Shiikhoow rag ma jiree ilaahay mid khayr qaba hay siiyo guurkiiba cabsi baan ka qabaa maalin kasta hooyo ubad ku dayacan tan kasii darana waaba la dilayaa hada dumarkii
Allow sowjad salixad ah igu arsaaq aniga iyo intii Aan Heysan ee dooneysa iney Dhowrsato Hadey jirto Gabadh aan is bixin karno Maadama Isku filnaansho dhaqale anan weli gaarin gabadh diin lehna ay tahey ha ila soo xirirto jazakumallahu kheyra.
Shikhow saa isku Laheen Markaad isku Filnaantid Guurso Ayuu Waqtigii Na cunayaaa Shiidna Wan ka Bixi La'nahay. Marka QoF aaan Is Bixin karin Siduu Guur ugu Haminayaaaa
Guur xalaala rabi hasiiyo intaan guur san🤲
امين
Aamin
Amiin amiin yaa rabiii🤲🤲
Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲 mahadsanid
@@AaminaMustafe-i9e Cunuga wuu dhashay ee qabta iyo meydka qabta ayaan udhaxeynaa
Waxaan ukibirnaa waa qalad
Allow kuwii isguursaday ubarakee kuwa aan guursana guur wangsan oo xalala❤allhuma amiiin
Allhuma amiin
Amiin😊🎉
Aamin
ilaahoow guur xalaal ah baan kaa baryay iyo Marwo saalixad Ah Aamin Aamin
Aamiin aamiin aamiin yaa Rabii
Allaah ha ku siiyo
Ilahow guur xalala isii weliba qof ehelu khayra wax igu dar yarabi
Amiiin abyo❤
Ilahow ii barakee runtii ilahaye waa isiyaye gur fiican alle ha iibarakeeyo
Aaamin
Amiin
Aamiin
Ilaahow agadh Qabow oo Marwo Ah Baan Kaaa Baryaayaa oo aan idhibin Walidkaayna iguLa Farxaaan 😢❤
nabigeena Muxamad igula salli walal صلى الله عليه وسلم ❤️
Kalmad waqtigeeda timid allah haka abaal mariyo sheikha
Kuwii qaata allah naga dhigo
Aamiin
ماشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظهم اللهم بارك لنا في مشايخنا
Sheekh mohammed xaliki Allah cimridheer iyo caafimaad Allah ha ku siiyo ❤❤❤❤
Allahayow kuur xalal ah nasii inta isqabtanah allha ku barakeyo 💕🫶🏿
Guur xalal ilahey ha isiiyo❤
Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲 😢
Ilahayow guur xalal 😢
Alloow gabar wanaagsn ayaan
Ku weydiistay oo aan guur wanaagsn guusado.
Amin yaa allh
Allaah hakusiiyo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
M.a Guur quruxdiisu waa Guur fudud oo sahlan💯🤍
Allow Guur xalaal isi😢
Aamiin
mansha Allah!, Allah! haku sakhiro
Aaamin wll
Mashalah ilhay ha na siiyo zawj zaalixa 🤲🏽
Amin
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯
Illahayow. Guur xalaala. Ku. Irsaaq. Dhalinyarada. Oo. Dhan
Ilahay qoysaska muslimka ah ha barakeeyo. Ani iyo kuwa raba in ay guryo muslim dhisanaa, Ilahay ha u fududeeyo hana xifdiyo
Ilaah swt hainagu arsuqo dhmntenpo guur brakoleh , intii heystana allah ubrkeyo🤲🤲🤲
Ilahow guur khayr qaba kolba wof diin ahan alx ilahay astura ahye❤
Asc walala yaal alle ha idin barakeyo su,,aalo ayaan qabaa,ee sheekha lanbarkisa isiiya
Ilahow dhamaan umuda aan guursanin guur wanagsan sii gabdh iyo wiilba. Oo ubad kheyr qaba ku Irsaaq Yaarabii!
Aamiin yarabi ❤
@@MakoYousif-zv5qfamiiin yarabi😢🤲
Aaamiin yarbi
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯
😢ilahey hanoo naxariisto
@aamina864 "Adoonkeygiyoow haddaa ogaan laheed sidaan kuugu maamulayo umuurahaaga, waxaad xaqeeqsan laheyd in aan kaaga naxariis badanahay hooyadaa iyo aabahaa, qalbigaagana wuxuu la dhalaali lahaa jaceyl uu ii qabo dartii"
Ku mahadiya Allaah mar walba ❤
@aamina864 من فقدَ اللهَ فماذا وجد؟
ومن وجدَ اللهَ فماذا فقد؟!
Qofki Rabbi Waayay Muxuu Helay?
Qofki Rabbi Helayna Muxuu Waayay?
@aamina864 Noloshaadu waa bug aad Rabbi hortlisa ku Akhriyi doonto Qiyaamaha ee ka digtoonow in
aad noqoto qoraa xun. Maanta sii qoro dhigaal
Aanad barri dhibsan doonin akhrintiisa.
@aamina864 📍Sirtaada labo u daa: 𝐧𝐚𝐟𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 iyo 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚.
📍Umuuraha adag labo u kaasho: 𝐬𝐚𝐦𝐢𝐫𝐤𝐚 iyo 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐝𝐚.
📍Labo shey weligaa ha ka baqin: 𝐫𝐢𝐬𝐪𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐞𝐞𝐫𝐢𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 waayo labaduba waxay ku jiraan gacanta 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐬𝐮𝐛𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚𝐡𝐮 𝐰𝐚 𝐭𝐚𝐜𝐚𝐚𝐥𝐚𝐚.
📍Intaad adduunkaan joogto labo weligaaba ku dadaal: 𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 iyo 𝐦𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚.
📍Labo weligaa ha soo hadal qaadin: 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 iyo 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐮 𝐠𝐞𝐲𝐬𝐭𝐞𝐞𝐧.
📍Labo weligaa ha ilaawin: 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 iyo 𝐚𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫𝐚𝐚𝐝𝐚.
Salalaahu caleyhi wa salam
Masha Allah barakallah
جزاك الله خيرا شيخنا
Allow guur xalaala nasii ya rabi inta haystana isu barakee🤲❤
خزاك الله خير يا شيخ 👏
جزاك
M.a sheeq xaliike xafida hu allah❤❤
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin mashalh tabaarklah❤
Ilaahayoow guur xalala isii yaa rabi 🤲
ما شاء الله
جزاك الله خير
Ilahow gabdehena iyo wilashena guur halal ah sii. Aamin aamin
Alle hayna amansado❤
ماشاء الله تبارك الله بارك
Ma guur quruxdiiisu waa guur fudud oo sahlan❤
Ma shaa Allaah habbalyo sh.maxamuud xaliike mawduuc aad isoo jiitay
mashlaa tabark🤲🤲🤲🤲🤲🤲
MashaAllah shiikha caruurtiisa Allaha u barakeeyo.
Waqti muhiima weeye
Allaha Ina Asturo Oo qoysaska islamka barakeeyo kuwa dhismayana Ukaal mee Oo Ufududee Naguna Astur dhmnten
Allaha ku barakeeyo❤
Aabo wanaagsan❤
sheekh maxamud xaliki allaha ku xifdiyo😢❤❤
Mnshallh sheekh jizaakallh khayr
Manshalaah 🎉 sheekh ale haku barakeeyo all dadka komantigan aqista hayso duceeyo anaa dhib iga haystaa guurka ee❤ please iso barya ale qof lagu jiree
Masha allh
Wlo iga qor
"Qofka xalaal doonaya allah ayaa u kaalmaynaya"
Guur quruxdiisu waa fudayd iyo is fahan 🎉❤
Ilaahow gabadh ehlu diin ah igu astur
Maashalaah Maanshalaah
Wadar guurka waa soo dhaweeneyna
Hooyooyinku
Ha ogolaadeen
ماشاالله❤❤❤❤ ماشاالله❤❤❤❤❤
Jazakallah khair
Amiin yaarabi🤲🤲🤲
Sheekh ale haku barakeeyo cilmiga ale hakuu barakeyo
Ale gabadh wanaagsan oo diin iyo dabbed leh isii
Ana alooy cilmiga barashadisa ii fududee
Masha Allah Thansk ❤❤shikh
Shugran shikh
Alaahu akbar sheekh Alle hakuxifdiyo
Alle hawno sahlo ❤❤❤
Aamin yarabi Ilahow qeyr o dhan ina wafaji
Masha Allah tabarak raxmaan
Masha Allah
Alahayow na astur
Alle hayno sahlo 😢❤
8:39
Mnshllh allaha ku xafido apo
M.a ❤❤
Haddii aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kugu illaawi doonaan kadib geeridaada, uma aadan noolaateen iyaga raali galin-tooda ee alle uun ayaad raali galin lahayd nolashaadana sida adiga kuula qumman ayaad ka dhigan lahayd💯
Aamiin sheekh insha allh❤❤❤
Illahayow dhalinyarada guurka noo fududee
Masha allha
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maguur quruxdiisu waa guur soo sahal n
illahow guur wngsn isiii nin salixaa
Aamiin aamiin
Allow wax mid kheyr qabta nosahal
Shiikhoow rag ma jiree ilaahay mid khayr qaba hay siiyo guurkiiba cabsi baan ka qabaa maalin kasta hooyo ubad ku dayacan tan kasii darana waaba la dilayaa hada dumarkii
Ha cabsan eh meel uun gal si aadan u gablamin
anigu halbaan ku leeyahay
horta niyad xumaa wax kaaga dheeleysa .
marka labaad meelahaad wax ka doontay meela xun ah maahine hadaad dadka qaar arki la hayd nimco weeyaan
Wllo hasytafaafulin Adigu niyada wanaaji xidhiidhka Rabbina xooji baryada Allena badi indhaha Aad kuwa xun ku Aragtay kuwa wanagsana ku Arag
@@HassanAliAhmed-f2d hhhhhhhhhhh haye
@@Ziyaad_goni_socod mahdsanid wllo
M.a,sheikh
Allow sowjad salixad ah igu arsaaq aniga iyo intii Aan Heysan ee dooneysa iney Dhowrsato Hadey jirto Gabadh aan is bixin karno Maadama Isku filnaansho dhaqale anan weli gaarin gabadh diin lehna ay tahey ha ila soo xirirto jazakumallahu kheyra.
Alle dartiibaan kuu jeclay
Walal wxaan rabnaa inaan faafino muuqaalkan marka ma degsan karnaa
Haa wll
Wll mcn side udegsad
Walal wadadka labarkisa xage kahela
Alle ha inaga qabto xumaanta oo ha inagu irzaaqo guur wngsn allena rali ka yahy ❤❤❤❤
Alleh hano fudu deeyo ❤
Wa wano cajiib aah
😢😢
Maanta ragAba. Ka xun dumark
Rabbiyow xaas labaad oo wanaagsan ayan ku weydisanayaaa
Geesi 😂😂😂😂
😂😂😂@@mom.iit-
Tii hore Allow iibarakeedheh
@@UmumacaadUmumacaad saddex xaas oo kale oo wanaagsan Alle ha siiyo
🥰🥰🥰
Sheekhoow dadka niyada ha ka jebin, hadaan loo qorin weli xilligii Allah u qorayna iska sugayso illeen gabadhu ninka ma dalbato iyadu
Niyad muuna jabinine Wll xaqa unbuu ka hadalay
Deg deg majiro hn waa sugo sonaxulo midka ku anfaca
Ka jac fadhiga waad gabawdee
@@queenifrah3253 waa sax dad badan buu baraarujinayaa khayr Allah ha siiyo sheekha
@@Ziyaad_goni_socod kkkkkk
Illen dadku waaa wada guurdon shekha illhy baa ooga hadliyay 😂😂
2 14:47
Nasiib baan uyeeshay innaan kaqayb galoh maxaadiro dada shiikh
intaan muxaadaradu kaa bixin waa in xalyimaada marka de so mhn😁
ma dowlad baa ladhiisaya😮😂
Alx
4
Subxnllah 😢😢😊
Masalaadbuu tukinayaa😂
Shikhow saa isku Laheen Markaad isku Filnaantid Guurso Ayuu Waqtigii Na cunayaaa Shiidna Wan ka Bixi La'nahay.
Marka QoF aaan Is Bixin karin Siduu Guur ugu Haminayaaaa
Waa run wlle lkin guurku isagaa arsaaqadiisa wata ee iskala bixi dhabarkaan kaa dhirbaaxaynaa
@NaciimoJama-f5x wlll naciima adigu diyar matahey
Waa Sidaa. Zxp Sideeno isleenahy meel Ficn Gaadh buu waxakhtigo ina Cunyaaa
nato wax ortas🧕👳
8:05 😂😂😂
8:14😂