Wlley mudo badn cunyeey misirta anigo kalyha la iga hayo wax badn ka fa,iidey alle hku xifdyo mida kle hooydy qabta soonkor noso badi cuntoyinkeda sona kala dhig dhig sida lo karinyo lona cuunyo xametidna laga haya wax an dhibey iso sheeg sonkorta an u siyo Salid saytuntu sow xametid dhibimayso mahadsanid🙏
Thank so much abayo waad i dhiiro galisay maanta maxii ka dambeyo wan dadalaya ale ha kaa abaal mariyo mantaan kugu soo biiray waxaan UA-cam ka radinaaye sida aan sokorteyda u kontarooli lahaa mudo ayan la xanunsanaa sokorta maxaa yelay dan kaman gali jirin xaqiqdi thanks xabibti tan kale noo soo badi mowducaan ku sabsan macaanka love ❤️
Walal sokort type-(1)-ah waxaa u fiican in aad sii so cuno aan carbs badan laheyn iyo in aad controlka badiso muhiim waxaa ah in aad ka ilaaliso in eey kacdo iyo in eey saaid u dhacdo
wadanke ad joogta ,anigu canada ayan jooga macaan ayaa igu dhacay ma dhacdo lkn kor ayay u kacda waxan qaata asuline irbad maxad igula talin laheyd,,,markey igu cusbeyd wan ka baqan jirey dawada macaanka
Mashallah tabarakalah jazakala kerr ❤
Quranka ayaa udawa ah sonkorta fataxada iyo ayatul kursiga isku dadaala
Jizakalaahu khayr abaayo
Abaayo mida uurka wey ba,daa hadaa cuntadaada lasocotid oo ika kontotooshid
SHukran Walalo Aadbad u Mahadsantahay Waa Maw-duuc Aad U muhiima
Hilibgeel iyo cannot geel intaan cunijiray sonkor iyo balaayo ma qabin waana socon jiray laakiin hada markaan meelahaan imid waxaa igu dhacay macaan alaha Naga yasiro socodna majiro waa winter
Thanks inader Alle haku barkeeyo adig iyo ubadkakab Aamiiiiin Aamiiiiin walaal waa talo wanaag san
Haa asc abayu aniga ayaaleekashee Kyl sogarta uurka walidaawo maqaadan eeilatli abyo meeqo aalakarawaa cabieka cantata kadib
Wll so sameee cuntooyinka u fcn io kuwa la iska ilaliyo please 🙏 Hoyadeey mcnka qabta lkn Alhamdullilah mid da daran mahn
Asc abaayo ilhaya ha ku xafido wan u bahanahay noso badi
Sokorta waa shaqo nin leyahay uu cuno xad lahen sida uu ucuno
Ok mahadsanid
Asc walaasheey maryam Allah ha kaa ajirsiiyo mahadsanid
walalayaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin
Abaayo 13sano ayaan lanoolahay sonkor iyo dhigkar waxaana joogaa soomaliya waxaan rabnaa qaabka cunooyinka uroon somkorta radio mahadsan noo soo sheg gorey kulaha socon
Abyoy anigaba 3carura ayaan ku dhalay wanna iga Hari jirtay lkn hadaa cadi ayey iska dhigtay wanna dhecee wanna keceeee isoo cawi kheyr heshooy
Masha alah tabarakalah xabibiti 3 sano.ayey iheysa alxamdulilah calakulixal abayo noola. Wadag misirta wey idhibta maxan ku bedeli kara qaliyey alaha kacafiyo hargabka
Wlley mudo badn cunyeey misirta anigo kalyha la iga hayo wax badn ka fa,iidey alle hku xifdyo
mida kle hooydy qabta soonkor noso badi cuntoyinkeda sona kala dhig dhig sida lo karinyo lona cuunyo xametidna laga haya wax an dhibey iso sheeg sonkorta an u siyo
Salid saytuntu sow xametid dhibimayso
mahadsanid🙏
Baaraka allah qaali
Wll anigaa sidaa ah 2017 ay igu dhacday 1 bil uur anoo leh cunugaygii curad ilaa hada way ihaysaa alx lkn way ikacdaa dawo wan qataa hadana ma dagana
Haa
Abayo aniga waa nuujiyaa mudo 4biood ya dhalanhy 3bil markaa Nujinaye ayaan isku arky mida kacdo waaaye Dawa qaataa hada diat controll ayaan sameeya Lkn caanahii naaska ayaa igu yaraady
Asc abayo qer alle hakusiyo dhiigkarka wax ufican kasohadal
Walaal dhiig karka waxaa u roon Magnesium chloride powder. Iyo isku day in aad istoobto. Sonkorna iska baar, weey keentaa dhiig karka.
Abayoyoy labarkaga
Macaanka qebta 2 maxaa lagu daweyaa
Thank so much abayo waad i dhiiro galisay maanta maxii ka dambeyo wan dadalaya ale ha kaa abaal mariyo mantaan kugu soo biiray waxaan
UA-cam ka radinaaye sida aan sokorteyda u kontarooli lahaa mudo ayan la xanunsanaa sokorta maxaa yelay dan kaman gali jirin xaqiqdi thanks xabibti tan kale noo soo badi mowducaan ku sabsan macaanka love ❤️
Asc abyo waxan ahay hoyo 8 bilooda wana laygu shegay wayna dhacda wayna ikacdaa ilaa 250.ilaa 300 mana daneeyo waxan rabaa iska cunaa maxad igula talin
Asc walaashay qaaligaa sonkor aan qabaa hi bay ka degi la adahay labada galinba maxaa talo isiinaysaa
sokorta aa qabto waa nuucee ma type-(2)- mise type-(1)
@@mustafabdulkadirqadar8153
1
waa mahadsantahay sidaad u dhigayso
Noso diyari xppti jazakal allllh
Allaah haku xifdiyo
Noosoo badi Abaayo Anaga ubahn
Abayo soo sadexda waiting cuun tadooda
Asc abayo waxa hestaa 9 years old Macaan tabe 1 waxa igu adag in uu cunno cuntada ufiican macaka ilatale walal ayaa ihaayo
Nasra ilmaha yar iyo dadka waaweyn kala saar sida dr daawada kusiiyo ilmaha usii ilmaha 3 cirbada la siiya dadka waa weyn kaniini qaataan qaarna cirbada la siiyaa ilmahaga ilaali sida daawada usii la yiri usii
Walal sokort type-(1)-ah waxaa u fiican in aad sii so cuno aan carbs badan laheyn
iyo in aad controlka badiso muhiim waxaa ah in aad ka ilaaliso in eey kacdo iyo in eey saaid u dhacdo
Waa runtaa waaye anigaa soo arkay somalia misirta xolaha baa lasiiyo
Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ku xifadiyo abaayo waad mahdasantahay ilhaya qera ha ku siiyo noo soo badi
wadanke ad joogta ,anigu canada ayan jooga macaan ayaa igu dhacay
ma dhacdo lkn kor ayay u kacda waxan qaata asuline irbad
maxad igula talin laheyd,,,markey igu cusbeyd wan ka baqan jirey dawada macaanka
Walalkey hussen huruda qoyan cun in badan insha allah wad cafimadi
USA Walaal dawada qaado cuntadana badal cabitaan subaxii laco cuntada ka hor ayaan subaxii soo galinayaa iinsha allaah
@@mustafabdulkadirqadar8153
Meel an kala xidhiidho
@@mustafabdulkadirqadar8153
Sogal hutha Abdinour
Abaayo waa mahadsantahy waa kahelay sobadi
ASC ABAAYO DHIG QAR AN QAABA SE LO ISTICMALA
Illahay haka abaal Mariyo
Asc abaayo aniga waa qabaa macaanka waana kula xiriiri doonaa
Abaayo anaa kugu caawinaayo daawo ufiicn ee what'sapp maisticmaasha
Waad mahadsantahay wllo
Very informative
igusoo duceeya hooyadaba le in alle kadulqado
Wlshy hore usoco ❤🙏
Magaceeyga waa saciida aadan
Abyo labarkaga whatsupp ka ayan u bahnahay si aan kula soo xiriiro
+15077011940
m.a
abyo qeyr Allah ha ku siiyo