Deg Deg Xamze Oo Wadnaha Jaray A/Madoobe, Imaradka Oo Muqdisho La Wareegay, Cirro & Muuse Biixi
Вставка
- Опубліковано 10 гру 2024
- Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida
Maansha allah Somalia ❤️🇸🇴👏❤️🇸🇴👏❤️🇸🇴👏❤️🇸🇴👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️👏🇸🇴❤️
Ohz
Barista Quraanka beec mushtar ayuu noqdey.
Xassan dameer ilaahaay dalka dhakhso udhaafi Aamiin Aamiin Aamiin insha alaah
Sootuko intaan lagugu tukan❤❤❤9
Waa in Gen Gordan lagu soo celiyaa. Tala xumo.
Hassan wadkiisii ayuu soo dadajinayaa isma oga walahi 😢 Hassanow Imaradka ha’qancin adoo shicibka niyada ka’jabinaya siiba ciidanka dunidana lagama sheegin cadow in loogu magacaabo wadan siiba ajinabi yahay ka’soo noqo oo towbad keen walahi hadiikale ciidanka ku ilaaliya ayaa nafta ku dhaafin wayna iman walahi waad ku halaagi, hana,moodin inaad ku waari oo waxay kugu noqon taadku bakhtiyi lahayd adiga iyo cadowga aad u adeegayso InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Muuse biixi hadii uu ingiriiska yimaado maxkamad ayaa la saarayaa dadkii uu ku dilay ssc
Waa criminal and he will face justice uk not somaliland
intan kadip waa ka haray xassan sheikh umada allh ka qabto mana aqonsani hadu saxiixo xitaa ileen waa qiyaano qaran wuxu ku weyn kara xilkiisa xabsi neh wuu ku mudeysan kara😒😒😟
Fiqi iyo xamse halaqabto
Ishiish Xasan sh wuxuu Rabaa inuu soo faqdo Xabaalaha kismaayo isla markaana wuxuu rabaa in beelaha Ogaadeen laga rato
Magaca bixinta waxaa Laga rabaa
Shacabka.
Shacabkuna kuma dhawaaqi
Doonaan daalim imaaraat.baqtiyey.
Asc Asxaabeey Axmed Madoobe waxaa u furan in uu faarujiyo kursi Boob ka uu ku sifoobay qaab Boqor Tooyo Goboleed Odayaasha Ogaadeen iyagana waxaa u furan Dagaal kii aay ku han jabayeen oo Dowlada Somaliyeed ugu goodinayeen waxaa loo noqonayaa 1991 Maanta miyeey noo sheegayaan Odayaasha Ogaadeen waan waan ayaan wadnaa Axmed Madoobe Dagaalka halaga daayo Kismaayo na ha Noqoto Magaalo Ogaadeen Magaalo Umada Somaliyeed oo dhan ay wada dagaan in loo aqoon sado Boqor Tooyo Ogaadeen war maahan Xamse na waa Muwaadin Gardarada uu Axmed Madoobe ku hayo Umada Somaliyeed ee wada dagta Kismaayo waa in uu Axmed Madoobe raali galin ka baxshaa dhibtii uu ka Geeystay Xasuuqa Qabiil intuu joogay Kismaayo waa in loo maxkadeeyo si aay ugu quustaan Hogaamiye Kooxeed Goboleed yada kale
Been cadaaan ah😂 la wareegay kutee