Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
waxaan soo xuustay geelayni kunoolay Boojigii Hadado wajeer mashallan.....i raally missed it...from Texas USA
Said J Hassan asc Texas xage akadagantahiay ani waxa taganahay Texas Dallas
Hogaamiye muslim ah iyo Geel jire salaan sare sxb 🇸🇴👋
masha allah igare yaasiin saad geela oogu heestaa i cajabisay geeljire wayn
Ilaahow anigoon miyi atkin ha dilin jecliyaa dhaqankiisa baadiyah maashalaah
Saaxiibayaal waa ku mahadsan tihiin walahi waa muuqaal iyo murtida aad nala wadaagteen
Waa geel badan hadana waxa geela Lagu lisayaa caag Mee haruub gaalkii
MashaAllah
Ad Ayaan ugu farax sanahay geela aad lajoogtaan sida aad nogasowaranteen
Waa barnaamij qiima badan geel waa xoolaha ugu qiima badan. Mahadsanid
Geel caag lagu lisaayo gaawi ayaan idiin soo toli lahaa hadii aan idin soo gaarsiin karo
geyl jir fcn iga dheh
Waar waa maxay goraf miyaydan ahayn?
hodan cad ceed wan ku salami sxp
Dhulbahante iyo Geel ma kala hadhaan.Caaggan muu ka daayo geela.
horta majaajilayste igarre ma xirfada wariyanimaduu yaqaanaa in badan baan arkay asagoo waeiyayaashaba kaga horeeya hadalka
Hhhh ninkani waa geel yaqaaan, weliba jecel.
Hashu waraysi ayay rabtaye warayso Dee wll kkkkkk
Igarre geel yaqaan jiitay
Geel caag lagu lisayo maxay tahay tolow hadhuubka ma yaqaanan miya
Geelo dhan mxa geesihi kaguray wa yaabe
ikran ibrahim "Geesihi" miyaad tidh??Geel iyo Geeso!!
Geelu ma geesuu Lee yahay?
Wn khalday qoraalka gaawe ayan ka waday ama haruub gaal
Layla Maxamed waxaa ladhaha tobte Kan lagulisayo
Awale Nuro ani gaawe ayan u aqaan ama haruubgaal mid la tolo oo qabo laga sameeyo ayaan geela ku maal naa anagu
an
h
Yan shuban kugudhicin canaha bis iskadheh
😂😂😂😃😃😂😂😂😂
cajaa ib eey geel ilaalinaaa
Hakucuno ratigu

ikran ibrahim
"Geesihi" miyaad tidh??
Geel iyo Geeso!!