DEG DEG SHIRQOOL AMA DHAC LACAGTI IMAARAATKA YAA QEYBSADAY HALKESA LA GEYAY BABNIGI WAABA LAGA BIXIY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 465

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA 2 роки тому +56

    deg dega lacagta looga soo saaray bangiga shaki weyn ayey dhalineysaa musuqii ayaa bilowday 💔😭💔😭😭💔😭💔💔

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 2 роки тому +3

      Run, musiqii baa bilowday! ma sugi kari waayey inta uu xafiiska uu lawareegayo! cajaayib!

    • @rumaanaahmed5574
      @rumaanaahmed5574 2 роки тому +1

      ua-cam.com/video/N_vwPDsJzwU/v-deo.html

    • @Amal_UK
      @Amal_UK 2 роки тому

      Aad aad

    • @AliHassan-yk5tn
      @AliHassan-yk5tn 2 роки тому

      Sheekh Allaah ka cabso imaaraadka way sheegatay waxayna tiri ciidanka ay tababarta qarashkooda wax hubso bankiga lagama bixinin ee imaaraadka waa in horta lagu wareejiyo ka dib aya go'aan gaartay in ay dowlada siisay bangigaa lagu celiyay ee dicaayadda dhaaf Allaah ka Carson waxbaa kaa guuxayo

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 2 роки тому

      @@AliHassan-yk5tn Emirates ku been bay sheegeen lacagtii ciidamada markii la xisaabiyey intaa way ka yarayd in badan. Ee waa lacag aye rabeen in ay qaraxyo iyo hawla kale ku fuliyaan. Caalamkana lacag aan sharciyeeysnayn lama soo gelin karo, lacagtaasna waxa la yiraahdaa (money loundry!). Lacagta boorsooyin bay ku jirtay diblamaadigsna lama socon oo dublamasiyada lama baadho. Lacatana way ka amuseen oo uma dacwoonin waayo waxay ogaayeen inay qalad ku jireen. Ilaa rooble yimid oo uu ku waashay aakhirkiina lab baxay. in loo cesho may ahayn ee waxay ahayd in sharciga la mariyo markaa ogaan la gaaro sida loo gelayo. Xasan sheekhna aad buu ugu degdegay oo isagoo afar cisho ka wareegtay waqtigii uu madax wayne noqday buu isagoon xafiiskiiba la wareegin uu hotel wax ku saxeexay. Taasi waxay soomaali tusinaysaa in xasan sheekh uu weli yahay nin corrupted ah oo musuqii weli wada. Soomaalina mala dambiyeey gashay oo badan baa Allaah ka gooynaya ,sidaa awgeed baa xasan sheekh Allaah mar kale ugu soon celiyey waa punishment aynu kasbanay! Sheekana been mac sheegin ee rutuu sheegay somalina runta ma jecla, lacagtaasna waa siday u baxday!

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 роки тому +11

    Illahay haka dhigo dowladdeena mid caadil ah, oo u wanaagsan dalka iyo dadka Soomaaliyed. Aamiin yaa allah. Jezaka allahu khayr Sheikh Mohamed Dulmidiid allaha ku xafido

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 роки тому +8

    Mashallah Shiikh, Jizakallh Kheyr Ducadada Allaha noo Aqbalo Amiin yaa rabi.

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 роки тому +8

    Shiikhow Kheyr Allah ku siiyee ma ilowday in ay dadkaan ku soo baxeen MUSUQMAASUQ sidee looga wacayaa MUSUQ MASUQ IYO LAALUUSH ISAGAABA KU YIMID

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 2 роки тому +2

    Mashaa alaah sheekhunaa
    Siwacan ayaad wax ugu sheegtay waa haday waxkuqaadanayaan xaqa alaha inawada waafajiyo Aamiin

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA 2 роки тому +11

    ala ciil badanaa dhicii iyo boobkii jaa mala baabay subxaannallaah 😭😭😭😭😭😭💔💔💔

    • @khadraabdirahman6791
      @khadraabdirahman6791 2 роки тому

      Dhaca iyo boobka muu maqnaa nafahàa la gato waxyaabo assasiinooyin iyo dad la waayayo.

    • @khadraabdirahman6791
      @khadraabdirahman6791 2 роки тому

      Somali mid qarsoodu wax u wada iyo cadaysta rajjo malleh allah barya ayaan idin dhihilahaa

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +16

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 роки тому +2

    Farmaajo ha nooloolaado guul iyo gobanimo 👍🤲💯🇸🇴

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 2 роки тому

    Doofaar abidkii ma daahiro xasan sheekh waa kii hore inoo soo maray inagaan dad ahayin allow sahal amuuraha 🤲🤲🇸🇴

  • @thebenevolencechannel3975
    @thebenevolencechannel3975 2 роки тому

    Subxaana alaah ma tug baa loo duceeya sheekhow, waa in aan wadankeena shartooda loga duceeya

  • @saida2003
    @saida2003 2 роки тому

    Jezakllakhayr Ustad Allaah ku shafroo Adunn iyo Akhiroo Ammiiin yaarab

  • @waayoarag6738
    @waayoarag6738 2 роки тому

    Dadka waa in la baraarujiyaa Thanks sheekhow

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 2 роки тому +12

    رب يحفظك ويكرمك يا شيخنا

  • @qm689
    @qm689 2 роки тому +10

    Aamiin Aamiin ya sh Dulmi diid always you fight with the Dulmi May Allah protect you and your family Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲you are a wiser man you are telling the truth SubhanAllah 😫🇨🇦🌹

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 роки тому +2

    Rooble baahane ayaa qaatey iyo kuwii la shaqeynaayey ee mid ay eedaan allah ha ugu dhig aamiin dhibkooda ayaga allah ha ku koobo aamiin

    • @ubaxali2985
      @ubaxali2985 2 роки тому

      Rooble uma baahno lacag walle taasna waa lawada ogyahay! Ujeediisa wuu gaaray inoow dhiso dowlad waana ku guuleestay 👏👏🙌🙌👌👌

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 2 роки тому

      @@ubaxali2985 muxuu ka dooney bankiga uu lacagta uga bixiyey taas ma qarin kartid ee aqliga ha shaqeeyo waa tuugo isbaheysatey ee allah umada ha ka qabto

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 2 роки тому

      Naayaaa aamus oixishood
      Rooble washaraf dhacay
      Caruur taaaa dhaanta tuug
      Damiinuu ahaa
      Xaarana kukoray
      Caruuryiisana kukoorsaday
      Adna Isagaoo kalaya tahay
      Akhiradaada qabiil hakaraacin

    • @ubaxali2985
      @ubaxali2985 2 роки тому

      @@leylahasan8352 urto qabil dilay aatahay ! Wax iska hubso koow kadib hadal nayaa ok….

    • @ubaxali2985
      @ubaxali2985 2 роки тому

      @@fartuunmohamed6081 Adiga maa live u arkaayay inoow kaso qaaday bank ga lacagta Mase fake news social media waaye warkaas hee! Adiga maa akhiro lagu so istaajina inoow wax aday arkaayay bal taas iisheeg sis?

  • @Hareedo
    @Hareedo 2 роки тому +22

    Somali musuq masuq wa mehradooda Allah soo hanuuniyo

  • @جاراللهمحمودبنعمرالزمخشري

    USTAAD HORAY USOCO GUULAYSO.

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 2 роки тому +1

    جمعة مباركة shacabku hadaanay xukaamta la xisaabtamin hawl wayn ayaa ku soo socota الله المستعان.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 роки тому

    Maasha Allah
    Jazaakallah kheyran sheekh Allah xaqa tuso
    Baraarujinta iyo iftiiminta xaqa halkaa nooga wad atleast waxan heysanaa dad caqli saliim ah iyo cilmi ba leh Alxamdulillah

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 роки тому +5

    Lagama aqbalo intaas aamiin yay ku hayaan weyna ka siidaraan war lacagtii baahane iyo xassan iyo sodon jir yaa kala qaybsaday

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 роки тому +2

    Anigu waa layaabagr arintaan ma runbaaa waayaabe hadii la sheego runta dad ka xanaaqaya ayaa jira walaal ma is dhihi kartaa farmaajo amin ayuu ahaa allaha xafido asaga iyo ilmihiisa iyo xaaskiisa waaridkiis amiiiiiiiin

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 роки тому +13

    War mooryaantan yaa naga qabto
    This is madness.
    Subhanallah سبحان الله

    • @rumaanaahmed5574
      @rumaanaahmed5574 2 роки тому

      ua-cam.com/video/N_vwPDsJzwU/v-deo.html

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 2 роки тому

      Yaasmin abdi@ warka faqashta waa dhamaatay ee aamus qax udiyaar grow

    • @yasminabdi5221
      @yasminabdi5221 2 роки тому +1

      @@AR-cx5yf Nacas ayaa kuyiri faqash ban ahay.. Tuugo mooryan ah oo is arursatay ayuu oo wadanku ka harsanlayahay.
      War DOONI MAYNO.

  • @عمرمحمد-م6ه9ض
    @عمرمحمد-م6ه9ض 2 роки тому +1

    والله يا شيخ كلامك صحح لي عقلي انا كنت اكره هذا الرئيس الصومالي بس بعد اليوم خلاص ما راح اكره لو شو ما صار راح فكر قبل ما اكره اصلا كره شيء حرام بس بعد الاشياء كنت اتاثر فيها بسرعه وكانت تخليني اكره بس الحين قاعد افكر من كلامك خلاص واحد لازم يصحى ادمى تاخر ان شاء الله بكره يصير عنا احلى حكومه

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 роки тому +2

    Acqliga Allaha ku daayo.Masha Allah.Cadowgeen ma yara.Ilaahow naga qabo cadow kasta.Aamiin Ilaahow dadkeena ka dhig kuwo wadaniyiina daacada wadankoda u dadalo cadowgoda fahmo.

  • @omaryounis6754
    @omaryounis6754 2 роки тому +6

    Madaxweyne lacagta bangiga ku celi dalka ku dhis, Ciidanka musharka u kordhi ama duugtii so celi durbo waxaan ku rajeyn hayaa dhaqankagii hore inaad badasho.

  • @danielostenberg7791
    @danielostenberg7791 2 роки тому

    Sheekh ha daadin, damacii dadka soomalida amaba afrikaanka waxa la dhaafsadaa shilimaad ayaamo la curo lakin waydanbaysaa nimcado insha allah ee dadka kula tali inay sinada ka dhowrsadaan hadii laga tagiwayana la iska illaliyo ajanabiga si aanay ugu faafin cuduro

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 роки тому +6

    Wasiirka amniga saw maahan 30 JIR 30 MILLION haysta????
    Waa inuu soo ceshedaa kharashkii kaga baxay dumistii dawladnimadii soo jirtay ee mudane Farmaajo.

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 роки тому

    ilahow aqliga u kordhihi madaxdena amiin sheikh

  • @dekadirir8728
    @dekadirir8728 2 роки тому

    Jazaakalaahu khayr walal

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 2 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @Aragsan.official
    @Aragsan.official 2 роки тому +2

    Sheikh nuune aniga adigaanba ku doortay Akhii adiga madaxwayne noo ah Maashaa Allaah ❤️❤️❤️❤️😉

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 2 роки тому +10

    Shikhow waxaasan arkayney markaa. Lahayn dalkii cadowgaa halagaqabto

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      NAA WAA WAA BEENTIIS, KAN SHEEKH MA AHA, SHEYDAANKA DOWLAD DIIDKA AH

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 2 роки тому +1

      @@iqlaasa6543 dameer bilaa aqli ah orod waxbaro Xamar dawlad kama jirtee wtf culumadii xataa qabiil lagu caynaa

  • @جاراللهمحمودبنعمرالزمخشري

    شيخنا الفاضل الكريم الفاضل اظال الله بقائك ومتعنا الله بظول عمرك، والله لقد فرحت بكلامك ماشاء الله تبارك الرحمن الرحيم.
    لقد أسمعت لو ناديت حيا ولكن لا حياء لمن تنادي.
    شيخنا بارك الله فيك وأكثر أمثالك.
    ( أدريس عبد رزاق يسلم عليك ).

  • @thebenevolencechannel3975
    @thebenevolencechannel3975 2 роки тому

    Dawladii hore adoonsi may doonayayn sii a Imaratis Yemen iyo dowlada islaam oo dhan bay baabiyeen, somaaliyeey alaah ha idiin naxariisto

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 2 роки тому +2

    Aamiin,,, Alle hanoohagaajiyo madaxda

  • @ubahubah333
    @ubahubah333 2 роки тому

    Dulmidiidoow illaahay khayr illaahay ha ku siiyo dulmiga wadanka ka taagan ee la rabin in la sheego in la sheego weeyi xasan sheekh horaa loo tijaabiyay dhacbadana wadanka ka gaystay farmaajana shantii sanadood luguhuu haystay

  • @AliHassan-yk5tn
    @AliHassan-yk5tn 2 роки тому

    Sheekh Allaha ka cabso dicaayadda dadban dhaaf lacagta bangigay taalaa wax hubso hadalkaada waa la qoraa

  • @yoonis2232
    @yoonis2232 2 роки тому

    Masha allah allah hakuu soyaadiyo cilmiga sheekhanaa

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 роки тому

    Maasha allaha isha ayaad ka riday oo waad fahamtay xaalada soomaaliya

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 2 роки тому

    Ilaahy hanaga qabto imaardka subhanallah sawkuwa na dhibay

  • @muhsanjama842
    @muhsanjama842 2 роки тому

    Masha Allah Cilmi iyo Caqli aya alle kusiiyey alle haku xafido shiikh ♥️

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 роки тому

    Xasanow xiligii xiligii ma aha waad bilowday you hore bay ugu darmatay xadidii hore candid cusub ku afur

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 роки тому

    May Allaha bless you shiikh 🙏🙏🙏🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴🙏

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 роки тому

    Xasan sheikh maxmuud iyo saciid c/llaahi Dani iyo baarlamaankii xasan sheikh doortay rabbi musiibooyin deg deg ah haku wada rido , allaha awoodda leh waxaan waydiisan in awsan halmidoo kamida raggaa nabad kugaarsiin 1da 6aad 2022 , idinkuna habaarka wada .
    Allow awoodaada wax kamida wada tus , allow kawada aargooso.
    illaa inay tawbadkeenaan mooyee .

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 роки тому

    Waa bilaabatay bismilaah ilaahey hanaga qabto musuq maasuq bilaabatay

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 2 роки тому

    Shekhe qoow waa dareemaa aqlicelin baad wadaa laakiin ..waligood.maqaadandoonaa.

  • @amranmohamed8512
    @amranmohamed8512 2 роки тому

    Alla ha kuxafido Amin

  • @ffqasim7214
    @ffqasim7214 2 роки тому

    Maasha allaah waanada mid anfacdo allow kashig

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 2 роки тому

    kkk subxanallah allah ha ugargaaro dalka iyo shacabka wbt

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 роки тому +6

    Haduu farmaajo saas teel ilaha kawaran qaylo waa la waalanlahaa

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 роки тому

      haa wey qeelin lahaayen tuugada lakin hada intey goori goor tahay lacagta Emirates haduu yiri wa idinku deeqay deg deg haloo keeno

  • @shukri4250
    @shukri4250 2 роки тому +1

    MW Xassan sh.maxamud 👑
    Guuuuuul iyo gobanimo 🌹❤️

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +1

    Asc walalahey chanelkeen soo booqda qeer Allaahsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏😍😍

  • @BakerZz
    @BakerZz 2 роки тому

    Mashaa allaah thanks bro

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 роки тому

    Shacabka Somaliyed Waa Ku Farxen Lacagta Loo Celiyy Emirates ❤️❤️❤️❤️❤️
    Sheikh Dulmi DiiD Waxan Umaleynaa Inay Reer Farmaajo Mahan Ku Soo Aruureen EE Wax Fahansii

    • @luulosman2196
      @luulosman2196 2 роки тому

      shacab kuma farxi karo gumad iyo gumeysi lkn dad qabyalad ba dadkii gashay qaarkood

    • @bestmayraaled8077
      @bestmayraaled8077 2 роки тому

      @@luulosman2196 I’m Sorry Abaayo Dumar Ka Uma Jawabi

    • @luulosman2196
      @luulosman2196 2 роки тому

      @@bestmayraaled8077 i am sorry to you too.ALLAH xaqa iyo wanaga hana fahansiiyo iyo in an wadanka lenahay.nina qabri ku raaci mayo in an tagernona maba oga,

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 роки тому +2

    Asc Ummada Somaaliyeed way ogayd in waxaan dhacaayaan oo xasan shiikh ay ka suurtoowdo horayna u arkeen. Xataa waxaa bilowday ga dha dhoofintii gabar baa noogu dhaaratay in walaasheed ay soo wacday oo tiri 200 ii soo dir sacuudiga laysku qaadaaya.Ya Allah

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 роки тому

      Iney u tahriibto iyo inay si sharci ah ku tagto keebaa fiican,
      tankale xasan shiikh wili xilkii laguma wareejin saxiixiisuna ma shemaqeeyon karo illaa uu kursiga ku fariisto,
      ninka hadda kyrsiga ku fadhiya ayaa wax laga weydiinayaa iyo raiszal wasaarahiisa

    • @shamsaabdulle5985
      @shamsaabdulle5985 2 роки тому

      @@sayidka6911 Asc qabiil baa madaxa kaa galay a aakhiradaada ha seegin xasan shiikh waxba ha u garbin wu la wareegay laakiin si fiican kursiga asagon ugu fariisan kan saxiixay ciidamada mareykanka waa asaga. Lacagta qofka saxiixay 9 ka malyuun in bank laga soo bixi yo waa asaga wayna kala qeybsaden. Waxa uu ku soo baxay musmaasuq iyo dhac qof walba waa ogyahay. Aniga qabiil waxba igama galin waxaa muhiim ii ah in aan dad shisheeye dalkeena qaato iyo dadkeena. Marka waligaa Allah ka cabso ha aakhrio seegin

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 роки тому

      @@shamsaabdulle5985 luuqad qabiil adiga ayaa ku hadalaya, anigu sharci ayaan kaala hadlay, madaxweynaha dalku ee saxiixiisu shaqeynayaa xiligaan waa farmaajo, wili xilkii laguma wareejin madaxweynaha cusub, rooble & farmaajo ayaa illaa hadda madax ah,
      Ciidamada mareykanka ee aad sheegeyso CID saxiixday majirto, waxeyna qeyb ka yihiin kuwii kumanaanka ahaa ee hore u joogay.

  • @shukrihanna6094
    @shukrihanna6094 2 роки тому

    Illahayow qeyrkusii sheekheena 💖💖💖

  • @Dekdmc-y1i
    @Dekdmc-y1i 2 роки тому +5

    Jummaq MOUBARAK

    • @HipaaqAhmet
      @HipaaqAhmet 2 роки тому

      🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @ruqiyafarahmaxamed2880
    @ruqiyafarahmaxamed2880 2 роки тому

    Alle ha Ku xafido

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 роки тому +2

    Markii horeba waxay ahaayeen tuugo isbaheysatey wixii dowlada loo burburinayaan in ay wax dhacaan waa tuugo aan dhagin ee allah umada soomaaliyeed ha ka dulqaado hana naga qabto aamiin waxa loo gubay hantida shacabka waa la isaga jeedinayey ee allah ha u gargaaro shacabka masaakiinta ah aamiin

  • @gacaloygacal3761
    @gacaloygacal3761 2 роки тому

    Soo duceeya. Rabi ha u gargaaro.

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 роки тому

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 роки тому +3

    Sheeqow haday lacag cusub Keenan way fiicnaanlahayd laakiin lacag tuuga ah oo Niman kii bixiyay may soo celin 30 jir 30 Milaan baa bixiyay dhurwaa Holborn ku raro

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 роки тому

    ASC asaxaabta jimca Mubarak. Sheeekh shalay meysolabankartaa may hadaba siyasiyinta wax jebkodagalay a solabana may may e wanadada alaah haku anfaco halba hanaqde insha alaah

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 2 роки тому

    Allaah ha ku hanuniyo,,,, din ayad ku qarabanaysa lakin matihid

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial6070 2 роки тому +2

    Madax wayne heenu wa farmaajo jumce Mubarak

  • @abukarnageye6510
    @abukarnageye6510 2 роки тому

    ASC SHEEKH EYGA MAANTA SHEEKHU RIBA AMA CABDI HERSI AYAAD U LUQAD EGTAHAY FUDEEDKA JOOJI

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 2 роки тому

    Aamiin yaarabi

  • @gstjg314
    @gstjg314 2 роки тому

    Walaaloow.wax.hubso.imaaraad.lacagta..isagaa.lahaa.xaqdaro.miyaad.rabtaa.bisinkee

  • @hawaumar8242
    @hawaumar8242 2 роки тому

    Mashaa allaah

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 роки тому

    Thanks SH DULMI DIID SHALAY A KU SHEEGAY 9.8 MILYAN XILBA LAMA WAREEJIN TUUG NIMIMADI A BILAAMATAY ROOBLE BAAHANE XOOGADISA U SI QAATAY

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 роки тому +1

      WAR WAA BEENAALE KAN SHEEKH MA AHA SHEYDAANKA DOWLAD DIIDKA AH

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 2 роки тому

      @@iqlaasa6543 shiikh a u qafee meeday xishood kadi

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 2 роки тому +2

    Carabka dowladii hore ayuu ku jabinayaa lakiin maoge in soomali oo dhan kubahdilantahay aduun kuna kusheekeysanayo ilaahay hanoo naxariisto wadani daacad ah naga dhigo

  • @shukri4250
    @shukri4250 2 роки тому

    Sh.maxamed kawaran lacagta
    qadar keeni jirtay dalka ma xalaaba iyadu
    ?????

  • @amranmohamed8512
    @amranmohamed8512 2 роки тому

    masha allah.

  • @faizahassen4725
    @faizahassen4725 2 роки тому

    Illaahay baa Og meeshay Uwadaan Weyse ku deg degeen Arinka Lacagta wixii Loo muda haraadi jiray maxoolo Raadinbaa mise dhac Cajiib

  • @Hoyga-macalin-walaayo
    @Hoyga-macalin-walaayo 2 роки тому +1

    Sheekhaw lacagtu ma ahayn mid dawlada lagu caawiyay ee waxay ahayd mid dawladi hore la islaha ku dumiya sida awgeed kuwii la baxay haday cunaan waxba nagama galin ee sida ogow dawlada wixii deeq ah ayaa ku waajiba in lagula xisaabtamo lacag xaaran ah oo niman gaar ah wateen hadii maanta ay dib ula baxeen dhib uma arko waxay rabaan ha ku sameeyan siday doonan ha u qaybsadan,waxase wangsn in dalka ay dib ugu celiyan

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 роки тому +1

    Doonfaar ma daahiro
    xasan sh Maxmud wa Doonfaar laga daba taliyo aan caqligiisa is. Tacmaalin Qabiilka na ku wayn yahay . Qof wanaagsan walaahi an in waligay cayn lkn qofka xun shacabkiisiiba waxay san Rabin la soo hortaagan wa xalaal in ad caayso oo habaarto

  • @presdentabdulqaadir448
    @presdentabdulqaadir448 2 роки тому

    Xeradii alle oodo ayaa oodan
    Weli dadki wadanka lahaa iyo dalkii way is waysan yihiin in sha allaah dhawaana way is heli

  • @talaseyabdi3503
    @talaseyabdi3503 2 роки тому

    Amiin ya Allah

  • @iftinjilal9524
    @iftinjilal9524 2 роки тому

    Warhoy dawladan ha ku mushquulin adigoo kalena waan naqaannaa waxaad rabtaa in aad mucaarad u sameysid ee jooji waxa aad wadid

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @shaimaali6330
    @shaimaali6330 2 роки тому +2

    😭😭😭 walaalkay runbadanaa waa sax ducadu waa muhiim ani waxaan qabaa in shacab xumo ina hayso

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 роки тому

    Shiiqow Taas Waa lakala goostay Waa miss ugu fududayd bank iga ku xigo soo daawo

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 роки тому

    جمعه مباركه

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 роки тому +1

    Lacagta dadkay larabeen ayay siiyeen ee kasoo horjeeday Farmajo.
    Lakin Xasan Sheekh Sidu amar u bixin karaa aan baarlamaakiisii laqaadan waa arin mooshin laga keeni karo iga taariikhi xilkana ku waayi karo

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 2 роки тому

    Shiikh dulmi diid Kheyr Allah ku siiyo waa ku sax in aad ka hadasho oo waxaa tahay wadani u damqanaaya wadanka iyo ummada. Dadka UA-camrka ka hadla yaan laga seexan wax kasta oo wadanka qalad lagaga galo waa in aan si isku soobni looga soo horjeeata waxyaabaha qaladka ah.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 роки тому

    Mashallah Run badana Dulmi diide sax wadamada Horay u maray waxay ka shaqeyan say isga horkeeni la'hayeen Dowlada iyo Shacabkeeda iyagoo Maal iyo Mood ku bixinaya ugana Dhex ugaarsan la'hayeen Wadsmada Aaminsan Laa'lushka Yar Ee Jeebka loo Geliyo Madaxdoda sida Kuwa Hurda Ee Afrika iyo Laatiin Ameerika Dabcan Aasiya sidoo kale lakiin waxa ugu liita Afrika waa Dad iska Hurda intii Aduunka lagu Beeray Dhibka Gaarana ma' xaliyaan ilaa Ciyaalkodu Derbi Jiif noqdeen Oo Dalalkooda loogu Geeyo Daraagis Dhexdoodana laysku Diro si Aanay horay ugu Socon Oo ay utaagnadan Markay dhashen waayo Afrikaan Oo Dhan waa qaawan yihiin, Doomay Saaran yihiin Dhulkooduna Waa QANI bal tusaale Somaliya waxa ku Filan Dalkooda haday beertaan Oo Abaar iyo Doog ku Dadaalan Say u Heli'lahayeen Biyo, lskiin Gacmaha u Laaban Aduunku hanala soo gaaro Macaawino 🤣🤣🤣.

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 2 роки тому +3

    Allahay ha toosiyo dawladeena iyo dalkeen

  • @dagandumar829
    @dagandumar829 2 роки тому +3

    Ciil badanaa wali isagoon la wareegin xafiiskii buu lacagtii bixiyey

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 роки тому

      Farmajo aa lagu bahdilaa waxa loo sheegay inuu ku qaldan yahay inuu lacag dowlad kale leedahay dhacay loona celiyo emirateka si loo saxo qaladki uu kaligii taliyaha farmajo

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 роки тому

      Waxna kama qaba karo waqtigisa waa dhacay waa lagu bahdilaa wakiba waxa dhiman fahad yasin oo maxkamad la geeyo

  • @BAASHEBULZHAWI
    @BAASHEBULZHAWI 2 роки тому +2

    RW Rooble inuu waxbadan lacagtaasi qaatay ayaan umalaynayaa!

  • @Umuyaha6866
    @Umuyaha6866 2 роки тому +3

    Subxaan allaah 😭😭😭😭

  • @raiizahassan2303
    @raiizahassan2303 2 роки тому +2

    Ilaah ha so hanuuniyo

  • @luulabdi6273
    @luulabdi6273 2 роки тому

    Amiin

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 роки тому

    Ya celin sheikh Roble iyo team kisi macelineyan caranta wey kubaratan

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 2 роки тому +5

    Meesha oo dhan waxa qabsaday daneysto oodhan alaha soo hadeeyo

  • @cabdinoor1026
    @cabdinoor1026 2 роки тому +1

    Jecliyaa xasan sheikh dharag saaxib yaxaas afar sano baahnaay oo hada wabiga biyo keenly waxaad aragto daf ee liq

  • @mohamedc.rahman1596
    @mohamedc.rahman1596 2 роки тому

    Dowladaan khayr kamasoo socdee allow namooti sharteeda

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 роки тому

    Allah ayaa noo maciin ah

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 2 роки тому

    Ameen yarabi🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 роки тому +4

    Bankigii laguma celin xagee la geeyay haloo sheego shacabka 4 sano bay taalay 4 bari baa la qaatay

  • @farxiyoisaaqcabdi532
    @farxiyoisaaqcabdi532 2 роки тому

    allaha xaqa hatuso wadankeenana allaha noo xafido