OFWARENOW AMA ADIGA GABAREY NOQON AMA JABHADA HABAR AWAL AYA NOQON ADKEYSO WAXAD FASHEN AYA LAFALAYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 днів тому

    Qalbi-wareen
    GENERALKA cusub waa hawl galayaan dhawaan ❤❤❤

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 6 днів тому +4

    Jabhada habar Awal waan Soo dhawenayaa waayo oofwareen ayaa lagu dhaqdhaqaajiyey oo danbiile qaranka Sidaasanu u Soo degdegey Ciidamada madaniga ah waxaney eegayaan Siday Xukumadu u Shaqeyso ee waa in lala Socdaa

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 5 днів тому

    Masaxana Reer bu ka hadlaya
    Masha Allah waay fahamaysa

  • @Nawal-h9i
    @Nawal-h9i 5 днів тому

    Well done, Mr. jaamac asker ❤❤

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 6 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabxasan9761
    @saynabxasan9761 5 днів тому

    WAA. RUN. JABHADA WAA. QALAD WAA LAGU DAGDAGAY

  • @B055SNM
    @B055SNM 6 днів тому +1

    Viva G36 love habar jeclo

  • @Beeldeeq-bld
    @Beeldeeq-bld 6 днів тому +2

    Reer wadani waa ciil qabayaal. Illahay dadka iyo dalkaba ha inobadbadiyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 днів тому +2

    MA.kaftamayo.ee.waa.caqli.xumada.garxajis

  • @Subeyra
    @Subeyra 6 днів тому

    Habar waal waalan hakuxiiqin cajuusadan qolka xun

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 6 днів тому +1

    Jabhadaa subeer awal maaha qaran dumis lkn waa jabhad cadaalad doona oo dhinacwalba looga soo biro tumanayo markaa waa ka hortag amni oo usoo muuqata waxa dalka ka socda oo ah biyaha aad madaxooga arkayso huubahooga maxaad u malayn ayaa jirta sidaadarteed waxaana taa u markhaatiya waxaad arkaysaan inuu maayer mooge uu aqbali laayahay inuu shacabka soo hor fadhiisto oo qanciyo oo uu muujiyo inuu yahay maayer caasimadeed oo caasimada u xaqsooray lkn inaanu ahayn ayaa imika noo muuqata maadama oo aanu ilaa hada shacabkii qancin isagoo kaga jawaabaya inuu isaga ama reerkiisu ay hadana buurta masalaha soo saaran oof wareen oo ah hogaamiyihii jabhada buurta gacan libaax markaa waxanba waxa ka dambeeya xukuumadan cusub ee hogaanka dalka kusoo socota ee qabiilka ku salaysan ama ku timid!!?

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 5 днів тому

    Manta.habar.awal.jabhad.cidna.ksyeelimayno.waxku.kaliiffayaana.cidna.kumasamayn.hadaanay.kibrayn

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 5 днів тому

      Maxaan looga yeelayn kibirkana cid biil siisaa ma jirto cida kibraysa waa la arkaa in lays arkaana way wacanthy

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 6 днів тому

    Waxaad Kumurmeysaan Waa Jabhadda Baxdey , Jabhadda Baxdey Waa Qalad Cidey Laficil-Tameyso Ee Oofrareen iyo Xildhibaanaddii Isla Soo Sawireyna Ficilkeysameeyeen Iyaguna Waa Qalad Kale, Maxaa Somaliland Udan Ah Hadaba 1-Oofareen Iyo Xildhibaanaddii Hadley Waa Inay Cafis Umada Sland Ay Weydiisaan Cafisna Ay Bixiyaan 2- Qoladda Jabhaduna Waa Inaaney Degdegin Oo Ay Sugaan Inta Dowladda Cusubi Hana Qaadayso Oo Hadey Wanaagii Lagu wadda Noolaa Ay Ka Beydho Dabadeed Jabhaddu Hubkeeda Qaadato ,Imiga Ahaana Aaney Degdegin Laakiinse Hubkooda Haystaan Meelna Ku Xareystaan 3-Somaaliland Qurux Badan Hadii Ladoonayo Dhamaan Beelaha Reer Sh.Isaxaaq Waa Iney Isu Yimaadaan ,Oo Reerihii Hore Ee Mucaaridka Ku Ahaa Beelihii Muxaafidka Ahaa Dowladdii Hore Walaaladood Gafkii Ka Dhacay Waa Iney Cafis iyo Xaalmarinba Walaaladood Ka Dalbadaan OoAy Bixiyaan ,Somaliland Cusubna Oo Quruxbadana Dib Loo Yagleelaa ,Hadey Taladaasi Aad Diidaan Somaliland Ila Meereyso Ayey Weligeed Ahaaneysaa Aakhirana Waa Burburkeeddii Ilaahay Kama Dhigee Hadaan Caqli Iyo Tallo La Keenin Nimcaddaasi Lagu Wada Nool Yahay Sii Ahaan Meyso Wabillaahi Towfiiq

  • @Subeyra
    @Subeyra 5 днів тому

    Waarun taa inaadeer

  • @saalaxy
    @saalaxy 6 днів тому

    Jabhada Deeqa Afro soo dhawoow ❤

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 4 дні тому

    Waar Isaaqoow Ilmaadeerayaal Daaya SACAD muuse Jabhadooda haynoo bartaan Sida loo dagaalamee kuna guubaabiya Waar waxlaaya oo ISAAQ kaga bilaabaan,Samaroon ku xejiya,Ciise laaya.markay waxlaayaan hablaha ciidanka Isaaqa kale IDIRIS hasoo xidhaane.