#DIGRIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +7

    Walalaheyga somaliyeed 😍♥ Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢😊😭♥❤🙏😢😊😭♥

  • @user-jn7hy6ro1u
    @user-jn7hy6ro1u 7 місяців тому +1

    Scw❤❤❤

  • @moyusuf2429
    @moyusuf2429 Рік тому +1

    War fiican oo qiimo badan waad mahadsan tahay walalsheena

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому +9

    Dawashada kama daalo sister mash Allaah ❤🎉🎉🎉

  • @shadiyaxiiz7508
    @shadiyaxiiz7508 Рік тому

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @olgaabdirizak2348
    @olgaabdirizak2348 Рік тому +1

    Mansha allah waan u xiisay qisooyinkaagi

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому

    Xabiibati waaruntaaa dhimashada hadaaa xasuusato qaladka wuuyaraaanaa sax😍😍😍😍😍👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 Рік тому +1

    Alle haku xafido iso duce Murad ayn leyahy xabibti jawahir

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Рік тому +3

    Masha Allaah sister jawahir❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein Рік тому +1

    Cimriga allaha ku dhereyo abyo mcnto janada allaha nagu kulmiyo insha allah

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك امين يا رب العالمين ❤❤🙏🌹❣️💞💕👍

  • @hawomire7439
    @hawomire7439 Рік тому +4

    Allah ku xifdiyo abayo ❤

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 Рік тому +2

    Somalida dad fakaro oo Allaah ka cabsado wa ku yaryihiin. Qabyaalada lafaha ka gashay. Sheeka ay maqleen ayey isku caynayan haddi dadkaas xabad loo dhiibi lahaay na wey isku laynahaayeen side horay ba isku laay jireen. Umada Allaah hanuuniyo😢😢

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому

      Wlhi eber bey iska dhigi lahayeen hadey xabad heysan lahayeen waxanba noqonay umad caqligii dhan kategay subxanallah

  • @arfonjama8245
    @arfonjama8245 Рік тому +3

    Amiin yaa rabi ❤

  • @farahalielmi5530
    @farahalielmi5530 Рік тому +1

    Cws jajaahir yarey

  • @khadranuux5467
    @khadranuux5467 Рік тому +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 Рік тому

    Asc jawaahir walaleey maku weydiinkaraa suaalo cidna kama aqaan Cairo inaan usoo guuran rabaa.

  • @haa8793
    @haa8793 Рік тому +1

    MnshaAllah jawahirey aad ayan oga aflaxay chanelkaga kheir an lasokobi karin Allah kusiyo

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +1

    Allah daartis ayaanku jeclaahay xabibti hoorey usooco

  • @xalimasacdia3395
    @xalimasacdia3395 Рік тому

    MSLI

  • @aminahassan731
    @aminahassan731 Рік тому

    Jawaajir wadadaan kusoco weligaa sidaan kusoco waad ka bad baaday youtubley shartooda❤

  • @farxiyoabdulgaader7093
    @farxiyoabdulgaader7093 Рік тому

    masha alah ukhti katharallaahu amthaalik ❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому +1

    Masha allah abayo 🎉🎉🎉

  • @almaabdi5648
    @almaabdi5648 Рік тому

    Mashaa Allah jzklhqeyr ❤❤❤❤ Allah xaqa hana wafajiyo dad wanada dhibto nahay Allah nawadaa hanunsho

  • @hamdisheikhnuur1970
    @hamdisheikhnuur1970 Рік тому

    Wcs walashey jawahiir ilah haku barakeyo ajar iyo xasanad hakasiyo inta ad no faiideysay

  • @shukriahmed4632
    @shukriahmed4632 Рік тому +1

    Xaqa ayaa kahadashay

  • @maryamadeganayaanleabdi5802

    Subxanalllah wll wlhi warunta xaladu hada meel xun ayay somali la maraysa alle dadka haso hadeeyo
    Waxaynu ku jirna wakhti aad u layaab badan o wax walba ways bedeleen😢

  • @DeeqaJaamac-ic5cg
    @DeeqaJaamac-ic5cg Рік тому

    ماشاءالله تبارك الله

  • @xassankhadra8922
    @xassankhadra8922 Рік тому

    aamiiin.aamiin

  • @sahromohamed9198
    @sahromohamed9198 Рік тому

    Wcs abayo jazaakallah qeyran sidoo noo soo gudbisid qeyrka

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Рік тому

    Mahadsanid walaal jazaaka alllaaah

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Рік тому

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @DeeqaJaamac-ic5cg
    @DeeqaJaamac-ic5cg Рік тому

    حبيبتي جواهر ا

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl Рік тому

    Wcs abayo

  • @hawomohamud7802
    @hawomohamud7802 Рік тому +1

    Gabar wanagsan baatahay Aadban udhagaystaa vieogagalkn hadhihin abyo xannunka waa dulmi ay galeen dadka waa wayn abyo xanunku marmar waa imtixaan Alle illahay haku xifdiyo iga raali ahow hadaan siqaldan ufah may eraygaas

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 Рік тому

    Maasha alaah

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 Рік тому

    Wcs xabibti wlhi wn kujeclhy

  • @mariambeautycookingchannel
    @mariambeautycookingchannel Рік тому +1

    Haa wlhi wan layaba dadka caytamayo aniga anigo dhihin afkega kaso bixin waan dhimaney maryan afkaga wax xun kailali isdhHa100mar kamakura xbti alaha soo hanuuniyo umadan

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 Рік тому

    Masha Allaah abaayo waa runta

  • @nimconfg
    @nimconfg Рік тому

    ❤❤❤❤❤wcs aamiin aamiin aamiin aamiin.

  • @muunasaleban8441
    @muunasaleban8441 Рік тому

    Asc wllshy Jawaahir
    Xagee kala so xidhiidhi karaa

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Рік тому

    Waaruntaa qabiilka qaar qaladay ufahmeeen subxaana alaash qabriga may lagaleee qabiiil yaab

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Рік тому

    Masha Allah abaayo ❤

  • @ayaanhassan5317
    @ayaanhassan5317 Рік тому

    Wcs wallaley somalida qalbiga ka dhinteen aaqirana afkodo waxee ku shegeen loo soo istijinaa qasantan kuwa tiktok joogo inee dhimanayan uma maleyaan dhimashada wee la dheertahy subxana allah wadanka wuxuu u burbursanyahay alla ka cabsiga ayaa ku yar alla soo hanuuniyo dadka somaliyeed

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому

      Qaaliyey dadkeena waxan isleyahay maskaxiyan xanuun ahba haya quruxey

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 Рік тому

    Asc

  • @MadinamedFarah-gi5li
    @MadinamedFarah-gi5li Рік тому

    Wllhi ron maw ducada ka hada lysi

  • @DeeqaJaamac-ic5cg
    @DeeqaJaamac-ic5cg Рік тому

    Keep going❤

  • @mariaali2422
    @mariaali2422 Рік тому

    Sax wlhi

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 Рік тому

    Are you single dear?

  • @nimcomaxamedgalaal-gr5jl
    @nimcomaxamedgalaal-gr5jl Рік тому

    Wcs abayo