Waxaan booqday matxafka furashadii İstanbul | Panorama 1453 | filoog

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2023
  • Matxafkan waxa yaakla qalabkii dagaalkaas lagu galay oo sidoodii loo kaydiyay, ilaa haddana sidii ah, maddacyadii, hubkii kale qaar iwm.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    UA-cam-ka Sahanka Xogaha:
    ua-cam.com/channels/MAk.html...
    UA-cam-ka Sahan Podcast:
    ua-cam.com/channels/Gf8.html...
    Spotify:
    open.spotify.com/user/31hpw3z...
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    AadanSahan?t=ctff...
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- عصر القرود
    4- حديث المساء
    5- السلام عليك يا صاحبي
    6- في الحب والحياة
    7- اعترافات عشاق
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 225

  • @al-shaafici
    @al-shaafici Рік тому +13

    Muuqaalkii ugu wanaagsanaa sanadkan socda. ❤
    Mahadsanid Ustaad Aadan Sahan.

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 Рік тому +10

    Ustaad aadan nin dhalinyaroH ah oo mustaqbal ifaya leh guulayso❤

  • @relaxingvideos3253
    @relaxingvideos3253 Рік тому +2

    Waad mahadsanthy walalkey wuxu aha barnamijyadii hore kii igu farxada badnaa ee ad inoo jeediso waxana rajeynaya in aad noo soo badiso wlhi wax wn ka badan inti hore ayn kaa faaiday wuu ila dheraday qoralkee mahadsanid kun jeer #SULDAAN__AADAN

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +12

    Muuqal Quruxdiisa wata waaye ustaad mahadsanid oo faaido wayn wata wana rajeyn inad Matxafyo badan booqato oo nala soo wadagti inshaa allah☺️👏

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Рік тому +3

    ‏اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 Рік тому +6

    Aadan sahan waad ku mahadsantahy wll sida aad barnaamijkan taariikh,dalxiis iyo dhiirigalinta ah aad noola wadaagtey❤
    Noo soo badi insha Allah barnaamijyada noocaan ah❤

  • @baabul-jannah4144
    @baabul-jannah4144 Рік тому +6

    Masha allah aad baad umahadsantahay wllo aadanaw adi(aadan sahan) iyo omar inshaar(ogaansho) umada waad jihayseen wllahay

  • @firdowsaoriginal
    @firdowsaoriginal Рік тому +4

    Assalaamu caleykum walaal Aadan Sahan ,
    Salaan kadib , waxaan filayaa inuu jiro xadiith macnihiisa guud uu ahaa in qofka sawira noole maalinta aakhiro ilaahay ku ciqaabi doono inuu naf soo galiyo , markaa inay dhib tahay inuu qofku adduunyadu shaqaysto ciqaabtaas weyn, mana garanayo in xadiith-kani saxiix yahay laakiin waan u badinayaa , madxafka panorama-na waxaan ku aragnay oo aad naga tusisay sawirada suldaan maxamed faatix , askartii iyo muuqaalkii guud ee maalintii qustandiiniya la furanayey noole iyo ma noolaba , markaa ma jiraa qof noo faa'iidayn kara sida la isu qabadsiinayo xadiithkaas waa hadduu "saxiix" yahay ama ka ag dhow yahay (xasan) iyo farshaxankaas quruxda badan ee macnaha aan la qeexi karin noo muujinaya .
    Igama aha waydiintaasi inaan ceebaynayo farshaxankaan laakiinse kaliya su'aashaasaa ugu soo dhacday , oo waxaan is iri "islaamku dadka uma diido waxa dantooda adduun iyo aakhiraba ku jirtee amaa adigu si khaldan u fahantay xadiithkaas".

  • @AmiinRiyaad-xg4mp
    @AmiinRiyaad-xg4mp Рік тому +4

    Mahadsanid ustaad
    Mida kle ustaad 6dii suldaan ee udanbeeyay mawduuc kasoo diyaari waliba mid mid
    Mahadsanid

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 Рік тому +7

    M.allah thanks aadan sida quruxda badan aanugu soogudbisay ❤❤
    Aadan goormee muqdisho imaanee waa sugu la ahay ❤😊

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 Рік тому +5

    mahadsanid hocam barnaamij aad u faaido badan ayaad nosoo gudbisay ınsha allah panorama müzesi waxaan rajaynayaa in aan booqdo.

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 Рік тому +1

    Shaqa wanaagsan baad qabateen jazakumullahu khayral jiza

  • @user-nv6mg4zg8c
    @user-nv6mg4zg8c Рік тому +19

    جيد جدا فقط تحتاج إلى ناس يعرفون معنى الوفاء ❤❤

  • @shariif25
    @shariif25 Рік тому +3

    Mas'uul sare
    Istanbul
    Masha Allah

  • @sakariyesuleiman
    @sakariyesuleiman Рік тому +2

    Aaad Bad uMaHadsanteyy usTaad Jasaakallah❤️

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Рік тому +3

    Mahadsanid wll 💯

  • @Islamic100.
    @Islamic100. Рік тому +1

    Legend aadan sahan goormaad aaday istambuul😅😅😅

  • @bukhaaribade2776
    @bukhaaribade2776 Рік тому +2

    Alla maxay taariikhda si fan kamuuqdo udhawreen oo ukaydiyeen !!!
    Kumahadsanid ustaad🙏

  • @abdullahijamal-cw9bc
    @abdullahijamal-cw9bc Рік тому +2

    jazakallahu khayr

  • @hamsehassan7090
    @hamsehassan7090 Рік тому +1

    Haa cerigbo waxa ku qoraa Dukaanki
    Ha daawan adoo soconaya yaad kufine🤚🏻هداون اذو سعنايه يادكوفينه🤚🏻

  • @nastehomahdi5199
    @nastehomahdi5199 Рік тому +2

    Masha allah walal adan khadar hore u soco waxa tahay aqoonyahan,Sheekh,mufti,iyo dhaqan yaqaan

  • @Maahir397
    @Maahir397 Рік тому +2

    Waxty mid kamida dhalinyarada aan kudaydo wlhi wxn halkan kuxidhna ilaa 2018kii wax badan ayaan kaafaidy alle haku xifdiyo wll

  • @hakamhazan9893
    @hakamhazan9893 Рік тому +5

    Dadaalkgah mid kheyr lgu arko allh ldhgo dhlinta maanta iney kugu deydaan ayn jecljy 💪💪

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 Рік тому

    Mahadsnid aadan sahan waa mawduuc mug iyo miisaan leh

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Рік тому +2

    Ad ayaad ugu mahad santahay saaxiib aadan waa qaarkamida tijaabooyinka ugu muhiimsan nolosha qofka waayo waa tii soomaali hore utidhi (Nimaan dhul marini dhaayo la') markaa waad ku mahad santahay mar 2aad nalana socodsii,sidaa iyo nooli kulantee

  • @mariamahmoudali2069
    @mariamahmoudali2069 Рік тому +2

    mahdsanid wllo 😊

  • @craxmaancsalaam6372
    @craxmaancsalaam6372 Рік тому +1

    Mhdsnd ustad aadan sahan xogo faaido leh ayaad igusoobiirisay❤😊

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Рік тому +2

    Mahadsanid sida Wacan oo aad Noogu soogudbisey Taariikhda yada.
    illeen Waa Taariikhda yadii e
    imika umbey Nagadhigeen kuwa Qowmiyad ah oo Kaliya ku dhaggan Xuduudahii Gumeystihii caddaa e ...

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Рік тому +2

    Soo badi meelaha taariikhda ah ee ku yaal turkiga maanta
    Mahadsanid

  • @hodan8464
    @hodan8464 Рік тому +2

    Mashaa Allah waalal aad ayaad umahasantahay Noo soo badih

  • @khawlahirsi238
    @khawlahirsi238 Рік тому +1

    بارك الله فيك يا أخي الكريم

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 Рік тому

    جزاك الله خير الجزا

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 Рік тому

    Nice tour we need more thank you so much

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Рік тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @ahmedmohamedkhalaf7852
    @ahmedmohamedkhalaf7852 Рік тому +4

    جزاك الله خير خير الجزاء

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Рік тому +1

    Mahadsanid wll aadan sahan❤❤❤

  • @aaliyahanm5728
    @aaliyahanm5728 Рік тому +2

    Mahadsanid 😊

  • @sawdayussuf1737
    @sawdayussuf1737 Рік тому

    Masha Allaah mahadsanid Ustad❤

  • @Gamer-oz6vt
    @Gamer-oz6vt Рік тому +1

    Mahadsanid waa filooog quruxbadan

  • @KaahoCumar-jb9pw
    @KaahoCumar-jb9pw Рік тому

    Mahadsanid

  • @ibrahimsaleban318
    @ibrahimsaleban318 Рік тому +1

    Masha Allah so badi barnamijyada noocaan ah mahadsanid

  • @user-ki2ri7hr2u
    @user-ki2ri7hr2u Рік тому

    Intaan daawanayey zahanka man arag xognuucan ookle ah mnazha allh alle haku zharfo geeeezi🎉

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Рік тому +3

    Shukran Shukran Sahanka Xohaha, waxaad nosoo gudbisey, wixii aanu ka daawaney aflaamta laga sameeyey furashadii qalcadii weyneyd oo dhab, sawirkuna wuxuu gudbiyaa haba yaraadee duluc balaadhan, Shukran again.

    • @zakariyekhan7143
      @zakariyekhan7143 Рік тому

      Nio melahan cml wa jogta le😊😊dhowr mr kugu arke comments ka

  • @jaallemohamadabdikadir
    @jaallemohamadabdikadir Рік тому +3

    Mahadsanid Aadan walal...aan ku xasuusiyee CEERIGAABO QORAALKII ku qornaa gidaarka ..ADOO SOCONAAYA HADAAWAN YAAD KUFINE..!!

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 Рік тому

      ادو سعنوني هطاون،ياند كفني

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Рік тому

    Waad mahadsanid Adam khadar cali Adam sahan jasaa kalaah khayr

  • @user-vq7yq4xi8i
    @user-vq7yq4xi8i Рік тому +1

    mashallh ustaad ilaahay ha ku barakeeyo

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Рік тому +10

    The legendary aadan Khadar cali waxaa tahay faa,idadii oo qof ah brother ♥ ❤
    Gymer ayaad noqotey aadanow 😂😂

    • @Zaacidpanda
      @Zaacidpanda Рік тому

      Wali gym maad galin ka dhoorayow

  • @user-bi6rb3bh8m
    @user-bi6rb3bh8m Рік тому

    Walal mahadsanid waa wax weyn ❤

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Рік тому

    Thanks

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 Рік тому +1

    Maashaa allaah wll qli alle haku garabgalo islaamkuna ha guulaysto

  • @Shafie211
    @Shafie211 Рік тому

    M.a wa qayb kamid ah taarikhdeena suuban

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому

    Mnsha AllahUstaad noosbadi💗👑

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 Рік тому

    si fiican

  • @suldaansheikh3610
    @suldaansheikh3610 Рік тому +3

    Walal aad ayaa uma hadsantahay 🎉❤ wax badan kaa faiidnay ❤

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Рік тому +3

    Legend podcast yadii maxaa ku dhacay sxb waan u xiisnaye

  • @ibraahimcraxmaan9629
    @ibraahimcraxmaan9629 Рік тому +1

    Zxp Allah dartiis aan kuu taageeraa ❤🎉

  • @maanoow2024
    @maanoow2024 Рік тому +1

    Waxaan u dhageystaba boggan youtube-kan "sahanka xogaha" waaxaa ka mida in ereyada qalaad uu aadan u sameeyo erey afkeena hooya ah ama ugu yaraan soo dhaweynay.

  • @sittiregion6490
    @sittiregion6490 Рік тому +1

    haye sooda Adanaw mahadsanid sxp ❤❤❤ Sitti diri dhaba somaligalbed

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer Рік тому +1

    Waad mahad santahay Walal ❤

  • @alimahamed2717
    @alimahamed2717 Рік тому

    Mash allah

  • @ebrahimaden7664
    @ebrahimaden7664 Рік тому

    Ustaad waa mahadsntahy

  • @traderfx9748
    @traderfx9748 Рік тому

    Wlh waa video aad ufiican mowduucyada nuucan noo soo bafi

  • @saciidoaraxmaan
    @saciidoaraxmaan Рік тому +1

    Mahadsnid ustaad❤ dallxiis iyo xog muhiim😊

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 Рік тому +1

    رحم الله جميع سلاطين العثمانيين 🤍
    No so Badi muuqalada Noocan Oo kale ah sxb.

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому

    Woow muuqalo noocas ah soo dub ustad😊

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 Рік тому

    Noosoo badi plz aadan🎉❤

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 Рік тому +1

    Mahadsanid sxb waa muuqaal wax badan aadkaga hadashay taariikh muslim iyo mid turkiba.
    Inkastoo aanan kugu raacsanayn inaanu af carbeed waxku qorno inagoo meel iska dhigayna kan aynu hada waxku qorno awoowayeesheena wakhti,dadaal iyo naf hurnimaba ay umareen inaanu maanta far dadyaw kale aynu waxku qorin, sida afrikaanka kale gaar ahaan west-africans.
    Tan kale ku hadalka carabiga ama qorotiisa la macno ma ahan inaad fahmaysid fasiraada quraanka ama axaadiith-ta, waxaan intaas u leeyahay hadalkaagii ahaa buundo baa lakala dhex dhigay somalida iyo diinta markii farta laatiiniga ah laga dhigay qorista afkeena.
    Markale mahadsanid.

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh Рік тому

    Woooow thanks intaad noo fa'idaysay wlhi wn imanyaa meshas

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Рік тому

    Adan alle hakku sharfo wll 🙏🦁

  • @nimoqali
    @nimoqali Рік тому

    Mashalalla

  • @Farahabdi-ed5gj
    @Farahabdi-ed5gj Рік тому

    Masha alaah

  • @thekingof21thbc
    @thekingof21thbc Рік тому

    Sawiraanta sharaxoodu waa mid gun dheer wooow.

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Рік тому

    waa cajiib. runti😊

  • @annachannell61
    @annachannell61 Рік тому +1

    WooH !! Waa TurkiYowdaY oday 😀🌼

  • @kingmudu9773
    @kingmudu9773 Рік тому

    M.a Zxp GuuleYzoh ❤

  • @mustafeozil8592
    @mustafeozil8592 Рік тому

    Waan ku salaamay sxb nin wax badan aan ka faa idney

  • @asadjr8680
    @asadjr8680 Рік тому

    M.a sxp aad iyo aad baad u mahasan tahay sida quruxda badan oo noola wadaagtay dagaaldhigii cusmaamiyiinta ee furashadii qustan dhiiniya❤

  • @jijimusayu352
    @jijimusayu352 Рік тому

    Mahasanid adan

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 Рік тому

    Waa muuqaal wmgsn
    Kakiyah cdkaagu ayaa hooseeya marwalba

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud Рік тому +1

    Wac aday ❤❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому +1

    Aaah waxaabadan imoodaa inaan wakhtiga dib uraacay joogana maalinkii furashada islaaambul❤❤

  • @ikramabshirdhore6844
    @ikramabshirdhore6844 Рік тому

    Waa maahsantahay wall adam waan jeclaa inaan maalin. Uun arko qalcada stanbul

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Рік тому

    Asc wrwb jisaka Allaah Qayr

  • @farhaanhamud2948
    @farhaanhamud2948 Рік тому

    Ustaad Aadan sahan waanku zalaamay
    Buugaag aan akhriyo oo taariikh ah ii sheeg iyo waaya aragnimo laga faaidayo

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Рік тому

    Maashaa alaah codkar iga dheh

  • @maxamed9397
    @maxamed9397 Рік тому +2

    Muuqaalkan ku share gareeya
    Groupyada iyo dhammaan baraha bulshada

  • @billeofficials246
    @billeofficials246 Рік тому

    Carabkaa madfaca taabanyaa ma Aadan baa🎉

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 Рік тому

    Wad ku mahad santahy bro

  • @user-sr2ug9ws7z
    @user-sr2ug9ws7z Рік тому

    Zxp music soosar

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Рік тому

    m.a wall wan Kugu BogaadinayNaa Horay Usoco ❤

  • @abokoridiris1742
    @abokoridiris1742 Рік тому

    Dadka qaar adaa dhaamo zxp ❤

  • @sharmaarkehassan7663
    @sharmaarkehassan7663 Рік тому

    Mahadzanid walal❤

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 Рік тому

    AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY AKHII CASIIS.

  • @ismailahmed4876
    @ismailahmed4876 Рік тому

    Mansha allah
    Allahu Akbar ❤☪️🕌🇹🇷

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Рік тому +2

    Runti markaa arko wax yabo tarikhi ah waxan noqdaa sidii qof oo man okaly saan tarikhda ujeclahay lee❤❤

  • @salmakhadar6115
    @salmakhadar6115 Рік тому

    dugaal dhig erey cajiiba❤️

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Рік тому

    ❤️❤️❤️👍🏻

  • @MohamedAhmed-rl6pr
    @MohamedAhmed-rl6pr Рік тому

    Barigaa Ceerigaabo waynu wada joognay inaad xasuusato ayaan filayaa

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye Рік тому +1

    Wall nosoo badi❤🥺😳

  • @ahmedtaleex6087
    @ahmedtaleex6087 Рік тому

    Adoo soconaya ha daawan yaad kufine ayay ahayd