOmar-t9b
    @IsmahanOmar-t9b 2 місяці тому

    Kuwan maxan uga naxnaa Y iyo Amx is wadato dhulka idinka qaateen idam alle

  • @samira-141
    @samira-141 2 місяці тому +1

    👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😍👍🏽

  • @MoulkiaElmi
    @MoulkiaElmi 2 місяці тому

    Miid mindi ku jarta inaye hesho baay ahayde walli cajuska

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому

    MASKIIN GABADHAAS NOLASHEEDII GODBEYKU RIDEEN WARID IIMAN LAAWAYALANA WAADHALEEN WAAHADEY NOOLYIHIN OO AYSAN AGON AHEYN LAKIN ODAYGU XISHOOD DARANAA SEEBU RABAA INUU WAX OGARAADSADO

  • @Aliduksi7i727
    @Aliduksi7i727 2 місяці тому

    Me to

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 місяці тому +1

    Kuwa ka gatey ka waran😢😔

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 місяці тому

    Maba aha inaan midna u vote no

  • @HassanMuse-j1f
    @HassanMuse-j1f 2 місяці тому

    dayeerad

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 місяці тому

    Huno fathi carab wakas will lasha Somalia garacayan naagada carabta

  • @fardowsamohamed4400
    @fardowsamohamed4400 2 місяці тому +1

    Axax very sad

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 2 місяці тому +1

    Ayan darana gabdha soomaaliyeed

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 місяці тому +1

    Oh please dont share it 😭😭

  • @Somali338
    @Somali338 2 місяці тому

    Masiibo horta dawlad isku sheegani maxay wax uga qaban wayen

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 2 місяці тому

    Salan sare hablaha wlshod

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 місяці тому

    How old she is 😭😭😭😭😭😭

  • @hanajama7138
    @hanajama7138 2 місяці тому

    Equity

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 місяці тому

    Iskada yuhuda halayan

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 2 місяці тому +1

    Xagee degaan yihiin?somaliland bayjoogaan

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 місяці тому

    Faqri ku dhinta

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 місяці тому

    😭💔😭💔😭

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 2 місяці тому

    Huno anigu waligay u ma vote. Democrats i vote rabablican

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 місяці тому

    Cidna ha u fodina

  • @Melinahader
    @Melinahader 2 місяці тому +1

    No he is old

  • @fadumowarsame5092
    @fadumowarsame5092 2 місяці тому

    Kkkkk

  • @zainabahmed9405
    @zainabahmed9405 2 місяці тому

    How can he even look@ that child, let alone consummate marriage?🤮 😞

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому

    Ceeb odayga ha caayin waaridkaa dambiga leh

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 місяці тому

      Waa la caayayyaa oo la habaarayyaa weliba wasakasha fadaraha wadnuhu ha istaago illahay baan u baryey gabadha yar ilmadeeda maadan arkeen? Rasuul csw wuxuu waalidiinta gabdhahooda ku khasba guurka ka yidhi miyaadan war u hayn?

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому

    Waxaanse kuwaydiiyey raga somaliyeed masiibadan kaa soo martay waa mid wayne bal mar ka sheekee aabaa ku dhalay walaalbaad leedahay abti adeer bal mar uun sheeko .aan ahayn cayda raga somaliyeed ka sheekee waxaan ogahay ninka somaliyeed in uu raga .aduunka jooga ugu sharaf badan yahay uguna dhaqan fiican yahay wuu jiraa midmid halaysani markaa naga daa waxan carab ayaad somali ag dhigaysa

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 місяці тому

    Adiguba sawdigii ukala qabtay odaygii 70.jirka ahaa oo waliba gaalka ahaa❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂 gaal balanjo leh ayaad .aroos wacan,,!!!!!!

    • @burco7626
      @burco7626 2 місяці тому +4

      @abdilahihasandiriy Faraxow wll horta gaalnimadiisa ma ogid and even hadii u yahay oday he will still beat you to a race and he is more fit than you will ever be.
      Fathia hoosta ayaad ka jecledeen laakiin way socotay dee🤣🤣
      The little girl has no choice. Fathia is a grown woman, and she has a choice!

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 2 місяці тому +1

      ⁠@@burco7626kuligood way aaminsan yihiin sida odagaas maalinba maalintu gaboobi gabaryarbu siiraba ilaa midukubilaaba way ilmaysa aakhirana waxa sugayan 72 ama 73 Xawrarciiina ibtiisu kucadaab mudanaya midba midku kanaago badanyahay

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 місяці тому

      Nin la'eg ayeey guursatay oo diinta soo galay. Adiguba soo awoowayaasha cawaan may ahaayeen oo xayawaanka u sujuudi jiray caabudijiray ma waxaad mooday in weligiinba Muslim ahaydeen fadara yahoow wisheesiga ah duleyste shahwad qaybiye rimiyye dayace dhiijiye dhibciyye orod qolkaagii madoobaa ee fooshaxumaa uskagga badnaa isku aas.

    • @burco7626
      @burco7626 2 місяці тому

      @@sunshineseaandvitamind8620 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @nimcosheekh1002
    @nimcosheekh1002 2 місяці тому

    ❤❤❤