AX GABAR JECLA DARTEDA LA IXABADEYEY CIIL DARTI TAHRIB UGALAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #Subscribe #Like #Share

КОМЕНТАРІ • 195

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +43

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😎

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +43

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +89

    Inta caafimaad ku daawaneyso like 👍 dhac kusii I'm somali 🇸🇴 and I support Palestine 🇵🇸

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +77

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 Місяць тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim ❤️ 🥰 ♥️

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 10 місяців тому +30

    🥺🥺🥺} ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @rahayruunruun1605
      @rahayruunruun1605 10 місяців тому +3

      wll.allah.bari.o.tasbixda.badi.inshallah wad kabixi

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 10 місяців тому +2

      Istaqfàarta waxaa lagu helaa risiq allah subxaana watacaalaa haku siiyo caafimaaaf taaam ah risiq waasic ah

    • @ubahyusuf9629
      @ubahyusuf9629 10 місяців тому +1

      Ascwr wb wll allaah ha kaa saaro duruuftan 😢🎉 umadiisana ha kuu qasbo

    • @boksiiyebashir5065
      @boksiiyebashir5065 9 місяців тому

      Wll dhib walbo ku Gari waxa ka weyn kan naftaada kagasho waayo qaladka quusta watan naftaada kasho hos ufiiri naftaada

  • @Abucubayda-1
    @Abucubayda-1 10 місяців тому +5

    Wll aynu kusalino habiibkeni mohamed ahaa scw scw scw scw🥰🥰🥰🥰

    • @sadiyohassan6278
      @sadiyohassan6278 10 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalim 😍 ♥️ ❤️ 😍 ♥️

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +19

    Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo Wax walbo indhaha aan ka dawano ma isku raacne

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 10 місяців тому +26

    Neo hadaan somali nahay jacayl manaqaane money is the very important 😂
    Aboowe markaas waxano Kle wxn dhahnaa xiiso 😂

  • @AbdirahmanShaadhay
    @AbdirahmanShaadhay 10 місяців тому +3

    Walaahi ninka so celiyey wiilasha ee waliba diiday lacag inuu qaato ilaahay swt agtiisa jano ayaa u taala hooyoyinkii murugsanaa wu ka farxiyey. Gabadh aan walaalo nahay aya dhawan tahriibtay cid naga caawisay ma jirto alle ha u gargaaro iyadana. Ilaahay magafayasha ha madhiyo😢 nin wanagsan weye ninkaas caruurta so celiyey waa geesi walahi❤

  • @nalkapharah
    @nalkapharah 10 місяців тому +6

    RIDHWAAN SHAQO AAN SHAQADAADII AHAYN AYAAD GASHAYE SEEWAAYE

  • @NafisoCali-qt8zm
    @NafisoCali-qt8zm 29 днів тому

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 10 місяців тому +10

    Xidhiidh jaceyl haduuba family gabadha rerku kugu farax sanayn uga hadh sikastoo ad ujeceshahay jaceylkaa katanasul ❤❤ edoyinka qar sida xayawanka kula dhaqmayan runtii

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 10 місяців тому +10

    Wlhi anigoo warkiisa dhagaysanaayo ayaan cunaayay cashadaan karsaday 18sano ayaan jiko ku jiraa oon cuntadayda karsadaa ma gabar baaa ii kariso markaasuu leeyahay sidii dumarkii camal jiko lay gelin jiray anaga ma dumar baan nahay in lagu dilo ayay ahayd

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂

    • @Micromoments-K
      @Micromoments-K 10 місяців тому +1

      😂😂😂 bro you are legend wallahi commentigada wuu iga qosliyey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 10 місяців тому +5

    Intaa uu marayba waan maray lkn alle waa igu guuleeyey dhibkaa kabadan baan maray aan larumaysan karin

  • @koki505
    @koki505 10 місяців тому +6

    waana la xaday ku qoslay wlhi😂😂😂😂😂

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 10 місяців тому +11

    Proplemka Famliygu Anuu Hada I Haystaa Wlhy😢
    Waa Culusyada Ama Caqabadaha Nolosha Kuwa Ugu Adag Runtii Wax Kasta Waad Usamirtaa Ama Udulqaadataa Se Taas Uma Dulqaadan Kartid
    Hada Saacadu Waa 12:30 Am Habeenimo Wlhy Kaabada Guriga Ee Debada Ayaaan Ciil La Fadhiyaaa😭😭😭
    Dhawaana Wlhy Dunidaba Waan Uga Amba Baxayaaa😢😢😢
    Ciil & Cidhiidh Ay Sabab Tay Aabo La'aan😢😢😢
    Raxmaanku Hakuu Naxariisto Aabo😢😢😭😭

    • @missAmerica-cx3lz
      @missAmerica-cx3lz 10 місяців тому +3

      Subxanallah bro Ilaahay unoqo laba rakaco tuko kadibna Ilaahay bari Ilaahay Wu kaa aqbalaa tedakale istiqfaar ta iyo saliga nabiga badso

    • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
      @Mustafe_Mohamed_Cabdi 10 місяців тому +1

      @@missAmerica-cx3lz Wax Waxalba Waad U Adaysan Kartaa Runtii Lakiinse Ciil Iyo Cidhiidh Joogto Ah Uma Adkaysan Karaysid😢

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 10 місяців тому +1

      ​@@Mustafe_Mohamed_CabdiIska tak walaal meeshi lagu dhiboodo wa laga tagaa we ha is dilin Allah dhulka wuu balaariyey

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 10 місяців тому +2

      Asc bro musdhafa waxaan waa laga baxayaa culees walba fudeed ayaa ka dambeeya samirka badi bro

    • @fahandeeq4962
      @fahandeeq4962 10 місяців тому +1

      Aboowe pls wax walba oo jira naftadada wax dhib ma ugeysan ama ha isku ciqaabin 😢

  • @mohamedabdiaziz9797
    @mohamedabdiaziz9797 10 місяців тому +3

    Cir iyo dhul kulahaa ayaa layga raadinaa
    Waxa dhahdaa qaxootiga aa layga raadiyay

  • @NaseaFilmshort
    @NaseaFilmshort 10 місяців тому +7

    Mss uunsi io abdifatax shekadooodih zo dhameystirrr

  • @muhammadmuktar1712
    @muhammadmuktar1712 10 місяців тому +5

    been hadii ad maqli jirnten watan qof weyn oo jacel dartis loso musaafuriye oo mama jiko noqonaa 😢😢😢😢

  • @aamiinyare6484
    @aamiinyare6484 10 місяців тому +10

    Kayar sharapka haku hor cabine wax ka sii isagaba shekaynayeee😂😂❤

    • @ahmednoorali6713
      @ahmednoorali6713 10 місяців тому

      😢 wali rudhwan gob maaha😊

    • @upahahmethhussein1803
      @upahahmethhussein1803 10 місяців тому

      Isaga oo weliba lacag ka faa'idaya oo views badan ku heleya miyuu sidaas sameeyey?

  • @maskiiney143
    @maskiiney143 10 місяців тому +10

    Meesha lagu soo caan baxo halkaan waye 😂

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 10 місяців тому +10

    Ano jecelka waxun ka amisan aa jecel igaley😢😂❤

  • @UmuRuba
    @UmuRuba 10 місяців тому +7

    Ridwan kanaalkisa meesha lagu nafiso isubadalay waba ukalakiciyeen mashaaallah

  • @abdisalamabdullahi1142
    @abdisalamabdullahi1142 10 місяців тому +2

    Kenya army lacag ma qatan benta da filmkana Uma bogin can radisa tahay goy

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 місяців тому +12

    Big legend always ridhwan isaq another's levels program's ♥️💯👍❤😢

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 10 місяців тому +10

    Apapula Ridwaan sheekadii Jacaylka waxay isku badashay Tahriib iyo Nafis 😂

  • @IkranOzil-v2y
    @IkranOzil-v2y 10 місяців тому +6

    Ax sorry Abowey 😭😭💔

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 місяців тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada wada dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ismailoska171
    @ismailoska171 10 місяців тому +4

    Legend swevo baladi 🥰

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 10 місяців тому +4

    Niyaw wuxu kuhadlayaa miyaanu af somali ahayn yarku wllhi 10% uunba kafahmaynaa from somaliland

  • @reysow2297
    @reysow2297 10 місяців тому +7

    Keep going broh ridwan ❤❤

  • @UmaAsma-z4f
    @UmaAsma-z4f 10 місяців тому +7

    Ax sorry abowe mcn 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @sainabali-lc5dq
    @sainabali-lc5dq 10 місяців тому +3

    Shejadi jaceilka tahrib isku badashey😅😅😅

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 10 місяців тому +3

    Good boy Mashaallah

  • @Moabdifuny12
    @Moabdifuny12 10 місяців тому +9

    Guuleyso sxp

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 2 місяці тому

    Mec bro you can do anything ❤❤

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 10 місяців тому +1

    In liibiyaan ku garaaco kuuma qornayn

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 10 місяців тому +1

    Masha allha keep going brother ❤❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 10 місяців тому +3

    Horta Edo dan Xasid maxay uthy 😢😢😢😢😢😢😢

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 10 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Gudon--
    @Gudon-- 10 місяців тому +3

    Horta Rithwanoooow adi Dadkan Kuzooo hor fadhiiztaaa Mawaxpaa kawada ziya
    Midkaztaaa MeeL la iiwado ma garanayn Izka odhanayaaane😂😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 10 місяців тому +5

    Waa xanuun xaqiiqdi soryy😢😭😭😭😭😭😭

  • @asmoabdi3349
    @asmoabdi3349 10 місяців тому +3

    Srry wllo😢😢😢xanuun waye really

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 10 місяців тому +3

    Waaba ilma yare goormu guur raba cajiib

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 місяців тому +1

      Lugaha ikala fur hadan meel dheer wax geysan wayo ceeji igu dil 😢😢😢😢

    • @Leylo266
      @Leylo266 10 місяців тому

      @@Kingofcity-we4gp muhiimadu gus maaha walal masuuliyad biil iyo wax walbo dhaqan wanaagsan leska rabaa wasmo hadey wax tareso dameerkuba waa is wasa

  • @Queen_ofq
    @Queen_ofq 10 місяців тому +3

    Chanelka caanbaha uu noqday chanel kaaan😂

  • @caasha93
    @caasha93 10 місяців тому +1

    War maxa JCL iyo balaayo idinso arkay idinko yaryar war wax barta oo shaqaysta lcgta Aya wax walba fududeysa ilmahan horta qooqa miyey ladhashen🤔

  • @xasansamaanaadan2378
    @xasansamaanaadan2378 10 місяців тому +1

    Tahriib dhagta umaan kamaqli jiray ninkaan cashar fiican diican ayuu bixiyay

  • @SacdiyoMuhumedAden
    @SacdiyoMuhumedAden 10 місяців тому +1

    Eeda aaa o hoyadis Ma edo noqote yab deqay keynan ismaqal majira😅

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 10 місяців тому +4

    Sheeko qatar waye

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 10 місяців тому +1

    Kan waxba kuma dhexjiraan familka gabadhana weysaxsanayeen kan iyo kii mss uunsi waa isku mid

  • @zakivic2259
    @zakivic2259 10 місяців тому +2

    Jaceylka changed to tahriib miyaa😂😂😂

  • @NicimaAbdilahi
    @NicimaAbdilahi 10 місяців тому +5

    😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 місяців тому +3

    Do you think that all of these are true!

  • @mwalimugulled5533
    @mwalimugulled5533 10 місяців тому

    He is illegally in kenya and deserve to be arrested and face to a court of justice coz you said alot things

  • @KowsarAsadaadan
    @KowsarAsadaadan 10 місяців тому +4

    Waan ka hayaa

  • @hanadguhud640
    @hanadguhud640 10 місяців тому +3

    Hada safar muu nooga shekeyay mise jacel😅😅

  • @drqalidahir8270
    @drqalidahir8270 10 місяців тому +3

    Shekadan tolow run miyaa wan fhmi wye 😂😂😂😂😂

  • @cabdirisaaq1051
    @cabdirisaaq1051 10 місяців тому +1

    Been kuxog wenaa😂 South Sudan Miyaa Ciyar luguma Kalo pro😂

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 10 місяців тому +1

    Kan nacas waye ardaywaye mu dhamesto

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc 10 місяців тому +2

    Legend 🦁🥰

  • @SumeyoSiman-fj5qd
    @SumeyoSiman-fj5qd 10 місяців тому +6

    Keep going my brother ❤❤❤️‍🩹🫀

  • @SacdiyoIbraahin-qr3tm
    @SacdiyoIbraahin-qr3tm 10 місяців тому

    Jcl ❤❤dadka umahiiliyo miya wiil ayan isjaclqney halsano anagowadasocono ayaa isodontey kadibne hooyadey idide wan ilasocn jirney mudo hasanokale wakalahaney 3sano kadib ayan iskusonoqoney xariir dheer wandanka dabidiisa jirey wanka imadey kadibne waa hooyo Malabar ididan waxasamayo ayan aqoon walidka wacajiib

  • @farahmacaalin03
    @farahmacaalin03 10 місяців тому +1

    👍

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 10 місяців тому +2

    18 inuu waxbarto weeye masliyad ma qaadi karo wiil iyo gabadhba

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 місяців тому

      Qoooq wxz mayaqano hadan ani kurabo wan sanku rabay xalimo 😂

    • @farxibintuamiir2750
      @farxibintuamiir2750 10 місяців тому

      Wax barshad asg did wax ka sheegn way been edo waxs wab ma ka jirn qaxootiga ifo ku dash

  • @HassanHaji-px7ko
    @HassanHaji-px7ko 10 місяців тому +5

    Am the first 🙈

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 10 місяців тому +6

    Nio Ridwaan ma xoolaad tahay saw qaxoontiga la idiinma wedin kulahaa war GO HOME hadaad maqasho qofku wadankuu u dhashay baa loowadaa😅

  • @anfachusseinanfac1157
    @anfachusseinanfac1157 10 місяців тому +1

    Waxaaan maqli jiray qurux qasaro leh wiikaan wuu shegayo halkama mahmin

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 місяців тому

      Lugaha ikala fur hadaan meel dheer wax geysan wayo iceeji 😢😢

  • @susus_siman4260
    @susus_siman4260 10 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @lorriofficial3693
    @lorriofficial3693 10 місяців тому +3

    Numberka makafaha isiiiii😂

  • @IkranitaInamuhumed
    @IkranitaInamuhumed 10 місяців тому +3

    😂iamina iney been tahy shekadan😂😂

  • @Aishoqasim-uu6dc
    @Aishoqasim-uu6dc 10 місяців тому +2

    Soomali mel kastay kudhibantahy😢😢

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 10 місяців тому

      Adiga cadanbatahy miya xalimo 😅😅

    • @Aishoqasim-uu6dc
      @Aishoqasim-uu6dc 10 місяців тому

      @@Kingofcity-we4gp wlhi soomalida meel eesan kudhibaneen malahan qaxooti tahriib xitaa wadanka dhibata aad u weyn kajirto markasay leyihin ragi somalida waa dhamaden yaadhameeyay ayaga meel kasta isku dayacay farax waalagu qasaray

  • @HassanArwax
    @HassanArwax 10 місяців тому +2

    Ridhwan sxpw islanto weyno buraan 62jir aah ayaa nafta ikente😂😂...sxp hal video iga qaboo noh?

  • @muhammadmuktar1712
    @muhammadmuktar1712 10 місяців тому +1

    warkan waxbo kama jiro

  • @Leilamohamedabdi-h1k
    @Leilamohamedabdi-h1k 10 місяців тому

    Ridwan wayadan dambe malaisoran karaa channelkada sidi hore maahan qof walba oo canimo rawa aya halkan kusowarera ee waxan kushegaa barnamijkii tijabi jaceylkaga so badhi waxan kale iskadaaf

  • @farxibintuamiir2750
    @farxibintuamiir2750 10 місяців тому +1

    Waxb ogad rudwad waxd so gud biso in beentahi yab badn wilk garle cisban bent dhaf

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 10 місяців тому +1

    War tanoo kale war odayga wax waa latusay wlh😂

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 10 місяців тому +2

    Jacylku markuu family gu soo galo dhib badanaa horta😢

  • @HaliimaSacdiya-fx2vh
    @HaliimaSacdiya-fx2vh 10 місяців тому +1

    Ridwaan wiilkan waanba kahelay ilee what is appka maisinkarta codsi waye

  • @Faidochanel
    @Faidochanel 10 місяців тому

    Ridwaan sxp tyda goormaan ka sheekeyneynaa😂

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 10 місяців тому +3

    Eeeeddo😢😢😢😢😢

    • @abdirahmanKanyare
      @abdirahmanKanyare 10 місяців тому

      Edoon ninkii kuso ag korii aya fahmii karo🤦💔 ALHAMDULLILAHI 🤦

  • @officialfahad3332
    @officialfahad3332 8 місяців тому

    Muqalis kenya joogo number kiso isoo radhio

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 10 місяців тому

    money is the very important no love

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf 5 місяців тому

    Waler dhailnyarada somaliyeed qoq hayo darted aye jacaylka ugu qiil aburtan war hadii ad gabadha wasmo kuqqlqalsatid ama wilka wasmo kakensato jacaylkina wa mid daren leh noqonayo balse hawa ayad isku heysatan

  • @UpdugaInacali
    @UpdugaInacali 10 місяців тому

    Muqalas lambarkiisa isii bro

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 10 місяців тому

    Ridaaw dadka war aaku duugan meeshaada wey anfac ee

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi 10 місяців тому +1

    😢😊

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 10 місяців тому +2

    Wilka wareysiga asagaba is xiraya 😂😂😂 inu iska amuusa fucneed 😂😂

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 10 місяців тому

      Wax aabahaa ku aabaa damiirnaxa maleh o waa mida aabuhu qabo o kale

    • @istarmohammed6561
      @istarmohammed6561 10 місяців тому

      @@jawharaxasan5120 mxa waye waxa ka hadleysid

  • @kheirabdullahi5350
    @kheirabdullahi5350 10 місяців тому

    Ridwan wankuimani inan caan noqda rawa bro😂

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 10 місяців тому +1

    ogadinay iyo jaajosa iska Ag radii

  • @OSMAANabdirisaaq
    @OSMAANabdirisaaq 10 місяців тому

    Waa run miya mise waa peen

  • @AbdirahmanMusse-q4y
    @AbdirahmanMusse-q4y 10 місяців тому +1

    😮

  • @sowda3093
    @sowda3093 10 місяців тому

    😂😂😂wlh calosha ixanuti hor farahow sedhans

  • @NesteexoShire
    @NesteexoShire 10 місяців тому +1

    🎉

  • @sadamdejong
    @sadamdejong 8 місяців тому

    Abdihawab hilole beenale 😂😂😂😂😂

  • @AmiinaWali
    @AmiinaWali 10 місяців тому +1

    Wax walba miyuu wareystaa kani😢😢

  • @Jallejlaani
    @Jallejlaani 10 місяців тому

    Suurtagal maahan nin 18 years jira in naag disho hafuusan dhaan dhaan aheyn

  • @ebrahimabdifatah6244
    @ebrahimabdifatah6244 10 місяців тому +1

    this story is not legit

  • @Nuuradiinmaxamed1239
    @Nuuradiinmaxamed1239 10 місяців тому +2

    Mr bes 😂

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 10 місяців тому +1

    Mashallah, You are young man keep going habo macaan ❤