ISRAIII oo Caawa heegan Buuxa gashay | Maxaa Xudeyda ka dhacay | Wararkii u dambeeyay |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

КОМЕНТАРІ • 158

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Місяць тому +16

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @user-sy1fq9bl6n
    @user-sy1fq9bl6n Місяць тому +6

    Ilaahayow jabi yuhuuda iyo reer galbeedka dhamaantood aamiin Aamiin inshaa alaah yaa alaah yaa raxmaan yaa kariimu yaa khaaliqu yaa maaliku aamiin Aamiin inshaa alaah

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Місяць тому +14

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Місяць тому

      آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲🤲

    • @Nashka.7
      @Nashka.7 Місяць тому

      ​@@zamriyemohamed959686

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Місяць тому +5

    Ree Yaman 🇾🇪 guul ayan u rajeynayaa Yahuudaan fulayada ah Americaan hadii aysan ahaan lakeyn Bariga dhaxe Barqo cad ayaa lagu duban la haa Israel dumarka iyo caruuta ayey ka adagtahay Raga kuma aado

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot Місяць тому +10

    Israaiil jug xoogan ayaa ku dhici doonta. Dagaalka waxaadba moodaa in uu hada bilaawday. Bariga dhaxe haduu gubto waa laysla guban doonaa. Yahuuda alaha jabiyo falastiin guul insha-alaah 🇵🇸

  • @AbdirahmanAbdirisaq-q9d
    @AbdirahmanAbdirisaq-q9d Місяць тому +1

    ilaahay muslimiinta hamideeyo waawax iyaga lagaarkaye

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Місяць тому

    Allahu akbaar Allahu akbaar Allahu akbaar

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg ❤❤❤

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Місяць тому

    Illaahay subhana watallah waanagsane waa Booqoor

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Місяць тому +1

    insha alaah way guulaysanayan musliminta guul guul xuuti baidmilaah

  • @RAbdullahi
    @RAbdullahi Місяць тому +1

    ILAAH ha u naxariisto shacabka ree gaza waa shahiid😢

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Місяць тому +2

    yaa idinkaga xun mr galan waa leydin bartay diyaaradd wax duqeyso ma ehee yaa iska celin kartiin allaha idin burburiyo amin ya rabi

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Місяць тому +1

    Alaha unaxaristo inta dhimatay amin

  • @yaxyedaauud8198
    @yaxyedaauud8198 Місяць тому

    Gaal iyo Muslim haloo kala boxo ader bananka hala wada imado guul xuutiyiinta guul falastiin guul xamaas💪💪💪

  • @SuhaybAxmed-yc6ny
    @SuhaybAxmed-yc6ny Місяць тому

    yuhuuda ilaahay hajabiyo aamin

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Місяць тому +1

    Nolada yamaniyinta❤❤❤❤❤❤

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 Місяць тому

    Incha allah guul musluminta

  • @user-vb8lq6vf9q
    @user-vb8lq6vf9q Місяць тому

    اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى
    Israil madaxdowda hindha Alha Alha tiri wlhi ilahey idin mamogana runtii wlhi

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Місяць тому

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 Місяць тому

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @jaamacsaalax9009
    @jaamacsaalax9009 Місяць тому

    Xogta barnaamijka caawa waa iga gadan yahay✌

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 Місяць тому

    Alle ha jabiyo Yahuuda

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 Місяць тому +2

    Allahow waad Aragtaa cowgaaga Ee diintaa iyo sharfkaaga cisigaaga ku xad gudbaysa Allahow Masiimo deg deg kusoo rog adigaa Awoodeee

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud Місяць тому +2

    والله غالب على أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون

  • @rawdayasin2041
    @rawdayasin2041 Місяць тому +2

    Rabbi guusha haraaciyo xuutiga yuhuudana Rabbi ha dagaaro guuldaro haku dhacdo aaamiiiin yaa Rab

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Місяць тому +1

    Ceelasha gasska ee laga qoday dhulka xooga lagu heysto ayaa sidaan u holci doona mardhaw insha Allaah dhuumaha gaaska ceelasha badda minitreniyamka ayaa la weyn doonaa masarna wey xuroobi dointaa

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 Місяць тому

    Carabta kamajawaabi-karaan Waayo Waa Lahaystayaal

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Місяць тому +5

    Allahayow cadowga jabi is bahaystay aamiin.

  • @saciiddiini9960
    @saciiddiini9960 Місяць тому +1

    Xaqi baa dilaacay alaahu akbar

  • @MohamedZiad-os9pr
    @MohamedZiad-os9pr Місяць тому +2

    Ilahow jabi cadwga isbahaystay magaran gesinimada xutiyinta

  • @Keway603
    @Keway603 Місяць тому +2

    Asc wcs daman baxta maracade show xathey bilbila wanesa meydexen kowna majogta lNSHAALLAH GUUL 🇯🇴 AMIIM YAARABII AMIIM AMIIM AMIIM 🇯🇴🌎🙏

    • @naam9190
      @naam9190 Місяць тому

      Calanka urdun makan falastiin baad u qabtaa

  • @Suadismael817
    @Suadismael817 Місяць тому

    Yaa Allah Yaa Rahman Yaa Raheem Yaa Allah Yuuhuuda jaabii

  • @xasancatoosh2237
    @xasancatoosh2237 Місяць тому

    Carabtaan dhaqalaha iyo hubka heesto hala haku cadaabo yahuuda ayagaaa ka daran

  • @user-bp4rk1kx2g
    @user-bp4rk1kx2g Місяць тому

    Allahu akbar

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp Місяць тому

    Ok insha alaah

  • @inaxamze2342
    @inaxamze2342 Місяць тому

    Waaw m.a waad hormarisay chanaalka Keep going

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Місяць тому +1

    Mr weriye markaad carabta aad hayso.
    Horta yaa caraba duni yahuudi gacanta kudhigtay ayuunbaaf haysaan carab carab shacab Carbeed oo.aan waxba faraha ugu jirin way jiraanlaakiin boqortooyooyinka khaliijka marooko Jordan dhamaan asal koodu waa yahuudi teer banii qaynuqaac iyo banii nadiir masarna dhowaan ayay saareen yahuudiga dhiigya cabka.ah Mr siisi

  • @tartaraayesaalax3067
    @tartaraayesaalax3067 Місяць тому +1

    War sxb dhanyal hagasri ha oran ee waxaad tiraahdaa hersi halaafi nacaladi hakudhacdee

  • @HiilyeAli
    @HiilyeAli Місяць тому +1

    Asc yuhuudu waxa ay isku badinayan cadawgoda

  • @user-um1mb5rs7i
    @user-um1mb5rs7i Місяць тому

    Baradhe xeuwalagadhi

  • @faismaeltallan
    @faismaeltallan Місяць тому

    Mahadsanid

  • @janadoon1397
    @janadoon1397 Місяць тому +2

    Ciyaari waa galin danbe

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 Місяць тому +2

    Nio carabtaan aduunkaba halaga tir tiro wax aan damiir dhiig diin midna aan lahayn waaye xuutiyiinta gantaalada iyo diyaaradaha ay soo diraan kuna weraraan yahuuda wadamada carabta ayaa dhexda ugala markay Israel weerarayso yaban way fasaxayaan miyaa nclaa ayaga daba dhafilidkooduba kuyaal duliyiinta wlhi Israel haday weerarto sucuudiga masar imaaraadka wanba kufarxi lahaa waana kutaageeri lahaa yaxuushta 😪

    • @maxamedcismaan-pz8tx
      @maxamedcismaan-pz8tx Місяць тому

      Walaal duliga iyo bahdilka carabta waxaa masuul ka aha madaxda kaba qaad ka u aha maraykan iyo xertiisa

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Місяць тому +1

    Xuutiyinta allaha la jiro

  • @omarsalih8000
    @omarsalih8000 Місяць тому +1

    اهلاوسهلا

  • @khalidfaarax4598
    @khalidfaarax4598 Місяць тому +3

    Wxan rajeynya inan ahey dawadihi ugu horeyay madama an jeclahy an sugana muqalka

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 Місяць тому

    Ilahow jabi kufaarta isbahaysatay yahuuda maraykan iyo xulufadoda balaayo alaha kurido aanka dhamaan musiibo dagdaga ilahow kurid Muslim ta guusha sii Amin

  • @user-zb2mp5og1x
    @user-zb2mp5og1x Місяць тому +1

    Yuhuud oo aan gacanta laga wadin wax ma diligently karto

  • @kalitmo
    @kalitmo Місяць тому

    MAHADSANID ZHPKEY MARACADE SHOW 🫂💯

  • @MaslaxKushub
    @MaslaxKushub Місяць тому

    Masha shp

  • @user-qm7sb6is9k
    @user-qm7sb6is9k Місяць тому +1

    Israel alaha jabiya

  • @user-vi5yb8wk9c
    @user-vi5yb8wk9c Місяць тому

    1 iyo 5

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 Місяць тому +1

    Sxb haseeexan çaaaawa xaaladuhu waa xaas xaasiye
    Guuulaysta walalaha Yemen,Gaza,iraq,suriya,lebnanon and iran.

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim Місяць тому +1

    Naatodhanbaa.diyaaradahakuweerara

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Місяць тому

    Daalim iyo kalkaaliyihiisa unn weye insha alaah xaqa aya guuleeysanayo xaqdaran wsy dumi doonta haba bood boode oo kibirte

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Місяць тому

    Gaalow guuli kaaa dheeer

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Місяць тому

    Illaahow umada musliminta xaakha Allaha tooso amin

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 Місяць тому

    Hambalyo hambalyo hambalyo 600 ayaan kaarnay Allaha ku barakeyo amin ya Allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-rv2ze6qw8p
    @user-rv2ze6qw8p Місяць тому

    yahuuda rabi ha jibiyo
    &gaalo dhan aamiin aamiin

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali Місяць тому

    Yaman weraar cusub ee qaday

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Місяць тому

    Asc marcade

  • @xaqudirir8869
    @xaqudirir8869 Місяць тому

    Dhibaatada kajirta bariga dhexe ayuunbay sii kordhinaysaa weerarkani lkn waxay noqonayso waan ujognaa insha allaah

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw Місяць тому

    Illaahow yahuuda jabi

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w Місяць тому

    1 secen 10 gool

  • @user-md8mx8cc7o
    @user-md8mx8cc7o Місяць тому

    Waxay duqaynta geystay wa Mareykan Reer Khaa Khaa waa uun sheekteen kaliya.

  • @maxamedcismaan-pz8tx
    @maxamedcismaan-pz8tx Місяць тому +1

    Sayhuuniyada dhofka lugu kenay dhulka falastiin waqtigeedii yaa so dhamaatay reer falastiin alaha ugargaaro

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Місяць тому

    dhaw dhaw maraykan israil dhaman kufartu way jabi hoog iyo halag ayaa u sugnaatay ciqaab ayaa rabi ku ridi insha alaah baidmi laah

  • @kibmussa
    @kibmussa Місяць тому

    nebi mohamed ❤❤csw ayaa no sheegay 1446 sano ka hor carab waxa u geesisan yemen waa kuwaas dhibta la qaybsdey wlalood qasa halka imaraatka sucudiga jordan iyo moroco sxb la yhn yuhuuda sahuniyada nacdal korkoda ha ahaato ilaa weligood

  • @mawliidcabdiraxmaan5249
    @mawliidcabdiraxmaan5249 Місяць тому +2

    Waanku salaamay sxp maxamed ciise
    Waxaan kaa codsanayaa inaad noosoo gudbiso
    Yaman iyo israil intay isku jiraan si aan wax badan u fahanno.
    Waad mahadsantahay❤❤❤❤

  • @YacinSouleiman
    @YacinSouleiman Місяць тому

    Ahlen bro guul iyo gobanimo reer flastiin

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Місяць тому

    Waan kavoney oodigniiniiyaan kahelney dignikn waansslasovoney beydhaheen waans udiyazr gatoowney,

  • @anfaalosman3572
    @anfaalosman3572 Місяць тому +1

    Anigu xikuumadaha bariga dhexe ee yuhuudà hoos taga waabaa ku baryay. Intii rag cirka gaadhahay ayaa iyaga ragoodu sida cuntada loo kariyo baranayeen. Waligiin ma maqasheen ruux ruux kale ki yiraahda naftayda ii hay. Waxaa ka dhigan carabta tiri hanala ilaaliyo iyadoo cadaw taariikhi ahi daris la yahay

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj Місяць тому

    Guul Musliminta.. falastin ❤❤❤. guul maracade ❤❤

  • @anfaalosman3572
    @anfaalosman3572 Місяць тому +1

    Habrihii bariga dhexe basasha ku cunaayay caawa hurdo seexan maayaan.

  • @MOHAN.ABDULLE
    @MOHAN.ABDULLE Місяць тому +1

    dawlada Somalia 🇸🇴 oo canbaareysay maamul ka argagaxisada Israel werar ka bahalnimada ay kageesten Yemen 🇾🇪
    waxayna sheegtay inay dhashiikayaal kuwerareso Israel 🇮🇱

  • @farahmotis7339
    @farahmotis7339 Місяць тому

    Asc maxamed

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc Місяць тому +1

    زلزال الغروب ونوا ابهم

  • @abdikarem-Chamal
    @abdikarem-Chamal Місяць тому +1

    Waxaan sugaynaa waa Israël oo waqtigeedo soo dhamaado

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f Місяць тому +1

    Yaa Allah yaa kariim yaa yaa jabaar yaa daljalaalu wal ikraam yaa akramu agramiin jabi ameerika talyaani israil iyo ingiriiska dhamaan gaalado idil

  • @CabdirashodCali
    @CabdirashodCali Місяць тому

    Niyaw

  • @IME0
    @IME0 Місяць тому +1

    Yamen lubnan siriya iyo gaza waa isku mareen yahuud nacaladi rabi haku dhacdee wax soo afjaro malaha miyaa yahuudaa halmar mee gacanta wada saraan

  • @abdiabdullahi9093
    @abdiabdullahi9093 Місяць тому

    Thanks isco more goals

  • @user-mr6ly7bw4m
    @user-mr6ly7bw4m Місяць тому +1

    maracade muraadihii uu lahaa iyo xanuun kama
    mashquulin inuu inala wadaago murugta walaaladeen
    muminiinta kuxidhanoow malyan inaan 2 maalin kudhaafino wuu mutay

  • @rawdayasin2041
    @rawdayasin2041 Місяць тому +1

    Oo hiilka maraykanku yuhuuda uu siiyo ma muran baa ka jira.

  • @farahhajir6647
    @farahhajir6647 Місяць тому

    Arabta ma sidanbey dulinimo ugu sugan yihiin subaxanallaah

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs Місяць тому

    Haduu bilowday burburki yahuuda xuthiyinta Yemen 🇾🇪 jug xoogan soo tuurayan sacadaha soo socda

  • @siyaadmoha6052
    @siyaadmoha6052 Місяць тому

    Hadan ka hadlo waa damer iyo labadisa dhagod

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Місяць тому +1

    Wadanka Arabed ay kaso ama kasi shadal qaten wa dalke noso ogow saxiib maracade. Koley huthi yinta ma cafinayan donan ?!!!

  • @Yaasinadan-s8z
    @Yaasinadan-s8z Місяць тому

    Carabtu waa dhagwayn goormay wax fahmi doonaan?

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Місяць тому

    rabiyow dagaalku waxa uu maraya gaal iyo muslin ee rabiyow jabi kufarta rabiyow guule musliminta aamin ya rabi

  • @janadoon1397
    @janadoon1397 Місяць тому +1

    Free phalastine

  • @ashaabdi6714
    @ashaabdi6714 Місяць тому +1

    Xuuti hadalkoga lama dhayalsan karo waxaan sugnaaba talabiib oo gubaneyso

  • @yaasiincaskaaxmed1562
    @yaasiincaskaaxmed1562 Місяць тому

    Carabtu.waa.xoolo.oo.aan.fikirayn

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Місяць тому

    Waabeen waxalawarinao yaan umaleynayaa ponakuviyaatato ciyaaryaho qaali.ah

  • @MousseGabagabo
    @MousseGabagabo Місяць тому +1

    Waan ka xumahay dalka yaman ee laweraray dakada xudayda uu cadawga Israel iila

  • @deeqaluula1083
    @deeqaluula1083 Місяць тому

    Kuma fahmin yaawada ciyaraya oo hal naadi katirsan ma yaman iyo Israel ?

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 Місяць тому +1

    wlh dagalka socdo waa muslim iyo gaalo lkn doladaha carabta sida masar sacudi imaradka iyo qadar wexey katirsan yihiin safka gaalada nacalad haku dhacdee Alloow gul sii islaamka Aaamiin

  • @MaslaxKushub
    @MaslaxKushub Місяць тому

    Israil waxay maqli donfa jhg xogan

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 Місяць тому

    qof xaqiijin kara malahan inuusan kaqeyb galin .