DFS oo Xildhibaanada KG u diiday in ay u safraan Baydhabo, dagaalka Laftagareen awgeed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Madaxtooyada Soomaaliya oo amartay in Xildhibaano kasoo jeeda KG loo diido in ay u safraan Baydhabo, xildhibaanadii u horeeyey oo maanta lajoojiyey
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 193

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 10 годин тому +20

    Waa ku faraxsanahy waayo adinkaa dooortay dal xaraashe.

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 5 годин тому +5

    dulmi ayey usocotay itobiyo waxa haku qabato

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 годин тому +2

    Mahadsant walaalkey geylan media ❤❤❤❤ garguurte umadda allah ka qabto

  • @geeljire4798
    @geeljire4798 12 годин тому +7

    Geylan one and only wariyaha adunida

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 12 годин тому +4

    Subax lamida geylan media mahadsanied Somaliya 🇸🇴🇸🇴 Inshallah gull gobonimo 🇸🇴❣️❣️❣️ IAM from Djiboutine 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 годин тому +12

    Masha allah xildhibaanad Sareedo wa Wadaniyad kooxda xaraash qaran dalka walaga badbaadin insha Allah tuugta

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 9 годин тому

      Waddanka waxaa abnigiisa iyo illaalintiisa mas uul ka ah dawladda uu hogaamito m.xasan sh, maxamuud, xildhibaanada isu mooda in itoobiya laga xukumo waa la celin

    • @ismailfarah3596
      @ismailfarah3596 6 годин тому +2

      Haa dalka boobkiisa iyo xaraashkiisa iyo qabuuraha la faago iyo gaalo loo sajuudo iyo u rufyaanida SHISHEEYAHA waxaa masuul ka ah XASAN MADHERGE. Waa runtaa Xasan ayaa ka masuul ah😂😂😂😂😂

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli 2 години тому

      ​@@ismailfarah3596wa lin ajaari Markii nasab maheen, ii kalmeeya

  • @aminadam2572
    @aminadam2572 12 годин тому +2

    Good job dowlad xmr

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 7 годин тому +2

    Hawiye Digil Aw mirifle waa u kala dhammaatay

  • @JawharCabdideeq
    @JawharCabdideeq 8 годин тому +2

    M Macalin jawhar cabdi mohammed

  • @Terza56
    @Terza56 13 годин тому +1

    Subax wanaagsan gaylan media ✅✅✅

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 9 годин тому

    Subxaanallaah Subxaanallaah War Sideey U Jiraan dooladeey Ilaaheey Kabaqa Xildhibaano Hala Dhaafo 😭🇸🇴🙏

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 11 годин тому

    Wallaahay Soomaaliya Boqol bay ku dhacday ilaahay bay leedahay

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 12 годин тому +5

    XASAN SHEEKH WUXU QAADAY WADDADII BURBURKA, WAA LAGU KALA TAGAY..

  • @mohamedhassanabdisalan4591
    @mohamedhassanabdisalan4591 11 годин тому +2

    Allah ha barakeeyo hasan sheikh mohamoud ❤

  • @seed3966
    @seed3966 5 годин тому +2

    Asc
    Salaaan sare dheh 😎😎😎

  • @MansuurShclaahi
    @MansuurShclaahi 12 годин тому +6

    Xildhibaan xabashi taageeray xasaanada intalagaqodo xabsi haladhigo.ama xabad halagu dhufto

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 12 годин тому +2

      Hawiyow Xabad laawe Xabad maantey cid aad ugu goondineysaan ma jirto, Sareedana waxba kama qaadeysaan Dowladnimana wax kama ogidiin ee awalba Daarood baa idin gumeysan jiray hadana waa la idinku celina Mooriyaanumo 34sano kama dhergin miyaa

    • @deeqabdikariimjama4902
      @deeqabdikariimjama4902 12 годин тому +1

      Xasan sowkii jig jiga ka niikinayey maahan 😂😂

    • @shaaciyecadawe4810
      @shaaciyecadawe4810 12 годин тому

      Kaale adigu ka qaad xasaanada hadaad u dhiibate xabadna warkeeda daa

    • @xamiimofficial3818
      @xamiimofficial3818 10 годин тому

      Hooyadaana halugu dhufto
      Laxdii kudhasha was af ku urbadn

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 7 годин тому +1

    Waxay midaan dhaawaceeysaa dowladnimada soomaaliya in xilibaan xasaanad leh laga celiyo garoon asigoo raba in uu ubaxo deegaankiisa ama dibada waana wax ku ceeyb ah dowladu uu hogaamiyo madaxweyne xasan sheikh asigoo og wxay samayn jireen xukuumadii ka horeeysay

  • @chawahirelmymashlalltaabar4949
    @chawahirelmymashlalltaabar4949 9 годин тому +4

    Hawie action group must go

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m Годину тому

      Hahaha.....Hahahah..

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 12 годин тому +3

    Gaylan, waa namiim aan alla ka baqin inta wax ka dhagaysatana waa xulufadii farmaajo waana dad kasoo wada jeeda hal qabiil oo doonaya soomaaliya in ay dib u noqoto waligiinba ooya horay ayaa loo socon

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 12 годин тому +1

      Ninkaan wixii jiro buu sheegaa kuwa dowlada noi hayo Makala garan nayaan qabyaalad iyo dowlad nimo wax dhaama rabi ka filaynaa

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 11 годин тому +1

      Gaylan is the best Somali media , Gaylan Media keep going because we support you.
      From Scotland

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 6 годин тому

      Ninkan Farmaajo ayuu lacag ka qaadan jirey marka lacagti buu waayey sidaas darteed wuxuu ka shaqeeya Dumista Dawladda. Waxaa doonto sheeg Shaaruba dheer weligi ma soo noqonaayo. ​@@abdifatahhassan168

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 10 годин тому +1

    Halkee jirtay maalinkii...Prof Jawaari la celinayay

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 8 годин тому +2

    Wax walba oo amxaaro u nacàmleeya saas hala yeelo😂💪

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 10 годин тому +1

    Geylan naagtaan markii la soo doranayey qofki la tartamayey sidaas ayaa garonka laga celiyay

  • @harun7450
    @harun7450 13 годин тому +4

    Lafta gareen markuu asaga Dr jawaari diyaarada u didaayay ma ilaabay

  • @Kingdom_of_moveis
    @Kingdom_of_moveis 10 годин тому

    Hal point baa halkaa iiga bidhaamay
    Waxay tiri xildhibaanadu wixii 20ka sano aano soo dhoodhoobaynay waa burburtay waxaa halkaas iiga muuqata senario gii Afghanistan🇦🇫💯

  • @tahliilj
    @tahliilj 10 годин тому +1

    Waa inay kulanka baarlamaanka kaqaybqaadataa

  • @sharifxuseen9001
    @sharifxuseen9001 9 годин тому +1

    Dooraale datka ha iskudirin majeerteen xun

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 11 годин тому +1

    Wa laga reebi kara wayo cid sharciga ka wen malahan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 7 годин тому +1

    Waayab sareedo ma laftagareen baytageertayq

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 8 годин тому +2

    kkkkkkkkkkkk oo markuu xanuunka ku soo gaaray ma federalkii baa burburay

  • @umulula3107
    @umulula3107 12 годин тому

    subxaan allaah

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 13 годин тому

    Xasan dhiiqo allaah dalka hakaaqabto aamiin yaarabi

  • @shaati11husein68
    @shaati11husein68 12 годин тому +1

    Farmaajo wado fiican lagama dhaxlin

  • @KaafihassanHussen
    @KaafihassanHussen 12 годин тому

    Siii xushmad daro ayad sharaftii daalka dhuulkaa udhiigtay od cadowgii so jiireenka ah ulaa shaqaysaan

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 11 годин тому

    Cajiib!

  • @jubb90
    @jubb90 10 годин тому +1

    Sharci dajiyo ilaahay baa ah

  • @NuurCalisheikh
    @NuurCalisheikh 5 годин тому +2

    Ogaw kulahaa asaga miyaaa wax kabadali hala kala tago yaa caano kadaadanayaan adeer hawiye waa isku filanyahay

  • @Notreal_MB24
    @Notreal_MB24 12 годин тому +1

    Qof diyaarad kaliya laga reebey haba ahatee qaab siyasadeed in saas u hadasho waa aqoondarada dadka lagu sheegey xildhibaano ee ummada waxbo u qabaneyn walee dadkaas iney somalia dhib Lee usoo kordhinayaan

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 11 годин тому +1

    Islaantan waxaa iga baxay in ay tahay jaajuusat Ethopian ah.
    Sida ay u rajeeneyso soomali burbursan oo kala carareysa.

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 12 годин тому

    WAA SHEEKO QOSOL BADAN XASAN SHEEKSDII CIYAALA WEERO AYAY KA MARAYSAA WAAR BAL MEEL HALAGU QORO SI RUWAAYAD LOOGA SAMEEYO. CIYAALKA EERIBODKA ISKA JIRA.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 12 годин тому +1

    In xabsiga la dhigo. ayay mudnaayeen jaajuusiinta.

    • @MohamedQooje
      @MohamedQooje 11 годин тому

      Bro xildhiban xasanad leh waaye dadkuna waa belo bro sidas ula soco

  • @MohamedAhmedsmmd
    @MohamedAhmedsmmd 8 годин тому +2

    Waa sax waayo waa qaran dumis itoobiyaan iyo cadaw raac ah ayda xitaa hala laalo

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 6 годин тому +1

    Dowlada waxeeytiri weey duubanyihiin diyaarat laxanibay majirto duulimadkii wuw socdaa wariyihii farmajo inaatahay dadka weey ogyihiin maanta waxaa laceliyay xildhibano taas waarun laakin dadyowkale hoshoda weykalasocotaa wariyihii farmajow dhankee aaday fahad mise farmajo nosokalacadee dhanka aadjirto

  • @MohamedShaafici-j9z
    @MohamedShaafici-j9z 10 годин тому +1

    Dalka miyaa adi isku heeeysay mise adaa dumin karo reer Ethiopia 🇪🇹 land

  • @mohamedroble4989
    @mohamedroble4989 9 годин тому +1

    Gaylan media wa amxaar

  • @MaxamedCabdiraxmaan-r3p
    @MaxamedCabdiraxmaan-r3p 6 годин тому

    Waa waa caadaro

  • @saja9892
    @saja9892 10 годин тому

    Xasan mooryaan iyo kooxdiisa xiligii Ay hogaamiye kooxeedyada iyo gaandheriyaashaa ahaayeen bay joogaan weli soomaaliduna madaxweyna soomaaliya iyo dawlada soomaaliyay ugu yeeraan

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 9 годин тому +1

    Waliiba haala xiidho

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 11 годин тому +1

    Waa ku saxantahay dawladu waliba waa in laxiraa kalkaliyaasha itobia

    • @borowbaydhabo6201
      @borowbaydhabo6201 9 годин тому

      Sidaan hadii aad wadiin Ethiopian xamar idinku keeni doona oo wlhi ah

    • @salmaanabdulahi2967
      @salmaanabdulahi2967 7 годин тому

      @@borowbaydhabo6201 hhhh marka hore ethoipia waxay dishaa dabadhilifkeeda marka labaad waa isnaqaan ethoipia labadiinaba waanu eryan donaa akhirkana idinka ayay idin cuni donaan

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 5 годин тому +1

      Itoobiya Hawiye waa taqaan adiga ayey Ilaahey u ku yihiin. Waxaa laga yaaba inaad hadda dhalatey oo waxba ogeyn. Waa raggi Meles Zenawi ka qeylyahey oo 70000 Xamar ku dubtey. Hooyada iiga sheegee dheh wixi dhacay 2007.

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 11 годин тому +1

    Alahayow madax cadalad iyo amaano leh noogu dhiib xilka.
    Asageen wuu tashaday
    Lk anagu qqbiil tuugo musuqmaasuq afxumi cadalad daro iwm

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 11 годин тому +1

    Axmaarada ayaa jaajuusad u tihìin marka dadka noocaas ah ma matalaan masiirka caruurteena iyo mustaqbalka umada

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 11 годин тому

      Adeerkaa sowkii shalay tigreyga ina ileey jig jiga kula niikinaayay ma maantuu wadani noqday yaab

  • @Warsame.-ru6ls
    @Warsame.-ru6ls 12 годин тому

    Dowladnimo majirto Somalia

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 годин тому +1

    Xassan duufle munafaqa tuuga ah dowlad nimadii in shaati Qabiil loo isticmali xildhibanadii K/galbeed lagu hanjabayo miya dowlad ah

  • @mattan3578
    @mattan3578 9 годин тому +2

    Duliyad bad tahay wana mudan thy in lagu celiyo kan geylan ee ku wareysanayana wa duli oo heerku marayo wn wada ognahay

    • @mr_wadn6660
      @mr_wadn6660 Годину тому

      Qof walba dadkiisu ladareenyahay ogow legend 😀

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 12 годин тому +1

    Dawladnimada soomaha taad laaluushka qaadaneyseen, adiga dacwoonaya bal’ iswaafaji.

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 11 годин тому +1

    Xasanoow, hawiye hadii la, iskaga dhex boxo ayagaa is cuni doonee, ka joog

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 10 годин тому +1

    In laga saaro weeye golaha Cadawga!

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 8 годин тому +1

    Tuugtaa oo dhan halala tagaalo
    Ethiopia kal.galka oo
    Dhaan

  • @MosuleimanGaabow24
    @MosuleimanGaabow24 10 годин тому +1

    2sana iyo dheerad ma eesan tagin deeganadi laga soo doorty sabbte manta usocoty xee tahy
    Wa Amxaarad

  • @hassanabtidoon5574
    @hassanabtidoon5574 13 годин тому

    Wlhi xasan dowladnimadi xaafad uu leyahay ayuu ka dhigay

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 12 годин тому +1

    Tan waa astaahishaa qumayada Ethiopia amananeysa oo Ethiopian is moodey

  • @salmaansamadoon8035
    @salmaansamadoon8035 13 годин тому +2

    Mmda ciyal weraa laga adeeeeji😂😅

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 11 годин тому

    Xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun moryantas

  • @hiisgutale2587
    @hiisgutale2587 10 годин тому +1

    Adiga iyo qoftaanaba waxaad tahii dad beenlaale yaala oo soo heshiiyaybuamda waa idin ogatay naga xishooda xamar idaacdo badanaa joogaan yaa laaga liita sareedaay hadii burbur soofod saaray waxaasa noo xoldhibana diyarada hadey kaatagtay mida kale iskama raacdiddoo yaahuu

  • @SIRDOONKAHIILWADDANI
    @SIRDOONKAHIILWADDANI Годину тому

    Sidaas awgeed waddada kaliya u furan waa Mooryaanimo iyo iSBaaro!

  • @sharifxuseen9001
    @sharifxuseen9001 9 годин тому

    Doir

  • @mohamedroble4989
    @mohamedroble4989 9 годин тому +1

    Naagtan waba oromo sidee xildhiban loga dhigay afsomalia garan meyso

    • @hassanmohamed258
      @hassanmohamed258 8 годин тому

      Afkeeda rasmiga ah waa Maay, xooloyahow, degaankeeduna waa Koonfur Galbeed.

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 32 хвилини тому

      Oromo haddii aad isaga shaki qabto waxba dadka hakula wareegeysanin ee inay ku dhaleen ka soo ogow cidda mudan oo ay tahay inaad weydiiso.

  • @Mahamoudfuad
    @Mahamoudfuad 12 годин тому

    Qaab Foodo Ah Lagula Dhaqmay😢😢

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 12 годин тому

    Xasan shiikh dalkii wuu ku cayaaray, wuxuu udhaqmayaa sida dictator

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 12 годин тому +1

    GEYLAN MEDIA MUXUU KUU QABAN KARAA

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 12 годин тому

      Waxa umada ugu awood sheeganaysaan waa wax umadu idin ku darsatay dhaqan kaan diwladii milaterga baa kuburburtay boqol jeer dowladaan . Madax kanolkaa ka awood badan kusocda cidii caano kadaatan la arki doonee

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 9 годин тому

    Hawiyow wadanka in lakala leeyahay iyo in laka leeyahay waa la arki donaaa 😊

  • @anshurAden
    @anshurAden 12 годин тому +3

    In la tumo ayeey eheed

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 12 годин тому +1

      Sababta loo tumaayo noo sheeg aan kula tumee?

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 10 годин тому

      Qabyaalad miyaa ku tiri

    • @husseinmohamed2549
      @husseinmohamed2549 9 годин тому

      Kkkkk Canugaan hooyadiisa ayuu ku afbartey ayaa maqli jirey
      In saan layeelo ayaa fiicneed ayaa tiri lakiin
      Waxaan maqley in aad hooyadaa garaacdey adiga

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 6 годин тому

      ​@ sir bey siteyMARAhmed-cd6ch

  • @roukehrobleh8234
    @roukehrobleh8234 12 годин тому

    Nasiib darro wakaas Hassan iyo Team Xaraash Qaran

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 11 годин тому +1

    Waan ka xumahay xushmad darrada, laakin waxa ka horreysay in madaxda iyo xildhibaanada KG xushmad darra ku sameeyeen dhamman ummadda Soomaaliyeed markay la safteen Etobiya.

  • @RashidMacalin-g8h
    @RashidMacalin-g8h 11 годин тому +1

    Sharci dajin ahay kulahaa ilaah yar may iisu aragtaa islaantan😂😂😂

  • @MohaAhmedcadow
    @MohaAhmedcadow 4 години тому +1

    Naag walan wayay sabato ade tahay qof ficn o wax baraday sas ume hadlen runti sida jahilka camal e u hadalshay kuwas iyo kuwas camal a xil nohayo somali

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 12 годин тому

    Hassan iyo Kooxdisa Hogaanka Wadadii hore Ayay Cagta Saren Waxa U Haray Ayaa Iska Yar

  • @silverloola726
    @silverloola726 12 годин тому

    Destuurka u ansixyey Xasan Garguurteyha
    Hada cabaadaaya

  • @GuledhajiHassan
    @GuledhajiHassan 9 годин тому

    Xasan sheekhba kabdanbeeya madaxwaynaha waddanka wuu ku ciyaaraya dhib ayay Somalia ka bixi la dahay suu u qabsaday

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 7 годин тому

    Hawiye waa codowga koowaad ee Digil Aw mirifle

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 5 годин тому

    😊

  • @yusufxaaji4113
    @yusufxaaji4113 8 годин тому

    Hawiye nabad marabo soamalida kale waa in aay tashtaa
    n

  • @seed3966
    @seed3966 5 годин тому +2

    ✅ bagaa sidaas laguugu galay mid kasta oo xildhibanada ka mida hala xanibo oo ikhyaarka haga qaado ayagaa xasan gurguurte noo keenaye waajib kooda hala mariyo ✅

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 13 годин тому +2

    Tuugo aya meesha ka buuxa xil dhiban maha kuwaas

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 12 годин тому

      TUUGADAAS SAW MA AHA KUWA DOORTAY TUUGA WEYN.

    • @sharmaanbeek4696
      @sharmaanbeek4696 12 годин тому

      @@OMARAhmed-cd6ch kolba waji ayay Noola imanayan waa dabeecadaha munaafiqinta

  • @abdullahiosman5140
    @abdullahiosman5140 10 годин тому +1

    Kuwa dalka burburinaya adigaa ka mid ah afkaaga ayaad ku sheegeysaa waayoo ma diyaarad lagaa reebay ayuu dalka u burburayaa waxaa iska cad in aad cadawga u shaqeyneysid

  • @mahdidjama9211
    @mahdidjama9211 10 годин тому +1

    Wa xildhiban basasa

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 12 годин тому

    XASAN SHEIKH MAANTA WAXAA UU SAMEYNAYAA TIJAABADII UGU HOREYSAY OO INUU NOQON KARO DICTATER, WAANA CASHARKIISII UGU HOREEYAY EE UU KA MEERSADO PROFESSOR ISMAIL CUMAR GEELE. CASHARADA GEELE EE UU SIINAAYO XASAN SHEIKH MAKU GUULEYSAN DOONAA JAWAABTA WAQTIGA AYAA SHEEGI DOONA.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 годин тому

    dowlad maaha waxan ee mooryan dee markihore qof kuheesayay farmaajo daarood batahay in madaxweyne qaran loo doorto doqonimay ahayd

  • @Diidnay
    @Diidnay 9 годин тому

    Waaw damjadiid meshii goob mafio ayay ka dhigeen how aad xildhiban uxanibi karta ninkan dalka halaga qabto intey gorgortahay

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 11 годин тому +1

    Dad adi ka wawen aya laga reehay horta dowladna ma bur burin hadey bur bureyso horta ayey bur buri.lahed iska amus islan walan aya tahay sharciga raac

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 6 годин тому

    Wxane Dowlad mah watuugo iyo Bee naaloshiin moryanta

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 годин тому +1

    Dadkey midib gadisay hadana duudsin rabtaa inaga

  • @yusufomarmakaraan1648
    @yusufomarmakaraan1648 12 годин тому +1

    Ethiopian afsoomali Bartay waaye sooma ladhihi karo

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 12 годин тому

      MA OGTAHAY IN AF SOOMAALIGA UU YAHAY LAHJADO, HADDII AY LAHJADEEDU KA DUWAN TAHAY TAADA MACNEHEEDA MA AHA IN AANEY SOOMAALI AHAYN.

  • @djmame
    @djmame 7 годин тому

    ❤❤❤🎉🎉

  • @MaanHersi
    @MaanHersi 13 годин тому

    Xasan Sheekh Siilka Hoyadis Hala Aado Federalka .
    Siyaaad Bare Oo Dalko dhan gacanta Ku Haya Baa Laga diiday In khasab wax lagu Maamulo
    Saa waa Xasan Guurgurte Oo Xamar Ka Bixi karin Amarkisa Meel uu ka shaqeyo aan Aragno

  • @cabdulaahicali5193
    @cabdulaahicali5193 3 години тому

    Rer KGS cirkana isbaaro ayaaa loo dhigtay dhulkana waa isbaara ayaaa loo dhigty waa nasib Dara wye

  • @mohamedhussein9753
    @mohamedhussein9753 12 годин тому +2

    Habartaan warkeeda ma fadhiyo wax cad ee sheegeysana malaha Somalia na afkeeda kuma bur bureyso

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 12 годин тому

    Cajiiib!!
    - Hadii lala ila hadlo = Somali ma jiri donto waa burburaysaaa!!.
    - Hadii Diyaarad La iga reebo = Somaliya waa u dhamaatey wixii lagu heshiiyey.
    - Hadii La i Fahmi waayo = Somaliya Khalaas burbur waaye.
    - Hadii Xilka la i siin waayo = Balan waxaa ah in la isku dhamaan doono.
    Hadii hadii iyo Burburkaan Somaliya lala Rabo ma Fahmin!! DALKAAN SOMALIYA HADII SAAS LOOGU WADA HANJAO GOORMEE DAAYSAA ?? DALKA SOMALIYA DADOW MAXAA BEEN UGU SHEEGAYSAAN OO AAD U DHAHEESAAN SOMALIYA WAA JECLAHAY OO WADANI AYAAN AHAY ? !! War Somaliyey xishooda oo dadka aad masuulka ka dhiganaysaan qof cilmiga Dowladnimo leh oo dalkaan u shaqeeyo doorta !! Hadii kale saan oo kale aa dhacayso walaaahi ceebna waaye sidaan. Qof masuul ah inuu saan u hadlo wax walba ha dhacaaaan mar hadaa masuul tahay hadalka dadka kicin karo laguma hadlo waa inaad controli kartaa XANAAAQAADA ! hadi kale An guryaheena iska joogno bilaaaahi calaykum.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 години тому

    Waar xildhibaanada kg xasan dhiiqo haduuku xadgudbo waxba utarimeyso damujadiid

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 11 годин тому +1

    Wariye isku sheegaan iyo islaanta cabaadeyso waa amxaarada afka somaalia ku hadla maalinti xasharaadkaan la buufiyo ayay dadku is jeclaan dowladne hanaqaadeysaa zaban kasta waxa jira dad caqabada iyo qillafka quud ka dhigta yaaaahuuuu

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 27 хвилин тому

      Adeer Dan guud kama aadan hadlin ee dan qabiil ayaad ka hadashay ee is dabo qabo, haddii kale dowlad meesha kama jirto ee qabiilkaaga iska taageero. Ina Gurguurtoow.

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 12 годин тому

    Waa musiibo inteeda le'eg! AHU Dr. Galydh baan dhagaystay 2011/2012, usaga oo leh, "Xasan-sheekh baa wadajirka & midnimada jamhuuriyadda burburinaya, oo Xamar baa laga burburinayaa!" Hadda waa wakhtigii hore ee Xasanka maanta. Tiibaad mooddaa inay si toos ah u soo ifbaxday maanta. Marka, malla odhan karaa Xasan waxa uu wakiil ka yahay waddamo kale?!