ALLAH WARHAMAMOUMENT MIAD MIGANEH SAANGOUB BOTHS COMEDIES FANANKA AHMED MOOGUE YO FANANDA ZAHRA AHMED ALLAH ACCUEILLENT LEURS PARADISE VALLEY AU JARDINE FIRDAWS AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH INTAIENT NOLOWS WOBOLAA WABERI ALLAH NIWADA AFFIDOOS AM NO FORGET FANANDA DJIBOUTI AMINA ABDILLAHI ABDOULKADERJUBA ET AUTRES FANANITAAS LONG UENT ALLAH VOUS PROTEGENT DU MAUVAIS OEILS BIG BISOUS SOMALIA HORROMARKEIGI KOUSOHEILOO DALKII HOYO ALLAH KOUSOHEILOO NABADGALWO TAMMEEH TAMMEH ALLAH KOUSOHEILOO AMINE ALLAH ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT HANIGOU WADA DHAMBAISIWO DHAMTAINNENT AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
" Gabdhoow waa yeelkadiin, garaad dumar ba sidaan " 😭😭😭
Allaa yaa raxma sahara axmd iyo axmd mooge jubba xafiduhulahi amiina abdullhi hadey noshahay allaha xafido hadey dhimatay allaha u baxariisto
amina cabdulahi way noshahay borame bay joogta hada
marku fanka somalidu fanka aha Allaw u naxriso inti dhimatay
Cabdi Qaadir macalin jubba waan taageeraa wanan jecelhy
Goodbye chaw gacalayal geestad dontaan u qaata oo gamuuran gam oo gayaxan 😂 classic daadis aan cadi ahayn old is gold
weelkaagu hadaanu buuxin wax saar kugu qaban ogaa weedhaadu itaal yaraa 😢😢😢 saxiiix
fan iyo sugan wa kii hore murti wanagsan wa dadkii hore
Illahay ha naxariisto sahar Axmed iyo sangub iyo Axmed mooge
Machallah Allah Tabarak ALLAH Riyawadde beynee WA Run Adde houfianeh Majajilooo murtilai habbassanneeeeeegrontualationfelicitation. hambolooooo
Saalax qaasim waa runtii weelkaagu hadaanu buuxin weedhaadu itaal yaraa
Kuwam ari jirka xgd ka keenten😅 ilaahay ha idin naxaristo inta dhimatay inta noolna ale danbigina ha dhafo 2021 weli wan dawanayah🙃
Cbdcvdcsf😢❤❤❤🎉🎉🎉😂😢😮😅😅😊😊
Amazing Waxanaa Riwaayd Ladhahaa Dad Waa Dadkii Hore
7December 2020 Ban Dib Usoo Raadiyey 🤷♂️🔥
Ilaahay haw naxariisto Intii dhimatay
Amin
waqooyi fanka/suuganta somaliyeed waa heer sare taxane taariikh ah
adeerayaal fanaaniintii hore way fiicnaayeen laakiin dowlad fiican baa garabtaagnayd iyo shacab fan jecel fanaaniinta dambe waxay kusoo aadeen wadan 27 sano burbursanaa wayna dadaaleen runtii waayo fanaaniintii hore mushahaar iyo abwaaniin waa weyn bay haysteen anigu labadaba waa soogaaray hada ruwaayadaan waxaa sameeyay maxamed aadan dacar fanaaniintii hore si fiican baan uwada aqaanaa
hamse darwiish
waa hees aad u macaan
cartan 21 save all songs or music
carta
Not 21
Police ban keenaya aaa😅😅 sahra ahmet illhy ha uu naxarisdoh
Abdulahi Macalin Muxumad
Maqa'sab' baa" goob ta yaal !!
Good baay gacalayaal gees taad
Doon tan u qaatan gamuuran oo gam!! oo gayaxan" 😷🥵🥵🤪😛🤪🤪😋🤪😛😝😛😝
Dhamaan rer waqooyi bay ah hayen
Mustafe Hamse juba reer waqoyi ah faynus miyaa ah
@@maalinmaali8833 malayaabtay
Singub miyaaa rer waqooyi aha
Alla salaax qaasin ahmed naaji
Gabdhihii waakuneceen baydheheen suuye sangub naa namay nicine anagaa qashaafney
Murti Waa Taas
Ilahaya haku naxaristo sarha axmed
Music Heesti Zulfa ayey ku ciyaarayaan
Saalax Qaasim Naaji,axmed mooge,c/qaadir jubba,khadijo bokhran,feynuus iyo inta kale
murti waa murtidi hore fanana waa fananinti hore
Mubarak id
Aduun iyo waayaheeda weeye wax walba waa markii fanku qiimaha lahaa
It was Amazing literature
Beeley warun
Xasuus beenay waa run ruwaayadaa anoo yar baan habeenka jimacaha dawan jiray ala waqtigu is badali ogaa ax
wa sanadke
2020 dhaC
Heeso waa kuwee hore riwaayda waxan daawan jiraye habeen ka jimce ah xasuuso igu qle weeya
Macal muusihaa loo badalaya maxamed Mooge liiban AHN
Ma garan sheekada guntane maah maah walaga gudbee
Hadaad geedi meel u tahay
Hadaad u goleedahay xaajo
Ka saar galka seefto ....
Malabka guudkiisa saaran ,,,walee hadal wa murti iyo mahmaah.
Sirop
Qosal waa kan beenay waa run
Rag culus wayee
Waxaasaa fanaaniin ahaa
Juba ayaa kaga jira orjinaalkeedii hada waa copy jabuuti ayey ku dhigayaan waxaa ka maqan orjinalkeedii xasan aaden xabiibo xasan tooxow iyo sahro dawo
Walaal meel aan ka fiirsankaro bal ii sheeg orjinaalkeedi
Hablahii wax baa ku dhacay walee
Wwwww juba coduu igu dilay
kuwaano kale majiran hada
Heesu maiicna
Kan maku had lo Nago dhan ya iga aroro wlhi
juba codkiiza ku haystaaba
Inika la fille afar ne veu pa du mariage
lol
Faizo Muqtar
Yuo
TV
Comment
A
ALLAH WARHAMAMOUMENT MIAD MIGANEH SAANGOUB BOTHS COMEDIES FANANKA AHMED MOOGUE YO FANANDA ZAHRA AHMED ALLAH ACCUEILLENT LEURS PARADISE VALLEY AU JARDINE FIRDAWS AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE ALLAH INTAIENT NOLOWS WOBOLAA WABERI ALLAH NIWADA AFFIDOOS AM NO FORGET FANANDA DJIBOUTI AMINA ABDILLAHI ABDOULKADERJUBA ET AUTRES FANANITAAS LONG UENT ALLAH VOUS PROTEGENT DU MAUVAIS OEILS BIG BISOUS SOMALIA HORROMARKEIGI KOUSOHEILOO DALKII HOYO ALLAH KOUSOHEILOO NABADGALWO TAMMEEH TAMMEH ALLAH KOUSOHEILOO AMINE ALLAH ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT HANIGOU WADA DHAMBAISIWO DHAMTAINNENT AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW