Marxuum marmuux dhalay ma adaa axmed wax usheegi kara oo xasan gurguurtihii kgu shaqaysan jiray oo hinta la agfadhiizo axmed waa ninkii aad ku lahyd axmedow 3dan nin mid kalabax
Maxaa ka jira in Magaalada Muqdishu ay Majority ka yihiin Beelaha Jareer-weyn Dirr iyo Digil-mirifle iyo Shaashida marka loo eego Beelaha Hawiye. Waa daraasad hoose oo ay Sameeyeen indheergarad Soomaaliyeed.
2019 eedahaas malahayn Miyaa ahmed 😂😂
Axmed madoobe guuuul
Keep going ❤
Shaley Dadkii Ladagaalami lahaa oo kadulqaadi lahaa Dibka A.masobe waxey Ahaayeen Mw Farmajo iyo Fahad yasiin Lakiin Taasi waxa diidey Madaxda manta
Waa zax
Nin cidlo taagan oo dharigii ugu dhawaa dhacan saarikarin hadalkiis weeye
Waxay ilatahay axmed madoobe baryo kuma imaaj iyo doorasho kumana joogo waan arkaynaa cidii ku adkaata kismaanyo
Marxuum marmuux dhalay ma adaa axmed wax usheegi kara oo xasan gurguurtihii kgu shaqaysan jiray oo hinta la agfadhiizo axmed waa ninkii aad ku lahyd axmedow 3dan nin mid kalabax
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Xamse maa jubaland wax laga weydiinaa waa ninki keene aragtida ah sedax nin ii keen anaa mid kala baxayee Xamse luga dheere afkiisa iyo dhegihiisa isma maqlan 😜
Waa nin qarar haayo
Waxey ila tahay in la isla wareejiyo ahmed madoobe dowladaha lalashaqeeyo
Like ii saar
Xamse shale xaq muukutaagnaa
Maantana ma xaqudirirbaa
Allow alle
Marwaliba axmed madoobe wuu qaldanyhy lkn markuu farmaajo lahaa wuu qaldanhy waxa kadidana waa xamse oo lahaa wa saxanyhy marka waxaan leenahy
وَجَزَاءُ سَيِّئَةٍ سَيِّئَةٌ مِثْلُهَا
Wuu saxanyhy axmed madoobe😂😂😂😂😂
Xamse xoolo nool
AXMED WAA MASHRUUC HALA CANCEL LO😮
Hasanka fashilmay iyo xamsihiisa liita jubaland waxba kama qaadi karaan
Maxaa ka jira in Magaalada Muqdishu ay Majority ka yihiin Beelaha Jareer-weyn Dirr iyo Digil-mirifle iyo Shaashida marka loo eego Beelaha Hawiye. Waa daraasad hoose oo ay Sameeyeen indheergarad Soomaaliyeed.
Khaladka ma hadda ayuu yeeshay waagaad u nacamlaynjirtay malahayn miyaa cajabnaa shaa,ifnaa
Si Fiican Baa ugu Luuqaysay
Teeda kale toos baa u cayday Maxaa tiri waa fariintii kowaad u diro intu raysalwasaaraha ahaa oo sadex sano dhow 🙆🏽♂️🙆🏽♂️🙆🏽♂️
😂😂😂
Hadalada uu sheegayo isag ayaa isuga gafay
Axmed miyaan ahayn kii fahad io farmajo meel cidla ah soo taagay
Wax kasta oo ay sameeyen ,bal aan fiirino xasan &xamse
Waxa ay ka keenan
Waxay ila tahay hhh afduubka axmed ma haduu u muuqday
❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sadex i Keen hal ayan ka doran kkk tuug an caqli xun 😂
Ninkan munaasibada ay ahayd in uu ka hadlo waxay ahayd labada taliye ee lakala bedelay iyo howsha tagan ee ah xoreynta dalka😂
Xamse waxaan ka rabnaa action ama ficil loo qaateen ah falalka guracan ee aan dhamaadka lahayn
Adeer bare hiiraale iyo mareexaan oo farmajo wato yuu meel saara kkk waaba xamse iyo xasan xamse hadalkiisa waa haraha qeyladiisa looda biyaha kama Celiyow in aad iska aamisto yaa kuu fiicneyd xasan xitaa wuxuu ku yiri markaad had leyso xanaaq aan kaa arko