ABWAAN FAARAX MURTIILE OO SHAACIYAY IN ''MUCJISO LA TUSAY ''IYO WARAYSI XASAASI AH,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Abwaan Faarax Murtiile oo afka furtay.
    Farax Murtiile ayaa markii ugu horaysay shaaciyay in "mucjiso Rabaaniya la tusay" waa sida hadalka uu u dhigaye kadib markii uu shil-gaari galay xili uu ku sugnaa Isbitaal, Dhanka kale faarax ayaa waxa uu sheegay in la tusay Geeridiisii iyo asagoo Kafan ku duuban, sidoo kala Abwaanka ayaa si xeel-dheer oga hadlay hadalkii been abuurka ahaa eeku saabsanaa Geeridiisa iyo saamaynta xaaskiisa ,ciyaalkiisa, hooyadii iyo aabohiis uu ku yeeshay, Barnaamijkaan oo dhamaystiran halkaan ka Daawo, waa idin kaga mahad celinayaa sida sharafta iyo karaamada leh ee barnamijyada halkaan soo dhigno aad u daawataan waa mahadsan tihiin.

КОМЕНТАРІ • 755

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 4 роки тому +130

    Ilaahow gafkeena iyo geerideena ha kulmin yaaarabb 🤲😰

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 роки тому +60

    Walhi waan Runtiis waa Nin wanaagsan Faarax u wada duceeya fanka inuu Allaah ka madoobeeyo insh,Allaah

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaashay nasro isoo booqo quruxeey

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 4 роки тому

      Alh haka hadeeyo

  • @halimalibaan9980
    @halimalibaan9980 4 роки тому +37

    Illahay haku caafiyo nin fahan ah aa tahaye quraanka baro iyp cilmiga allaah

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaashay halima isoo booqo sharafeey

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 4 роки тому +168

    Waxay mucjisada faarax murtiile isoo xasuusisay sanadii 2014-kii ayaan anigo Habeen hurda oo Caafimaad qaba salaada Subax waxyar kahor ku riyooday anigoo dhintay oo inta Qabrigaygii Ka igalinayo weliba Iilka oo hadana Asha haadanaya! Waan xasuustaa waxan soo baraarugay (Miiraabay) ama toosay anigoo leh
    لااله الا الله محمد الر سو ل الله
    Kadib wan is rogey Anigo naxsan
    Laakiin waxaan farxay Labo jeer mar waan noolahay ee madhiman waayo inagoo wada og inaynu dhiman hada Qofna ma jecla dhimashada, marna waxaan Riyada ku arkay anigoo qabriga laydhigayo oo tawxiidka ku celcelinaya Allahu Akbar.
    الحمد لله على كل حال.
    Ilaahayo Khaatuma khayr inoogu khatim
    Aamiin.

    • @asaldhaladinamohamed1544
      @asaldhaladinamohamed1544 4 роки тому +3

      Aamin ya rabbi

    • @amuunabdi5554
      @amuunabdi5554 4 роки тому +8

      Wow that amazing story.ilaahow ay kalmadeena ugu danbeysa ahaataa ashahaadka.

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому +3

      Asal Dhalad Ina Mohamed wl subscribe isar

    • @umeymaqurux739
      @umeymaqurux739 4 роки тому +5

      Adoo nool hadaa ku riyoto inaad dhimatey ama qof nool hada ku riyoto asgoo dhinty waa cimri dheerer

    • @fartuuncali8061
      @fartuuncali8061 4 роки тому +2

      Anbo sido kale ano xabad ligu dhuftay baan ku riyoday qabriga marki ley dhigay ba leyga kiciyay hurdada

  • @nurap3027
    @nurap3027 4 роки тому +37

    MASHA ALLAH FARAXAW ALLAH SWT UU KU JECELYAHAY EE FANKA KA BAX SUBXAANA ALLAH

  • @walidabdi16
    @walidabdi16 4 роки тому +17

    Mahadsanid wariye Abdifitah Murtiilena Caafimaadka alle ha u siyaadsho dhamnteena khaatumada khayr Alle ha inoogu khatimo🤲🏻🤲🏻Amin..
    Intaas ka dib waxan Rabaa inaan ku biiro walaalaha talada wanaagsan siiyay walaalkeen Murtiile ee ah inuu halkaan Ku joojiyo program kii hore ee uu waday.
    Waxa uu arkayna uu isku dayo inuu Ka dhigto waano tii ugu dambaysay.
    One love Murtile 💓

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaalkey abdiweli isoo booqo

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 4 роки тому +23

    MASHA ALLH CABDIXAFID WAA IDIN SALMY FARX MURTILR ALLHH HA CAFFIYO MASHA ALLHHH WAKU FARXSANHY FARX O CAFIIMADY

  • @rahmoahmedsheikh9241
    @rahmoahmedsheikh9241 4 роки тому +177

    Walal faarax wan ku barya waxn ahy gabar somaliyed oo kuu damqaneysa fanka wa fasahaad e iskadaa xaraarada benta ah yeysan ku qaadin

    • @mohameddeeq3002
      @mohameddeeq3002 4 роки тому +6

      Ilaahay.ka.baqoo
      Dib.ha.ugu.noqon
      Fanka.
      Wax.wanagsan.maha

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 4 роки тому +1

      Mohamaf Deeq wl subscribe isar

    • @haniabdirashid706
      @haniabdirashid706 4 роки тому +7

      Salo wacanaagsan oo anfacdo ayaad siisay walaalshy Masha llh

    • @farhanhersi7009
      @farhanhersi7009 4 роки тому +3

      Faarax qaado talada

    • @fadaxabdillahi2960
      @fadaxabdillahi2960 3 роки тому

      @@mohameddeeq3002 Reeve ee queeg explains d5edehadaad explainedeeeeeees e eecree explains that he edeeedeeatereeededee6d5e6eee ee6eeeeeedeeeeeedeeedeeatereeededee6d5eeeskareed his hand to end5ee5ordered ee rendered bayar ee j y his ex eed ee ma even eed eye and kante

  • @shrmkeshariif9546
    @shrmkeshariif9546 4 роки тому +25

    Mrs Murtiile wll ku jecel from Kampala uganda 😍😘😍😘💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 4 роки тому +26

    Mr Farah abti adeer walaal weli waxa aad heesataa fursad fadlan fankaan isaga bax Rabbi haku xafido dhamaanteen ha ina wada xafido Somali🇸🇴mid ah

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 4 роки тому +4

    Mansha Allah Abwaan Faarax Murtiile Alle caafimaad ha siiyo waa abwaan iyo fanaan Somaliyed oo la wada jecel yahay

  • @MohamedAli-oj9ht
    @MohamedAli-oj9ht 4 роки тому +11

    Masha Allah waan sugaynay wareysiga wariye C/xafid abwaankana Allaha ha caafiyo

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaalkey mohamed isoo booqo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +11

    Alle ha ku Cafiyo Mr murtile
    luquntu Wa Khatar Wa Lafo isa Sudhsudhan wa Sida Dhabarka o Kale

  • @filfilochannel936
    @filfilochannel936 3 роки тому +1

    Ilhayo cafii walhi isago xanusan xataa uu qoslaya qof qalbi fiican fanan qaliya 😍😍

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому +23

    🤲❤️Ilaahoow adiga iyo intii islaam ahba caafimaad taama haydin siiyo🤲 anaga caafimaadka hanoo saaidiyo🤲🤲🤲

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaashay muna isoo booqo quruxeey

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 роки тому +101

    Faarax waa qosol socda haduu sakaraad yahay xitaa,Alle qofka qalbiga fiican madayaco digniinbaa lagusiiyee wixi dambi ahaa Alle kaaga meeray xanuunka haku noqon markaad caafimaado, awkuuku baad ila ekaatay faaraxow waad sigatey inaad kadaba tagto awkuuku AUN inkastoo aad dhimasho u joogto marwalba

  • @mohamedofficiall8116
    @mohamedofficiall8116 4 роки тому +38

    allow kii aan markle fanaan nimo kulaabanin kadhig aamiin i.a

  • @deeqomaxamed567
    @deeqomaxamed567 4 роки тому +1

    Masha Allah noolow Allah ku xafido cumri dher Allah ku siiyo aamiin aamiin yarabi aamiin Allah ka madoowey fanka

  • @ducaysanaddoontiiallaah5920
    @ducaysanaddoontiiallaah5920 4 роки тому +4

    Ilaahayoow gafkeenna iyo geerideenna ha kulmin yaa Allaah 🤲🤲🤲 faaraxoow ilaahay baku jecel fanku waa wax ku xun diinta Islam ka☪️ isaga bax walaalo khayr alle haku siiyee

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 роки тому +2

    Abwaan Faarax Murtiille Allaha ku Caafiyo, dhibkii ku gaarayna Allaha Dambi Dhaaf kaaga dhigo.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 роки тому +12

    He did well in entertainment business 👏, Caafimaad deg deg ah Inshaa allah

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому +1

      Asc walal 72A isoo booqo

  • @لاالهالااللهلامعبودبحقالاالله

    اللهم يا مثبت القلوب ثبت قلبي على دينك
    اللهم اني اسالك حسن الخاتمه

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo 4 роки тому +6

    ilaahay haku caafiyo oo hakuu kamilo caafimaadka aamiin

  • @farahsos
    @farahsos 4 роки тому +3

    Aqiiro sarir maa soconeyse ee wllo hadu alle subxano watacala ka solacshey shilkad gashay wxn kudhihi lahaa allah unaqo oo utobad keen. Alle wuu kanaxaris badan yahay hooyada ubadkeda dhashay ee wllo fishqiqa ad kujirto kabax waa igaa wano walaltimo🙏🙏🙏 wabilahi towfiq

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 4 роки тому +83

    Waxaan kula talin lahaa inuu kabaxo fanka ooo ilahey utoobad keeno sida qoomaal ookale waxbaa latusay ilahey hacaafiyo

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaalkey ahmed isoo booqo

  • @Barako114
    @Barako114 4 роки тому +17

    Rabi Adoomihiisa Waa u Digaa ee waa laguu digey ninyahow ee Rabigaa xiriirkiisa wanaaji oo fanka iyo muusiga iskaa daa Hadda ayaad janis haysaa wll Alle haku caafiyo wll Faarax Murtiile

    • @diamondsamebeuty6763
      @diamondsamebeuty6763 4 роки тому +2

      Haa wlhi ilahey adomihisa madulmiyo ayaga isdulmiyan❤️

    • @ruun14
      @ruun14 4 роки тому +2

      alla xaqa ha tuso

  • @nishahamaad7629
    @nishahamaad7629 4 роки тому

    Masha llha ale hakucfiyo nika qura iga qosliya ilhay haka so hanuniyo fanaka amiin

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 3 роки тому +2

    Allah haku caafiyo abwaan somaliyeed!

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 3 роки тому

    Allaah akbar Farah waa ii manta in aad dhimasho ku dhawaatay walaal ee Allaah haku caafiyo waxaan kugula talinlahaa iska daa fanka oo codkaga iyo hibada ulaleexo diinta
    Maansho Allaah ubadkaagan rabi xafido Amiin Amiin 🤲🤲🤲yaa Alaah
    From Tempe Arizona 🇺🇸 USA

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому

    Ilahaye cafimadka ha ku dhameeyo adiga iyo inta a bila aadma ee buktabaa mida kale qofka waa qofka u u yahey xataa isagoo dhawacaa kaa quslinyaa iyadoon wax lagu qsolaa ool illahey ha ku siiyo cafimaad buuxa amiin

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +2

    Man sha allah farax murtiile horay u soco illahay haku caafiyo

  • @qosolqaraxeysi9370
    @qosolqaraxeysi9370 4 роки тому

    Amen Ameen yaa Allah. Ilahayo u xafid iyo dhamaan caruurta musliminta

  • @canabsaid2395
    @canabsaid2395 4 роки тому

    m.a cabdi xafid mahadsanid abwankana alle hatoosiyo

  • @ayaanhazan9966
    @ayaanhazan9966 4 роки тому +12

    alle qaatumada khayr haynoga dhigo

  • @maryanhassan3650
    @maryanhassan3650 4 роки тому

    Mashaa Allaah. Waa inuu katoobad keenaa wixii uu kujirey. Waa inuu Ilaahay ulaabtaa oo uu aakhiradiisa ucibaadaystaa. Waa fursad iyo digniin Rabbi

  • @nimcocali6839
    @nimcocali6839 3 роки тому

    Mansha allaah hadii faarax murtiile alle caafiyay aad baan ugu faraxsanahy abwaanka❤❤❤

  • @ibaadurahman2790
    @ibaadurahman2790 4 роки тому +2

    wlhi qiiimo badan bad bulshada somalida ugu fadhidaa wlhi faarax , ilaahay ha ku xifdiyo

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 4 роки тому +2

    Allah hacaafiyo abwaanka🇸🇴👏

  • @khatraabdullahi5942
    @khatraabdullahi5942 3 роки тому +1

    Quick recovery all the way from kenya my abwan.

  • @zakiyaibrahim7050
    @zakiyaibrahim7050 4 роки тому +8

    Allah ha udambi dhaafo Amiin yaa Rabb

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 роки тому

    Walaahi waa yaab somali iyo been war ilaah ka baqa umada haka nixinss ilaah haku caafiyo Amin Amiin 🤲🏻💙💙💙♥️♥️♥️

  • @hanaabdi9325
    @hanaabdi9325 2 роки тому

    Caafimaad deg deg ah Allaha ku siiyo dhawaan faraax murtiile. Waa murugo inaad shil gashay. 😀😀😀✌️✌️✌️🌹🌹✌️😀😀😀🌺🌺🌺😀😀😀😀😁😁😁

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 4 роки тому

    Waan kanaxay faarax murtiile waa fanaan Somali iyo abwaanba Allah hacaafiyo I laahay ha u dhib yareeyo

  • @iamaflower6941
    @iamaflower6941 3 роки тому

    Mashalah Wa wax ad lagufarxo Alaha udayo awladisa Awlada islamakana Alaha hadeyo Adna Alaha kucafiyo

  • @axmadyare9155
    @axmadyare9155 4 роки тому +8

    Abwaaan faarax fanka u weeeci dhanka geeraarada diinta iyo nabi amaanka aan shirkiga lahayn

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 4 роки тому +10

    Wlhi ilhey wuu kujclyahay ee towbad keeen faraxow.

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 4 роки тому +12

    Saaxib shaqo wacan ayaad qabatay @Abdihafid Mahamud Jama waanu sugaynaa waraysigaaas abwaanka aad ka qaaday

  • @aragsanwarsame8883
    @aragsanwarsame8883 4 роки тому

    Masha allah wa qof cajiib ah Faarax, abwan iyo aabe qimo leh. Rabbi ha xafido.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 4 роки тому

    Maasha Allaah Allaah hakuu siyaadiyo Faarax walaal adiga caruurtaada iyo Cabdixaafid ba

  • @د.عترمعلم
    @د.عترمعلم 4 роки тому +2

    Kkkk runtii waan ku qoslay faarax allaah ha ku caafiyo jannadii si sax ah allaah hakuu geeyo mar keey taadii dhamaato

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 4 роки тому +2

    Mashallah farahna allaha caafiyo oowlaadiisa allaha xifdiyo❤😍🤩🤩👏❤😍🤩👏

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 4 роки тому

    Allah ha kuu barkeeyo ilmaha Somaliyeed oo dhan allah habarakeeyo oo ha xafido Amiin Amiin

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 роки тому +3

    Subxaanalaah, Allah khatumada kheyr ha kuugu khatimo .qof qalbi wacan ayaad tahee Allah sidaa wilashaadu wadaada u noqdeen adna hakaa dhigo. Fanka addicted ayaa lagu noqdaa ilaa aad asxaabtaada badeshid way adag tahay in aan iska deysaa! Allah hakuu fududeeyo 🤲🏼

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaashay fahiima isoo booqo quruxeey

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 4 роки тому +3

    Inaabti jaaniska Alle ku siiyey ka faaiidayso oo fanka halkaa kaga hadh inshallah

  • @hafsamuhammed6003
    @hafsamuhammed6003 4 роки тому

    Masha Allah wareysi qimo badan abee farax Allaha cafiyo idigana wall Allaha kusharfo

  • @mohamedmahi6007
    @mohamedmahi6007 4 роки тому

    Maasha allah ilaahey ha barakeeyo abwaankeena iyo uwadkiisaba oo ku dayasho mudan anagana ilaahey ha noo barakeeyo iyo somaliweynba Insha allah aaamiin

  • @shukriabdullahi8519
    @shukriabdullahi8519 4 роки тому +27

    😂😂😂 ilahayow na hanuuni aakiro saas uma fududa ilahay hainoo fududeeyo

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 роки тому

    Aad baan uga xumaaday dadka ka been abuurtay abawaanka Ilahay baa mahadleh oo ka badbaadiyay Ilahay ha u booga dhayo Insha alaah ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 роки тому

    Alxamdu lillaahi rabil caalamiin, ducadeenna alle ayaa naga aqbalay adigana kuu aqbalay.
    Walaalkeen Faarax Murtiile allaha ku caafiyo, cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo, cadowga allaha idinka qabto adiga iyo eheladaada. Walaal wakhtigaaga dhinaca diinta sii inshaa allaah.Maasha allaah, allaha idin barakeeyo(Aamiin Aamiin Aamiin).

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 3 роки тому

    Illaahey ha caafiyo faarax murtiile

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому +2

    Faarah murtiile illaahay cafimaad buuxa hasiiyo Inshallah waan kuu duceynayaa Alxamdu Lilah hadaad hadlayso Masha'Allah walaal waxaan kugula talinayaa waxaad wadey iska dhaaf illaahay hakaa madobeeyo🙏

  • @inaboqor8778
    @inaboqor8778 4 роки тому

    Illhy caafimad haku siiyo hadii aad naga hor martidna illhy wax khayr ha kula kulmiyo Waa la wada dhiman 🤲🏻🤲🏻

  • @ilhamisse5662
    @ilhamisse5662 4 роки тому +13

    Walhi daacad baan u qoslay😂😂😂 su’alihi qabrigan isku diyariyey marku dhahay iyo dad cad cad 😀😀😀 ilahay ha noo denbi dhaafo oo ha noo naxariisto maalintay teena ahaato aamin ilahayna ma kulmiyo gafkeena iyo geerideena aamin abwankana ilahay ha caafiyo iyo intii moslim ah oo xanusan aamin.

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 4 роки тому

      Micnaha dad modow muxuu u arki wayey tolow. Wlh yab

  • @muniikamaanka
    @muniikamaanka 3 роки тому

    ILaahow gafkeena iyo geerideena ha kulmn
    اللهم اني اسالك من حسن خاتمة

  • @saciido1436
    @saciido1436 3 роки тому

    faaraxow wax baa lagutusay ee wali fursad baad haysataa ee fanka kabax wllo illaahi ha no noxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 днів тому

    Legend faarax alle ha caafiyo

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 4 роки тому

    Maashaa Allh farah murtile allh ubarakeyo cafimadkisa iyo awladisa ehlu diinka ah👍🏾

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 роки тому

    Mashalah ALLE haku caafiyo hada uun ka faaidayso tawnada ALLE ku waafajiyay meeshii haka bilaabin.

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 4 роки тому

    Wareye aan aad utahero wallo allaha kuxafido wadanimo dacadnimo dadaalbadan io dadjacal intaba iskudarsaday masha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaaamuscassidyyohoow851
    @aminaaamuscassidyyohoow851 4 роки тому

    ماشاء لله qof nasiib le ayaa marka ay wax ku dhacaan la tusaa mucjisooyin sidan oo kale ama ka duwan. Walaalo waa inaad wax ku qaadato oo dumar aan muxrimkaaga ahayn aad wax la matalayso aad ka fogaatid ilaahayna ha ku xafido

  • @sadcamaxamuud7020
    @sadcamaxamuud7020 4 роки тому

    Masha allha illhaya ha xifdiyo

  • @maryamomaanka9157
    @maryamomaanka9157 4 роки тому +2

    Abwaankega Belgium 🇧🇪 ayaa kasosalama 👋👋🙏❤️❤️ Allaha kucaafiyo

  • @cusmaanaadan5689
    @cusmaanaadan5689 3 роки тому

    Allax xakucaafiyo faaraxow laakin xesaxa iskadaaf aakhiro ayaat usocoto

  • @maslah345
    @maslah345 4 роки тому

    ALLAHA KUSHAAFOYO FAARAX MURTIILE CAAFIMAAD TAMAAM AH ALLAHA KUSIIYO AAMIIN YAA RABI

  • @sahrariyale2648
    @sahrariyale2648 4 роки тому +3

    Asc

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 роки тому

    Al xamdulillah Faraxow hadaad nooshahay ood caafimaad qabto ilahaay inta ku dhiiman cafimaad buuxa cibaado suuban hakugu dhameeyo aboowe ilahayne ha ku siiyo cafiimad deg deg ah

  • @najmamohamed9668
    @najmamohamed9668 4 роки тому +2

    Faarax Murtiile waa comedian.
    Wuu naga qosliyay Allaah caafiyo aamiin

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 4 роки тому

    Ilahay hakuu caafiyo farax aadna waanu kuutageernaa ee qadiyada adkee oo nagadaa heesasaha oromada

  • @aragzaninnahazzan3002
    @aragzaninnahazzan3002 4 роки тому

    Maazha allah wlhi xigmad baaa ku duuugan cimrigaaaga alle ha raaajoyo farax wixi dhipkaaga jecelna alle haku celiyo dhihi mayeee alle kaagama tazhto dadkaaz ayagana alle hazooo hadeeeyo adna waxatahy Somali qof agtoda ku wayn alle cafimaad taaam ah haku ziiyo inta yar aad so martayna danbi dhaaaf alle hakaaaga dhigo🙏

  • @maxamdcarab6637
    @maxamdcarab6637 4 роки тому

    Masha allh abwan farax murtile alaha kucafiyoo insha allh

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 4 роки тому +2

    Masha Allah illahey haku siyaadsho cafimaadka❤️✅🌹🌹🌹

    • @muuna8
      @muuna8 4 роки тому

      Asc walaashay amiira isoo booqo quruxeey

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 4 роки тому

    Allah ku caafiyo faarah wali wan ku jecelnahay 😍😍😍😍😍😍😍

  • @mukhtarcabdiraxmansheekh6816
    @mukhtarcabdiraxmansheekh6816 4 роки тому

    Allh haku caafiyo fankana allh hakaa madoobeeyo

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 4 роки тому

    Allah ha ku caafiyo walaalkeey , dembidhaaf Allah ha kaaga dhigo. Walaal fanka iskadhaaf .

  • @halimaisse3676
    @halimaisse3676 4 роки тому +3

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 роки тому

    Masha Allah abwaan qaali Nagu aha iyo wariye daacad oo codkara geesiya abdixafid noolada allaha idin xafido1❤❤💯💯🤲🤲

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 4 роки тому +2

    Masha allah allah xafido aamin yaa rabi

  • @ibrahimmohamed4667
    @ibrahimmohamed4667 4 роки тому

    Ilaahoow gafkeyna iyo geerideyna hakulmin yarabi Aamin 🤲🤲

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 3 роки тому

    Alle haku caafiyo wllo faarax murtiile

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 роки тому +1

    Faarax waxaan iqiin isha ion caan ahayn waa nin qaran,dhaq iyo diin leh amaano iyo hoona leh
    Ilaahaw noo dhawr isaga iyo wixii la mid ah
    Aaaaamiiiiiiiin

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 3 роки тому

    Alaha ku caafiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @barawaani
    @barawaani 3 роки тому

    Caafimaad taama Allaah ha ku siiyo

  • @SHUURIE
    @SHUURIE 4 роки тому +1

    Allah owlaada hainoo barakeeyo kuligeen. Walaalkana caafimaad hasiiyo.

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +1

    *Faarax murtile* guulayso

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 4 роки тому

    Masha allah alle haku barakeeyo abwaan aqoonta iyo cimriga

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 роки тому

    Maashaa alaah faarax waa shakhsi aad u qalbi wanaagsan ilaahay adoonkuu jecel yahay uunbuu u digaa!!!!

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 4 роки тому +1

    Masha Allah isagane wali chance wu haystaye inuu hada talent giisa ka faaiideysto dhanka wanaagsan ayaan rajeyna

  • @hamdaqueen2794
    @hamdaqueen2794 4 роки тому +1

    Allaw gafkeena iyo geerdeena hakulmin Amiiin

  • @fatumaali9422
    @fatumaali9422 4 роки тому +1

    Mashallah mashallah illaha hano xifdiyo ciyaalka

  • @rabiileyare789
    @rabiileyare789 4 роки тому

    Allah ku caafiyo
    Abwaane Farah murtiile.