Kuwa kale xitaa laga yaabaa iney hoos ka duceysteyn. Lakin dadaalka iyo nasiibka dadka qaar wuu iskugu aadaa dadna iskuguma aado. Soo booqo channel keyga ado rali ah.
Gabadhan Koko guusheda waxa uwacan wanaageda iyo iney laab xaadhantahy allahna ku xiran tahay marwaliba waxana qiraya barbaarin wacan in ay heshay oo waalidiin wanaagsan ay dhaleen manshallah allah barakeeyo🙏
Gamekaan Koko inta ay Soomaaliya ku maqnayd waan dhararaayay imaanshaheeda, caawa ineey kasoo muuqato ayaan rajeynaayaa oo walibana ay ayada guuleysato insha Allah ❤
❤❤❤❤❤ Gabdhahaan asad wuxuu ku jeclaaday waxay aad ugu fiican yihiin Ixitiraamka waxayna u la shaqeyaan si hagar la,aan ah . They play with their full heart s !❤❤❤❤ Masha Allaaaah wada guuleysta
gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢
Mashallah koko ale ayeey tala saaraneysay aaqirna gacmaha ayeey kor utaagtay ale ayaa ducada ka aqbalay hadana waa tacwal ijaabay madama roob Uday ooy samada furneed Mashallah kojo hambalyo 🎉
Koko markasta waxy ugulystaa illhybay talo sarataa qof illhy taalo saarto ma guuldarysto queen Allah gatabkaga ha galo qlbi❤
Aamin byo❤
Kuwa kale xitaa laga yaabaa iney hoos ka duceysteyn. Lakin dadaalka iyo nasiibka dadka qaar wuu iskugu aadaa dadna iskuguma aado. Soo booqo channel keyga ado rali ah.
Aamiin yaa rabbi❤
Waa habeen jimco ku wada saliya nabigeena muxamed scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw
Baby Lucky girl Koko marwalba allah ayee talo saarata allah ayaa jecel dadka sidey uwada jecelyihin marqati ah m.a always winner queen ina bulle❤👸
Gabadhan Koko guusheda waxa uwacan wanaageda iyo iney laab xaadhantahy allahna ku xiran tahay marwaliba waxana qiraya barbaarin wacan in ay heshay oo waalidiin wanaagsan ay dhaleen manshallah allah barakeeyo🙏
Inta markey koko aragtay iney muqalka kujirto socararay 😂😅❤
Waikanaa😂
Waikan🙋♀️😂
Me😂
Aniga wlhy😂
Gemkan waxa la sameyay haben ki yutubar iyo tiktokar habenka wxa badiyay koko isla kana koko lucky girls yaa uqiray me❤🎉
Uma Maley Naayo Wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badan in aay dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw❤☀️👍
Koooko mrwalpo qeyr iyo ilahey ayee afka kuhaysaa m.a🥰🤲🏻🤲🏻
Alla koko marke guleysatay sey uwada farxeen m.a dad tartan kadhexeyay maba aha horay usocda hablahaygi❤❤❤❤❤
Wlhi abyo iyda miya bdisay oh my god ❤❤❤❤❤❤😢
Saas aalaga rawaaaa
M.a waa lawada jecelyahy koko allah quluubta dadka jecel uga abuuray 😢
Waa haben jimco ah Aan kuwada salino xabibkena mohamed scw❤❤
Gamekaan Koko inta ay Soomaaliya ku maqnayd waan dhararaayay imaanshaheeda, caawa ineey kasoo muuqato ayaan rajeynaayaa oo walibana ay ayada guuleysato insha Allah ❤
Koko saaxiibteed way ka naxaysaa ha dhicin ee tartiibtaa ayay dhahday ❤❤ Maasha Allah Saamiyana Koko oo dhici rabta ayay dhaqso u qabatay ❤❤
Alla koko guusheda jeclhy markaste iyo farxadeeda guuleyso ❤
Hablayaroo is wada jecel mansha alah koko guulaysatay dhamaantood way la farxeen si ay guuleysteen camal😍💕
AYyy markee koko guuleysate sey ugu farxeen jah waxaas walal iyo sxp laga dhha😭🥺💋🫶🏻
Haa anaka xita 😂
Asc
❤❤❤❤❤
Gabdhahaan asad wuxuu ku jeclaaday waxay aad ugu fiican yihiin Ixitiraamka waxayna u la shaqeyaan si hagar la,aan ah .
They play with their full heart s !❤❤❤❤
Masha Allaaaah wada guuleysta
I.a❤
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢❤🤌
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Swm❤
Scw
Scw
Scw
Koko arag guullna arag m.a 🎉 always koko is winner🎉 ❤
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️🫶🏻👍
Scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤
صلى الله عليه وسلم ❤❤
Guusha Koko dhammaan gabdhaha way dabaal dageen runtii Koko qalbiyadeena kasbatay
Tuug iyo askari maa noosoo sameeysid asadow Geemya daada kuwaa igu jeclahy waaye 😢❤
Wlhiii manta kuwi hore koooko kujirty dawanayay mrkasa iri so celi asad ❤ wn uxisnay 😂
Ayyy samia sey uqabaty koko jah best ❤🎉😊
Aniga koko ayaan rabay in ee guleysato weyna noqoty axlm ❤❤
Lucky girl bilaash looma dhihinn😂❤hambalyo qalbiyeey guusha gameska adee hooyo kudhahdaaa😭
Aan ku wada salino xabiibkena Muhammed scw 🎉❤❤🎉❤
M.a mar walpa ilahay talo sarato wax walpa waa ay ku hagagayaan alx ❤🎉 m.a koko ❤
Lack gril is come back two games kii ugu horeeyey eey asad la samyso waa lawata gushii🎉🎉🎉🎉
Maanti koko ayaa la soo qobtey ased waa sugaayi tan❤❤❤❤
M.n koko she used name for Allah بسم الله ❤❤❤❤
Koko waa nasiibley waan wataa marwalba waan taageersanahay ❤🎉
Koko gabadha nasiibka team 27 in ay tahy ma ila aragteen msha allh soowada qora teamka
Woow hambalyo lucky girl nasiibkiyo gabadh ah❤❤🎉🎉
Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw❤❤❤😢
I am your sister from Gaza 🇵🇸 I ask you to pray for us. 💔💔……
Insha Allah Gaza free 😢😢.
I am from Somalia 🇸🇴 we love 💗 Gaza
Inchallah Gaza will be free😢
Illahayo ugargar Gaza ❤
Hyh
Insha Allah Gaza free from somaliland 💚🤍❤️
Congratulations Congratulations Koko Bulle Sidaa Ufarxey Markee Badisey Koko Ciyaree Ku Jirto Haka Shakin Heee...😂❤
Lucky girl koko bulle hamplyo 🎉❤
Samia yadeena jecliyaa iyad koko dartood udawnaya samkoo guul i.n❤❤
Inta muqal ay koko kujirto kamaqnaan 😅😊
Koko hadaa aragto Anigana waa iaragty😂😂😂
Hal video koko ku jirto ima dhaafin intay maqneed samia video eyku jirto udawan jirey😂😂
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
Dadka kala qurxoon waxaa uqur 3:52 3:52 3:52 3:52 3:52 xoon kuwa nabiga igu lasliyo scw😢😍💕
21:49 waxaan baa saxiib lagaa dhahaa Samkoo❤🎉🎉🎉
Koko gùl darro qaadato yaa idiñ dhahy🥰🥰
Kooko nasiib iyo fariidnimo iskudarsatay❤
Ha wlhi
Cawa qof ksta oo kamidaa team 27 oo channelkisa waxsoo dhiga comment kabixinaye wuxuu ahaa iigu duceeya inay hooyaday oo xanuunsanaysa iny cafimaado 40qof ducadooda waa la aqbalaya . Wxkle igama ahee waa jacaylka uqabo mamady. Cwa waa jimco adna wllo iigu ducee inay cfimado my mom😭 ilahy hku cfiyo myself mom🥺🥹😭
Caafimaad taam aha allaha siiyo
Caafimaad taam ah allaha siiyo😢
Ilahy Cafimad hasiiyo
Allha inoo caafiyo wll 😢😢😢
Caaafimaad taaam😊
Wallhy hooyo afar bari kaa hor iiga geeriyotoy igu so duceya ilahy inu janntul firdows galiyo😢😢😢😢
Allah unaxaristo wll Samir iyo iiman allah kaa siiyo 😢❤
Allaha unaxariisto janadii allaha ugu bishaareeyo 😢
Allha ha unaxariisto wll
Kiiiki wlhi way iga qoslisaa funny wye nag adago fariida weye ❤
Wlhi markan arkay ciwaanka kuqoran "nasiibki oo qof ah" hore kasii ogaady Koko inee tahy bilaash looma dhihin Lucky girl😅
Anbaa wlhiii❤ m.a❤
Haa anibo waa fahmey
Aniga xta walahi
Koko waxa dhihi karaa geamka asad uu qabto inta ugu badan iyada ku gulesatay masha allah teamka27 iyada logu jecelyahay asad vedeogiisa hadey kaso muqato wuu qarxaa vedeogas koko waxa tahay gabar nasiib badan dadkuna jecel yihiin
Absolutely 💯
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
Asadkoo waaku salaame guuleyso abowe❤❤
Inta so jiiday firiye qofka guleysty Hamplyo kookadeena❤❤
Koko gabadh qalbi wanagzan walidkeed ayay ka kentay wanaga koly dad wanagsan ayaa dhaly ala ha idin sharfo❤
Ayy kokadayda hanbalyo qalbi luck girl tahay walle ❤
gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga
wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢
Amiiiiiiin ya rabi
Sundus marke dabal dageso see dhahdaa jeclehe😂😂😂😂❤
Mashallah koko it was her first and she winned
Hambalyo hambalyo koko ilahay ayay bariday ilahayna qofkii barya madayaco💋💗
Wxa si macanan laheyd kuwa kle DHAN biyaha KU dhacan kadib Koko bulle gulesato🥰
Xaasidnimo Waa Kuu Fadhidaa😂😂
Koko guusheda haben walba inaan dAAawano wa qasab sabbto ah waa Miizanka culus cid kabadiso lawaa lucky girl 🤗🤣
Ninkan asaad talanti ayu leeyahay waliba hapen baa hapen ayu hees ku baraya ad jecelanysa
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕙𝕒 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕟𝕒 𝕙𝕖𝕤𝕒𝕙𝕚𝕚𝕤𝕒 𝕨𝕒𝕒 𝕨𝕒𝕕𝕒 𝕢𝕦𝕣𝕦𝕩 𝕠𝕠 𝕙𝕠𝕣𝕖 𝕝𝕠𝕜𝕒𝕤𝕚 𝕛𝕚𝕣𝕒𝕪 😂❤🎉
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕙𝕒 𝕙𝕒𝕕𝕒𝕟𝕒 𝕙𝕖𝕤𝕒𝕙𝕚𝕚𝕤𝕒 𝕨𝕒𝕒 𝕨𝕒𝕕𝕒 𝕢𝕦𝕣𝕦𝕩 𝕠𝕠 𝕙𝕠𝕣𝕖 𝕝𝕠𝕜𝕒𝕤𝕚 𝕛𝕚𝕣𝕒𝕪 😂❤🎉
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤
Aokzka
Sacdiyo and the @ZaciimoElmi
scw
Scw
Sce❤❤❤
Koko mnsha Allah iyadana wey guuleysatey gabdhahana wey badbaadisey 1biyo kumeysan dhicin nasiibka kula sxb ah guuleysta
The real original is back...this what I like real team 27
Team 27 yaad ugu jeceshahay anigu samia qurux iyo koko
Ani miirkoo miirkoo miirkoo 😊
😊😊
Sundus ❤
@@queenqadriina8080 😊😊
Mee too
Msha alllh Tabarakalaah koko mrkan arkay ayn idhi cawa gameka way ku cusub thye ilahayow guusha raaci hambalyo abyo❤🎉 Boqorada nasiibka
Saan uulajecalahya guusha koko ugu danbayan waa guulystayas congratulations Congratulations 🎉🎉koko Lucy Girk woowo❤❤❤asadko gemk waan jecalhy nosagli 😘❤🎉
Dunida maso marin ruux ka sharaf iyo naxaris badanaa Nabi Mohammed 💟ﷺﷺ❤
Dhammaan walaalaha ku xiran Asad Hagio waan idin salaamay, Assalamu Alaikum
Wcs
Wcs waa kaa qaadnay wllo
Lucky girl dheedheel looma oran ❤
Inay swiming polka galan aya rabay lkin wixiba koko so afjartay 😂
Lucky girl game ay kaso qeeb gashay wa laga badiyay hadaad maqasho wa adigo lagu dhahay sanad 2015 lagu jiraa xiligan😂😂🤸♂️🤸♂️
Kkkkk
Thank you asadowwwww🦁🤴❤️dhowr jer kasoo codsadey ina soo celiso thanks insha allha kii xukunka soo celi gabdho bas kusoo sameee
2019 ilaa 2024 ayaan asad daawanayay bro dadaalkaaga halkaa kasii wad😊👍
Ayyy hamplyo quen lucky wllhi waa lakigii oo qof ah❤❤
Waaw kokoo masha alllh❤❤❤❤❤ ❤asadow kuso celi gmkan❤
Wllhi koko wan jecelahay guluyso huno lkn koko berigii ay soomaliyaa timi nomay imaan hadanu nahanay somalind gulyaso koko qurux
Masha Allah wllshey qli Koko hanbalyo hanbalyo wa qof qalbi wngsn🎉❤
Ku sali nebiga scw🎉❤
Cawa waa jimce aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤😢
Congratulations koko buleh ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mashallah koko ale ayeey tala saaraneysay aaqirna gacmaha ayeey kor utaagtay ale ayaa ducada ka aqbalay hadana waa tacwal ijaabay madama roob Uday ooy samada furneed Mashallah kojo hambalyo 🎉
Koko inay win to ayaan rabay ❤❤❤🎉🎉🎉
Ayy koko lucky gwal ❤❤❤
Asad geamka hebel boskisa wuu xeran yahy soo samey pls inta igu racsan 🙋♀️🙋♀️
kusali nabiga scw scw❤
Lucky girl is back❤🎉
Wali madawan lkn koookodeyda rajeyn ine badisooo ❤
Koko Waa horyaalaka guusha ❤❤❤❤
Samiya iyo sundus way la dabaaldageen koko hanbalyooo🎉🎉🎉🎉🎉
Jah say uqabtay samia koko samko❤🥺
Asc
Wcs
Mansha Allah Koko Guul marwalba dhamaantoodna Biyihiii bay ka badbaadisay❤❤❤❤❤❤
Inta ila og lucky girl ineysan qaadaneynin kaarka lacagta kujirta oo asad ucelin doonto bcoz waxa kadhaxeya ayaa kaweyn😂👌🤝
Ala run badanida xita eeg muqalka inta udanbeso karka we ucelisay❤
🥺..🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Team koko one like 😊
Mansha allah team 27 waan idin wada jeclahay ❤
Team koko qurux one like❤❤
Koko iyo Samia ahmed future Somalia UA-camr ❤❤❤❤❤❤❤
WAAN KU FARXI LAHAA HADAD LOVE ❤ ISAARI LAHEYD😂
Masha allah Guuleysta wiligin insha allah
rabi ha idin sharfo aduun iyo aakhiraba
Alle dartii idin jecelahay ❤️🥰❤️🥰❤️🥰
Team 27 ❤❤❤ismuujiya please 👍 🎉🎉🎉
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين