FARHIYO FISKA IYO ABDULLAHI GOOF HEES CUSUB LAHASHADA KALGACAL HD 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 201

  • @mohameddeeq750
    @mohameddeeq750 6 місяців тому +26

    Heestan waa heesta aan ugu jeclhy
    Qofkii aniga oo kale u jacel ilke❤saar

  • @SaynabAadam-b3u
    @SaynabAadam-b3u 7 місяців тому +21

    Kawarn dadka daawanaya heesta 7/3/2024 hees waa dhaaftay wlhi😢❤😊

  • @cagaetyon8849
    @cagaetyon8849 Рік тому +27

    Ereyada oo qoraal ah 😍
    FISKA,,,
    Lahashada kalgacalkan ladi waayay
    Laydhiisii baan laleeleelayaayoo
    Sida liiga cawshaan looyamayaaye
    Sida low low low low odayaa
    Intaa lalabaha lay shidaa
    Ma ladniye cishqaa igu laba kacleeyoo
    Noolaan maayo hadaad
    Soo Laabaan waydee
    ABDULAHI GOOF,,,,
    Ladaadyadan ku haysaa Lahankeedu
    Ma ladniye lud iyo jiir
    Anba waygu larantoo
    Sida laabta xuunshadan kalaxiimo yeeshoo
    Sida laba jir curadaan
    Intaa kusoo laxawsadaa
    Ha Liliijin warankaa ka Likaysan xididadaa
    Hadaan luxudka lay dhiginee
    Soo Laaban doone
    FARXIYA FISKA,,,,
    Labadood habeenkii ladi waayay
    Lulushada wadnaha sow
    Lahan iguma soo kaco
    Sida Lugud col galaybaan
    Garka liig ku yeeshoo
    Sida geenyo lebadaa
    Intaa lay jara lulaayaa
    ABDULAAHI GOOF,,,
    Looyaanka dirireed leexadiisu
    Lugtu Faraska raacdee
    Luunku gawracaanoo
    Sida Laash Laash badwaynbaan
    U liic Liicayaayoo
    Sida laamo laamo dhebi baa
    Intaa laydhu igu cayaartaa
    Like isaar😊

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 роки тому +13

    Waa hees mcn badan wlhi wxn ku arkay Tiktok wxn hada ka soo booqday Yutube alle ha dhaafo wllshey fiska

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 Рік тому +6

    WaaYihii Nairobi baan xasuustaa Long life dadkeeyow

  • @siciidtahliil6777
    @siciidtahliil6777 8 років тому +13

    runtii waa xasuus weyn axmed nuur jaangow ilaaheey haku naxariisto fiska iyo goof mahadsanidiin best cod wlahi waad shideen heestaan

    • @maxamedxasan2582
      @maxamedxasan2582 2 роки тому +4

      Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay
      Anaga hanooga daba naxariisto
      Laakiin heesta wayshideen
      Ala yaacisak

    • @Anuushosman-cu4rn
      @Anuushosman-cu4rn Рік тому

      @@maxamedxasan2582 madhiman jaango wll

    • @decocade1659
      @decocade1659 Рік тому

      ​@@Anuushosman-cu4rnhee

    • @mukhtarcabdi8679
      @mukhtarcabdi8679 6 місяців тому +1

      From campus life at university 😢😢😢

  • @Akaal______Yare12
    @Akaal______Yare12 9 місяців тому +40

    18/1/2024 ❤
    wa hupa inaad dip uso poqatay hestan mirahaha mcn, Hda iga danbeso like isar ❤👍

  • @hamduch2221
    @hamduch2221 Рік тому +9

    Ma ladniye cishqaa igu laba kacleyee
    Noolon maayo hadad so laban wayde
    Fav song ❤️‍🩹🥺

  • @gaashaanofficial7341
    @gaashaanofficial7341 Рік тому +29

    Inata tiktok kusoo aragtay heestaan oo soo raadisay like dhac kisii👍

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 роки тому +16

    Inta soo raadisay mr #kufsade oo daawaday qisadii xanuunka badneyd like saara ,😭😭😭😭😭😭

    • @bahjasahalchannel1218
      @bahjasahalchannel1218 3 роки тому +3

      Wlo commentga dhan lagusoqorya gabadhu wayo kufsaday WL qisada xge kujirta

    • @samiraabukar9178
      @samiraabukar9178 3 роки тому +2

      @@bahjasahalchannel1218 abyo saafi cumar kuqor WAa arkesaa

    • @CabdulahiXasan-h7z
      @CabdulahiXasan-h7z 6 місяців тому

      ​@@samiraabukar9178
      P
      P
      00p😊p😊00000😊pp0p0ppp0p000000

  • @CabdifitaxDaahir-mt8ft
    @CabdifitaxDaahir-mt8ft 8 місяців тому +7

    😭😭😭😭 2016. Ayaa la qaday hestaan lkn. Maanta oo ah. 13. Bisha. 2. 2024 aya soo boqday jcl dartiis baa i waalaya rabow isoo celi hada calaf ku lee yahay ayaan ciisa adaa rabi ah rabow isoo celi adaa rabi ah ax. Malaga yaaba inaa soo xasuusto qoraal kaan talow ayada oo ila joogta😢😢😊

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 2 роки тому +9

    Weye Best Song 2022 🥰❤️fiska Queen 8/10/2022 haben.axad ah Bn Soo.Bookhday Youtupe🙏🎵

  • @hajiraali8275
    @hajiraali8275 7 років тому +13

    heestaan waxaa sameeyay abwaanka kooxda horseed abwaan bashiir salaad ciro waxaana qaaday siraad cabdule ugaas iyo jangow

  • @binurii0153
    @binurii0153 2 роки тому +8

    Codka 100
    Laxanka 100
    Music 100
    Fiska waxpo lagamaqawan karo
    ❤💯

  • @nagaaddheman6338
    @nagaaddheman6338 Рік тому +24

    Waxaan dhagaysanaya 13 /1/2023
    Qofkan Jecela Laba wadan oo aad u kala Fog ayaan kala Joogna wakhti ima Hello 20 hours xataa hal mar isma maqalno isogu kaayo so duceyo in all maruun na kulan siiyo😭😭♥️♥️♥️♥️ Sakariye allaw Calaf isugu keen dar😭

    • @mucaadcabdulahixasan7681
      @mucaadcabdulahixasan7681 Рік тому +1

      Amin alle ha isukin simo idinko nabada wad kulmi dontan

    • @Sagalcudon
      @Sagalcudon Рік тому +1

      Ilah calaf ha isugu kiin Daro xppti😢

    • @ubahqurux4684
      @ubahqurux4684 Рік тому +1

      Sorry siz Ilahey calaf haiskugukiin daroo

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 11 місяців тому +1

      alle haysku kiin sime😊 qalbigaga kataroll gabadhey malaha xanunka ka heshiine sakariyiw gabdha hadad ka baydhid lugtu kaa go.o wlhi bulshya u cadaysay jacalkage m'a 🥰 illhow kulmi haday khayr isku leyihin allahuma amiin amiin 🎉🎉

    • @cabdiraxmancali-gg4gq
      @cabdiraxmancali-gg4gq 8 місяців тому

      Sanad kadib ilaahay ma idin kulansiiyay warka keen abaayo

  • @AbdiqaniMohamed-hy5hf
    @AbdiqaniMohamed-hy5hf 8 місяців тому +4

    Cod macn farxiyo❤

  • @jamaalcabdinaasir4075
    @jamaalcabdinaasir4075 9 місяців тому +4

    Best voice 12 January 2024 jimca aha saacada 02:30 habenimo

  • @laloibrahim5388
    @laloibrahim5388 7 років тому +7

    Heees aan marnaba dhicin waaye runtiii
    Siraad sugaal cabdule iyo ahmed nur jangow baa markii ugu horaysay qaaday ka dibne suqra yarey iyo jangow baa markale qaaday
    Iminkane Goofow iyo fiska baa qaadaya waa heesaha mida aan ugu jeclahay waa Hees inaba aan dhicin...waana hees qofkii dhagesta uu xlad kale galo...

  • @abukarmedia1109
    @abukarmedia1109 7 років тому +10

    Runti hestan markan maqloo
    Hasus ayan galaa dee runti hasus kadib long lif# fiska nd 🔥Abdulahi Goof plus dj suber nd the rest love you guys need more like💯

  • @Osmankoks
    @Osmankoks 9 місяців тому +6

    2024 yaa dawanaya

  • @adammohamed9761
    @adammohamed9761 7 років тому +8

    Ahmed nuur jangow iyo yusra yar ayaa heestan iska keh hees cusub ayuu mesha ku so qorayanaa badowgan rimix dheh waa hees la cusbesiyay mahan hees cusub lkn waa ok ma xuma music iyo codadka tala talinga ah

    • @nuohahmed5578
      @nuohahmed5578 7 років тому

      ADAM Mohamed

    • @nuohahmed5578
      @nuohahmed5578 7 років тому

      ADAM Mohamed

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 7 років тому +1

      ADAM Mohamed waxaan u maleeynaya Yusra Yar inaad kawado Surqo Yar lkn ogoow heesta ayadu heesta asalkeedi waxaa leh oo Jaangow ay isla qaadeen Siraad Cabdulle Ugaas oo ay Axmed Nuur Jaangoow kawada tirsanaayeen kooxdi Horseed waana sidaas sida Raadiyow Muqdisho u keeydsan. Surqa mar dambe ayey la qaadey heesta oo ay Siraad ka fariisatey fanka.

    • @cubedsahalmuse7668
      @cubedsahalmuse7668 3 місяці тому

      sxb ma noshahay adiga

  • @dahaboali2529
    @dahaboali2529 7 років тому +5

    hees walba qufki lahaa ee ugu horeyay ku macaan tan kale faska la qaatay òo gabadha soo dhaweysay balse wiilka jangow aun muu soo dhaweyn

  • @horayusocoofficial8936
    @horayusocoofficial8936 Місяць тому

    2024/9/23. Habeen isniin soo galayso ayaan dib uso booqday heestaan anigo qiilayo waliba ilaahay cimriga haa ino dheereyo dhamaan teenba one love❤❤

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf9222 3 роки тому +5

    Asxaabta ninkaan waa tuug 1986 ayuu gabar uu kufsaday ee eedaas meel ha ku sheego wacal dheh

  • @mahadlaki4534
    @mahadlaki4534 3 роки тому +4

    Hees cusub maahan waxaan iska leh LEGENDS Shukri Yare iyo Axmed Nuur Jaangoow

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww 8 місяців тому +2

    14 February 2024 Maalinta jacaylka Dunida jacayl awgiis😢😢❤😢❤❤😢😢❤

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 роки тому +5

    Ciyaalke kani waa cajuus magabooba ah oo hablaha soomaaliyeed soo baabiiyay

  • @Fardusahmed124
    @Fardusahmed124 3 роки тому +5

    Dumar kufsaty waa heesaysaa ilhy haka xisaabi

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r 3 місяці тому

      😅😅😅😅😅😅
      Sax Ilaha xisabin belo ku heestey uf

  • @MaxameddeeqXasan-gn9lx
    @MaxameddeeqXasan-gn9lx 4 місяці тому

    Heestan waa mid aan laga xiisaadhacay ❤❤❤

  • @Healthyfooddaily-i4e
    @Healthyfooddaily-i4e 3 місяці тому +3

    05/07/2024 8:30AM Kismayo Xafada Sinay Insha Allah 2060 hadan nolahay iso weydi Mesha ku dambeyay 😢😢

  • @naasircabdilaahi159
    @naasircabdilaahi159 Рік тому +32

    Beautiful voices 2023 ❤

  • @Zakioibrahim-t6n
    @Zakioibrahim-t6n 3 місяці тому +2

    Boqarada codka farhiyo Ahmed adawe

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 8 місяців тому +1

    Wa hes Aan cadi ahen top waye dhagesi jawi wcn kaliga ku ficanthy

  • @abdiqadarali2259
    @abdiqadarali2259 3 роки тому +2

    Waaw hees iyo bar fiska cod ilaah baa kuu dhiibay fanaanka keliya aan ka daalin fiska

  • @AhmedHassan-xc2op
    @AhmedHassan-xc2op Рік тому +3

    ma dhihi karo waahees lkn tana tiii ugu fiic nayd eva

  • @ZahraMaxamed-u4q
    @ZahraMaxamed-u4q Рік тому +1

    Waxaan dhagay sanayaa 12 10 2023

  • @aidarussyussuf4028
    @aidarussyussuf4028 8 років тому +5

    Musicada xoogaa way kaduwantahay tii originalka ahayd lkn fiska barteedii bay dhigtay

  • @najmafarah8260
    @najmafarah8260 10 місяців тому +2

    It’s The end of 2023 still listening the song❤

  • @daadirabuukarahmed8998
    @daadirabuukarahmed8998 8 років тому +2

    👍👍👍👍💓💓💓💓 nice cod ereyo inaba caadi maahan

  • @HaniWye
    @HaniWye 2 місяці тому

    Ninkan hesayo 20 kahor nag dhib u geste iyado yar 16 jir kufsade asaga io 4 kale qolka dahir iyado dacwo imade😢😢😢😢Lkn hestan ad ujeclahay 💋💗

  • @DekaluulDeekp124
    @DekaluulDeekp124 7 місяців тому +2

    Waxaan dhageysanyaa 4/ 3/2024😊😂

  • @ganeyjaale3109
    @ganeyjaale3109 5 років тому +2

    Naagtaanu fannaanad maahan waayo codkeedu WAXBUU dhaamaa

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 3 роки тому +3

    Waryaa adigoo gabdha kufsada Yaa ku dhagayso
    Maxkamada Waa in lagu ka tiigsado

  • @dhaqankaonline4059
    @dhaqankaonline4059 7 років тому +6

    "Boqoradii codka" - "Hees cusub" - Ilaahoow ciyaalkaan yaa naga qabta!

  • @ceyniomar502
    @ceyniomar502 8 років тому

    Nice song hessta caadi mahan boqorda codka farxiyo fiska can'nt wait for the video

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 8 років тому

    Farxiya Fiska & Cabdullahi Goof,good job 👍👍 sii fiican aa fananiinta ee heestan ku luqeynjiiren noo soo xasuusisen.

  • @haboonabdi5218
    @haboonabdi5218 18 днів тому

    Team ka soo boqday 2024/5/9🎉

  • @fardawsaibra1082
    @fardawsaibra1082 8 місяців тому +1

    Beautiful melody 2024❤

  • @bosslady838
    @bosslady838 3 роки тому +3

    Waagad Xoogdii kufsiga ee cinque pazzo aad hogaamiyaha u aheyd gabadhad kufsatay ayaa ila iyo hada ayado maamo ah waayeel ah ooyneysa oon dhawac iyo xanuuun ka seeexan habeen iyo maalin adiguna adigoo qof dham noloshiisa soo baa bi’iyey ayad maanta niikineyso oo fanaaan tahay wabad heeseysa alaa maxa aakhiro wax ku yaal aduunka silic ku danbeyeyn

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz 8 місяців тому +2

    2024 amazing ❤😮

  • @Khiiaa
    @Khiiaa 2 роки тому +5

    Love Fiska but Surqa yarey slayed the song. Cover songs should outshine the original but Surqa's original version remains unbeaten

  • @yaahyaahasan8749
    @yaahyaahasan8749 8 років тому +3

    Waaaaaaaaaaaw laba fanaan o shidan goof& fiska

  • @yacquubmahamed7148
    @yacquubmahamed7148 2 роки тому +1

    2022/maarso/14 habeen talaado soo galayso iyo xasuusihi sukhra yarey.....

  • @mohamedibrahim6573
    @mohamedibrahim6573 8 років тому +3

    viva fiska ✌✌❤ so xasuusi dadka heesihii hore iyo cod macaaan

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 7 місяців тому

    Waa hees halalaasi iyo wadnaqab ah.

  • @siyaadyusuf
    @siyaadyusuf 3 місяці тому

    Best song❤😊

  • @madarcj2519
    @madarcj2519 5 місяців тому +1

    Hees way dhaaftay hadad iga dambayso like isi saaar

  • @zaraomar7500
    @zaraomar7500 8 років тому +2

    waa fananin aada u cad quruxon waaaaw farxiyafiska iyo cabdulahiy goof iyo music dj subar the best song 💖💖💖💖💞💝💗💘❤👏👏👏👏👍👌👈

  • @maxamedadan5476
    @maxamedadan5476 3 роки тому +2

    Waa hes xusus badan leh

  • @apdallajoseph
    @apdallajoseph 8 місяців тому +2

    Hada soo boqotay heestan sidayda oo kale ood iga danbayso like👍 isaar wlloh
    Thanks 👍❤

  • @mohameddalmarabdi6967
    @mohameddalmarabdi6967 Рік тому +1

    Runtii anigoo jogo mogadishu gar ahan Deg mada al biri ayaan dha geysa naya runtii blse hestaan wax bdn ayee taba neysaaa 2023 Apr bisha 04/27/2023 Cajiip...??

  • @maxamedhurre9029
    @maxamedhurre9029 3 роки тому +1

    lowlow:qof wayn oo cada looyaamid :daganayn xasiloonayn didaya :ladaadyo:laabjeex

  • @muparikartanaaranagtar
    @muparikartanaaranagtar 7 місяців тому

    12/3 2024 iyo heesdareen lofta igu qapo❤

  • @Ahmetapdulqadir
    @Ahmetapdulqadir 6 місяців тому

    Axyaa song

  • @abikaryare3172
    @abikaryare3172 2 роки тому +1

    Xoolo maxaa hees cusup ah ma tan

  • @Carafat76
    @Carafat76 8 місяців тому

    Jacayl aa ihaayo mana aqaano qofkaan jeclahay

  • @SmilingCrow-tx6hb
    @SmilingCrow-tx6hb 3 місяці тому

    Mansha.allah.heestani.aad.iyo.aadbay.umacaan.tahay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdiaziizofficial9669
    @abdiaziizofficial9669 4 роки тому +1

    Wa 2020 quen of voice

  • @nadia9163
    @nadia9163 3 роки тому +6

    Atoooraha kufsiga😡😡😡Meeqaaa soo raadisay oo ani ugu horeeyo markaa ogaateen in oo gabar masaakiin ah xoogay balaayo ku dhusatay

  • @muqtaromar8581
    @muqtaromar8581 2 роки тому +2

    Maxaa dadka loo bibiliqaysaa? Ma heestaan ayaa cusub?

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Рік тому

    Axmed nuur jaangow&siraad Abdule

  • @NoorIbrahim-hi1fy
    @NoorIbrahim-hi1fy 9 місяців тому +1

  • @abdihamidabukar6894
    @abdihamidabukar6894 3 роки тому +1

    Music waxbaa ka khaldan.

  • @ibraahimismaaciil6875
    @ibraahimismaaciil6875 3 роки тому +1

    Wll heesta downlod ka u ufur

  • @issackabdi3173
    @issackabdi3173 Рік тому +2

    2021-2023 I miss my wife❤

  • @dalmarcomedy
    @dalmarcomedy Рік тому +1

    Best song 🎉

  • @XamdaXaliimo
    @XamdaXaliimo 2 місяці тому

    Kii gabadha kufsaday miya hadan hees danba ledahy dhagaysto ana kawalan😂😂😂

  • @shukrisaid7806
    @shukrisaid7806 4 роки тому +1

    Cabdullahi goof good job good voice waaaaw

  • @abdideeq1771
    @abdideeq1771 8 років тому +6

    😂😂😂I like this Song

  • @SaidAdan
    @SaidAdan Рік тому +1

    Goof miyaanu ahayn kan islaanta kufsaday

  • @Cabdalla13Abdalla
    @Cabdalla13Abdalla 9 місяців тому +1

    Soolabanweyde

  • @MuktarHashi-v3n
    @MuktarHashi-v3n 5 місяців тому

    23/5/ 2024
    hees wa dhaftay

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620
    @jeyarsenalmusicpromoter3620 8 років тому

    thanks to tusmofilms waaaaaaaaaaaaaw

    • @asadmohamedahmed8481
      @asadmohamedahmed8481 7 років тому

      Jey Arsenal heestan waxaa wada qaadi jiray 2 alle ha u na xariiste milaano & jaango

  • @amiishaothman5810
    @amiishaothman5810 5 місяців тому

    Wa daren gara heestan😢 haben Axad ah 4/5/2024 like 👍 ina iga danbesa😢

  • @cabdifitaaxaxmedyuusuf1263
    @cabdifitaaxaxmedyuusuf1263 10 місяців тому

    Lahashada Galgacalkaagan Ladi Waayay Awgaa 💯❤️🫵🫡
    Haa Waa Adiga Ma Filanaynin Inaa Halkan Igu Soo Booqan Doonto Abyo Nolosha Hakuu Qurux Badnaato.

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 Рік тому

    Fiska legendary

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 5 років тому +9

    She should not even tired. The original is so much better

    • @zara380
      @zara380 Рік тому

      Sorry for the 4 year late respond but who's the original???

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Рік тому

      @@zara380axmed nuur jangoo iyo sukhra yarey

    • @AbdullahiBarre-b6l
      @AbdullahiBarre-b6l 8 місяців тому

      ​@@Viral_videos822surqo waa loga horeyay

  • @mohamedyousuf1125
    @mohamedyousuf1125 3 роки тому +1

    Nice song

  • @nasraelminasriina1368
    @nasraelminasriina1368 10 місяців тому +1

    22/12/2023❤

  • @abdihakimahmed10
    @abdihakimahmed10 Місяць тому

    Who is here in 2024

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 2 місяці тому

    02/08/2024 garadag❤❤❤❤

  • @Princesssena-cp4qm
    @Princesssena-cp4qm 3 місяці тому

    Kufsade cabdillahi goof😂

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 6 місяців тому

    2025 qofkii daawanaya Like ha ii saaro

  • @abdideeq1771
    @abdideeq1771 8 років тому +2

    nolan Mayo hda so Laban wayde😂😂😂😂

  • @YahyeJimale
    @YahyeJimale 5 місяців тому

    2024 ❤

  • @Abdulahicade-xh3yy
    @Abdulahicade-xh3yy Рік тому

    war heesta lama soo dejin karo

  • @xidigasanadkaxidiganafta9524
    @xidigasanadkaxidiganafta9524 8 років тому +8

    Trevlig sjungar min syster 🇸🇴👌

  • @abdi2617
    @abdi2617 2 роки тому +3

    Great song well done

  • @mohameddeeq4225
    @mohameddeeq4225 8 років тому +1

    Farxiya fiska wan ku jeclahay waaan kugu qarwaa habeenkii

    • @fatumabare2112
      @fatumabare2112 8 років тому +3

      kkkkkkkkkkkkk
      nagadaaa qarowgi qarowgi ahaaaya mise

    • @mohameddeeq4225
      @mohameddeeq4225 8 років тому

      Haaaaaa qarow kale maaa jiro heeeee

    • @mohameddeeq4225
      @mohameddeeq4225 8 років тому

      Fatuma Bare naag wey dhaaaftay tan tllhi

    • @duniya1234
      @duniya1234 8 років тому +2

      yaa salaam inaba cadi Maha 😍😍😍

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 7 років тому

      mohamed deeq dhaaro

  • @aboubakerelmi780
    @aboubakerelmi780 Рік тому

    Hes mcn