KHADRA DAHIR CIGE & XASSAN ADAN SAMATAR & HEESTII " QALAJO".... MUSIC LIVE SHOW STOCKHOLM 1994

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • KHADRA DAHIR CIGE & XASSAN ADAN SAMATAR & HEESTII " QALAJO" WAA QALANJO YAABLOO, QURUX IYO ILLAAH BAA, U DHAMEEYEY QAAYEE, ILLEEYN WEEY QARSOONEEYD.... MUSIC LIVE SHOW STOCKHOLM 1994

КОМЕНТАРІ • 40

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 роки тому +3

    2dan fanaan aad iyo aad ayan u jeclaahay runtii abo samatar hada jibuti nala daganyahay khadar hargaysa sidan filaayo alaha cafimadka u daayo amiin

    • @Tiimbare
      @Tiimbare 2 місяці тому

      Alle ha u naxariisto Khadra Daahir 2022kii ayey dhimatay.

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 3 роки тому +14

    Muuqaalkan waxaan ugu jeclahay marka uu xasan si kedis ah u yiraahdo "khadro daahir ii daa" halkii uu ka oran lahaa "Qalbi-nuura ii daa". Dabeedna ay khadro uga mahadceliso inuu ku daro heesta dhabankana ay ku shumisay 5:46 Runtiina waxa ka muuqata halkaas ixitiraam aan xad lahayn iyo xirfad wayn oo faneed. Unbelievable.

    • @mohammedahmedmuse2112
      @mohammedahmedmuse2112 3 роки тому +1

      Aaa

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 2 роки тому

      Sxb meel baad waxkafiirisay mskax baad ledahy.
      Dadkii hore qabiil mayaqaanin, fanku unbay yaqaanen, ilaa hada dhamaan inta nool way is qiimeyan

  • @xurmeyoxasan1546
    @xurmeyoxasan1546 4 роки тому +5

    Wayo wayo dadna waa dadki hoore faanna waa faanki hooore cadi mahan ader kaay samatar illhay dhiiib Kuma tuuso ♥️♥️♥️

  • @walifarah101
    @walifarah101 4 роки тому +4

    hassan iyo khadra legend qiimo iyo qaayoba ku dhex leh fanka somaliyeed bedelkooduna adagyahy in lahelo allah maxay heesinuhu umada soamliyeed la sodcaaleen

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 3 роки тому +6

    5:47 XASSAN IYO KHADRO fanaaninta kale waa iskaga dhawaayeen xagga is fahanka labadooda ka dhaxeeya waxaan arkey heeso badan oo ay wada qaadaan labadoodu sidey isku fahmayaan caadi maaha

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 4 роки тому +10

    Qadra siday u labisan tahay Somalia malooga labisan jiray? Waaba ka horeyseen hablaha hada joogaa 2020 waalaga horeeya markaas

    • @abdimohamed8851
      @abdimohamed8851 3 роки тому

      Meesha ay ka heesayaan. Inay london tahay baan u malaynayaa. Iyo. Sagaa shanaadkii. 1992. Laakiin. Weligeedba. Khadro. Labis yada noocan ah. Ama goono iyo shadh ayay ku hersi jirtey. Timahana way goin jirtey. Waxan odhan karaa. Iyada iyo. Khadiijo. Hiiraan. Waa labada gabdhood ee. Farxiyo Kabayare. Kaga
      . dayatay. Dhukurnaanta

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 роки тому

      @@abdimohamed8851 maya meeshey ku heesayan waxay aheed xamar dad markaas wadanka joogay ayaa ii sheegay waxay dhaheen tv qaranka ayaa laga soo dayn jiray cajalkan wadanka makuu nababa ahaa

  • @ar0w025
    @ar0w025 4 роки тому +5

    Haduu fan sharaf leeyhy samtr ayaa heli laha

  • @Tiimbare
    @Tiimbare Місяць тому +1

    ❤maasha Allaah

  • @najiibcabdi9566
    @najiibcabdi9566 2 роки тому +2

    5:46 lama filaan

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 4 роки тому +6

    Masha allaah heesihii xigmada lahaa dad waa dadkii hore hadal nah waa intey dhaheen Masha Allah

  • @hamseibrahimali1154
    @hamseibrahimali1154 4 роки тому +5

    Heesta original waxaa wada leh Fadumo Haldhaa iyo Hassan. Markii dambena Boqorada codka iyo Hassan baa wada qaaday

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 роки тому +3

    Da'du waa cajiib quruxdaadii bay kaa qaadaysaa, khadro daahir ma sidaa bay u qurux badnayd 🤣 heestan markay qaadeysay iyo maanta labo qof baa la moodaa, ilaahay cimriga ha u barakeeyo

  • @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645
    @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645 4 роки тому +9

    Xasan aadan samatar ilaahay cimragaaga hadheereeyo babb

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 роки тому +3

    I love them

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому +1

    Duqdi maser tay dress bedesha qurux noqotay xasan Bashi ilen wey qarsoneyd iyada lo qaday qadro

  • @farahnadif2059
    @farahnadif2059 3 роки тому +2

    Inaba caadi maha, wa hees iyo badh.

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому

    Mirihii ibraahim cajaaib laxankii shamuuri codka khadra daahir iyo samatar

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Ali Said.. Sxb Aqoontaada faneed weey dhisan tahay laguuma gali karo, heeso badan ayaad Comment ka soo bixisey Erayada iyo Laxanka cida sameeysey waanan kugu raacsanahay intaad soo qortey. Heestan Qalanjo waxaan u aqoonsanahay anigu sida dad badan aqoonsan yihiin, inuu Sameeyey Heestan Erayada iyo Laxanka labadaba Aun Fanaan Ismaaciil Cabdi Gari " Ismaaciil Yare. waanad raadin kartaa aad baan sxb kuu salaamayaa halkaa ka wad dadaalkaaga

  • @ameeraqurux8680
    @ameeraqurux8680 2 роки тому +1

    What 🇱🇺🙏💍

  • @salaadgaarile2684
    @salaadgaarile2684 4 роки тому +4

    100 ama 200, oo sano wayihii wacnaa fankii murtida iyo micnaha lahaa jiilkii fayoobaa ee soomaray gayiga somalida in ay ugu soo noqdaan sadaasha kuma taal sababtuna waa jiilka ku koraya Qaxa &qabyaalada Qurbaha &qaxootiga fanku wuxu u baahanyahy makax fiyoow sidoo kalle meello laga curiyo ball dib aan u fiirino abwaanadeeynii taariiqda gallay dhamaantood ama intooda badan wexey ahaayeen reer miyi maanta fankii waa dhallan rog iyo wax uun iska dheh somaliyey burcad faneedka maanta jooga ball mexey ka yaqaaniin Gaso Geel Geedo Godol & Gaagax Gaawe Goray Doobe & Gooje

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 роки тому +2

    😍😍😍😍

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +2

    Waayo Waayo

  • @siciidcumartigow3162
    @siciidcumartigow3162 2 роки тому

    Reer jowahr ku raxest ruwad wayo wayo

  • @abdiyusufusuf7823
    @abdiyusufusuf7823 4 роки тому +1

    Waaaw

  • @arahman6808
    @arahman6808 4 роки тому +3

    Waa intii aanu odaygu bidaaraysan miyaa

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 4 роки тому +6

    Bal hada u firso laba fanan wey da yarayen illahay quruux iyo heybad ayu siyey hobaladii waberi waxa na somaray wakhti wanagsan tiyetaki hargeys iyo tiyetki xamar oo ey ka hesayan dalku quruxbadn

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 роки тому

      Waa jabuuti

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 4 роки тому +1

      @@umufadumosahra1421 wall meshu waa xamar ama waa hargeysa

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 2 роки тому

      wll waa Ruunta lkn AHUN Khadar dahir in badana ayan kudawadey Riwayado Badana National theater hargeysa iyo muqdisho

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933 4 роки тому +4

    Markaan idin daawadaa Ayaan Wajiya xun iska nacaaaa

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +2

    Qiimaynta noloshiyo
    Siduu ii qaddariyaan
    Anba ugu qushuucee
    Yarka waysu qalannaa
    Toloow ereyada yaa iskalahaa?

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому +1

      Erayadan waxaa lahaa aun ismaaciil Cabdi geri ”Ismaaciil Yare”