SAFAR AYAAN AHAY UGU DAMBEEN MARKAAN DHAHAY WEY AAMINI WAAYEN..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 788

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 8 місяців тому +425

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤

    • @-nq3oh
      @-nq3oh 8 місяців тому +1

      Hush

    • @KhadijaMursal-c8v
      @KhadijaMursal-c8v 8 місяців тому

      Asc ❤😂

    • @Saaraabdulhi
      @Saaraabdulhi 8 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤😊😊

    • @Abdulluhi232
      @Abdulluhi232 8 місяців тому +2

      @@-nq3oh hush aa

    • @Saaaboh
      @Saaaboh 8 місяців тому +4

      Naa ma ilahaygii ku abuuray baa like kuraadsane allekabaq

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 місяців тому +373

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @OGAANSHO-ALLAAH
    @OGAANSHO-ALLAAH 8 місяців тому +203

    Yaa Allaah Falastiin caawi iyo Muslimiinta Dhamaan🤲

    • @aishamuxudin
      @aishamuxudin 8 місяців тому

      Aaaaamiiin😢😢😢🤲🤲🤲

    • @hony5804
      @hony5804 8 місяців тому

      Aamiin

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +152

    Ceyda wuu sii sheegay inaysan Asxaabta ka yeeli doonin sidii wuu sheegay bay u dhacday😅 waayo team 27 waa dad is jecel masha Allah ❤ marka xanun waaye qof saxibada kamida haduu safar dag dag ah kuu sheego waad naxaysaa hada Asad iyo Amiira aad bay u naxeen gaar ahaan Amiira xataa Ceyda wuu sii ogaa inaanay ka yeelayn waxaas 😅 wayo saaid bay is kugu dhaw yihiin oo ay isku fahamsan yihiin qofka markaad sidaa cml wllo u noqotaan waadba sii og tahay fal celintiisa Ani team 27 in badan ban ku xirnaa hadii la dhaho Ceyda yaa saxib saaid ugu dhow ah waxan dhihi karaa dhanka wiilasha Asad gabdhana Amiira waana labada qofee u qaadan waayay safarka 😢

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 8 місяців тому +14

      Haa wlhi taasaan been ahay amiiro waa sxp jira❤❤

    • @mohametofficial632
      @mohametofficial632 8 місяців тому +1

      Saxib safar ban ahy 🥺😂

    • @shukrihasan6425
      @shukrihasan6425 8 місяців тому +2

      Mansha allah asaxab ku jecel ayad hey sata.

    • @AishaFarah-qv7ej
      @AishaFarah-qv7ej 8 місяців тому

      Waaa daaalanthy😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 місяців тому

      @@AishaFarah-qv7ej runtaa diidaysaa miyaa hadaa kaa yeelo 😅😅

  • @Rumaanabdilhi1122
    @Rumaanabdilhi1122 8 місяців тому +21

    Amiira iyo asad ba saaid ku jecel😢

  • @AsmaAbdala-r3t
    @AsmaAbdala-r3t 8 місяців тому +48

    Wllhi amiira ugu naxdinta badneen xite marabto sikin inukamaqnada🥺❤️😂

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 8 місяців тому +19

    Cusbada iyo sokorta teamka qababysha wye hde mar kala tagen team meshss ku burbura

  • @Muktar2780
    @Muktar2780 8 місяців тому +35

    Amiira wlxi neftaa kasoo fuqti markuu dahy wa kugu ciyarayey😢💔💔Amira zxp jira waa wlxi💯💕

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 8 місяців тому +19

    Asad iyo amiira saaid kuu jecel wlhi ceyda m.a

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 8 місяців тому +46

    Amiiro iyo ceyda qurux m.a labadooda wee isku soobaxayaan wllhi 🎉❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 8 місяців тому +24

    Jah qabqabysheyda side isku fahansyihin sida ayda logu shgy iyo sida dadka kle farqi weyn udhexya muhimda dhan iyda usiyy jah sir kast isla ogyihin😂❤

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 8 місяців тому +1

      Banaaankeey waqti kusoo qaaten xitaa kabacdi ee teamka uimaaden 😮😮😮😍🤣

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      MashaAllah

  • @Worldwide-supporters
    @Worldwide-supporters 8 місяців тому +5

    Sxbada Amira ma ktagee tliyow

  • @Maida-v3u
    @Maida-v3u 8 місяців тому +11

    Yaa ila fahan san inee is jecel yihiin cayda amiira ❤😂😫

  • @LuulBarrow
    @LuulBarrow 8 місяців тому +239

    Inta ila naxsanaayeen Markey arkeen safar😂😂😂

  • @HodanDunio
    @HodanDunio 8 місяців тому +6

    Amiira gabdh qalbi fican 😢

  • @Tuuney-k3w
    @Tuuney-k3w 8 місяців тому +23

    Amiiro sxb jiro waa kuu camiraa wa shida e dhahde😂😂

  • @NajmanajiibNajmanajiibismail
    @NajmanajiibNajmanajiibismail 8 місяців тому +23

    Amiira sidey u naxdey cid kle umay nixin wllhi❤

    • @HamseToni
      @HamseToni 8 місяців тому +1

      Waa qof qalbi wanagsan 🎉

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 8 місяців тому +6

    Amiro sxb. jirto wlhi😢❤

  • @mrsfadumo1755
    @mrsfadumo1755 8 місяців тому +20

    Asad iyo amiiro waa kujecelayhiin wllhi cayda 😢

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 місяців тому +6

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому +8

    AR. AMIIRA. CAADI. INUXDEY
    WAJIGEEDA. LAGADAREEMEY. HOREY
    CEYTE. JOOOG. MEYL. HA. ADIN😊😊😊

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 8 місяців тому +67

    Omg ani xita runa moday blse inu prank yahay arkay team cayda isn't easy 🎉🎉😢❤❤

  • @farhiyaabdi8683
    @farhiyaabdi8683 8 місяців тому +36

    Ceyda plzz prank kusamey team 27 kudeh kabar aya ligu darii rabaa😂❤

  • @UmulkheirIbrahim-op6bb
    @UmulkheirIbrahim-op6bb 8 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Abshir_Ahmed_hasan1
    @Abshir_Ahmed_hasan1 8 місяців тому +8

    kingceyda amiara qurux farxad yaa siin doono

  • @park_viliza1957
    @park_viliza1957 8 місяців тому +4

    Se isku jecelyihiin caadi lu darema qalaas is arosa yaqaye🫶🏻🥹❤️

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 8 місяців тому +6

    Ceyda aboowe walaahi asad iyo amiiro aad beey kuujecelyihiin wallahi ani xataa waa naxay

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 8 місяців тому +98

    الحمد لله على كل حال ❤

  • @عايشه-ف3ق
    @عايشه-ف3ق 8 місяців тому +38

    Inta naxday markee safar maqleen😂😭😂☝️

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 8 місяців тому +16

    Koko gabar inbadan jeclahay love you sister

  • @NajaxMoha-ux2gj
    @NajaxMoha-ux2gj 8 місяців тому +6

    Amira iyo Asad leba kanaxen baran giga😢❤❤❤

  • @Farhia110
    @Farhia110 8 місяців тому +102

    Ku sali nabiga Mohammed scw❤❤❤

  • @HamseToni
    @HamseToni 8 місяців тому +18

    Qofkii sxb dhab haysta ayaa fahmi kara keep going amiira 🎉😮

  • @SleepyAirboat-yv9js
    @SleepyAirboat-yv9js 8 місяців тому +21

    Amiiro hore uka xayso wayo ka ma marantid🎉❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 8 місяців тому +24

    Amiiro iyo Asad walhi wey naxiin😢 ohh sorry 😊

    • @HamseToni
      @HamseToni 8 місяців тому +3

      Amiira aad u naxday 🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 8 місяців тому +37

    Big legend always king ceyda i can't wait ❤⌛👍💯😍

  • @ShankaroonShankaroon-lm6im
    @ShankaroonShankaroon-lm6im 8 місяців тому +46

    Amiiro wey ku jeceshahay❤❤ilov you dhih

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 8 місяців тому +42

    Ceyda amiiiro qaaaas bey ku thy waxiiinu waa dhiiin dhiiiin qabqabyaal 💍naga soo dadajiya 😁😍haka fogaan amiro

    • @HamseToni
      @HamseToni 8 місяців тому +3

      Amiira waa qof qalbi fiican 🎉

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 8 місяців тому +39

    Aar ayaaman challenge wn uu xiisay come back team qabqab😂

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 8 місяців тому +89

    Allah is One

  • @ARAFAD66
    @ARAFAD66 8 місяців тому +77

    Allah is one❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hodanmaandhaya
    @Hodanmaandhaya 8 місяців тому +22

    Iga tag waaba iga nixisayee 😟 guys is dajiya waa parnka dadban😅

  • @mssballa
    @mssballa 8 місяців тому +7

    😍🫶🏻💞ceyda and amiira

  • @aasyajaamac5905
    @aasyajaamac5905 8 місяців тому +88

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad Scw ❤😢

    • @salmamaxmed549
      @salmamaxmed549 8 місяців тому

      . ضححثننبننرظظؤؤؤحلةظىننس❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 8 місяців тому +14

    Amiiro waa sxp jira wlhi😂😂😂

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu 8 місяців тому +70

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤❤

  • @DaaciSabriyechennel
    @DaaciSabriyechennel 8 місяців тому +2

    Zxp ceyda I,aamin amiira wey kujeceshahay

  • @abdullahaliomar1934
    @abdullahaliomar1934 8 місяців тому +34

    Ninka Temaka loku jecelyahay king ceyda ❤🎉

  • @NajibabdinasirNajkapoi-zb8lu
    @NajibabdinasirNajkapoi-zb8lu 8 місяців тому +3

    Amiiro waa faraxdee maxa jiraa ma bixi rawi markuu dahe ceyda

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 8 місяців тому +4

    Amiiro qurux 🥺❤️

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +10

    Wlhi ani wa isku naxy ine runtahy u modey🥺lkin hada somali ado xita waku arkena lkin ani team kan ina kala ag wayo majecli Alx ina runthy modey kowdi ani xita😢 alx marka benwye dhahde anaba amiro kadarnadey😂allow team keyga❤idaa siba ceyda wlhi cidlo dareme marki hore

    • @HamseToni
      @HamseToni 8 місяців тому

      Amiira keep going 🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 8 місяців тому +68

    King cayda the legend ❤🎉

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 місяців тому +76

    ALLAH IS ONE ❤☝️

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 8 місяців тому +44

    AMIRA QURUX ♥️♥️♥️♥️♥️👑👑

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 місяців тому +16

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @SahraFarax-xm4io
    @SahraFarax-xm4io 8 місяців тому +16

    Iga tag anaaba nexee 😂 walahi team 27 oo Kala tegey illahow ha.itusin 🤲

  • @Cabdimudhaliblu
    @Cabdimudhaliblu 8 місяців тому +85

    Ku Sali nabi geena Muhammed scw❤🕋🥺❤️‍🩹🤎🫀

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 8 місяців тому +42

    King ceyda sanadkaan iyo sanooyinkaleba farxad allaha kaaga dhig weliba isdaba jooga aamin yaa rabbi

  • @Queenqueen-z3e
    @Queenqueen-z3e 8 місяців тому +4

    Amiiyo wa saxibta kuku ghow hadhibin

  • @nimcocabdi9616
    @nimcocabdi9616 8 місяців тому +4

    Caydow prnk faqiireed aa nagu samaysay waa naga nixisee😅

  • @Sagal27339
    @Sagal27339 8 місяців тому +4

    saxibtinimada sidan ayaa lagu yaaqana asad iyo amira ad iyo ad ayee ugu naxeen barangigan quf ad iyo ad isku fahanteen o wabaxaya kudhoho rumahanti sida noqonesid alla og hadaneh quf isku kafatan baraten 😭😭😭😭

  • @RamlaAdam-v7e
    @RamlaAdam-v7e 8 місяців тому +21

    Ceyda balantii qabqab aaway 😂 I'm waiting

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 8 місяців тому +8

    Amira qurux deyda qalbi wanag ❤🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +13

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @Hadhaa10
    @Hadhaa10 8 місяців тому +22

    :ii amiin sanadkan Barcelona hal ciyaar inagama❤ badinaysoo 8:09 . viva Hala madrid

  • @CabdirisaaqIsmaacil-d8e
    @CabdirisaaqIsmaacil-d8e 8 місяців тому +3

    Cayda amiira maad ka tagi sorry😂❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 місяців тому +9

    inta og in uu cayda paxyn ilaaa inta jaamcda dhamynyo🎉🎉

  • @FatimoHassanMuhamed
    @FatimoHassanMuhamed 8 місяців тому +22

    Way ku jecelyehiin saxibadaa ALE hakudayo ❤❤❤

  • @saabiriin342
    @saabiriin342 8 місяців тому +23

    Amiira qurux iyo Asad walahi runtii wey nexiin koko kestoo yar😅

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 8 місяців тому +10

    Wlh waad ka nixisay markad dhahday wanbaxaya wadnaheda waxad modaa in oo istagay markad dhaday waan ciyaroya in oo dhaqa bilaway wadnaheda aad modaa amiira qurux 😢❤❤❤❤

  • @mulkiadan9776
    @mulkiadan9776 8 місяців тому +21

    Koko bulle fans like❤❤❤❤❤❤

  • @aminaelmi5401
    @aminaelmi5401 8 місяців тому +60

    Allah is one ❤❤

  • @UbaxCabdi-n8n
    @UbaxCabdi-n8n 8 місяців тому +5

    Asad wuu kujecelyhy haka fogaan dadku jecel haysataa king ceyda anaguna saas camal kujecelnhy

  • @CabdirisaaqIsmaacil-d8e
    @CabdirisaaqIsmaacil-d8e 8 місяців тому +3

    ala waan naxay walhi waxaan is idhi amiira cidlo noqoneysa😢

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +3

    Alla amira we naxdat jah😂❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 місяців тому +61

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 8 місяців тому +4

    Amiira saxib jira waaye wey naxdey oo is badashy😢❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 8 місяців тому +24

    Qab qabtda inay ka tagtid ma rabto alx ku teh😂😂❤

  • @hodanabdi6609
    @hodanabdi6609 8 місяців тому +2

    Asad iyo Amiira sixun uga naxay

  • @MohamedMustafe-k9f
    @MohamedMustafe-k9f 8 місяців тому +4

    amiira sixun unaxday😙😙😙😙😙😙

  • @kiinahmed7292
    @kiinahmed7292 8 місяців тому +4

    Asad wuu ilmeeyey 😢 nio ninkaa qalbigiisa ilaali

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +22

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ceyda

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 8 місяців тому +5

    amiiro wllhy waa sxp jira

  • @1fil-san
    @1fil-san 8 місяців тому +19

    Team 27 +kooko +amiira markay wada joogaan waan jeclahay❤

  • @user-ng8ju8lm2g
    @user-ng8ju8lm2g 8 місяців тому +55

    Allah is one

  • @AbdiKader-qv8nz
    @AbdiKader-qv8nz Місяць тому +1

    𝗪𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗼𝗸𝗶𝗹𝗮𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘁𝗵𝗲 𝗱𝗮𝘆 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗹𝗮𝘁𝗮𝗸𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝗻 𝘄𝗹𝗵𝗶 𝗶 𝗰𝗮𝗻 𝘁𝗼 𝘄𝗮𝗶𝘁

  • @Manka_cade123
    @Manka_cade123 8 місяців тому +7

    Amiiro see ufaraxdey😢😮😂😊

  • @asmaasmahilowle4593
    @asmaasmahilowle4593 8 місяців тому +3

    aaku salino nabigeena Mohamad صلى الله عليه وسلم hadaakusaliso nabiga adigana ALLAH aa iniguna nigu salinaayo 10 jeer

  • @EglanAbdullahi-p2z
    @EglanAbdullahi-p2z 8 місяців тому +3

    Amiiro sxb jirto waye😢❤

  • @saygacade-e9x
    @saygacade-e9x 8 місяців тому +3

    Amiiro wey jece sha hay😢😢😢😢

  • @MaryamaXaaji-mf7yt
    @MaryamaXaaji-mf7yt 8 місяців тому +3

    Amiira saaid unaxday😢

  • @SamiraHirsi-s5i
    @SamiraHirsi-s5i 8 місяців тому +25

    Koko is so cute i love her❤❤❤

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 8 місяців тому +13

    Snapka aa ku soo arkay waa soo orday safar markaas maqlay😢😂

  • @RaxmadAbdull
    @RaxmadAbdull 8 місяців тому +2

    Anigo video ga amiro dawanyo kana arkey waba naxye

  • @axmedsahal4371
    @axmedsahal4371 8 місяців тому +5

    الحمد لله على كل حال

  • @abdirisaqhossain9507
    @abdirisaqhossain9507 8 місяців тому +2

    Amira Aya igu naxdinta beydey wale😮

  • @Sakiyeyyy
    @Sakiyeyyy 8 місяців тому +10

    Cayd please asxpta prank kusamee waxa dhahda gawsr aa lygudarayaa😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 місяців тому +85

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 8 місяців тому +9

    Man sha allaaah amiiro qurux iyo Kings ceyda ❤ dad is fahmey dabeecad ahaan

  • @OmarAbdirashid-gj5js
    @OmarAbdirashid-gj5js 8 місяців тому +3

    Sxb qabqab wixii laga wadho noo sheeg 2024 wala garee inta igu racsan like ii saara❤