Habo fartun waxba ha habarin alle ayaa ka koriyay nabsiga madugobo lase ilmahaga ku tix gali alle haku barakeyo adiga ilmahaga iyo saygagaba dhaman famaligiina🥰🤲
Adi hdey kgu nici lehed San uma hadasheen wlhi qof malin aad ubahned ka tagay waliba ku jes jeesay iyado musqul ku jirto waaga ugu barye kaas mu wng ka ogyhy ama tu arosaa thy
@@nuuranalka6083 walley idhageyso alle ka cabsi ma lohadla mise dumarnimo allha kacabsi hadii lohadlYo ciyalkisa wuu bilanayey ayada lcgteda wu uso celiyey asiga qalad malahan kum dhihin lkn iney dhahdo asneh lugaha muu ka go.o taas qLad weyn waye fiiri abyo asad xajio ninkii xabada ku dhuftay uu cafiyey ayada neh qof aan dhibateynin ee rabta in uu lugaha ka go.a
Horta waa run dad badan wee jiraan oo jismikooda isku dagan oo lexdooda lexaad damestirneen oo iyuka dan isku maleyso inaa lisku laab laabey oo is weedineysid sidee ku noolyihiin lkn alx ilahey waxoo qofey waaye sidaas ee tahay nolol qurux badan ayee ku noolyihiin ciyaal neh wee heystaan oo dad lexadkooda qawo ayaa nolol qurux kula nool meesha dadka laku liido inta badan somalia waaye lkn somalia bas ma ahan wadamo kale wee yiraan sidaas ee tahay wee ku yartahay waayo wadamadaan kale dadka naafaha cadaalad badan ayaa la siiyaa waana lo guadaa qiimo badan neh waa la siiyaa lkn waxaan kala yaabey somalia oo 100 boqol muslim eh oo dad diin ku dashey ku so korey eh oo diinda fahansan ayaa arkeysaa sidoo ilahey u awuurey ama qadar oo ilahey u qorey ayee ku yees yeesayaan wlh waaba yaab Alx dada badan oo yutubero caan ayaa aqanaa mid waa mid isku aruurey asi dan oo gursi ku fadiyo sidaas ee tahay nolol qurxoon ku nool oo naagdiis si faraxsan kula nool iyo mid neh waxoo ku dashey gacmo la’aan iyo lugo la’aan sidaas ee tahay woo guursadey nolol qurxoon ayoo ku noolyahay ciyaal lexadkooda qawo ayoo daley dad badan ayoo diira galiyaa ciyaalkiis xadaa markee yar yarayeen waxee ku dihi yireen aabo adi gacmo iyo lugo ma heysadid sidaas tahay ani ayaa i dashey ani neh gacmo iyo lugo waan heystaa markaas ayoo ku dahay ani sidaas ilahey ayaa i sameeye adi neh sidaan ilahey ayaa ku sameeye sidaas ee tahay dawaasha neh waan ku barey anoo gacmo iyo lugo heysanin nin kaas neh waa nin caan oo gacmo iyo lugo heysanin sidaas ee tahay kumanaan qof ayoo maar kasto so hor istagaa sidoo u diira galiyo marka waxaan rajeyn lahaa somalida dadka naafanimada ku dacdey ama ee qadarda qabsadey ma ahan inee ku digdaan qof kasto wee ku dici kartaa wax kasto neh wee kuku dici karaan ilahey nolosha hano qurxiyo ilahey neh dib dad naku fiirsado nooma sahlo
Nin naagtisi kaga tagay xaald so wajahday naagta guursaty ban la yaaby .hdana ninka wxaas o dhan smeyey e leh i wad maxy thy ilowsha dhawaa ma umul baa .hdna naagtu guursady mxy kso wacnysey gabdha ! Al muhim Mahad o dhan illaahy baa leh o ku gargaary Alle wateen wehel ma doono
Disability isn't inability keep going sisters you guys are far much better than many out there.
Boqoradeyda farxiyo cadeey walee sidaa wx usoo tabiso naag Uso tabiso lama arkaayo faced ka roon❤❤
Alxm finally farxad ee nagu dhamate shekadi fartun Allah habarakeyo qoyski fartun❤❤❤
Maasha alaah abaayo ilaahey wuu kuu gargaarey iska jooji habaarka ilaahey wuu ka jaasinaa aduun ley noqota mise aaqiro ilaahey reerka haku barakeeyo xabiibti
Hooyo io walashaa Alle abaalkoda jano haka dhigo ninkaga io adina Alle ha idin xifdiyo abayo
Aamiin
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ❤👍
Hodan Saalax xitaa wey jirtaa oo Kenya jogto labada lug nafo ka tahay ilaahey haidin dhib dhaafo gabdhaha nafada ah ❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Alla Fartuuney ilaahay baa walaashaa kuu soo diray alxamdulilaah ilaahay hakuu daayo walaashaa iyo hooyo macaan noloshaada quruxda badan ilaahay hakuu siyaadsho alxamdulilaah
Samraa sadkiisa hela ha laysu naxariisto oo samirka ha lagu dadaalo allah dartii weynu liibaani doonaa insha allah
Habo fartun waxba ha habarin alle ayaa ka koriyay nabsiga madugobo lase ilmahaga ku tix gali alle haku barakeyo adiga ilmahaga iyo saygagaba dhaman famaligiina🥰🤲
Faratun Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲 abayo good 👍 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤝👏
Inshlh noo soosheeg markuu nabsiga helo😢😢😢
Abyo farxiyo lambarkaga ayan ubahanahy xagen kahela abyo
Wallaashay qaaliya Farxiya Cadey ❤❤❤❤❤
Abaayo ha habaarin illahey ayaa ka dhaqay alxd dheh xumaan xitaaa ha uqaadin illahey wa naxariis badane wyu ku nimceyay
Mansha allah Mansha allah dhamaan gabdhah naafadaa allah barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂 MAASHA'ALLAAH dhammaad farxad leh Ducada ALLAHA u aqbalo ALLAAHUMMA AAMEEN.
Waa run waa qader
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Farxiya Nooley Masha Allah
Abaayo farxiyo ilaahay hakuxifdiyo adigah iyo caruurtaadah sheekadaan xanuun waayeh fartuun ilaahay waxaan ugah baryaah sheekadeedah guul iney kudhamaato aan rajey naah kaasneh wax dambe in uudhalin
😊
Amin amin amin amin yarabi
Masha Allah waan ku farxay dhamaadka shekada❤❤
Wlhi qisooyinkaaga waa jeclhy saa inoogu sharxeesid lkin ereyada qaar Rer Somaliland ka mafahmyno hda nhyy ciyaal xamarr nafahnsii❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah jazakallah qer
Allahuma barik fartuneey illahey aya ku gargarey wlhi ❤❤❤❤
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
Masha allah
Masha allaha fartun horo usoco soudkaga iyo ilmahagana allaha ha kubarakeeiyo. ❤️🌹
Noloshaads waan ku farxay asagana waa udambaysaa
Manta anaa u horeyo wa ni salamey 🖐️
Sidokale Abyo ❤
Asc Alle ha siiyo ciimri dher hooyo mcn 🤲💯💞😘❤️
Ax sidan uga calool xumaday wllhi qisada fartuun lama qaliyasi karo from boorama
Farxiyo anigu naafo kuma a arko, ilahay amarki waxaan sawirtaa farxiyo inay dadka ugu dheerayso.
Masha allaah waa qiiroday walaahi abaayo Ilaahay hakuu saaidiyo nimcaday
Waaba nin eberkiisa ah caqli xumadi uu ugu gargaari waaye xaaskiisa ayuu qabaa!!!!!!!!!
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Haa waan fiirsada gabadha afrikaanka ah iyo ninkeeda
Hooyo macanto ❤❤ walkayan macanto ❤❤❤
Abayoy ha habarin illahey baba faraj ku fure iska cafi❤
Masha Allah ❤❤ wlhi waku farxay nolosha cusub sameystay fartuun ilhey ha isku barkeeyo carurutefa io ninkeda cusub dayuuska kwrn isku buuq markuu ku dhacay leyahay aan isku so labano cfimadka leysku jecelahay miyaa dhib markuu kugu dhaco leysma rabo ragga qaar somalida sas waye uqubo Allah kugu rido
Habo macney wad Ku mahadsantahay sida wacan nola wadagtay shekda ❤❤
M.a alle u gargaray ❤nin fa,ido malahn
Fartun abaayo iskacafi ilmahada abohod nabsi ayuukagalay
Masha Allah Allah ubarakeyo nolasheda fartun
❤❤❤ hooyo qiimo badan ayaa dhashay
Masha Allah sister fartun guulay so 🎉❤🎉🎉
iska dhaf alle ayaa kaa koryelay waxba ha habarin alxamdulilaah dheh
Masha.ahlla❤❤❤😅😅😅😅
Wallshey
Fartun
Ilahay fartun ha udnbi dafo
Fartuun miskiin waye nin hal habeen oo xanuunsaty kuu nixi waayey miyaad umurugooty furniinkiisa
Abaayo maskaxiyan qaladaad badan Ku sameeyay aqbashay sidaas keenesa in xadgudubkaas weyn la yaab la noqon
Saaa usaugayay Lee maanta❤
Maha allaah farxiyo qaali❤❤❤❤❤
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Fartuuney wnka yaabay qof fiican matihid ninka asaga lugaha maka jarin qadar alle kugu dhacday ina iska cafisa eheen markaasa waxa dhahday inuu lugaha ka go.a sugaa subxanallah illahey ka cabso walley ninkaas waxba kama sameynine xur uu uyahy inuu ka tago iyo inuu kula joogo ilmaha wuu kugugu biilay lacagta qeybatada wuku soceliyey dulmiga iska daa figradeyda ka hadlag asneh ma aqaani adneh kuma aqaani wlhi lkn alle ka cabsi haloo hadlo😢
Adi hdey kgu nici lehed San uma hadasheen wlhi qof malin aad ubahned ka tagay waliba ku jes jeesay iyado musqul ku jirto waaga ugu barye kaas mu wng ka ogyhy ama tu arosaa thy
Qof ado u baahan ka tagay bukanka kgu ncy samo kuma banaana
@@nuuranalka6083 walley idhageyso alle ka cabsi ma lohadla mise dumarnimo allha kacabsi hadii lohadlYo ciyalkisa wuu bilanayey ayada lcgteda wu uso celiyey asiga qalad malahan kum dhihin lkn iney dhahdo asneh lugaha muu ka go.o taas qLad weyn waye fiiri abyo asad xajio ninkii xabada ku dhuftay uu cafiyey ayada neh qof aan dhibateynin ee rabta in uu lugaha ka go.a
Alla xanuun badanaaa qisada fartuun yaa allah nolosha inta danbe farxad ugu dhamey mid kle ha habaarin dheera ama dhawaa way kasoo bixi nafsigaaga😢❤❤
Abayo farxiyo tawakal pin igu qabo 😊❤
Farhiya abyo naafo miyaa tahay Abyo mcn ❤❤❤
Manshallah ❤
Hbo fartuuney wax kugu dhacy qadr rapi haduu Alle uqadaro wuu ku dhacin .sixin wuu yelay lkn ha ku haparin Adi wlhi shekadada saan ula oyay Alx
Haaa 😢
SCW Masha Allah may Allah be upon us😊
Maansha Allah tabarakallah fartuun iyo farxiya hooyo mcn kuligiin Allah haydinbarakeeyo aamiin yaarabi seygaadanah qeyr Allah hasiiyo aamiin yaarabi ❤.
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Alxamdu
M.a allha ❤
Asc Walashen alx hadi alle ku gargaray. Cadey habarka ka da Wiilki hore e ad kala tagten.
Waa sax haniyadjabin
Ani ay uhorey❤❤❤❤
Manshalah ❤ thank you
Mashaalsh
Horta waa run dad badan wee jiraan oo jismikooda isku dagan oo lexdooda lexaad damestirneen oo iyuka dan isku maleyso inaa lisku laab laabey oo is weedineysid sidee ku noolyihiin lkn alx ilahey waxoo qofey waaye sidaas ee tahay nolol qurux badan ayee ku noolyihiin ciyaal neh wee heystaan oo dad lexadkooda qawo ayaa nolol qurux kula nool meesha dadka laku liido inta badan somalia waaye lkn somalia bas ma ahan wadamo kale wee yiraan sidaas ee tahay wee ku yartahay waayo wadamadaan kale dadka naafaha cadaalad badan ayaa la siiyaa waana lo guadaa qiimo badan neh waa la siiyaa lkn waxaan kala yaabey somalia oo 100 boqol muslim eh oo dad diin ku dashey ku so korey eh oo diinda fahansan ayaa arkeysaa sidoo ilahey u awuurey ama qadar oo ilahey u qorey ayee ku yees yeesayaan wlh waaba yaab Alx dada badan oo yutubero caan ayaa aqanaa mid waa mid isku aruurey asi dan oo gursi ku fadiyo sidaas ee tahay nolol qurxoon ku nool oo naagdiis si faraxsan kula nool iyo mid neh waxoo ku dashey gacmo la’aan iyo lugo la’aan sidaas ee tahay woo guursadey nolol qurxoon ayoo ku noolyahay ciyaal lexadkooda qawo ayoo daley dad badan ayoo diira galiyaa ciyaalkiis xadaa markee yar yarayeen waxee ku dihi yireen aabo adi gacmo iyo lugo ma heysadid sidaas tahay ani ayaa i dashey ani neh gacmo iyo lugo waan heystaa markaas ayoo ku dahay ani sidaas ilahey ayaa i sameeye adi neh sidaan ilahey ayaa ku sameeye sidaas ee tahay dawaasha neh waan ku barey anoo gacmo iyo lugo heysanin nin kaas neh waa nin caan oo gacmo iyo lugo heysanin sidaas ee tahay kumanaan qof ayoo maar kasto so hor istagaa sidoo u diira galiyo marka waxaan rajeyn lahaa somalida dadka naafanimada ku dacdey ama ee qadarda qabsadey ma ahan inee ku digdaan qof kasto wee ku dici kartaa wax kasto neh wee kuku dici karaan ilahey nolosha hano qurxiyo ilahey neh dib dad naku fiirsado nooma sahlo
Farxiyo tawakal ❤❤❤❤
Fartuun habaarka ma fiicno
Nin naagtisi kaga tagay xaald so wajahday naagta guursaty ban la yaaby .hdana ninka wxaas o dhan smeyey e leh i wad maxy thy ilowsha dhawaa ma umul baa .hdna naagtu guursady mxy kso wacnysey gabdha ! Al muhim Mahad o dhan illaahy baa leh o ku gargaary Alle wateen wehel ma doono
M.a m.a ❤❤❤❤ hoooyo mcn adn walashed m.a ❤ walhi nin rahed bey han ditey m.a alle ha isku barakeyo ❤❤❤ wwow
😂😂😂 kas waaba walan yahey iwad kula haaa bsinka ilowsha dhowa ma umul baaaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Ax wallaahi waa qiroodey naafanimadu waa qalbiga ee maaha xubnaha jidhka maanta waxaa jira dad laxaadkooda qaba oo aan waxba qabsan
Masha Allah ❤️💓❤️
Sug hadan dharka bilaabi karaaye😂😂
Scw scw
Team Farxiyo tawakal gabar yar iga xanuunsan igu soo duceeya😭
Ilhy hkucfiyo
Alle hku cafiyo
Alle ha ku cafiyo ❤
Allah ku cafiyo abyo
Allaah hku cafiyo aamin
Mashaallah walal waye
Bakaraha dadka Dulmigaa badan jooga saas u gubtaa
Alla khiyaano badanaa
Haa farxiyo gabadhaas African ah oo ninka cadaankaa qabo waan arkay mid waxaa jirtay labada gacmood ka go’an oo cadaan ah oo Hada ilmo dhashay waad yaabaysaa say wax u qabsato
Bakaro bilash ine lagubato ma moodin ani sida laiqiyamay caro kamida balayo hakugu dhacdo😢
😢😢😢😢😢😢😢😢
Wcs abayo
An a uhoreya❤😂
Masha Allah ❤😢
Alhamdullilah 💖
Allaha 😢😢
Wcs❤❤❤❤
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤😂😂😍😍😍
Alahu Agbar
ان مع العسر يسرا
Anaauhoreeyo 😂😂❤😢
Hhhh 😂
Wsc abayo mcn
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wcs
Bal damiirxumadiisa fiiri ninkii nacay shalay ayaa maanta rabo kulahaa diwada igeey dadka Markey casfimaadka qabaan waala rabaa 😅😅😅😅
Wcs abaayo macan