Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, Ethiopia ma waxay Masar ooga hortagi kartaa Qoryahan yaryar iyo rasaas la soo siiyo wordlor Siduu ku yimid lawada og yahay, Hubka laga keenay waxaa isku dilaya Somaliland iyo Pudland, hadii ay wax burburaayaana dhulkooda ayaa ku burburaya, Ethiopia wordlor dii Xamar Hub iyo Rasaas way soo siin jirtay wax Cusub ma aha, maantana Ethiopia Cidii daba dhilif unoqotaa waa Nin shineema dhamaatay Tikit u goostay, Ethiopia xaalkeeda waxa uu marayaa 1992 meeshii ay Somalia mareysay, Good luck Wordlor 👍 saa ma argtaan hareerihiina waxa ka socdee, Mahadsenidin
Mesha ugu halista badan waa guriga doqonkan jareerka ah uu xukumo wuxuu dani ka yahay ma arkee ma ethiopia ayuu somalia dani uga yahay caku doqon war hubkaas adiga ayuun buu wax ku yeelayaa ee sirtaada iyo howlahaaga intay ethiopia og tahay wax nabad ah heli maysid haba sugin ethiopia aqoon ma tihid
Somalia si hubka itoobiyaan ka u joojiso Drones ka haku duqayso baburta hubka usida hogamiye kooxedyada.. Itoobiya waxay rabtaa in Somalia markale lasaaro cinaqabatayntii hubka
Dani is Criminal
I am from kenya and i am saying win somalia❤❤❤❤❤❤
Ciidamada uu qoranaayo muusabiixi waa askarti abye acxmed oo magac Somaliland ku hoowgalaya
PUNTLAND WAA MARKEY BUR BURI LAHEYDE? HADII AYAY CADOWGA UMADA SOMALIYED EE ITOOBIA SOO RAACADO?
Shacabka putland waa inay dadka ethiopian ka ah iska soo saaraan
Puntland waxaa ku adeegta cadowga somaliya oo ay ka mid yihiin Itoobiya iyo imaraadka
Reer puntiland waa dad caqli badan etoobiysanka way ku khaldami doonaantaa reerpuntiland.
Mashallah inchallah guulastay midinmo somalies ssc hartis
Md. Saeed Dani, halayska qaabto wuu sammeynaya haliis dalka.
Somalia wee midoowbin awoodna weeyeelan inshalallah
Win win win somalia
Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, Ethiopia ma waxay Masar ooga hortagi kartaa Qoryahan yaryar iyo rasaas la soo siiyo wordlor Siduu ku yimid lawada og yahay, Hubka laga keenay waxaa isku dilaya Somaliland iyo Pudland, hadii ay wax burburaayaana dhulkooda ayaa ku burburaya, Ethiopia wordlor dii Xamar Hub iyo Rasaas way soo siin jirtay wax Cusub ma aha, maantana Ethiopia Cidii daba dhilif unoqotaa waa Nin shineema dhamaatay Tikit u goostay, Ethiopia xaalkeeda waxa uu marayaa 1992 meeshii ay Somalia mareysay, Good luck Wordlor 👍 saa ma argtaan hareerihiina waxa ka socdee, Mahadsenidin
Mesha ugu halista badan waa guriga doqonkan jareerka ah uu xukumo wuxuu dani ka yahay ma arkee ma ethiopia ayuu somalia dani uga yahay caku doqon war hubkaas adiga ayuun buu wax ku yeelayaa ee sirtaada iyo howlahaaga intay ethiopia og tahay wax nabad ah heli maysid haba sugin ethiopia aqoon ma tihid
Somalia si hubka itoobiyaan ka u joojiso Drones ka haku duqayso baburta hubka usida hogamiye kooxedyada..
Itoobiya waxay rabtaa in Somalia markale lasaaro cinaqabatayntii hubka
And Ethiopian Airlines is coming to Somalia
Masaari ha odhan ee suuriyanka dheh
ITOOBIYA, QORSHAHEEDU WA IN SOMALIA KA DHACO, DAGAAL SOKEEYE, LAKIIN, RAGGA SOMALIYEED WA U NACASNIMO, IN QARANKOODA GUBAAN.
DANI..HADALKIISA..UEKAA..HADALKII..SHEEYDAANKA..OOYIRI.ANIGU.WAXAAN.IDIIN.AHAY...NAASIX..AMIIN..EE.IRAACA
waa maati layidhi wariye noqo oo aragtidaada yar halkan dadka wax magaratada ah u uga sheeg.
Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, Billo gudahood waxaan rajaynaynaa in Bililaqada Addis Ababa ay Mogadishu soo Gaari doonto
Day dreamer that will not happen .
Itoobiya. Caayan. Waan bay. Ciyarasaa. Maxaada. Ka. Qaab. Kaarato. Soomaali
Ishaa Allah waxaan rajajnayaa hubka aysoowado inayada laladhaco wali aqoonbaa ugu dhiman soomaalidee
Marhaddii muusebiixi diyaarinayo maxaadiidaya buntilandh inay diyaargarowdo
❤❤❤
Mais ils attendent de quoi les somalien pour défendre leurs patri❓️ .le président somalien il fait quoi ❓️
Somaliyeey midowba oo ithiopianka badeena kagadhifaca cadowgaan dhulkeena raba. Putland iyo JSL wadankena xafidha oo hubka oromada ha iskugu dhiibina😢
Riyo been ah marnaba masar puntland kama hor imaanayso
Ethopia ma imankarto puntland
Sheekadano Dhanba Waxaa Ka Dabeysa Israa'iila Carabey Soo Babasatay Afrikey U Soo Socota Waxayna Rabta Inay Ka Bilawdo Soomaaliya
Beebtu ma masaariif bay kuu noqotay goormaa masari qoxoonti ah Somaliland yimaadeen ? Maxayse uga baahantahay
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd beenale Soomalilnd Ma qorato ciidankeda dhalinyaradeda qorata