Furshed - waan ku daayey gabadh yahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Maxamed Cali Geele "furshed"
    djibouti, jabuuti, somali, kaban, fourchette

КОМЕНТАРІ • 38

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 7 років тому +37

    Ogol-diidan weeyaan
    Taah ila duljoogtee
    Igu daalinaysee
    Ana daacad moodee
    Dantaydii ku lumiyee
    Doqoniimo waa ani
    Dibindaabiyo been
    Adiguna dan moodo
    Wacadkeeni dumisoo
    Nacabkii daryeeshee
    Wacadkeeni dumisoo
    Ilaba dublaysee
    Daldalaali Waa adi
    Horay Waan dayaysnaa
    Jacayl baan la duubnaa
    Haatana waan dawooboo
    Waanku daayay waanku daayay
    Waanku daayay gabadh yahay
    Ee waligaaba durdurii
    Dhex dabaalo oo dabaalo
    Waa bad-weyn aduukuyee
    Dumarkaaba abidkood
    Dadnimada oqoonoo
    Dookhodu jecel yahay
    Ruuxii duunyo haystee
    Inkastoon dan-yaro ahay
    Duunyo ii dareereyn
    Dookhayga kuma jirin
    Dadka taan ka doortee
    Sida ubax dilaaciyo
    Dayax galay shan iyo toban
    Dahab iyo xariir
    Kugu doorsanaysee
    Dabacaagu ba’anaa
    Horay Waan dayaysnaa
    Jacayl baan la duubnaa
    Haatana waan dawooboo
    Waanku daayay waanku daayay
    Waanku daayay gabadh yahay
    Ee waligaaba durdurii
    Dhex dabaalo oo dabaalo
    Waa bad-weyn aduukuyee

    • @DonKako
      @DonKako 6 років тому +3

      Alex Le Grand
      "ogol-diidan" : quelle figure de style et quel oxymore!
      "oxymor" waa qurxiyeyaasha suugaanta oo
      "filansugan" ayaa af soomaali lagu yiraahdaa.

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 6 років тому +1

      @@DonKako waaw mashaallah wax baa ii biirisay wll filansugan wali ma maqlin. Thx

    • @kenendidrhubesh3784
      @kenendidrhubesh3784 5 років тому

      Guunyo ii dareereyn weeye sxb. [Guunyo = Xoolaha nool]

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому

      Ogol-diiddan weeyaan
      "Hadiilaa" duljoogtee

    • @charkodeqsalampeace1919
      @charkodeqsalampeace1919 4 роки тому

      Dannigayga kuma jirin
      Dumar tii aan ka doortee
      Sida ubax...........

  • @abdillahihollandis7481
    @abdillahihollandis7481 11 місяців тому

    Maxamed Cali Fursheed waan mid kamida fanaaniita wali xusuusta dad badan oo reer Jabuuti ku sii jira . AUN isaga iyo kiwii dhintay .

  • @mowlidcilmi633
    @mowlidcilmi633 2 роки тому +1

    Allaha unaxaristo furshed

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +2

    ☺😊☺😊☝☝☝☝
    GEERIYI DAWO WEY LEEDAHOO
    JANNAA DAWO U AHE
    AAD KU WAARTEENE
    WANAAG U HORMARSADA😊☺😊😊

  • @asowehbarre4297
    @asowehbarre4297 5 років тому +3

    Best of the best . Please I’ll faut ajouter more of Djibouti oldies songs. Merci les amis

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 7 років тому +3

    Allah ha kuu naxariisto maxamed cali fursheed

  • @kikijames210
    @kikijames210 7 років тому +9

    caleeeek! wax walba wa laga daawoda ...gerida moye...Ilahow ku naxariso ... Fourchette R.I.P.

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 6 років тому +6

    Ax yaa salaaam Ala Djibouti maxay xasuus ii haysaa 2018 kadib yaa dhagaysanaya?

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 6 років тому +2

    Allow ku naxariiso fanan qaran buu aha 😭

  • @iltiredoualegemail6059
    @iltiredoualegemail6059 2 роки тому +1

    Hommage le chanteur med ali.

  • @mohamudabdi4032
    @mohamudabdi4032 11 місяців тому

    ilaahayow ku naxariiso

  • @abdillahimahabdillahi5952
    @abdillahimahabdillahi5952 4 роки тому +2

    Alaha unaxarisoto

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed4394 6 років тому +2

    Yaa kale oo dhagaysanaya 2018 rip fourchet

  • @mahdiahusen
    @mahdiahusen 7 років тому +2

    Hassan merci de mettre en avant la musique des artistes djiboutiens. Aad baad u Mahadsantahay,waliba waa heesihi hore ee dhaxal gal ka ahaa.

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  7 років тому +2

      adaa mudan Mahdia

    • @abdourahmanomar8847
      @abdourahmanomar8847 3 роки тому

      Markan dhagesto Heestan, waane khirooda. Jabuuti waa jaano xaasooss.

  • @moussayasin8861
    @moussayasin8861 2 роки тому +1

    Wan kudayay

  • @منىعبدالله-ه5ع
    @منىعبدالله-ه5ع 5 років тому +3

    الله يرحمك ويجعل مثواك في الجنة

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 11 місяців тому

    Aie aie ca cest mon vieux temp avec mon paquet assure

  • @forlorngreen
    @forlorngreen 7 років тому +2

    wonderful. thanks so much for sharing.

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 роки тому

    Ciise, dhaka_yare, rageedii!!

  • @bisharabdi4004
    @bisharabdi4004 5 років тому +1

    Waa hees ladhagaysan karo

  • @yahane33
    @yahane33 7 років тому +3

    The maastro...

  • @AhmadHoh
    @AhmadHoh 2 місяці тому

    Hadlin hayo cun makaro gabarey

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 2 роки тому +1

    Ogol diidan weeyaan
    Taad ila dul joogte
    Igu daalineysee
    Ana daacad moodee danteydii ku lumiyee doqonimo waa ani
    Dibin daabi iyo been adiguna Dan moodoo wcadkeeni dumisoo nacabkii daryeeshoo ilaba dubleysee deldelaadu waa adi

    • @G0_n3
      @G0_n3 Рік тому

      Taah ila duljoogtee

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 6 років тому +2

    Dheex dabalo waa badwayne adunkuyee

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 років тому +1

    FANAANKAN MAXAA U DHEER HEESAANIMADA DEREEN BAAN KA QAATAY QIIRO LEH