shamsa cumar & heestii waa salow galgacalkuye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • shamsa cumar
    &
    heestii waa salow galgacalkuye
    soo saaristii qaraami show
    _________________________
    fadlan subscribe saar channel ka adoo raaliya mahadsanidiin
    daawasho wacan

КОМЕНТАРІ • 26

  • @BraveOnE_
    @BraveOnE_ Місяць тому +1

    Heesaha ugu laxan ka macaan bay ku jirtaa heestani Allaha unaxariisto fananada Shamsa Cumar❤

  • @gaacirfatah6863
    @gaacirfatah6863 2 місяці тому +2

    Maxay saaray kaligey
    Reer sabanbaxoodii
    Inaga saxa lyrics-ka.

  • @dubaddeeqdhegacarmo1760
    @dubaddeeqdhegacarmo1760 2 місяці тому

    Good song waan kuso jeedi jirey beri aan hàbeenki shaqayn jirey❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 місяці тому +1

    Erayadii Cabdi cali wayd Allah naxariis waasaca hawgu deeqo labadoodaba iyo muslim oo dhan

  • @maxameddeeq256
    @maxameddeeq256 13 днів тому

    Waw

  • @LovelyAardvark-qt3zo
    @LovelyAardvark-qt3zo 2 місяці тому +1

    29/6/2024 /1:00 goobtu waa Hargaysa gaarahaan xaafada masalaha waa Habeen mirqaan badan 😊😊😊

  • @zhaqirizhaqiri9174
    @zhaqirizhaqiri9174 7 місяців тому +3

    waxan hees wey dhaftey 😢

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 4 місяці тому +3

    CHESS IS NOT 33PM 363INCHES OR IS IT A VERY GOOD COMPANY BUT

    • @MoonMedia.
      @MoonMedia. 3 місяці тому

      Waa maxay saaxib 😂😂😂 your comment made me to question 😊

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 9 місяців тому +1

    Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo abwaan farzhaxan ah ayaa ayaa zameeyay

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599 3 місяці тому

    Hestan adigoo gaari wado meel buura ah jawiga mcn 🥰

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 7 місяців тому +2

    Waayo waayo❤️

  • @maxamedxariirdaahir107
    @maxamedxariirdaahir107 2 роки тому +1

    Essh Calgary qaraami

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka Рік тому

    Miraha waxaan ka jecelHY Kabanka Intiisa dhextaalka ah Yaa Salaam Allow Qabriga kuu Nuuri jiim sheekh Mumin AUN Laxankana H.A.Samatar baa Saaray Codku waa Shamis AUN 20/12/2022

    • @farxaankhadar4398
      @farxaankhadar4398 10 місяців тому

      Ereyada yaa leh big respect

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 7 місяців тому

      Kabanka Daaud baa tumaya sxb kunoqo halkaas

    • @user-vt5wq9yw6v
      @user-vt5wq9yw6v 6 місяців тому

      Silsaarda maxaa laga wadaa bro

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 6 місяців тому

      Sinsaaro waa qaarka dambe sinta ama barida ayaa la isku dhahaa may dhigay sinsaarada calashan ma isoo ritay oo ma fariisiyay bay kala jeeddaa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 4 місяці тому

      @@farxaankhadar4398Cabdi Cali wayd Allah ha u naxariistee ayaa erayada lahaa

  • @maqmiipmukhtar3943
    @maqmiipmukhtar3943 9 місяців тому

    Alla hayoow qabri kiu nuur

  • @dooxjoogcawil4092
    @dooxjoogcawil4092 3 місяці тому

    Eesh calaa hees ❤😊

  • @sagalhusein278
    @sagalhusein278 2 роки тому

    Wash cala qaraami

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 4 місяці тому

    XBOX is the 63inches 3rd dbdbdhndndnn

    • @MoonMedia.
      @MoonMedia. 3 місяці тому

      😂😂😂 another comment about chess and 63 Inches! What is it about saaxib 😂😂😂

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 4 місяці тому

    Xhd7yeidjd was a 33