My dad has this every single morning for his morning tea as long as I can remember. He is almost 70 years old cafimaat fiican leh alhamdulilah. The doctors are shocked at his health he has never been hospitalised or has any illness
Asc walaashey ii soo sawir turgiga malaga helaa waanka raadsanaayaa qeyr allaha kusiiyo aniga sokor aan qabaa ee ashiyaada u fiican ii soo sawir turgiga aan joogaa waa ku salaamayaa
ilahay qer badan haa kuu siyo walahi haawaryar hooyade haa xanusan aa uu soo gaada biirta aa kuu yar gaas ee qapta maarka maa cuni karto kanini wee waarwarere 😍🥰
Asc Abaayo side tihiin abayo yasmine waxan ku weydina waxa I jogta baby yaro 2bil jirta lugaha cagaha cad ayay ka jareneysaa markii laga tabto waxad moda qof koronto ku dhagtay camal waliga ma aragtay abaayo
Asc abayo yaasmiin aniga kulahadlayo waxan ahay gabar telefonkan ninkeyga ayaa is ka leh marka hamodin qofkan hada kula hadlayo inuu nin yahay abayo waligey Wan ku daawan jiray mcnto hadana American imaanay ee abayo xagen ka helaa calentan walashey ado rali ah
My dad has this every single morning for his morning tea as long as I can remember. He is almost 70 years old cafimaat fiican leh alhamdulilah. The doctors are shocked at his health he has never been hospitalised or has any illness
Mashallah allahuma barik 😊
❤❤❤Mashaa Allaah yasmiin waad ku mahadsantay Kheeyr aad noo soo gudbisay macluumaadka faa iidada Dadka uleh Jazaa kalaah kheeyru jazaa walaal ❤❤❤❤
ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خير اباي ياسمين 💕
Maasha allha xabibty yaska iso buqda adiga iyo asaxabta walashay❤❤❤🤲🤲🤲🤲❤❤❤
Marsh Allah Mcein Manam😍😍😍😍💕💕👍
Asc walaashey ii soo sawir turgiga malaga helaa waanka raadsanaayaa qeyr allaha kusiiyo aniga sokor aan qabaa ee ashiyaada u fiican ii soo sawir turgiga aan joogaa waa ku salaamayaa
Masha Allah mamo yasmine keep going you are one my favourite youth's,much love from Ireland 😍😉
Subscribe igu caawi walal
Abayo fadlan subscribe iisar mahadsanid xabiibti
Sc xabiibti
Aniga moringaha waan isticmaalaa iyadoo kaapsul laga sameeyay, see waa ye kaabsulka
MashaAllah tabarakallah thank you so very much sweet love 💕 💋💋💋💋💋
Abaayo yasmiin geedkan Somali malaga hela wcs
Maashaa allaah abaayo macaan khayr badan alle hakusiyo waan isticmala insha allaah
Maasha alaahu walaashay nabad yaasmiin caafimaad fican alaha ku barakeeyo
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
Asc abyo muringada iyo ashawagandhada kee fican iga so jawaab dhanka maskadax gabar ilowsho badan ayaa ijogto
Abayo yasamin wan ku saray❤
Abaayo Yasmin waanku salaamey
Masha Allah sokorow qabaa wa is ticmala in sha Allaah
manchallah❤❤❤
Asc abay Yasmin matcha tea ama powder kaso hadal iyo waxtarka ee ledahay
Abaayo, waan ku salaamay,ee adigoo raali ah marko wax duubaysid codkaaga kor u qaad
Msha allh abyo yasmin allh ku xfido
Hargaysa aad ayuu uga baxaa
Xitaa tukamada waa lagu gadaa
Abaayo mcn gabdha urur leh ma cuni kartaa
Masha alah shukran abaayo 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Masha Allah shukran
Mansha allah 🙏🌹👍
Asc Abaayo Yasmiin xldada kwrn adiga io family kaaga insha Allaah waxan idin rajeynaa Barwaqo inoo soo laabo cafimadfiican❤
Asc abaayo moringa aad ayu caloosha iiga qabtaa shuban saaid leedahay caadi miyaa sidaas
Yasmiin iga caawi macaanka, babaasiirta iyo dhibka sariirta.
Fadlan walalahayga qaaliga subscribe igu caawiya 🙏🙏🙏 waa walaashiin ❤️❤️❤️ waad mahadsantihiin
masha allah xabiibti shukran 💋💋💋💚💚💚😍🥰🥰🌹🌹
Asc abyoy somalia marku kabaxo u qonyahay se lo isticnala ma la qalajina mise sidisa lo shedana intesa lo qayasa ?
Masha Allah mamo aaad aya u mahadsantahay ❤ abaalkaga jannada ilahey haka dhigo🤲
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
ilahay qer badan haa kuu siyo walahi haawaryar hooyade haa xanusan aa uu soo gaada biirta aa kuu yar gaas ee qapta maarka maa cuni karto kanini wee waarwarere 😍🥰
Asc hayat
Abayo hooyo markay isticmaashay may kufiicnaatay
Aniga xitaa hoyaday ayaa sidaa u wareerta oo qabta gaas
@@fardowsamahamud272 haa abayo
Mahadsanid abaayo xamar maad kagaday
Abayo haduu xamar yaalo isoo sheeg mesha lagahelo
Abaayo yaasmiin do you have anything good for lupus please??
Mashaaaaaaalah tabaarakalah.qatarqatar.qaatimorabawnosamee.5555555555 👋
Abaayo adoo hilib cunayo macunikartaa? Thanks
Asc walaalo waxaan rabaa in aan ku wayadiiye kaligiisa ayaan cabay kaligiis caloosha ayaa igi xanuunatay xasaasiyada maxaa lagu duceeyo
Asc abyo yaasmiin waku jeclahy intee kalehaa USA joogaa minnesta
Moriga mar baa isticmala lakiin hada mar walba waa isticmala thanks Abaayo
Asc abaayo maasha allah jazaakumu allah naag uur leh ma isticmaali kartaaa
Maxaydaweysa hurudda held ladhoho
Abaayo mirahaa kasohaadaal
جوالك الله خيرا حبيبتي
Ascww macaanto see u isticmaalaa markuu guriga kuugu yaalo cadad intee le eg shukran
Mashallha tabarkii allha abaoy
Somali maxaa ladhahaa ama carabi
Abayo yasmin moringah muficanyah kacasiga .iyoh baabsiirka
Walaashey yasmiin waan kujeclahey ilaahey dartii keep going sis
Yaasmiin walaashay subax iyohabeen
Maa loo cabaa walaalay ii soo jawaab
Asc abaayo Moringo maisticmali kara qof daabo qaato?
Mash.allah xafadeenuu kabaxaa
Zamzam Hussein walal qali subscribe igu cawi rabi haku barakeyo
Yaasmiin wll lanbarkaga isii
moringa afsomali mawa lagu dhaha.manshaAllh abaayo yaasmiin waa geed wanaagsan oo vitamino ka buuxo.
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Mawe aniga u aqaan somali mawe waaye somalia said uga baxaa
Abaayo ilmaha Mala siin karaa
Abaayo uur ayaan leehay moringa ma.isticmaalikaraa Abaayo iisoo jawaab
Yasminey abayo naciimo channelkeda magace ugu qoran
Maamo mcn qof uurleh ma istic maali karaa
Dictorad waxan cuno soo matagaya gastariga ma ufiicanyhy dawo kasta isbadel kuma hayo
Asalam aleykum walaal Yasmin, moringa ma geedka qasilka aha ee soomaliya gabdhuhu wajiga marsan jireen miya mise wa geed kale.
Maxuu taraa isheeg 2 kiilo iiyaalaa hada mana aaano sida lo isticmaalo
Waa dhawayd shaah aad ka hadlaysay oo layidhaah chamomile ayaan tijaabiyay 2019 ayay ahayd ilaahada waan isticmaalaa caafimaadka maskaxda iyo jidhkaba waa mid ufiican mahadsanid kana waan tijaabin insha allh
MashaAllah tabarakallah waa kufaraxsanahay sida aad iigu soo sheegtay JazakALlah Qeyr. Shaahaas aad aan ujeclahay neerfayaasha uu aad ugu fiican yahay MashaAllah 💕💋💕💋💕
Geedks somaliya ma laga helaa maxase la dhahaa hadii laga helo iso jawaaba wll
@@aragsana5412 wll (chamomile tea ) ayaa layidhaah lkn ma ogi in somalia laga helo, suppermarket yada waydii insh allh
Asc abaya yasmiin kaso hadal muringaha wadankena kabaxa sida loo istucmaalo adigo mahadsan qaali
Thank you abaayo health superfood jisakalah qer wlhi 2014 ilahad wanku firasada abaayo
masha allah
Asc Abaayo side tihiin abayo yasmine waxan ku weydina waxa I jogta baby yaro 2bil jirta lugaha cagaha cad ayay ka jareneysaa markii laga tabto waxad moda qof koronto ku dhagtay camal waliga ma aragtay abaayo
Masha allh abaayo gaaska ma ufiicanyahay??
MashaAllaah says
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Aniga waxaan u aqanaa "geed mudawaad"
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Masha allah
MashAllah walalo 🥰♥️💕
xaliima official walal qali subscribe igu cawi rabi haku barakeyo
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
@@warsancookingbeauty3331
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Hadii aan cabo ellergy ma igu kicinaysaa abaayo yaasmiin ellergy baan qabaa
Abaayo Yaasmiin noogu soo hadal geedka la yirashdo Sumac iyo faa'idadiisa shukran
Subscribe igu caawi walashay qali
@@iqraacooking6079 in shaa Allaah
Waa kuu saarey
Abayo yaasmiin qof uur leh ma isticmaali karaa
Mahadsanid abayo yasmiin
Asc wll anoo jooga somalia seen kuhelikaraa somalia mrkìi lajoogo waxaa lagayaabaa inuusan uhabeysan sida wadamada aad joogtaan mrka wll fafahin igasii mahadsanid
Sxb hadaad jamh.Somaliland joogto dadka waydii Aadbuu uga baxaa dadkuna way yaqaanaan, isagoo Nadiif ah ayaad helaysaa, habayaraatee wax effects ah ma laha ,,, thanks
Asc abayo yaasmiin aniga kulahadlayo waxan ahay gabar telefonkan ninkeyga ayaa is ka leh marka hamodin qofkan hada kula hadlayo inuu nin yahay abayo waligey Wan ku daawan jiray mcnto hadana American imaanay ee abayo xagen ka helaa calentan walashey ado rali ah
masha allaah ilaahay ha ku xafido
Sahra Diini walal qali subscribe igu cawi rabi haku xafido
Aamin
Asc walaal dhadhan kaada majecli laakiin waanisticmaalaa
Mash allah
Asc sister manshaallaah allahkubarkeeyo amiin amiin
Subscribe igu caawi walal please
Suad Mire walal qali subscribe igu cawi rabi haku barakeyo
@@warsancookingbeauty3331
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Mashallah keep going
Abaayo yasmiin aniga wajiga xitaa ma marsan kari hadaan cabo ama wejiga marsado aad aan uxnuunsanaa . Maxaa umalaynee? caadi miyaa marka koow aad isticmalaysid ?
Waxyar ka isticmal abayo qado yarisa ama qado hafkeda
Hadikle siyaabo kle uisticmal
Asc yaas miisaanka madhimaa.
Asc abaayo yaasmiin ilmaha masiin karaa yacni ilma 12 jir ah masiin karaa xabiibti mashaa alaah kheer alaa kusiiyo
Waad siin kartaa abaayo aniga baby yada hal sano markey garaan ayaa siistaa maraqa ugu daraa iyo smoothie ga
Mam yasmiin sodhowow qalibi furan
Maryama Ali walal qali subscribe igu cawi rabi haku jeclado
Mama yasmiin guriga ayu iga baxa marka isago powder markan ka dhigan isticmali kara miya
Yes, haa MashaAllah
Wan kaqadny wan fcnhy abyo
{Abyo yasmiin love U so much. }
Wiil somali ah oo indonesia girl
Dhibataynaya
ua-cam.com/video/hlxfeFv4sCI/v-deo.html
Love you too sweetie 💋💕💋💕
Abayo yasmeen dumarka urkaleh ma isticmali karan
Asc abayo macanto ilaahay khayr ha ku siyo caruuta mala sin kara yarka ah
Intee ka helaa, waxaan joogaa Jarmalka ii sheeg fadlan Dukaamada aan ka heli karo sida Netto, Lidl, Aldi
Qof uur leh ma qadan karaa
soo dhawow
Abaayo yaasmiin seen u helaa aman kula xariira .
Isoo boqda asxaabey SUBSCRIBE igucaawi alle qeyr haidn siiyo
Cunugaa la igu so qaleee ma cuni karaa abaayo yaasmiin ii so jwb codsi
Asc wll yasmin 2 sano ma arag dhiiga ee information isii
T
Xabibti, Aniga sokorta dhaceyso qabaa hadii an cuno ad bey usii dhacesaa illaa sokor an ka cuno
Abayo nooga soo hadal Moringo Seeds
Masha Allah abayo wheatgress kaso hadal
Mamo yasmiine saka so kale door kan hor dawado labada video kan iyo Muslimas morning routine
Aaaw MashaAllah tabarakallah macaanto. JazakALlah Qeyr 💋💋💋💋💕💕💕
@@CafimatFican ❤❤❤❤❤💋💋💋
masha allah
Mum.gedkan xafdaa utaale.wunobaxe.powder kadige..mum calenta makarsan karaaa
🙏🙏🙏🙏👍