Paypal Lacag Malaguugu Soo Diri Kara Somalia Adigo Jooga | Xog Muhiima

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Muuqalkan waxa aynu ku eegi doona hadii aalada paypal la adeegsan karo iyado la joogo deeganada somalida ama somalia. Waxa aynu eegi doona Paypal inu ka shaqaynaayo deeganada somalida, kadibna waxa aynu eegi doona mida ugu muhiimsan oo ah qof deeganadena somalida jooga ama somalia paypal lacag miyaa looguso diri kara, isagana lacag maka diri karaa.
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Blogeena: article.somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    Sidee Loo Helaa VPN Free ah (Muuqal Dhamaystiran) • Sidee Loo Helaa VPN Fr...
    Sidee Loo Samaystaa Paypal Account | Qaabka Amnigiisa Loo Sugo.(MUUQAL DHAMAYSTIRAN) • Sidee Loo Samaystaa Pa...
    Sidee Loogu Xidhaa Mastercard Paypal Account | Bangiyada Internationalka Ah ee Deeganada Soomalida • Sidee Loogu Xidhaa Mas...
    Sidee MasterCard Lacag LooGa Diraa Internetka.Adigana Lagugu Soo Diraa. Kamaaran Paypal • Sidee MasterCard Lacag...
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- hel 81% qiimo dhimis ah website-kaga 1aad ee aad samaysanayso ---- ★
    ☑ www.hostg.xyz/...

КОМЕНТАРІ • 88

  • @cadde908
    @cadde908 Місяць тому +4

    Masha Allah Allaha Ku barakeeyo sxb runtaan kugu jeclahay ❤❤

  • @maxamuud24
    @maxamuud24 Місяць тому +3

    Mahadsanid ustad, qof aan ku kalsoonahy mowduucisa tahaay❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому +1

      Adiga mudan walal, waanan bogaadinaya wll inta aad inagu kalsoon tahay.

  • @maahiryare114
    @maahiryare114 Місяць тому +1

    Aad ayaa umahadsantahay sxp waan kuwarersanaa lkn hadda wax ayaa iga fahansiisay thnks kun jeer👍👍👍

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Hayeh wll, adiga mudan in badan 👍🏾

  • @AhmedMastari
    @AhmedMastari Місяць тому

    Mahadsanid walaal ❤ Jazakalaah

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Місяць тому

    MASHA ALLAH ❤❤

  • @Aidarus369
    @Aidarus369 23 дні тому +1

    Mashallah

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 9 днів тому

    ustaad lacagta cypto hadaan ubadalo oon binance ama trust wallet kula baxo kawran paypal iyo shuruudaheeduba hayskatagaganbe

  • @indhacasejifom
    @indhacasejifom Місяць тому +1

    waa sidaa libaax Ayuu saxkuyahay

  • @abdifatahdekabdi8191
    @abdifatahdekabdi8191 Місяць тому

    mahadsanid saaxiib🎉

  • @SacadiyoDahir
    @SacadiyoDahir 26 днів тому +1

    ❤❤❤ 1:34

  • @MGarboole
    @MGarboole Місяць тому +1

    Mahadsnid wll mohamed

  • @AbdiAhmadMahamad
    @AbdiAhmadMahamad Місяць тому +2

    Zxp peypal wuu ihagaagi
    wayay sidee usa meyaa❤❤❤

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Daawo muuqalkan wll:
      ua-cam.com/video/u8VVGj4EEWI/v-deo.html

  • @indhacasejifom
    @indhacasejifom Місяць тому +1

    okay Runta lagu madhintee walaga naxaa

  • @TuuboRaac
    @TuuboRaac Місяць тому +1

    Ustaad waxaan ka hadley in la sameysan karo adigoo somalia jooga VPN ku isticmalaya arinkasi waan kula qatey mida kale lacag ayaan ku diray anigoo somalia jooga waana la igu soo diray waafi mastercadr waan ku xidhay ma ogi inay hadhow iga xidhi doonan accoun paypal ustaad incha Alah waynu eegi

  • @abdirazakosman5018
    @abdirazakosman5018 28 днів тому

    Asc mudane aniga paypal wan samaystay waxana joga mozembique ee waxan ku weydiin paypal personal account ban ka dhigaye ma wax caqabad ah ban kala kulmi kara xaga lacag dirista iyo lacag helida labadaba midkeese fiican paypal personal account iyo business account mahadsanid zxp 🙏🙏

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 Місяць тому +1

    Aniga kenya baan dhawaan tahay marka lacagta waxay igu siiyaan mpesa (qaab sida evc oo kale ah) bilaa sharuud

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waan ku fahmay wll, hase yeeshe xogta aad iishegtay siday ula xidhiidha muuqalka wll. Ifahansi xogtan iyo muuqalka xidhiidhka ay leeyihiin

    • @Mohamedibraahim144
      @Mohamedibraahim144 Місяць тому

      @@SomaliTech0 kuma fahmin see camal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      waxa aan ujeeda wll xogta aad ila wadaagtay sidee ayay muuqalka u khusaysa. hadan si kale kuu idhaahdo lacagta ay ku siiyan xagay ka timaada wll

  • @Hawraarofficial2
    @Hawraarofficial2 Місяць тому +2

    80k COMMINSOON I.a

  • @user-pr7xp9ve5o
    @user-pr7xp9ve5o 29 днів тому

    Markii hore inaad lacagta dirto waa la ogolaaa laakiin mudooyinkii ugu dambeeyey waalaga xidhay

  • @UbahMoha-x7f
    @UbahMoha-x7f Місяць тому +1

    Hal,arnin,macquulah.dahashiil.aduunka.mel.walbo.weykutalaa.marka.hadii.lagasamesto.loma.malenkara.qofkas.inu somalayi.inujoga.wayo.shirkadaad.waa.caan.adunka.dhan.weydagtay

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      waxa jira wll bangi kasta wadan laga leeyahay oo uu kasoo jeedo, dahabshiil bangigiisa waxa uu kaso jeeda somaliland oo kamida deeganada somalida, deeganada somalidana paypal waa laga xidhay, sababtaas awgeed paypal waa ay arkaysa bangiga inu yahay mid halkaas ah. sababtaas awgeed ayaana lacagta paypal loogala bixi karin dahabshiil

    • @outworldbeuty
      @outworldbeuty Місяць тому

      Exchange Hadid Aan isticmaalo kawaran

  • @MaxamedAxmed-gv3es
    @MaxamedAxmed-gv3es Місяць тому

    Zxp lacagta Paypalka iigu jirta xagee kulabaxaa

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b Місяць тому

    Boyner😮

  • @amzing2652
    @amzing2652 Місяць тому +1

    wadankeena aad sheegaysaa muxuu ahaa maxayse tahay somalia dan aad nala hor ordayso??

  • @cocomale
    @cocomale Місяць тому +1

    Wll adiga oo joogta Sweden ma Laga sameyn karaa PayPal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Haa wll, paypal waa laga Samayn kara sweden

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye 28 днів тому

    Kenya waa ka shaqeeyaa

  • @tdm_scott
    @tdm_scott Місяць тому

    aadban ugu niyad jabay macluumadka aad isiisay waayo waxan ahay qof sugaaye lacag, lacag taasna ay iigu soo dhaceysay paypal, wlhi waxn sameeyo ma aqaan. waxay ahaataba waxad tahay qof an ku kalsoonahay information ka uu nooso gudbiyo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому +1

      Waan dareemi karaa wll, waxase aynu ku khasbanhy in aynu aqbalno xaqiiqada wll

  • @abdullahimoktar9953
    @abdullahimoktar9953 Місяць тому

    Ustad,Payoneer Bank ka wran soomali so Kama shaqeeyo lacag so layma so diri karo bankiyada soomali so kalama bixi karo kasoo hadal adoo raali ah, mahadsnd

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Haa wll, payoneer hadii aan hada wax laga badalin waa uu ka shaqaynaya somalia, lacagna waa laguso dirayay waadna kala baxaysay. Balse waan eegi doona, i.a muuqalna waan kaso samayn doona wll

  • @SaalimoAk
    @SaalimoAk Місяць тому

    ustaad sidee lacag ugu shubaa inaan online wax kaga ibsado rabaa master card hadan ku shubo blance paypalka 0.00 Ayuu igu leyhy inaad iso jawabto rajynaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Su’aalshada wll si wanaagsan uma fahmin, hadii aad ubaahan tahay inan kaa caawiyo, waxa aad igala soo xidhiidha whatsapo numberka yaala muuqalka qaybtiisa hoose wll

  • @UbahMoha-x7f
    @UbahMoha-x7f Місяць тому

    Aniga shiika waxaan saray Dahab shiil.hadii.magacyada.lasaxo.karkana.Dahbshiil.lagadhigo.akonkas.lacag.weysogaleysaa

  • @cadde908
    @cadde908 Місяць тому

    Wll PayPal mala hadli karnaa oo codsi ma u dirsan karnaa si ay noogu so fasaxdeen inagoo community ah ma suurtagalbaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому +1

      waa la samayn karaa wll se waxba badali mayso maadama aynu la qabno wadamada kale ee africa

  • @HamzeMuztafe
    @HamzeMuztafe Місяць тому

    Maxamed wad mahad santahay lkn zxp lanbr what's up kaga isii noh aad wax i fahan sii side

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waakan wll Whatsappka: +252657917414

  • @Ayanidil.
    @Ayanidil. Місяць тому

    Wll tiktok leh creativity programl leh oo Germany lga soo sameeye lacag aan ka sameeye paypal mkula bixi karaaa anoo soomalia

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому +1

      Muuqalka daawo wll, Tiktok lacag waad ka samayn karta, sido kale paypal waad kula bixi karta. hase yeeshe adiga oo somalia jooga si aad u ogaato inad paypal kula bixi karto lacagta daawo muuqalka. sababta aan kuu leeyahay daaw muuqalka waxa weeye wll jawaabta su'aalshada maaha mid haa iyo maya kaliya ubaahan. inad waxyaabo dhowra ogaato ayad ubaahan tahay, waxyaabahana muuqalka dhexdiisa ayan ku tilmaamay

  • @amalali-yo1yz
    @amalali-yo1yz Місяць тому

    Wll Telegaramkaga noo soo dhig Appkii Hideout aanu lcgta ka sameyeee😢😮

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waan soo dhigay wll, waa uu yaala linkiga websiteka hideout telegram channelkeena. Linkiga telegram channelkeena waakan isagana: t.me/somalitech0

  • @cocomale
    @cocomale Місяць тому

    Hadda waxaa Ku jiraan bilaha fasaxay oo waxaa joogaa Somalia iyadane malaga suubi karaa PayPal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waa laga samayn kara paypal adiga oo jooga somalia wll, balse qaabka looga samaynaayo muuqalka dhexdiisa ayan ku tilmaamay

  • @HubaalMedia308
    @HubaalMedia308 Місяць тому

    Lama quus gooyo waligaa
    Xal waala geli karaa ustd
    Hadad paypal samyaatay
    Laba qaaba waaloga saaraa
    Aan ahayj xitaa credit cardka

    • @qalinhage
      @qalinhage Місяць тому

      Nala wadaag wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waxa jira wll wax rasmi ama official ah iyo wax aan official ahayn, kaliya sida rasmiga ah ee lacagta looga saaro waa mida aan muuqalka kaga hadlay.
      Mana jiro qaab kale oo sax ah oo lacag aad ugala bixi karto paypal adigo jooga deegamada somalida.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Sababta aan muuqalka kuula wadaagay waa in aad wax fahanto, ee maaha qof waliba waxa uu sheego inad eegto. Mar kale daawo muuqalka, si aad uga gudubto inad marwalba qof waxa uu leeyahay inad eegto

    • @diriyedugaalofficial2007
      @diriyedugaalofficial2007 Місяць тому

      Ano somaliya joga lacag laigusodiray wana diray iyo idinma shaqenayo se wax uwada

  • @xiinkeyxajji2120
    @xiinkeyxajji2120 Місяць тому

    Anigoo somali joogo oo aan server isticmaalo Facebook Payal ma ku xiran karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Haa wll, hadii aad facebook server u adeegsato, facebook lacag waad ka samayn karta. Paypal waad ku xidhan karta. Waxase muhiima muuqalka inad fahanto sida aad paypal u adeegsan karto hadad wadanka joogto

  • @ibraahimhuseen1923
    @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

    Sxby mastercard PayPal France hada ka dalbado tiktok malagu xeran karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Haa wll, waad ku xidhan karta. Sido kale paypal account france ah hadad adeegsanayso isaga laftarkisa ayad tiktok lacag kaga samayn karta. Waxasw muhiima tiktok si aad lacagta uga samayso in akoonka tiktok ah ee aad adeegsanayso in laga sameeyay wadan tiktok lacag looga samayn karo

    • @ibraahimhuseen1923
      @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

      Wlhi wa iga far xisay sido kle allah ha kaa farxiyo

    • @ibraahimhuseen1923
      @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

      Sxb su.aasheyda badan hala ya bin inter netka ina wax ka barto aya rabaa marka kaarka nambar kisa marka ku xerayo gmail miyu iweydiinaa mese nambar ka kaarka lee aya galinaa isheg

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      waxa aad galinaysa wll kaadhka numberkisa hadii aad ujeedo kaadhadhka sida mastercard oo kale. waxba gmail kaagama baahna

  • @ibraahimhuseen1923
    @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

    Nambar kaga mahayo wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waxa uu whatsapp numberkena yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee descriptionka wll

  • @ibraahimhuseen1923
    @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

    Sxb jwb iga sii fahfahin

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Maxan jawaab kaa siiya wll?

    • @ibraahimhuseen1923
      @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

      Mastercard PayPal France hada ka dalbado tiktok lacag maku dirsan karaa Mastercard PayPal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Sawniga kaaga soo jawaabay wll, fariintada kale ee comment-ga ah ee

    • @ibraahimhuseen1923
      @ibraahimhuseen1923 Місяць тому

      PayPal account hada la heyn lkn card kisa hada helo tiktok malagu xeran karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      haa wll

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Місяць тому

    Payoneer maku xiran karaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Paypal kuma xidhan kartid payoneer wll

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Місяць тому

      @@SomaliTech0 dad ayaan arkay oo dhahaayo waa lagu xidhan karaa gaar ahaan Gelle bashiir ayaan ka maqlay UA-camrkaas wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      sida aan xogaha internetka ku jira ku helaayo wll lagulama bixi karo lacagta paypal ku jirta payoneer. hadii aad rabto xogta rasmiga ah google garee wll. qofki ku dhaho waa lagula bixi karana waxa aad waydiisa cadaymo inu ku tusiyo haduu awoodo ama inu kuu sheego qof kula bixi kara

    • @MotivationRight1
      @MotivationRight1 Місяць тому

      @@SomaliTech0 wll PayPal to payoneer kama wado card payoneer ayaad ku xiraneysaa markaas waad kula bixi kartaa waxaan arkay yar UA-camr ah oo Somalia joogo oo lacagta kula baxay payoneer Card keeda waxaa ugu Qoran UA-cam tutorials muhiim waxaan kaloo ka arkay markaan ay ugu Qoran tahay Yaasirmarketer

  • @mowlitdahir10
    @mowlitdahir10 Місяць тому

    First comment 😂😂😂😂

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Місяць тому

    Somaliland taada ku faan ustaad maxay tahay Somalia dan Aad afka uun ku haysaa!!!!

    • @C.O.A-e5m
      @C.O.A-e5m Місяць тому

      somaliland intee kutaal😂

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 28 днів тому

      @@C.O.A-e5m siilki hooyada Kala qabo oo ka dhex eeg waaya dhanka midig kaga taale💔😂

  • @MaxamedZilva
    @MaxamedZilva Місяць тому

    Meela lacag ka sameeyo ii sheega 👋🫲

    • @user-fm1yh8sc6h
      @user-fm1yh8sc6h Місяць тому +1

      Sxp si aad lacag u samayso waxaad u baahanahay inad shaqo qabato. Ma jirto meel dunida si fudud lacag lagu helo.
      Baro xirfad aad aaminsantahay inad ku fiicnaan karto ka dibna shaqo ku raadi

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  Місяць тому

      Waxa aynu wadaagi doona wll dhawaan fursadaha ka banaan internetka ee ay suurogalka tahay in lacag lagu sameeyo

    • @MaxamedZilva
      @MaxamedZilva Місяць тому

      @@SomaliTech0 website ma jiraan miya awoowe

  • @mucjisada_youtube
    @mucjisada_youtube Місяць тому

    dagaal ka dhex
    qarxay mr qalam iyo sulthan ila daawo
    ua-cam.com/video/yrYxTAuGFBU/v-deo.htmlsi=KXsmQRr0-jcKW8pp