Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAXA KUGU YAAB BADAN MURQAAN IYO........

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2020

КОМЕНТАРІ • 99

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 3 роки тому +21

    Sacad murqaan dartiis hadaa u daawanesid Liketa saar

  • @awaalemohamed1941
    @awaalemohamed1941 3 роки тому +6

    Big bro been tiisa inta ila aragta like saar

  • @mohamedkasim8040
    @mohamedkasim8040 3 роки тому +6

    Inta fahanta in uu big bro beensheegaayo like saara

  • @najmanalka2028
    @najmanalka2028 3 роки тому +1

    Haba igu so qadin muqdisho 2017 kii ba imi waxan dontay gadh feedh toban meheradood ban tagay qar supermarket yo yihiin ma hayno show shanlo ayay u yaqanan goran dalay xafadi ku so labtay guriga agtisa meherad ku talan galay markasan ku idhi gadhfedh iga ibi wiilki jogay ma hayo ayuu iyidhi sidii kuwi hore o kale marka wan arkay ana inuu hayo markasan idhi war sowtaa naga ibi markasu yidhi ma shanlo carbida yaa anigi yaab show mantodhan dadku wanay i fahansanayne way hayen gadhfedho yaab xafadi ban imi markasan idhi sasa igu dhacday manta qosol walhi weli ma ilawin muqdisho mel shidan weeye alle nabad haka dhigo

  • @fatumaosman680
    @fatumaosman680 3 роки тому +6

    Ben cad waye big bro inalillah😂😂😂

  • @eng.koronto1149
    @eng.koronto1149 3 роки тому +8

    Qosol lagu matagaayo waa igu kow ileen ninkan bigbro laleeyahay waa gorof
    Caqli caruur🖐️

    • @munasar10001
      @munasar10001 3 роки тому

      HH HHH WAR NINKAKA RASAASTA KADAA LAHELEE

    • @faysalmire7624
      @faysalmire7624 Рік тому

      Muku dhibta qorol kega la ta dab Ha xanani😊

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +5

    Ilahay dartis subscribe igu saar plz😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏

  • @nasriofficial7561
    @nasriofficial7561 3 роки тому +1

    Inta ila arkaysa Murqan inu geesaha iska fiir firinayo calashan cabsi darted like saara dhac

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +2

    2k wax yar iga dhiman plz ii garsiya away dadkyga somaliyeeda oo dhiiga badan🙏🙏🥺🥺😭🥺🇸🇴🥺😂😂😂

  • @yuuraayuuraa9088
    @yuuraayuuraa9088 3 роки тому +2

    hada mawaxaa ledahay gabdhahaa muqdisho waa wastaay big bro
    kkkkkk yaab

  • @maqtaladenhassan150
    @maqtaladenhassan150 3 роки тому +2

    Sharbata miya mise waa sharbada Big bro isheg sxp from Garissa cadey

  • @nimcoxuzen5970
    @nimcoxuzen5970 3 роки тому +5

    big barow been cadiya
    ayoo naliqsiiyay😂😂😂

  • @faraxabdirahman6287
    @faraxabdirahman6287 3 роки тому

    Ismadhanto kaafi cabdi big bro MurQaan 🧡🧡🧡🧡🧡🌹🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥🔥🔥🔥🍉😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @fatumaosman680
    @fatumaosman680 3 роки тому +1

    Big bro gabdaha rer Muqdisho wukucamiranaya😂😂

  • @mohamedkasim8040
    @mohamedkasim8040 3 роки тому +2

    Big bro zxbkey naga beenta in aad been sheegeyso caruurta xitaa wey fahantay beentaada loor waa jawaan ayuu idiin dalacay

  • @honestmaxamuud1950
    @honestmaxamuud1950 3 роки тому +2

    M.a teams ismadhanto
    Asxabta like subscribe

  • @awaalemohamed1941
    @awaalemohamed1941 3 роки тому +1

    From aadan mudhxiye ismuujiya❤

  • @mofaliye9193
    @mofaliye9193 3 роки тому +1

    Alle wabentasi waymatagkulaha

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 3 роки тому

    Ismadhaanto salaan gubeed waa idin taageersanahay idinkana i taageera pin ku qabo commentiga

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 роки тому

    big baroow been badnidaa. ma sheekadii aawkuuku iyo marshaale allaha unaxariistee ayaad noo keentay.

  • @maxamediraadaadam8692
    @maxamediraadaadam8692 3 роки тому

    reer ismadhaanto like ii saara

  • @yussufosman7881
    @yussufosman7881 3 роки тому +1

    Big baro walahi
    Nagamad xishonin

  • @cubeydomar8927
    @cubeydomar8927 3 роки тому +1

    Team Isma dhaanto waxa idinka codsanaya in subscribe isaran ilahey DARTIS igu Sara wllyal waa iga codsi like isara

  • @khadraaadan9001
    @khadraaadan9001 3 роки тому

    Ismadhaantoy ma runta mise beenta runtii waad qadar dhacdeene ordoo Nairobi Kenya Ku laabta oo halkasaa Ku wacnaydeene ragii waaweynaa lasoo majajileeya markasuu views kiinu badanayaaa wlhi markii hore idin daawan jiray lkn iminka iska kiin dhaafa markaa xagiii Ku labatanban idin daawanayaaa inzhalah walalyaal🙏

  • @ibraahimofficial6018
    @ibraahimofficial6018 3 роки тому

    Iso boqda WALALAHEY waxba iga faidesa

  • @ahmetfarah9778
    @ahmetfarah9778 3 роки тому

    Ninka buuran ben waynaa

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 роки тому

    warya big baro bilaa dhaqan wax haka sheegin gabdhaha mida kula sheegaysanaysa ma waxaay lashekaysatay wayday qabxadii ku dhashay was uur juwaan

  • @caddemaxamed2677
    @caddemaxamed2677 3 роки тому

    Big legenda salaama

  • @abdullahi2849
    @abdullahi2849 3 роки тому +1

    Arbeen badanaa waa been indho la aan ah big bro

  • @homeboys6601
    @homeboys6601 3 роки тому

    Nio big bro heeso xumadii sheeko xumo hanoogu derin

  • @barnzaqiir3303
    @barnzaqiir3303 3 роки тому +3

    Kkkkkkkkkkkkk big bro been badanidaa sxp

  • @apzhiirofficial7014
    @apzhiirofficial7014 3 роки тому

    Wlhy waa tv 📺 weyne kulaha hhh

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 роки тому

    Big pro calooshaada m.a😃😃😃😃

  • @laylaafrikachannel146
    @laylaafrikachannel146 3 роки тому

    Benbadana way matagtay ku laha big bro

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 роки тому

    Maan ka qaadanaa mise wuu noo dalacay ma fahmY hee saaxiibkiin

  • @bashkacadebashka2439
    @bashkacadebashka2439 3 роки тому

    Big bro beeen socoto waaye

  • @caddemaxamed2677
    @caddemaxamed2677 3 роки тому +3

    Big bro been badanaaa 🤣🤣

  • @ooglesidiiq6275
    @ooglesidiiq6275 3 роки тому

    𝑎𝑙𝑙𝑎𝑎 𝑏𝑒𝑒𝑛 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛𝑎 𝑖𝑙𝑎𝑎ℎ𝑎𝑦 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑐𝑎𝑑𝑎𝑎𝑎𝑏𝑜

  • @abdikanikevin6535
    @abdikanikevin6535 3 роки тому

    Xarfaaney riwayadihii intee kabaxeen

  • @maryansaid9641
    @maryansaid9641 3 роки тому +4

    big bro been badana acuudu bilaahi been hada shegeyso wax u eg bala shega dadba ileyn ku dawneysa 😏✌

  • @hasanaxmed4090
    @hasanaxmed4090 3 роки тому

    Big bro beenta nagada uus weynatee

  • @ahmedsalahchanelofficial9578
    @ahmedsalahchanelofficial9578 3 роки тому +1

    *Fadlan subscribe saara channel ka barbaarinta Ubadka mahad sanidin*

  • @naciimomaxamed1320
    @naciimomaxamed1320 3 роки тому

    Big baro benlow aya tahay waxnagu soconayo noshey hata ben shegeso ben shoconeyso aya lashega wll

  • @farhanmohamud2100
    @farhanmohamud2100 3 роки тому

    Big bro nin weyn ayaad tahey mar walbe oo sheeko soo qabsato maxaa Dumarka soomaaliyeed ugu gaftaa

  • @asmachennel6749
    @asmachennel6749 3 роки тому +1

    Ookuwii reer burco ma reer muqdishoy noqden

  • @hibojamac3787
    @hibojamac3787 3 роки тому

    Big bro sheekadiisu gabdha ma dhaafto miyaaa

  • @cabdixaafidmukhtarawed5883
    @cabdixaafidmukhtarawed5883 3 роки тому

    big pr0 wxgu waayo arg mhe ee wwaa sheeko copy😅😅😅

  • @ratadatube9768
    @ratadatube9768 3 роки тому

    Big bro sheekadii eedle yare ayaa no macaaneysay🤣🤣🤣🤣

  • @cabasibrahim5885
    @cabasibrahim5885 3 роки тому

    Isma dhaanto love you

  • @asheegtugaartubu8953
    @asheegtugaartubu8953 3 роки тому

    Asc kkkkk xudunta

  • @Mohamed_Ina_Dahir
    @Mohamed_Ina_Dahir 3 роки тому

    Big pro naga kaladaa

  • @farxiyaquuruxwanag7611
    @farxiyaquuruxwanag7611 3 роки тому

    Walalday wani idi samay eee halak kagag siiwad

  • @ifiyahabulshada7808
    @ifiyahabulshada7808 3 роки тому

    Fadlan subscribe isaar waxbadan iga fayidiye🙏🙏🙏

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 3 роки тому

    Keep going ismadhato 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdiraxmaandaahir2133
    @cabdiraxmaandaahir2133 3 роки тому

    Big baro beentiisa anigaa kumatagay

  • @aminbudul5999
    @aminbudul5999 3 роки тому

    BiG Bro Been WayNaa WaDNa CaDaYs😅😂😂

  • @maxameddeeqtoxob4728
    @maxameddeeqtoxob4728 3 роки тому +1

    Hhhhh Beentada Walo Jeeda Wllhi Ee Gabdhaha Faraha Ka Qaad

  • @xogdoonnews2557
    @xogdoonnews2557 3 роки тому +1

    Isma dhaanto mash Allah
    Asxabta qiimaha badan subscribe ii saara mahadsanidin

  • @abdifatahmohamed3
    @abdifatahmohamed3 3 роки тому

    Big bro 😂😂😂😂😂😂been20121

  • @asheegtugaartubu8953
    @asheegtugaartubu8953 3 роки тому

    Kkkkkkk

  • @araweelo2aaden126
    @araweelo2aaden126 3 роки тому

    Kkkkkkkkķkkk team isma dhanto hare usocod

  • @maymunmohaali2893
    @maymunmohaali2893 3 роки тому

    Hhhhhhh waar murqaan walaahi shactaraalow gaari way oo kii u eg bay kugu salaamen

  • @abshircabdi3506
    @abshircabdi3506 3 роки тому

    big boro benta jojo aryaa

  • @qaarimuscabaden4296
    @qaarimuscabaden4296 3 роки тому

    Wll mcn dar alle igu subcribe garee plzz

  • @farduuscumar5466
    @farduuscumar5466 3 роки тому

    Ala peen badana ka dhexe

  • @FartuunRabi-zd2je
    @FartuunRabi-zd2je 8 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 роки тому

    Warhooy caayda ka daa tiiku soo raacday ayaa kaa hooseeysay

  • @sacdamaxamed9235
    @sacdamaxamed9235 3 роки тому

    asc bigburow kadaah beenta. kkkk

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 3 роки тому

    Alle drtii subscribe igu saar plz ifkaa lagu yahy wll 😭😭😭🙏🙏

  • @hnvolgs8245
    @hnvolgs8245 3 роки тому

    Kkkk murxiye

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 роки тому

    Hhhhhh

  • @hiloo2512
    @hiloo2512 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @libanabdi1667
    @libanabdi1667 3 роки тому

    Codki intuu aday

  • @cabdicaliaxmed6375
    @cabdicaliaxmed6375 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂❤❤

  • @hanihasan4837
    @hanihasan4837 3 роки тому

    Kaafi Umadeena Maaha Kulahaa Maan Kaqaadanaa Mise Wuu Inoo DaraY 😂😂😂😂

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon 3 роки тому

    Kkkkkkk ala fuleysanaa Abdi kaafi bootale

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 роки тому

    Ayaantaan waa idinka taalaa ismadhaanto viewska maba socdo boring laidinkaga cararay

  • @nasromire1541
    @nasromire1541 3 роки тому

    Bigbro waa beentaa

  • @sadaaxmaxahmed1359
    @sadaaxmaxahmed1359 3 роки тому

    Hhhhhhhhh

  • @saharaahmed9765
    @saharaahmed9765 3 роки тому

    Kkkkkkk loor baris digir dalacday kulahaa kkkkkk

  • @nasromire1541
    @nasromire1541 3 роки тому

    Been dhar la,ah waaye