Maxaan Shaashada Ku Dubaa ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Muqaalkan waxan idinkula wadaagi donaa
    Sida aan shaashada u duubo iyo habka soo
    saxo . hadii tahay macalin wuu ku anfici donaa
    Software kaan hadii aad tahay UA-camr-na sido kale
    ---------------------------------------------------------------------
    LIKE 👍 SUBSCRIBE 🔔️️ SHARE
    ••••••••••••••••••••••MAHADSANID••••••••••••••••
    ●Social Media igala soo xariir :
    ◇Email: zimixperfect@gmail.com
    ◇FB-Page : / zimix5
    ◇UA-cam Link: bit.ly/3cBNDn0
    ◇Telegram : t.me/zimixperfect
    ◇Y2: / zimix12
    ◇Telegram Channel : t.me/ZaakMulti...
    ➡ Muqaalkii ugu dambeyay : bit.ly/3e6AFPS
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    Halkan ka daawo barashada Adobe Premiere Pro
    bit.ly/3aRIjeu
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    Halkan ka daawo barashada Adobe Photoshop
    ▶bit.ly/2YkdZXm
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    Halkan ka daawo barashada Adobe Audition cc
    ▶bit.ly/2WfZ2mf
    #OBS
    #Full_Tutorial
    ‪@ZiMix12‬
    ‪@ZaakMultimedia‬

КОМЕНТАРІ • 89

  • @ZaakMultimedia
    @ZaakMultimedia  3 роки тому +18

    Fadlan wixi su'aal iigu dhaaf Qeebta commentiga

    • @Zadiq_Pes_Official
      @Zadiq_Pes_Official 3 роки тому +2

      Bro Side ayan Muqal Duban Backround uga badala aso backround kala leh muqal inoga so samee

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      @@Zadiq_Pes_Official Akhi hadii muqaalkas yahay green screen waa la badali karaa waxan rajeynayaa inaad fahamtay

    • @dhiirigiliyeofficial8724
      @dhiirigiliyeofficial8724 3 роки тому +1

      Mahadsanid ustaad

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      @@dhiirigiliyeofficial8724 adiga ayaa mudan wll

    • @jabalove8987
      @jabalove8987 3 роки тому +1

      Sxp side lo active gareyaa window10 plz no so geli

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical 3 роки тому +3

    Wcs raaali waanu nahay macalin zakariye cashirkaaana dadka sugaayy ayaan ka mid ahay mahdsnd keep going macalin

  • @ahmedseidhassan5147
    @ahmedseidhassan5147 5 місяців тому

    Ustaad wlhy cilmigan kaabartay jaamacada 4years dhiganayey kama baran alle haka raali noqdo sxb🙏❤️

  • @ahmedshaarba3737
    @ahmedshaarba3737 Рік тому +1

    ustad Ad ayaad u mahadsantahay Allaha ku sharfo

  • @Osmanmaani4
    @Osmanmaani4 3 місяці тому

    M.a ustaadow Allah haku barakeeyo

  • @garmaqatevlogs4640
    @garmaqatevlogs4640 3 роки тому +3

    Keep going wllka

  • @diinkaab
    @diinkaab 3 роки тому +2

    baraka allah ustaad 🖐

  • @Crypto.king21
    @Crypto.king21 3 роки тому +1

    i will subscribe keep going bro try

  • @abdullahimohamud3677
    @abdullahimohamud3677 3 роки тому +1

    Mashalah ustad jazakalaah kheyr

  • @Zadiq_Pes_Official
    @Zadiq_Pes_Official 3 роки тому +2

    Nice bro keep gaing

  • @haniikar
    @haniikar 3 роки тому +1

    Hormar wcn habo hori usii soco habo

  • @aidarusabdilahi4698
    @aidarusabdilahi4698 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @saciidmaxamuud8099
    @saciidmaxamuud8099 2 роки тому +1

    Ustaad ma edit garey kara muqaalki aanku duubo obs studio anigo isticmalyo premier pro

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 3 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad waa lagu tabay

  • @عبدالرحمنفارحالمقدشي

    ustaad Blue yetti seen ku heli karaa

  • @himilotrainingacademy663
    @himilotrainingacademy663 3 роки тому +2

    Asc ustaad maxaan rabaa inaan kuweydiiyo 2 su aal
    Mida 1. Sidee markaad muuqaal duubee adigoo is isticmaalaya obs ZOOM wax loo soo dhahaa
    Tan 2. Muuqaal hore ood kasoo hadashay sidee vedio gaada loosoo kor saaraa
    Waxaan filayaa waad fahan tay su aala heyga ustaadow

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      Akhi marka hore zoom Kuma dhaho obs dhaxdiis
      Waxaan zoom ku dhahaan premiere pro
      2. MA. Anan fahmin wll

  • @sahalyare9605
    @sahalyare9605 3 роки тому +1

    Mahadsanid sxb aniga waxaan ka jeclahay camtasi studio waayo muqaalka waad ku duubaysaa ka dib waad ku editing graynkartaa

  • @AbdaleHidig
    @AbdaleHidig 8 місяців тому

    sxp vedio ga uu ii duubo ma ku samayn karaa croping ama inaan qayb ka jaro vedio ga

  • @Adowgannel507
    @Adowgannel507 8 місяців тому

    Thanks

  • @ibrahimyasin1574
    @ibrahimyasin1574 Рік тому

    Jizakahalhu kheyrn.

  • @zahramahamud610
    @zahramahamud610 Рік тому +1

    Last marka marayo apply ma arkayo ee sha shada side screen ugu sameyse wll

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  Рік тому

      Hadii Wali cilada ku hayso telegram ka iga soo xiriir wll
      +252617707198

  • @ADIRAHIM.JAMA123
    @ADIRAHIM.JAMA123 3 роки тому

    sideen u xidhiidhin kara mobile kayga iyo obs macalin

  • @YahyaHeena
    @YahyaHeena 3 роки тому +1

    Ustaadi Thumbnail maxaa ku sameeysaa cashir nooga soo duub fadlan mhdsnd.

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      Akhi hori Ayaan ugu hadlay waakan : ua-cam.com/video/ogqRrgI6hns/v-deo.html

  • @xidigaqalbiga224
    @xidigaqalbiga224 3 роки тому

    Sxb waxan isticmala adobe premiere markaan wax ku editing gareynaayo waxan ka dareemaa culeys saaid ah heer aan gaaro in aan ikaba xiro asiga dhan marka side lo xaliyaa ??

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 3 роки тому +1

    wll markaan OBS shaashada computer ku duub iraacdo black screen ayuu isoo sarayaa outputka record waa madow yahay please itaa iga caawi

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      Marka hore akhi waa inaad saxdaa video bilawgiisa Ayaan ku sharxay

  • @abuubakar835
    @abuubakar835 3 роки тому +1

    Wll template yo aan soo dagsaday way ii shaqeen la yhn ee soo yeeelaaa waxaana iisoo fuula icon illustrator

  • @khalidabdisalam_
    @khalidabdisalam_ 3 роки тому +1

    Asc Ustaad Aad iyo Aad Ayaad U Mahadsantahay
    Lkn Ustaad Sideen Zoom Kaaga Heli Karnaa , Telegram Ka Waan Ka Waayay Ciinwaanka Aad Ku Leedahay Zoom.
    Thanks

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому +1

      Wcs akhi Telegram number waa +252617707198 Igala Soo hadal group aniga kuugu so daraa

  • @khalidqaran-bille3653
    @khalidqaran-bille3653 Рік тому +1

    Waxaan kaaga mahadcelinayaa Juhdigaaga iyo faahfaahintaada dheeraadka ah ee aad naga siisay barnaamijka OBS Alle haku sharfo walaal Mahadsanid Walhi aad baad ii caawisay Mahadsanid wllo

  • @NASIIBILIGEY-sx6ww
    @NASIIBILIGEY-sx6ww 5 місяців тому

    Ustaadka waxaan raba ain su,aashaan iiga soo jawaabto, muuqaalka mar walbo oo aan duubaayo miyaan ku qasbanahay in aan settings soo sax mise hal mar ayaan wada saxayaa oo mar labaad iigama baahno

  • @Adowgannel507
    @Adowgannel507 8 місяців тому

  • @waa_tacab_noloshu
    @waa_tacab_noloshu 3 роки тому +1

    Miyay kaasoo yar waydiiyen, mise way kusoo waydiiyeen.

  • @اخفشمعلممحمدحسن
    @اخفشمعلممحمدحسن 5 місяців тому

    Mahadsanid

  • @SOMALIRECAP
    @SOMALIRECAP 3 роки тому +2

    Keep going wll zaak

  • @CAREEFCABDI
    @CAREEFCABDI 3 роки тому +2

    Soo labaasho wacan ustaad zaak

  • @ZakariaMohammed731
    @ZakariaMohammed731 2 місяці тому

    The best teacher

  • @miskiabdirsaq
    @miskiabdirsaq Рік тому

    mashalah wlhi ustaad sifican ayaa wax ukaldhigdhigtaa

  • @sharingmohammed2958
    @sharingmohammed2958 3 роки тому +1

    Asc ustaad qali su aal baan ku waydiinaya
    Photoshop malagu isticmaali KARAA wllo

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      wcs wall maxase lagu isticmaali karaa kuma ann fahmin

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 3 роки тому +1

    Ustaad wan uxiisnay cashiradada allaha kuu fududeeyo howsha ad wado

  • @X10-f6e
    @X10-f6e 3 роки тому +2

    Bro sidee video dhageysi looga dhigaa ama mp3 sifasiix ah

    • @ZaakMultimedia
      @ZaakMultimedia  3 роки тому

      Insha Allah akhi waan idinla wadaagi

    • @X10-f6e
      @X10-f6e 3 роки тому

      @@ZaakMultimedia thanks broh

  • @tayofitness7722
    @tayofitness7722 3 роки тому +1

    Manzha allah zhp soo noqod wacan . Inbadan wanu u xiisnay casharadadi .

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane3446 4 місяці тому

    3 sano kadib manta ka faiiiday muqalkad jazakallah Ustad 🥰

  • @abdikarimhassen4082
    @abdikarimhassen4082 3 роки тому +1

    Nagadaadee nio maxaad umaqnaanaysaa

  • @AbdiAzizmohamedOmar-d6t
    @AbdiAzizmohamedOmar-d6t 5 місяців тому

    shukran ustd

  • @guleidgallery
    @guleidgallery Рік тому

    mnsh allh ustad god bless you

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 Рік тому

    Thank u so much mclin