Maanta waxaan ka dhegaystay xaq aan aad iyo aad ugu farxsy Sh Mohamed Abdi Umal Allah dembigiisa iyo kan waalidkiisaba ha ka wada dhaafo. Shiikha xaqa ha loogu hiiliyo oo ha raaco si uu Alle noogu noqdo boqorka ina xukuma.
Sh. Allaah ha ku barakeeyo ee halkaas ka wad jahaadka. Sh. jaadku maaha oo keliya seef ee dariiq kasta af iyo addinba oo kitaabka Alle iyo shareecadiisa waa jihaad.
Asc aad bu u Mahad sanyahay shiikheena waxan Ka codsan lahyn in uu kasoo hadlo silsilad kusaab San khawaariijta in sha Allah waan rajeynaa waa mowduuc aad u muhiim ah.
Yaa Rabi sheikh Maxamed Abdi umal Inoo Caafi oo Cimrigiisa Inoo Barakee.Amiin.
Ilaahoow culimada noo ilaali oo noo dhowr aamiin aamiin
Sheekh umal ADUUNYADA io Aaqiro allah kuXiFdiYo aamiin aamiin ❣💯
Maanta waxaan ka dhegaystay xaq aan aad iyo aad ugu farxsy Sh Mohamed Abdi Umal Allah dembigiisa iyo kan waalidkiisaba ha ka wada dhaafo. Shiikha xaqa ha loogu hiiliyo oo ha raaco si uu Alle noogu noqdo boqorka ina xukuma.
Ilaahay amrkii Sheekh umal khudbadhiisa aadban u jeclahy ilaahay dartii baa u jeclahy
Me too. Sheeikha Allah inoo barakeeyo cimriga iyo cilmiga iyo garaadka
Yaa RABBI diintada u hiili oo ku xooji Islam ka dhbta ah
MashaAllah sheikh maxamed cabdi umal ilahey hakuxafidho adun iyo aqiro
JazakAllahu kheeyr sheikh Umal Allah Mizanka xasanaadka Allah ha kuu saaro Amiin YaaRab ❤
Sh. Allaah ha ku barakeeyo ee halkaas ka wad jahaadka. Sh. jaadku maaha oo keliya seef ee dariiq kasta af iyo addinba oo kitaabka Alle iyo shareecadiisa waa jihaad.
ماشاء الله تبارك الله حفظك الله ورعاك الله شيخ محمد عبد امل 🥰🥰🥰
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
Jasaaka Allah Sheikh Maxamed Cabdi Umal
جزاك الله خيرا وبارك الرحمن فيك شيخنا الفاضل
Mansha allah culimada iyo hormuudka diintu hadanay sidaa xaqa alle ucadayn oon kitabka alle sidii dalkena logu xukumi laha naf iyo maalba aan la galin waxa hubaala inanay cidi badbadayn culimo iyo caamoba🤍🖤
Jazaaka laah sheekh maxamed
cabdi Umal
حفظه الله شيخ محمد عبد امل❤️
Allahu Akbar!
Maasha Allah
YAA rabi 🤲
Jasaka Allah ❤️
Ameen Yaa Rabb
Masha allah
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Al Habiib
Maanshaallah
M.a,💓
Kuwan inoo fadhiya xamar ee dowlada sheegan aya guna waa munaafiqiin wllaahi waa munaafi qiin mudan in wadan ka laga xo reeyo
Asc aad bu u Mahad sanyahay shiikheena waxan Ka codsan lahyn in uu kasoo hadlo silsilad kusaab San khawaariijta in sha Allah waan rajeynaa waa mowduuc aad u muhiim ah.
ua-cam.com/video/zeo8d3duPp0/v-deo.html
Watan silsilada khawarijta
waa aduunyo gadoon kiristankii baa xukunka islaamka ogol somaligii muslimka ahaana wuu diidanyahay xagee loo socdaa
أين خطبة اللغة العربية...
التي قبلها
Hluigiviiiiivu