Wasiirka Somaliland Ee Cimaamadu Ka Dhacday iyo Hablaha Yaa u Gar-Naqaaya ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV UA-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

КОМЕНТАРІ • 23

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 роки тому

    Sifiican ayaa u hadasheen alle khayr haka dhigo insha allaah

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 роки тому

    Wasiirka qorahayenta cumaamadii baa ka dhacday subxaana Allah

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 2 роки тому

    Waa run wasiirka arintaa waa uu kufashilmay

  • @jimaleibrahim8704
    @jimaleibrahim8704 2 роки тому

    Hay,adaa iyo ragii ku tuugsanayay,Wasiikaa iyo dhamaan dawlada S/Landba way na ceebeeyeen odayaduna way saxsan yihiin.

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 2 роки тому

    Wasiir Maheee waas neeef

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 роки тому +1

    Ilaahay meel baas ku gee waa saacatul ijaabee. Adigaa xumaan iyo fitno raadinaya. Ciyaal kamarado iibsaday baa wadankii iyo ummadiiba waalay

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 роки тому

    Wasiirka maadaa cumaamada ka ridaya oo uu kuu shaqeeyaa waa wasiirka ugu daacadsan somaliland

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi 2 роки тому

    Thanks

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 2 роки тому

    waa qof ceebeyn. wasiirku sawirka ma amrin mana qaadin ee maxaad wax uga qaban weydey weeye hadalkoodu. iyagu ma ina leeyhihiin dawladii baanu u dacwoonay. waa maya.

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Рік тому

    Waa beenta daaya.wadani siyaasdii waxaya la gadhaya dumarkii waa wadani ma tihida wadana qabada baa tihiina illaahay gacan bira haydina qabto insha.allah ciro xirsi

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 2 роки тому

    Wasiirka reerka xooga ha ulaabo hadu nasab yahay

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 2 роки тому

    dadkii waday hay ada sawirka qaaday oo reer somaliland ah bay ahayd in dacwad ka gudbiyaan. hadayse noqonweydey waxay ahayd inay wasiirka waydiiyaan hadalkiisa halkuu u dhacayo oo ka gun gaadhaan. nothing to do with this guyz for what they talking about.

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 2 роки тому

    Waar wasiirka ha ku meeraysaninee shaqo kale doonta oo cidii ka danbaysay doo ta

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Waxa kale Ood sheegtaa inaanu nahay laba hablood oo deegnkaya maraya o socoto ah ay 9askari ay kufsadeen ragii.dawladii.xumayd KU.khasbay goobtii lagu toogto meelkalana aanweliba lagu.toogan sagaalkii.ti balay.cabane ayay ka taagan my

  • @abdigaaf5462
    @abdigaaf5462 2 роки тому

    Waxay ku taala xaable

  • @ahmedcabdirisaaq6539
    @ahmedcabdirisaaq6539 2 роки тому +1

    Gedebis xagee ku taala waa gobolkee?

  • @idirizjackzon9181
    @idirizjackzon9181 2 роки тому

    😂😂😂😂😂

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 2 роки тому

    Horyaal tv waa inlaga saara saaxada Somaliland waa beenalayaL. Hay'ada la eedaynayey waa la caddeyey in been laga faafiyey oo baraha bulshada lagu faafiyey