This hotel is very full of lunchtime Our customers Walaal wilka waxaa fadhiisiyaay dhulka khamaayadan xiliga khada waa mashquul Kursi ayuu waayaay uu ku dhaiisto Anyway walaal waad mahadsantahay
Waa video wanaagsan thank you oo natusayo nolosha magaalada kajirto Nadaafadda waa mihiim dadka halaga wacyi geliyo in ay nadiifiyaan meesha cuntada lagu cunayo,
Marabo mana u hayo wakhti Qofka soo qorayo waxanan fahmin Mardanbe hadii aat soo qorto Waan kusoo qaban xanuuna waad dareemi doontaa Joog ka joog adigaba Laguuguma talagalin
Maansha Allah walaal jir ooo joog
Nabad iyo barwaaqo kunoolow
Hilibka geela ma iminka ayaa ugu horeysa soomali oo dhan ayaa cunta waa nimco Ilaahay SWT ina siyey Alxam/Dulilaa
Asc walaal anigoo yar ayaa iigu danbeeysay sifiican uma xusuusto yaraan dalrteet huuno
Lkn is very tasteding. I like it 😅
Ninkii war La.oow Halaguu warameee wardheer Dall Waxaagsanaa Cuno Macaan Oo Around 5 Dollar Fresh Camel meat
Wiilka yar dhulka Maxaa loo fariisiyay
Waa cunsuriyad iyo dhaqan xumo
This hotel is very full of lunchtime
Our customers
Walaal wilka waxaa fadhiisiyaay dhulka khamaayadan xiliga khada waa mashquul
Kursi ayuu waayaay uu ku dhaiisto
Anyway walaal waad mahadsantahay
Waa video wanaagsan thank you oo natusayo nolosha magaalada kajirto Nadaafadda waa mihiim dadka halaga wacyi geliyo in ay nadiifiyaan meesha cuntada lagu cunayo,
Chef nurudiin ma reer SSC ayad eheef😊 Fb ayan kala soconjirey 🇸🇴
Walaal waaxxaan ahay Oday soomalii ah
Soomalii walaal mudo dheere ayaan kala.maqneen Somali waxaan ka.ahay SSC iyo DDS
Kaftan xalaal weeyaan walaaal
@@chefnuuradiinsanbal1170
Chef Allaha ku sharfo, in aad Odey somaliyeed tahay horaan kuu ogaa. Jir oo joog 🇸🇴 hanoolato meel kasta ✌️
War raga hilibka maxaada wax ugasiin
War meesha hilibka geela waa lawada cunaa maalinta jimcaha raga inta badan Ogaadeen iyo dhulbahante wax ka hilib jacel
Waxaan maqlay labadaas reer waa isku Hooyo malaha hooyadood beey karaaxeen Hooyadoodna waa Arab reer sheekh isaaq
ma arkin meel ka hilib macaan
Marabo mana u hayo wakhti
Qofka soo qorayo waxanan fahmin
Mardanbe hadii aat soo qorto
Waan kusoo qaban xanuuna waad dareemi doontaa
Joog ka joog adigaba Laguuguma talagalin