Woow hestan sida aan u radinayay wan dalay balse hada waba ku raxesanaya Qosolka ilkaha iyo Hadalkaan Qalbiga jirin Ragga Waa U Qoonsimoo Anna Qaadan Maayee Anna Qaadan Maayee Sawnigan Ku Qaaibay Qayrkaana Kaa Jecel Adiguna Qaloociyo.... Iska daa Qab Waynida Waa la is Qadariyaayee Waa la is Qadariyaaye Dhankastaba U Qaadoo Hadaad Qoonsi Badantahay Waxaaan kuugu xidhay Qayd Nabsi Qoorta kuu Sudhan Ilamaa Qiyaamaha Ilamaa Qiyaamaha Qalbi meel Qabsada iyo Indho Quudarada Jecel Ninna Quusan Maayee Qawlkaad i Yeeshaa Qawlkaad i Yeeshaa Wali dhiiga Qubayoo I Qaboobi waayee Anoo Qamar ku jecelbaad..... Igu Qaali noqotee Waa la is Qadariyaayee Waa la is Qadariyaa Dhankastaba u Qaadoo Hadaad Qoonsi Badantahay Waxaaan kuugu xidhay Qayd Nabsi Qoorta kuu Sudhan Ilamaa Qiyaamaha Ilamaa Qiyaamaha
❤❤❤❤❤❤ Waala Isqadariya Waleee Xasuus Waayo Waayo Ayaay Iigalisay LONG LIVE USTAAD Xaaji Kaash
Isku mid Baan nahy
Hilaadii 2013 Ayaan cajalad ku dhagaystay heestan kadib maan arkin balse qalbi meel qabsaday iyo indho quudarada jecel midna quusan maayo weeyi tan kale qoonkaad iyeeshaa sax ku tahay intaasa ka qaldan qoraalka
Waaw eesh calaa qaaci
Abwaanka magiciisa erayada iska leh ku dara waa cabdi iimaan xasan maxa idin diidey
Woow hestan sida aan u radinayay wan dalay balse hada waba ku raxesanaya
Qosolka ilkaha iyo
Hadalkaan Qalbiga jirin
Ragga Waa U Qoonsimoo
Anna Qaadan Maayee
Anna Qaadan Maayee
Sawnigan Ku Qaaibay
Qayrkaana Kaa Jecel
Adiguna Qaloociyo....
Iska daa Qab Waynida
Waa la is Qadariyaayee
Waa la is Qadariyaaye
Dhankastaba U Qaadoo
Hadaad Qoonsi Badantahay
Waxaaan kuugu xidhay Qayd
Nabsi Qoorta kuu Sudhan
Ilamaa Qiyaamaha
Ilamaa Qiyaamaha
Qalbi meel Qabsada iyo
Indho Quudarada Jecel
Ninna Quusan Maayee
Qawlkaad i Yeeshaa
Qawlkaad i Yeeshaa
Wali dhiiga Qubayoo
I Qaboobi waayee
Anoo Qamar ku jecelbaad.....
Igu Qaali noqotee
Waa la is Qadariyaayee
Waa la is Qadariyaa
Dhankastaba u Qaadoo
Hadaad Qoonsi Badantahay
Waxaaan kuugu xidhay Qayd
Nabsi Qoorta kuu Sudhan
Ilamaa Qiyaamaha
Ilamaa Qiyaamaha
Sxbkay axmed nuur oo kumagac dheer xaaji kaash
22 2 2022
Dawanoooya 😪
Waa lays qadiriya💔
Ax yaaa heeees xasuus igu qaaliya garaslay gacalo ayaan kusoo xasuustaa
War ileen xariir axmed heesta uu soo xaday😅
eshcalaa hees waxaan kusoo xasuustaa garaslay gacalo ninkii garan umbaa garan I miss garaslay gacalo
Anas cabdirizaaq macalin waa runa
Adeero qali heesa diiba aya u soo qaday
axyaaa Hees igu qaali ah
2019 yaa dawanaya
Xariir inu copy yahay hadad aragtay like isaar
Ax ax ax heestan waxan ku xasuusta magalo orda layidhahdo waayo waayo iyo bariga mirqaanka ishiidna waay hdna waay and UA-cam cawa dib buu iceliyaay
Hhhhh jinacsani miyaa
Ordo anigaa kulagaraya sxb magalada ordo
still iam here 4.3.2018
Wales qadiriyaa
waaaw hees jirta dheh
Best song
2006
waah waah
Oo xariir ahmed ayaa imka so qadaybee
5year ago baa la qaadayay
Wwwwwwwwwwwwwwww
😗😗😗😗💋💞adero axmed