“Deeganka Jabuuti dadka kasoo jeeda Somaliland golayaasheeda ayay fadhiyaan”Xil. Barkhad Batuun.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 13

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal 3 місяці тому +1

    Shut Your Mouth
    Jabuuti Waa Cadawga
    Somaliland Diid
    Amaba Kadood

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂 hayaay. Dooliga , doologa, kulahaaaa ina cumar geelaaaa, bilad I siiyey

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 місяці тому +1

    Jabuuti a deer hadanu ku rabiin miyaad qasbaysa Takale hadu ku martiqaaday Barkhadow ma tada aad laku lantay ayaad ku qanac santay uxu Somaliland kula dagalamay miyaanay kuqan

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому

    Muuse sool buugooyey oo dagaaal kuqaaday.
    Muuse soomaaliya wuu colaystay.
    Muuse wuxu duray madaxwayne musdafe cagjar oo dariskii oo dhan wuu colaystay.
    Muuse isaagaa isriday oo shacabkii qaar cadawgagudaha kusheegay.
    Muuse jabuutina hadduu colaystay.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому

    Xil dhibaan barkhad batuun waa aqoonyahan qaranka kusuntan.
    Wuxu sheegay inxukuumadu aysiyaasidii debeda kuguul daraysatay.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому

    Batuunoow
    Isaaqu way ku xaareen saxnigii wax lagu siin jiray..
    47 sano oo ay Djibuuti xor ahayd Isaaqu waxay ahaayeen ku nool Djibuuti..Way ku xaareen kk
    Waa dad aan lahayn edaab iyo abaal midna.

  • @abdirahmanosman6747
    @abdirahmanosman6747 3 місяці тому

    Somaliland way kugu khasaartay nin aaminsana ma tihid qadiyadeeda Dibna kuu dooranmayso oo arrinkaaga waxa uu marayaa; ku Bartay oo kuuma noqdo! Amase irgineey lagu aragon!!!!!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Kkkkkkk ilaa suulcawro oo Muuse biixi Djibouti ku caayaya ayaa shalay ahayd oo duuban. Markuu inanta bixi yidhi tay dhigeen iyo caydii waa la hayaa

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 3 місяці тому

    Nin bahan Gob maha 😅 inti 😅ayaa iska celinaysa😅😅😅😂

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 3 місяці тому

    Hadhaw ha odhan maxweynahu waxuu igu yidh midgan bad tahay.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 місяці тому

    Dadkan yaa xil u doortay

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 місяці тому

    Midgaan hoyaadii wassay