Madaxwayne Wadaaadkan Qadariga Iyo Ninkan Lasocdee Kuweenii Idaacadaha Inaga Wareeriyayana Khamiskan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +3

    Muuse waa Geesi AAdanoow❤❤❤ Wadanku Hadii iifiican yahay MUUSE GUUL BUU GAADHAY❤ XILDHIBAANADAN XAYAWAANKA INAGAA DIRANAY EE MUUSE MUU DIRAN IMIKANA SHACABKU HAKA DAREERIYAAN GOLAHA❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Tuugaa ina biixi waa fulay alla hadlahaa

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому

    Madaxweynuhu wuxu xilal fara badan ku taxay dad aan hore Dawlad ugu soo shaqaynin oo aan dadka ku xidhnayn wax cod ahna aan u keeni doonin.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Місяць тому +1

    Dhegalaay wax maqal waxaa soo dhan muuse biixi ayaa u sabab ah iyo siduu u maamulay dhaacdooyinka dalka ka dhacay
    Markaa sacad muusow ina biixi wax u sheega haduu wax maqlayo hadii kale sidaa uu u dhex fadhiyo ha lagu qabsado dalka waayo dalka daad baa dhex socda

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud Місяць тому

    Muuse biixi qaranka wuu boobay manta meel ubedqabtaa majirto

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud Місяць тому

    Muuse biixi dalka wuu baabiiyey uraayow

  • @jibriilahmed7361
    @jibriilahmed7361 Місяць тому

    Shiikh Xasan Nuuriye nin fiican buu ahaa
    Wuxuu ahaa Oromadii ugu soo horraysay ee ka soo cararay Xayle Salaase. Laba naagood oo Somali ah buu guursaday oo midi dhashay Saca Gebiley..
    Saca Gebiley waqti aan fogayn xabsi ayuu gelayaa waayo wuxuu caayi doonaa Muuse iyo wiilashiisa
    Sacu waa shaqa ma hayo, iyana shilin ma siiyaan…

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Sac gibiley 100$ u turah plz

  • @user-dw4ux5ft2l
    @user-dw4ux5ft2l Місяць тому

    muse bixi cabdi Aya ciidanki Jabiya ina sharciga ina lamariyo aya Qurax badan madaxwaneyane haka shakeyo Jabaki Ciidanki miyed ilawadaya

    • @yassinawal8029
      @yassinawal8029 Місяць тому

      Ciidan jqbay majiro afkii cirro haku hadlin ee waxaa jabay faqash iyo kuwii nebcaa somalilqnd in la aqoonsado waana la aqoonsanayaa maxaa kafiican ee madax waynuhu keeni lahaa, waar madaxwaynaha taalo inloo dhiso isagoo nòl buu istaahilaaaa

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      ​@@yassinawal8029waxa jabiyay dhadiga isaaq like u tuugaa ina biixi iyo taani baasto ahaa faqashaa

  • @user-dw4ux5ft2l
    @user-dw4ux5ft2l Місяць тому

    Hada waxa kasta ogtahey ka hore maxa ushegi weyda intu Cidanka intun jaabin maxa ka Hore usi ogan weyda Cidankiha majabana

    • @yassinawal8029
      @yassinawal8029 Місяць тому

      Ciidankan jabay maadigaa jabuyey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      ​@@yassinawal8029tuugaa ina biixi jabiyay

  • @clmxidig1984
    @clmxidig1984 Місяць тому

    Afqadh muunee

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Waxa tahay dadka xarantaa kuu nool

  • @user-dw4ux5ft2l
    @user-dw4ux5ft2l Місяць тому

    wuu sexan yaha madaxwaneyane ku xiganka wana ku Tagaranay Arinka wana soo dhawoow