Waayaha Cusub 2006 Caruurnimo Ayaan Ku Dhgysan Jiray Anaan Waxpa Ka Aqoon Cwana 2022 Walipa December Ayaan Dip u Dhgysan Aduun. Hadaad Iga Dambysan Like Hala Saaro.❤️🙏🏾
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2008 maanta ayay igu soo dhacday wlhi hhh xiligii qolka max’ed ibrahin cajiib film time is gold never back it still I remmber this song
Old is Gold 2009 Baa Dagmada Goldogob oo ka tirsan gobolka mudug waxaa la iiga soo gaday telefon shiineys ahaa oo waayahaas soo baxay kolkaas caruur baan Ahaa Waxaan joogay oo ku noolaa Deegaanka Ganbarey oo ka Tirsan Gobolka Doolllo ee DDSi Dagmo ahaana hoostagta Bookh Heesihii ugu Horeeyay aan ka dhageysan jiray waxaa kamid ahayd heestaan xasuus Dahabi ah
2011 nairobi ,komarocks ,3B waqtigi ugu qruxda badnaa aan nolosheyda soo qaato wlhi heestan iyo heesta qalbigeyga mirataa ee ikran caraale qaado ma iloobi karo xasuus gaar ah 😭i wish i could rewind time ,not to change things but just to see things twice
Sxb Khalafey, Heesaha Looma Soo Saaro Hal Hal Hee, Ee Album Ayaa La Soo Saaraa Marka Adiga Heesiihii Albumka Ayaad Marba Mid Arkoysaa, This Is A Whole Album Man, Keep It Up Waayaha Cusub.
lol!!! vim90 still insulting 0_0 sigh.. im somali.. came from a somali luv somali...and will probably marry one. hehehe i especially love somali peeps when its eid and we go to eid prayer lol! just cracks me up seeing everyone... u know one thing us somali's have an issue with? we CANNOT stop talking when we r playing soccer. has anyone noticed that? its too damn funny lol.. "warya! hooyada iyo aabahaga la janneye soo tuur banoniga, nacas yaho!" lol classic ^_^
she said waalidkii isaantee wanaagayga sugayey adaa iiga seegooo oo awal gabdhu hadii ay nin jeclaato ma aabo iyo hooyo ayey taqaanaana wallay ka tahay assagaa wax walba u ah mar haddii nin la helay cid lama yaqaano ayaan ku idhi looooooooooooool
Really nice song!! I never had heard of Somali pop until I saw this group in a VICE documentary... very pretty and catchy:) love from USA!
Russell Peters yea bro they been thru a lot
I'm Somali and I just discovered this today😂
This group talk’s about real deep words because USA destroyed our Country!?
Waayaha Cusub 2006 Caruurnimo Ayaan Ku Dhgysan Jiray Anaan Waxpa Ka Aqoon Cwana 2022 Walipa December Ayaan Dip u Dhgysan Aduun. Hadaad Iga Dambysan Like Hala Saaro.❤️🙏🏾
2020 cida shageysaneysa bishuna tahey April 22keeda intii iga dambeysow farta taaga
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2008 maanta ayay igu soo dhacday wlhi hhh xiligii qolka max’ed ibrahin cajiib film time is gold never back it still I remmber this song
Kkkk Ana caawa April 2019 ayey igu Soo dhacdey oo dhageysanayaa
Allaa dib igu celiya wayahan nolol bila stress ah school u kicida aroortii ba ahayd dhibta ugu bdan ee nolosha
😩😩😩😩😩😩 kula mid bn ahay
All WaayahaCusub songs are so timeless. Legendary never get tired of listening to them.
Wlhi heestan anoo 9jir ah ayay soo baxday maantana 20 jir baan ahay waana daawanayaa after 11 sano
Any way 2019 yaa iga danbeeyo
Hada runta kahadlo ilaha qurux u dhibay falis Masha Allah
Wllh xasuus iyo waayo waayo 2006 aya dib ugu laabtay xasuusta waa sheeyga ugu fcn ee Aad ku noolaan karto
Old is Gold
2009 Baa Dagmada Goldogob oo ka tirsan gobolka mudug waxaa la iiga soo gaday telefon shiineys ahaa oo waayahaas soo baxay kolkaas caruur baan Ahaa Waxaan joogay oo ku noolaa Deegaanka Ganbarey oo ka Tirsan Gobolka Doolllo ee DDSi
Dagmo ahaana hoostagta Bookh
Heesihii ugu Horeeyay aan ka dhageysan jiray waxaa kamid ahayd heestaan xasuus Dahabi ah
Galdogob iyo ganbarey😍😍😍😍
Gambarey Tube oof xusus ganbaray iyo gldgb
old is gold
Xasuustii ciyaalnimadaydii ❤ weeyaan heestani wali hadaana kama xiiso gooyo 💘
I’m still listening 😍 👂 2019. yaa jooga.
KKK anba kula mid ahey caawa dhageysanayaa
October 2
Me
2020 aheeey
Heestii igu horeysey ee aan daawado 2008
Xasuustii ciyaalnimo
2020 ayaan dawanyaa Waan ka Helay caadi maha
Hadaad dib uso radiso like isaar 😂😂
Wooow hadaan soo galay heestan wxan dhegaysan jiray anigoo etoobiya jooga 2009
2011 nairobi ,komarocks ,3B waqtigi ugu qruxda badnaa aan nolosheyda soo qaato wlhi heestan iyo heesta qalbigeyga mirataa ee ikran caraale qaado ma iloobi karo xasuus gaar ah 😭i wish i could rewind time ,not to change things but just to see things twice
2019☝️.. Wyha cusub Wale In ay ahaayen dad qiimoleh. I miss Them wlhi come back guys 😥
heestaan kama daalo inaan dhagaysto wax kale waaaye hhh lkn shalay iyo maanta waaaye falis oo yariis ah maaantana wax kale waaaye
Farta taaag cidi 2017 dawaneysa ✌✌✌
Abdulkadir Mohamoud Elmi ☝☝☝
Abdulkadir Mohamoud Elmi me 😘✌
Abdulkadir Mohamoud Elmi ☝☝☝☝☝☝
☝☝☝👈👈👌
☝
Fri 4 Aug 2:47 Hapeenimo_____
Jawi dagan ayan ku dhagaysanyna aniga iyo saxiibaday___ allow mustaqbalka meel khayr nooga dhiga ❤
Cawa Filis ayaa si kadis ah tiktok igaso baxdey kadib xasuus ayaan bayjkan wayaha cusub uso boqdey waxba hadana iga hortimi heestan oon ugu jecla hesaha wayaha cusub 2008 waa markan shukansiga bilabey wakhtiga ayaan la qiiroon jirey hesstan wakhti quruxbdn waliba hargeysa siinay salama wayaha cusub wakhti qaliya hadana 2023 waxan kudhagaysanaya 12:55 habeenimo Germany ❤️15 sano kadip🥹
Who is watching 2024
Ciyaal waa Cudur laga Waynaado.. anigo Yar Heestan Maqli jiray... walee wakhtigodi waataso Qateen Filis iyo asxabteeda... 2017 wakhtigi Bashalka Ku jiraa hhhhhh
waayaha cusub waa kooxda fanka Somali ugu qaali San iyo walibana fanaaniinta ugu doorka roon
2020 yaa soo lumey wa la i wadaa
#10 years ago from today who is watching with me this beautiful song.....!!!
Hit like there
2020 I miss wayaha cusub viva ciyaal xamar
I’m still listening❤️waayowaayo😢
Heestan ano uurleh wakhtiga igi xunyahay ayan dawab jiray 2010
falis waa lagu doortay codkaaga waa lala marqaamay
12yrs ago.....
12yrs ago
#A&N sxb adi ayaaba I soo xasuusiyey qoftaan waa fanaanad buuxda
@@duceysaneofficial6928 waa fanaanad buuxda
Waw sxb seethy
wixii hora dahaba
old is gold 2008
wali waan daawada 2018 November 10
12:53 pm
wooooooooow masha allah felis cadeey qurux noolaaw adiga iyo dada waayaha cusub.
Yaxye geedi wllh sxp legend aya tahay halke jogta
Kkk 2019 aheede zxb lkn anigu 2009 ayan ka dhageesan jiray
Wagaa maxa heeskan hbn dhaaxa ah isku maaweeli
Iminka ango baaga muuda iska dhageesta
I'm addicted to this song.
Heestan adeerkay ayaa igu dul dhagaysajiray anagoo baadiye wada joogna isagoo qayilaya wakhtiga 9sano ayaan jiray caawana 01/2/2023 waanu wada dhagaysanayana anigoo 23 Sano jira xusuus
14 Years I am Still Listining
who's still watching in 2017.??
Abdi hukun aniga ayaa dawnaya
Am duin dat shit
Saaxiib ideeqoo
Sinahayga eegoo
Ku sanqaaday bad tahay
Falis🔥🔥🔥
woooooooooooooow yasalaam yartii felis sanadka heestan way ku for\yaristay yaaah cadi maha heestan it is the best song thk thk
Sxb mad nooshahay 2013 2009 kii bad commentskan qortaye
Yayyy Good Job!!! awsome vid!! ...always amazing...that dude is cute btw
Who is watching 2021 ?
Faniz ayan u haya Faliz digriyow iyo asxbta kle
2020 ban dawanaaa
28/3/20/19
Dhagisanoyaa
Qursha nolasheyda wa in wax barta ama safra diyaarad ah
💖💖💖💖💖👍
Still listening 2023
Qoftaan waan kaa heelay ruuntii atarishadaa wayaha cuusub weeye
2020 cidii daawayna like ha saarto
Anoo nairobi jogo an maqli jiray 2009 still am here 2018 June alx ilah aya mahadleh
wwwwwww waa hees aktayda qiima kaleh
6 24 2018 dhagaysanaya kama daalo
Old is Gold ❤
heestan kama xiiso dhaco mudo 10 sana ah
Sxb Khalafey, Heesaha Looma Soo Saaro Hal Hal Hee, Ee Album Ayaa La Soo Saaraa Marka Adiga Heesiihii Albumka Ayaad Marba Mid Arkoysaa, This Is A Whole Album Man, Keep It Up Waayaha Cusub.
Sxb ma noshahy🥺😀
@@missindho5438 kkkkkkkkkk ana hada soo waday haduu nolyahayna ma yara
Legendary man
Wayahy cusub group one love
waYaah cusup fanano qaaliyaaa
Who is watching this song 2019
2018
Still watching
Meshaan waa karuura forest kwrn😭😂😂😂🤣🤣🤣✌️✌️✌️😍🥰🥰
Somaha😂💔
May 2018 farta taaag
2022 Ayaan Dawa Nayaa Yaa Ila Mida
Saxdaxee habeenki saxan waaye owga
Aduunyo waa mudo kooban 17/01/2021
Who Listen still 2024 👋
“Saami aan wadaagniyo adaan kugu sidganahay, siba sibay karoontahe sxp miyaan nahay “😢
runtii wan jeclahay heestan saaxb
@_@
Who's watching again 2023😅
vim90 hooyadaa was somalida waa dadka ugu qurxoon afrika somali ayaa ku wasto hadaad rag tahay imaw somaaliya dabada ayaa lagaa wasaa yaa aabahaa iyo hooyadaa was baastar
Gode Iyo Falis Xusuus.
Falis is very pretty maasha alah.
Ilaa 2019 wali kama xiiso dhicin
Siba sibay ka roontehee sxb miyaa nahay
#Amarka ilahey
nice song... laakiin siba sibay ka roontahaye halkeen kaa helaa
Legend bro sxp mano shahay
lol!!! vim90 still insulting 0_0
sigh.. im somali.. came from a somali luv somali...and will probably marry one. hehehe i especially love somali peeps when its eid and we go to eid prayer lol! just cracks me up seeing everyone... u know one thing us somali's have an issue with? we CANNOT stop talking when we r playing soccer. has anyone noticed that? its too damn funny lol.. "warya! hooyada iyo aabahaga la janneye soo tuur banoniga, nacas yaho!"
lol classic ^_^
Falis waagi Nairobi ad Bn ku jecla an JOOGNEy xpp
haaaaa adan kugu hee💖💖💖 falis abdi one love
i love it love it i love waayah cusub
😢 15 years before 😢
Heestan 10 year ago ayaa kasoo waregtay CD ayaa kudawaday wakhti hore waga majirin telephone aad looma isticmalijirin
masha allah Falis caadi mahan quruxleey
me 2017 may 5 how is watching
Yaa ii celiya 2013di ?😭
she said
waalidkii isaantee
wanaagayga sugayey
adaa iiga seegooo
oo awal gabdhu hadii ay nin jeclaato ma aabo iyo hooyo ayey taqaanaana wallay ka tahay assagaa wax walba u ah mar haddii nin la helay cid lama yaqaano ayaan ku idhi looooooooooooool
Wllh legendry aya tahay
2018 xasuus igu qaliiiiiii ah 🙈🙈🙈
I am still listening 2022😩😍
😂
masha allah hindiban madey
yaa dawanaya heestan 2020
feeling love When I listened to this song
J'aime musique waayaha cusub
hees mcn I.o cod mcn wayaha udaa I mis this group guy's back soon
2024❤aya ka joga
aad ayaan u jeclaa 2008dii anoo yar
2024 ya dawaneya 26 Avril
Heestan waxan xasuustaa anoo intaan internet cafega aado 10kun shilin soomlia bixiya ban dhagaysan jiray
Farax Qeyere
am still watching 8/2/2018
Still listening in 2023🥺
shumeeey mahad sanid ma u malaynaayo inuu somali yahay laakiin waa qof yaqaano somalida oo- maseer -ah aniga xitaa markaan aqriyay, -comment ayaa dhiiga i kacay
Fadlan like isarar
I'm still listening 🎧 2021 September 3
Soo noqda asxapta