КОМЕНТАРІ •

  • @MiimaMaxamed
    @MiimaMaxamed День тому +520

    Wow wligey like lema Sarin cawa I codeya Kuna saliya xapipkena muxamed scw ❤

    • @sacdiyoabdi4995
      @sacdiyoabdi4995 День тому +3

      Scw scw scw scw scw❤❤

    • @AbdikadirJilib
      @AbdikadirJilib День тому

      Scw Scw Qofkii 100 ee like ta kusaaro Noqday Kabadana kuurajeyna

    • @IkerLiban
      @IkerLiban День тому

      @@MiimaMaxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @updirizaaq
      @updirizaaq День тому +1

      Scw

    • @Zamzxasn
      @Zamzxasn День тому

      Wjj

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c День тому +404

    Inta og samia iyo CADNAAN inuu waxba kadhexeenin ONLY legend 🫣😭😂🫵🏻

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w День тому +79

    samia way no dhuumatay aftahan bay ahayd caqli badan mashallh 👉🧠

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 День тому +135

    Samiya fariid yaroo hadal yaqaana weeye degenaan iyo aftahnimo mnshlh ❤❤❤

  • @BuloMohamed-j9q
    @BuloMohamed-j9q День тому +283

    Sida samia ugu faana wadankina reer soomalindow 💚🤍❤️😭🫶

    • @Hani-v9j
      @Hani-v9j День тому +1

      😂😂😢

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 День тому +3

      Waad iga qoslisay garacow😂

    • @BuloMohamed-j9q
      @BuloMohamed-j9q День тому

      @@profinneupane6883 qrxey mesha niic logma bahna

    • @Maxamed143Faarax
      @Maxamed143Faarax День тому

      ​@@profinneupane6883maxa ku qosashay marka

    • @zuhuurahmed4523
      @zuhuurahmed4523 День тому +8

      Anigo Ehen Reer somaliland ba ahdana kahelay sharafteda wlh malin qabil kama hadlim dadna kuma mashqulin masha allah somaliland guul🎉❤

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 23 години тому +81

    Podcast yadaan maan dhageysan jirin lkn samia darteed udhageysanaya🫶😂

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 День тому +108

    Saxaaaf waa wariyasha sida akhlaaqda leh wax u waraysto, waxa uu ka haray wariyayashii wanagsanaa. Guulayso.

  • @MohamedSalamuni
    @MohamedSalamuni День тому +172

    Anoo aad kuu ixtiraamaya jecelna barnaamijyadaada hal codsi ayan wataa wll saxaaf
    Fadlan barnaamijka ka reeb su asha ku saabsan qudba siraha sababtoo ah diin iyo dhaqantoona ma banaana sidaa darted waxa suurto gal ah in dhalinyarada ku daawaneysaa warkaaga si qaldan uqaataan una maleeyaan iney tahay wax wanaagsan sidaana ku sameeyaan
    Wakhtigu haydin wacnaado dhaman Family Mohamed Siciid❤

    • @abuudi2025
      @abuudi2025 День тому +14

      Absolutely brother ❤

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 День тому +4

      Haa wallahi

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan День тому +2

      ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 21 годину тому +2

      Absolutely 👍 Shayga hadi la hadal hayo wax caadiya ayu noqonaya mrka dambe

    • @bestrong5233
      @bestrong5233 20 годин тому

      Wax macno ah ee soo kordhineyso xitaa malahan because qofka haddu qudba siro galo wan galay ma dhahaayo

  • @AhmedMohamed-wg2gj
    @AhmedMohamed-wg2gj 22 години тому +19

    Samiya gabar adaab badan asluub badan waa qof aaad u qalbi wanaagsan anoo waligey la farisan ama aqoon dheer u sii laheyn ayaan halkaaa ka arkaaa gabadhaas qeymaheeda iyo asluubteeda

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 День тому +56

    Runtii Asad Hajio wanaaga uu dad badan u galay ma ahan wax lasoo koobi karo oo cid walbo way ogtahay mana qarsoono midaas, Runtii abaalkisa Allah unbaa u gudi karo, waxaan Allah ka baryaya in uu misanka xasanaadka ugo daro , cafimd taam ah na siiyo oo lugahiisa dib uu helo🤲🤲, insha Allah

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze День тому +55

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤❤

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 День тому +73

    Gabdhaa direed waa gabdho caqli badan oo raaliyo ah raliya nimaduna maaha doqonimo m.a samia hore usoco queen 👸 inader🎉

  • @jamarashid100
    @jamarashid100 День тому +15

    Cajiib!
    Waa gabadh yar oo hooyo wanaagsani korisay, oo siwacan u barbaaarisay maasha allaah.
    Guulbaan kuu rajaynayaa walaal.
    Saxaaf sharafbaad leedahaye dadkaa umadu wax ka faa'idayso nooso badi insha allaah.

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s День тому +42

    Asad Hagio iyo Saamiya waa yaraan Maasha Allah ❤❤

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 День тому +52

    Wareysigii ugu dagana cwa samia qurux m.a❤🥺🫶🏻

  • @muna607
    @muna607 День тому +30

    Saamiya gabdh dagan sida ey su.aalh uga jawaabeysiy aad bey u qurux badan yihiin m.a waa qofkii ugu horeysey aan ka maqalo barah bulshada waa leygu so dhaweyey waxa i caaya maan arga nolosha caanimada wan ku farax sanhy woow

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 День тому +19

    Gabadhan yar wxyboo badan baan ku tageera gaar waa inan wadaniyad oo dalkeeda jecel wxn arkay dad badan oo ka faana mrkay ka tageen wadankooda hore uu soco sister❤❤❤❤

  • @Beru700
    @Beru700 19 годин тому +9

    Saxaaf podcasts waa podcast kii ugu fiicnaa ee af somali ah oon daawaday .
    Congratulations Congratulations mohamed siciid

  • @nayumaaismail8788
    @nayumaaismail8788 День тому +63

    Dhamaan inta lawarestay samiya iyo asad ayn sfcn udawady xitaa ma gudbin 🥰❤️samiya Dagan ❤

    • @munoosman4713
      @munoosman4713 День тому +4

      Sido kale walhi xiliga ilaa so gadhay 1:27 hbenimo

    • @faadumomohamed-kx5bb
      @faadumomohamed-kx5bb День тому +3

      Kula mid ban ahy wlhi ❤❤ samia io asad unban sugayey🎉

    • @jamiilajanno-q2i
      @jamiilajanno-q2i День тому +3

      Anigub asda samio koko❤❤

    • @XadsoMuxumad
      @XadsoMuxumad 16 годин тому +1

      ​@@faadumomohamed-kx5bb😂😂😂😂

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 День тому +18

    Am Proud Seeing Samia Having A Great Life And I Admire How She’s Answering Mashallah Hadal Cadaanta Wa U Dhalatey Yariista Fariid ❤

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 День тому +32

    Saxaaf wllhi aqoon ayaad u leedahay barnaamik kan waana top❤

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 День тому +23

    Beauty with brain 🧠, waraysigii ugu fiicna ayuu jawaabihii ugu wanaagsanaa, guulayso samia degenay 🩸❤️

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 День тому +41

    Waxaas aya laga dhahaa guul , horey usoco wallashey waaxan ku rajayna 1M mardhaw 👍👍

  • @seyyidsimba3336
    @seyyidsimba3336 День тому +7

    A brilliant girl with confidence and wisdom in her. Guulleyso walal

  • @HanadCade-k3i
    @HanadCade-k3i День тому +15

    Samia waa gabar aad iyo u xishood badan kana baxsate su aalihi siwanagsana jawabaheda aan uga helay Allaha xafido well done Samia keep going May Allah give you the best way of life insha Allah

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o День тому +21

    Q❤❤❤❤❤❤❤Qoftaan waa tusaaladii janada iyo tusmadii amaaanta!
    Garan maayo wax aan ku qeexo ❤
    Too much respect Saamia.
    Daganaanta iyo habsami u dhaqanka waa wax kale❤

  • @fatumaosman3573
    @fatumaosman3573 18 годин тому +5

    Mashallah she is a good nice lady. Well done Samia

  • @SumayoaxmadaliMama
    @SumayoaxmadaliMama День тому +77

    Saxaaf Next king cayda inta sugaysa waraysiga cayda one like 👍👍

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman День тому +35

    Omg mss score gabdha keliya ee somli score uhaysa inay tahay wn wada ugsonhy wareysiga samia ahmed wuu kacsanyhy ma.❤

  • @TaLisOH1234
    @TaLisOH1234 День тому +23

    Barnaamijkan mid ka qurux badan ma arag saamiya degan waa❤❤❤

  • @adsd2762
    @adsd2762 День тому +104

    Talo walaalnimo wallkay ama washay ku dadaal akhriska adkaarta sabbto ah waa gashaan mar walba kaasho rabigaa wllo

  • @FatuushIbrahim-b5u
    @FatuushIbrahim-b5u 21 годину тому +10

    Samia maskaxdeeda m.a naag caqli badan weeye wllhi 🧠🙂‍↕️

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c День тому +36

    Team samia and cadnaan one like 🤩👍🏻

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow День тому +35

    Waan sugaayey wareysigaan m.sh😊

  • @malyunahmed1408
    @malyunahmed1408 День тому +8

    Masha Allah Waa Waraysigii Ugu Xiisaha Badnaa Samiya Waa Qof AAd uwanaagsan qaali Keep Going

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n День тому +173

    Team samiya one like 🎉🎉🎉❤❤

    • @ridwaanaxmedmuxumed7100
      @ridwaanaxmedmuxumed7100 10 годин тому

      8 sano anago jirna ayaan saxib nay maay tidhi 😂😂😂😂😂😂😮😢😮😅

  • @abdiwahidhassenabdinor6426
    @abdiwahidhassenabdinor6426 День тому +20

    Samia legemad baad tahay waraysiga sidiisa ayaad uga soo baxadey oo codkaaga wuu fadhiyaa guulayza gabar qalpi wngsn baad tahay

  • @nasraabdi7019
    @nasraabdi7019 23 години тому +7

    Masha alah Samiya dagan Ilahay caqliga hakubarakeyo sualaha sa uga jawabyso aaa kahelay❤❤❤

  • @muusecaydiid93
    @muusecaydiid93 День тому +11

    Saamia ahmed qof aan wanaag ku waayay xumaan ku raadin maayo
    Waa xaseex hore u soco abaayo

  • @hanadlove5446
    @hanadlove5446 День тому +21

    Sharafti somaliland wllo gulayso me from hargeisa❤🎉

  • @balqiismohamed2979
    @balqiismohamed2979 18 годин тому +3

    Masha allah tabarakalaha samia wa qof caqli badan dagan waxey ku hadleyso misaaman masha allah Samia iqiyaarad weye ❤❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor День тому +10

    M.a Samia heerka ay manta jogto way uqalanta nolol adag be so marty ❤

  • @munajama6042
    @munajama6042 День тому +9

    Samia ahmed daganaantii oo qofa run ahaantii gabar yar degan ayaad tahay hore usoco❤❤

  • @HasanAshraff
    @HasanAshraff День тому +11

    Masha Allah waligay ma dawaan podcast kan ka wacan sida aan ugu raaxaysanayey uunban arkay inuu dhamaaday
    Well done Saxaaf sido kale youtuberadeena Samia Ahmed
    10/10 Qiimaynta podcast
    mahadsanidin

  • @AdowMacalin-o2h
    @AdowMacalin-o2h День тому +9

    inaad weydiisto lacagteeda waa khalad iyo sheyga ugu qaalisane iibsato

  • @Aamina970
    @Aamina970 16 годин тому +1

    Samiya dabeecado badan baan wadaag sidaaas darteed wan jeclahay guulayso sister❤

  • @Mio1971.
    @Mio1971. День тому +11

    Halkan barnaamij ayaan daba iyo dacalba daawaday, Samia guulayso

  • @HappyCabdi-l2v
    @HappyCabdi-l2v 17 годин тому +3

    Wll saxaaf noo sobadi warisiga Samia wad kabaxsaty Gul iyo goobanimo hoore usooco wll❤❤

  • @NeymaAbdi
    @NeymaAbdi День тому +22

    Wareysigi ugu dagna samia si dagan uhadashay hore usoco mss score❤ saxaf mahasanid😘

  • @hiboabdikarin7349
    @hiboabdikarin7349 День тому +32

    Wareysigii ugu daganaa abit saamiya wa kuwataa

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 23 години тому +10

    Fadlan ka reeb imisa lacagad haysata iyo meeqa dahaba haysata. waxaas private dadka qaar waxa jira qofku ka qarinayo dadka qaar lacagtuu soogasho

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 День тому +31

    Saxaaf next king ceyda ka dhig❤❤❤❤

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 День тому +29

    inta sugysa waraysiga arimaheena iyo suasha qudba sirada 😂😂

    • @muna607
      @muna607 День тому +1

      Halkaa maxa ka jira huno😂🤔

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 День тому +1

      😅😅😅😅😂😅😂

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 12 годин тому

      @@muna607 dee asaa quba siro cunug ku haysta ma ahoo inuu afkiisa ka cadeeeyo baa la rabaa 😅😄

  • @Msrandaruuza
    @Msrandaruuza День тому +6

    Masha Allah intaa wareysi la soo tabiyay waa midka ugu quruxda badna Ilahey haku dhowro samiadeena ❤❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 День тому +11

    Asad hajio wa yaraan
    Saamia waa yaraaan
    King ceyda waa yaraan
    Team 27 yaranyaasha
    Ku badan m. Allaaah

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 19 годин тому +17

    Anigoo ku hadlaayo magaca odayaasha cuslaatay waxaan soo jeedin lahaa in samia ay wadato waxbarashadeeda ila heer jaamacadeed haday malesia macquul ku tahay inay ka biloowdo aniga ayaana kow ka ah inaan garab ku siiyo maadaama aan aniga soo jeediyay ku darsoo somaali baan nahay inaad u qaadataan inaan isku qabiil nahay wallee ka tahay isku reer ma nihin aniga xamar ayaan kasoo jeedaa waxaanse u leeyahay oo caloosha i huriyay aabahay ma arag wax barashadana daruufo jirtay ayaan u wadi waayay 😢😢😢 waxaan ahay aabe somaaliyeed waad mahdsan tihiin

    • @SaynabMaxamed-mv4cw
      @SaynabMaxamed-mv4cw 15 годин тому

      HADA. GABDHAAS WAA ISKU FILBTHYY ILHY HA U SIYDIYEE ANI BA BISKA IGU BADSH9 WALLO WAXAAN AHAY GABAR DA YAR OO TUULO KU NOOL😢

  • @FarxiyoNur-r9p
    @FarxiyoNur-r9p 17 годин тому +3

    king cedey soqaw saxaf wan kulasamay

  • @ilyaasKuulle
    @ilyaasKuulle День тому +11

    Saxaafow waaxa kuu sheegaa qofka aad wareysaneyso meesha aad fadhiso fidhiiso adna meeshaadii hore ku noqo bye 👍

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 День тому +8

    Barnamijka wuficanyahay saxaf so waad arimahena soqabo wil maqabt deeh😊🎉❤❤❤

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 19 годин тому +2

    Wd ku MaHadsaN thy ind samiya Ahmed Noo keentay Caydana Noogu soo xigsii❤

  • @Sulthankaumada
    @Sulthankaumada День тому +5

    Waa wxyo Qlpi Fican Wlhi Samia Allah Haku Barakeyo Wlzhy Iif Iyo Akhraba😢😢

  • @NimcoMuuse-j4e
    @NimcoMuuse-j4e 23 години тому +3

    Waa gabadh aad u degen oo aqlaaq badan alle haku xafido saamiya ❤❤

  • @amalmohamoud3679
    @amalmohamoud3679 День тому +10

    Aad buu u wacan yahay podcast kan hore u soco
    Wll

  • @NimcoadamNimcoadam
    @NimcoadamNimcoadam 16 годин тому +2

    Samiya anaga soo dirsaney aftahanad from duriyadii

  • @safazum4078
    @safazum4078 День тому +22

    Illahayow samiya wax dhiba hatudin aduun io aakhiraba wax kastana u fu daydi

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 День тому +10

    Samiya wa afthnid walhi masha allah ❤😂keep going walal from Somalilnad

  • @Hamdaaxmed1122
    @Hamdaaxmed1122 16 годин тому +6

    Aabo mcn alleh naxariistii Jano haka waraabiyo qof aan Aabihii waayay ayuun baa dareemaya aaba la,aanta😢😢😢

    • @HappyComputer-pb5hg
      @HappyComputer-pb5hg 16 годин тому

      samiya walashed miyaa

    • @Hamdaaxmed1122
      @Hamdaaxmed1122 15 годин тому

      @@HappyComputer-pb5hg Maya lkn taas same ayaanu ka nahay waana wallshy hooyo la,aan ila dhalaty

  • @qadancabdilaahixiis3267
    @qadancabdilaahixiis3267 День тому +3

    Samiya degan keep going my queen 1 m dhawankaasugaynaa wadan samaynkartaa 🎉

  • @abdirashidahmed6735
    @abdirashidahmed6735 20 годин тому +2

    Wlhi waa waraysigii kaliya een dhamaystay samia ahmed horey usoco sister

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 День тому +7

    Masha allh samia markasta adad waa umahad naqdaa waa qof og ruux kasta meeshuu ujoogo

  • @faysalnaaji5008
    @faysalnaaji5008 День тому +3

    Gabadhaan gabar caqli badan waye wllh m.a

  • @CanabAxmed-u8p
    @CanabAxmed-u8p 4 години тому

    Ad iyo ad baan kugu helay barmashidka adka u qurux badan wanah lasocdaa saxaf sharaf iyo karama korgaga ha ahto wllka❤

  • @mohamedsidow5557
    @mohamedsidow5557 22 години тому +2

    Saxaf marka hore waan ku salaamaya
    waxan kugula talinaaya in aad ka dhiqtid barnamijkaaga suaalo wax ku ool ah
    wax laga faaidaayo sida:
    suaalo cilmiyaysan
    Maadi ama Diini ahaan

  • @ruqiyacasanyo3245
    @ruqiyacasanyo3245 День тому +6

    Samia WA inan yar o sharaf leh Allah haku xafido wllshy quruxey wlhi dar illahay KU jclhy wxn KASO salamaya caasimadeenii hargeisa cadey wan ognahay Inad u xiistay hargeisa insha Allah wan rajaynaya Inad mar timaado ❤🎉🎉🎉

  • @MiinaAhmed-so3yr
    @MiinaAhmed-so3yr 18 годин тому +3

    Masha llah samia kujecliyaa❤

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu День тому +9

    Saxaf barnaamijka aa tabiso waa kuheysanaa hore usoco 🚶🏻‍♂️👋🏻❤

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi День тому +8

    Qof Dagan o_Qalbiga Ka Xasiloon
    Hadad Rabtid inad Aragtid Xaqiiq
    #Samia_Ahmed weeyi💯✨🤍

  • @HamdiMohamed-kj6td
    @HamdiMohamed-kj6td 20 годин тому +1

    Sifiican baad uwadaah wall mahamed saxaafa sowadao

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 День тому +3

    Wlh samia quf awal loogalay ookawanagsan ma argin Masha alah asad awalkisa waaqufka kaliya sheegshega Masha alah ❤️❤️

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 22 години тому +3

    We love you samia from somaliland ❤

  • @cadayxiis
    @cadayxiis День тому +8

    Mashaa allah alle ha ku xifdiyo wllo saamiya ha loo dadaalo saamiya say heer sare u gaadho

  • @dalmar640
    @dalmar640 13 годин тому +1

    Samia ms score one love❤🎉

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad День тому +3

    M.a samia qurux badan nolow my sister gabar dagan akhlaakh leh keepgoin abyo qali from puntalnd ❤❤❤❤❤❤

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 15 годин тому

    Mash allah allahuma barik samia❤

  • @nasrajibrilnasradegen6290
    @nasrajibrilnasradegen6290 День тому +9

    Mansha allha samiya dagen hore u soco mcnto ❤❤❤❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 День тому +48

    Alla aniga iyo samia isku mid 😢😢😢😢😢 allow abayashena unaxariiso

  • @CjfjFfhj
    @CjfjFfhj День тому +7

    Allah unaxariisto abaheda samiys😢

  • @faatimamarish5067
    @faatimamarish5067 21 годину тому +1

    Gobolka aqoonta saamiya Ahmed wareysigeeda iyo murtideedaaa aadbaan ula dhacey wana qofkii ugu horeeyey muqaalkiiza dhameyso saxaaf podcast

  • @honzakioffical127
    @honzakioffical127 День тому +3

    The only man waresigisa Aminsanehe hore usoco Mr saxaf marwaliba wan dawatha bodcastigada

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 11 годин тому +1

    Saamiya axmed kep gon abaayo❤❤❤❤

  • @m.baariyow7
    @m.baariyow7 День тому +5

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqat❤
    o janalkayga tartan kujiraa🥺

  • @XasanFaysal-eq5ou
    @XasanFaysal-eq5ou 11 годин тому +1

    Adna soo gabo Wllo
    Waana guruxbadanhahey🎉

  • @gulledHaji
    @gulledHaji День тому +20

    ‏﷽
    ﴿ إنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَاالَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وسَلِّمُوا تَسْليمًا
    (ﷺ) (ﷺ) (ﷺ)

  • @CabdisalaamQooje
    @CabdisalaamQooje 15 годин тому

    Ilahey haunaxariisto aabe mcn ❤❤❤😢😢

  • @xasanwadani1
    @xasanwadani1 День тому +2

    Saxaaf waad ku mahad san tahay wareesiga quruxda badan mahadsanid walaal horey isoco ❤❤waa kaheley❤❤

  • @MalyounMahamed
    @MalyounMahamed 12 годин тому

    Samia wan ku jeclhy runti form djibouti ❤❤🎉🎉

  • @HalimasamowSamow
    @HalimasamowSamow День тому +39

    Next king ceyda please ❤❤

  • @Ruunmuhumedali
    @Ruunmuhumedali 14 годин тому

    Saxaaf iyo saamiyo su aalaha weyba isku fahansanyihiin m. A❤

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 День тому +15

    Markan kor saas samiya uga arkay doo orday wllhi ❤😊

    • @MaryanCrixmaan
      @MaryanCrixmaan 23 години тому

      𝕊𝕚𝕕𝕠𝕜𝕝𝕖 𝕤𝕩𝕡❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 10 годин тому

    MashaAllah TabarakaAllah well done samiya qurux badan illahey haku ziyadiyo aqontada iyo caqligaga aadka iyo aadka uwanagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤