Xasan Garguurte oo dagaalkii masar iyo itoobiya u soo raray Soomaaliya, Qatarta Muuqata, Fashika....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 26 днів тому +6

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Balwaan, Adeer , Hawiye Ha Barto, Siyaasadda,

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 26 днів тому +3

    Dowladda ferderlaka la sheegayo XASSAN SHEEKH BES
    NO BARLAMAN
    NO RASIR WASAAR

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 26 днів тому

    Waa Qatar soo foodsaartay in lakeeno ciidamo Kasocd masarSomalia

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 26 днів тому +2

    Gabdhaha xawadle ariga ku racaan galmudug haduu u cusub yahay😂😂

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 26 днів тому +3

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 26 днів тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi madaxweyna yashi hore iyo rwsr yashi hore shacabka somaliyad ha leys ka qabdo xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza culumada argixisada shbb dacish damajid dagalki masar iyo Ethiopia oo so raray somaliya wa qatar weyna ha leys ka qabdo xasan gorgurde

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 26 днів тому +1

    A.Balwaan GMudug iyo Hiiran waa dad wadankoodi xoreystay, kacdoonka Kacurtay Hiiran, Mamulka Qoor qoor kahor Hiraan Cali Jeyte kahor Cadowga in laiska xoreyo majirin dib u dhiska ayaa muqdaa,KGalbeyd inti uu joogay laftagareyn waxbadan ayaa u qabsomay,14 sano iyo 4 kM oo waxbo horumar laqaban,A.Balwan Mamulka kismayo iyo kuwa uu Adeego Ahmed Dhuxuleyste ayaa nasib daran.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 26 днів тому

    wa khatar in masar lakeeno soomaaliya oo furin unoqoto shisheeye ee kacadoonka buluugga soomaaliya haxoogeysto inshaa allaah oo soomaliya soomaali baleh

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 26 днів тому

    JUUUUMA MOUBARECK HASSANOO

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 26 днів тому

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 26 днів тому +1

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 26 днів тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintan iga garsi madaxweyna yashi shacabka somaliyad ha leys ka qabdo xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza culumada argixisada shbb dacish damajid

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 25 днів тому

    Laga roone balwaan oo ku fashilmey reer kiisa

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 26 днів тому +1

    KULI WAXA UUW SAMEENAYO XASAN DHIIQO WAXAA U FUDUDEEYEY BAARLANNKA XAARAANKA AH UUW HOGAAMINAYO NINKA DHUUNTA LAGA HAGO SHEEDAAN AAADAN MADOOBE WAXAANA KALOO LACIIF AH SHACABKA SOOMAALIYA OO KA JECEL QARANIMO QABIILKA EE ALLAHA ARUURIYO DALKEENA BAAAY BAAY BAAY DELKEEYGOOW DOOWLAD KALE MA DHALAN DOONTO XASAN XUMOOW KA DIB

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 26 днів тому

    Ina WAXAN nah ay dal xora WAXAN doono ban dalban karnaa Wana Dan teena masarna WAA danteesa Lakin inaga cadawgana WAA itoobiya

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 26 днів тому +1

    Reer galmudug ma Ahan waa habar gidir marexan ma ahan balwanow hhh

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 26 днів тому +1

    Ha duu joogo filu fadhiya
    Ha duu dagaaldago waxbu soorarey warya beenta dhaaf

  • @khadarismail1275
    @khadarismail1275 26 днів тому

    Wsc❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 26 днів тому

    Galmudug waa 7 Beelood, ma ahan 11 Beelood taas waa Bililaqo iyo annaa Ku dhigey!
    Xaqiiqada dhabta ah ha loo noqdo.
    Xasan Sheikh Soomaaliya Uma wado meel Qurux Badan.

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 26 днів тому +1

    Kkkkkkkk Galmudug haddii ay tabar iyo naf meesha ku hayso may alshabaab iska xorayso? Bacbac looma baahna! 😂

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 26 днів тому

    Gurguurte wa Adowga somali wa khaain gabooby Gamuury cury Balhti

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 26 днів тому

    Balwan waxa ku heysan jiray nin siyasada wax ka fahansan. GEOPOLITICAL THIS MUCH NEEDED ETHIOPI HAVE FEAR SAME ONE

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 26 днів тому

    Balwaan sanbac kuwaalo dalxoreeye

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 26 днів тому

    Marexan bekam waxas Kuma habswman sham shutter weeye waxa ogu yar hhhh

  • @EngsaidIbrahim
    @EngsaidIbrahim 26 днів тому

    Somali iga gaarsiyaa > xasan sheikh haalaa haabaaroo ilahay naafta ka qaad

  • @mohammedabdi7534
    @mohammedabdi7534 26 днів тому

    Walahihasanhawyebuuladagalsanyahay masarhadukenoyababa aayahawiye

  • @shariifabukar7917
    @shariifabukar7917 26 днів тому

    Wa ku saxanyahay md weynaha

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 26 днів тому

    war xawaadluhu maqoslaanba walaahay

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 26 днів тому

    Somaliyey ma ogtihiin dawlada Egypt 🇪🇬 amase masaarida inay ku daaban yihiin yuhuudu allaah yanaclak,e iyo munaafaqada USE imeradka???!!! Somaliyey su,aal kufaarta yuhuuda allaah yanaclak,e iyo munaafaqada USE imeradka IWM oo is xambaarsani markay soo beriga iyo badaha somaliya iyagoo kala ah military iyo sirdoono iyo calooshood u shaqastayaal shisheeye kaladuwan ah dalka iyo dadka somaliyed sideebay noqonayaan ??? !!! Rabi kamagane

  • @moa.9902
    @moa.9902 26 днів тому

    Xassan Sheekh Maxamuud, wuxuu ka leeyahay keenista ciidamada Masar dano siyaasadeed oo u khaas ah, kuwaas oo guud ahaan ah saddex:
    1- In uu dhaqaale ka sameeyo, u addegidda shisheeyaha, sida Masar iyo dalal kaleba.
    2-Burbirinta qaranimada soomaaliyeed, oo mar horeba uu wiiqay
    3-Abuurista xaalad jahwareer badan, si aan doorasho loo adin, haddii la aadayana ay noqoto mid ku-shubasho ah, oo isga kaligii uu kusoo baxayo.

  • @AhmedGalab-eh2pc
    @AhmedGalab-eh2pc 26 днів тому +1

    His

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 26 днів тому

    Iska aamus xayawaanyahoow

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 26 днів тому

    Meesha ciidan dhiig soomaaliyeed uu ku jiro majiraan miyaa may inqilaabaan ninkaan wadanka sidaas u galaayo mise ciidanba majiro

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 26 днів тому

    xasan gurguurte xasan xumow markuu ciidamada Egypt 🇪🇬 geynayo meel kasta oo ciidamada Ethiopia 🇪🇹 kaga sugan yihiin somaliya saw xasan gurguurte xasan xumow ma doonayo inay Egypt iyo Ethiopia ku dhex dagaalamaan somaliya oo ay xasuuqaan shacabka somaliyed dalkuna gubto???!!!😡😡😡

  • @farhiaibar5606
    @farhiaibar5606 26 днів тому

    Qorigaas in laysaga dhiciyo doqonta cadawga inaan isaga celino ayaa la rabaa

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 26 днів тому

    Hassan sheeq korkiisa baa lagu coyarayaah 😂😂😂 wax uuu fahansanyahay majirtoo somalii waa in eee dagaal isu diyariyaan wax kaleh meesha kuma hesaaan somali ninkaan ooo kaleh baa aduunka kabuxaa

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 26 днів тому

    Qabiilka arka wadankii arka badii oo laqadanayo Ala jahalki heysto somaliya cid uu heysto majiro

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 26 днів тому

    STOP MICROS JUUUUUMA
    HASSANOOOO

  • @user-tx4nt1ql5l
    @user-tx4nt1ql5l 26 днів тому

    Adiga iska aamu kaagan ithoobiya u jaajuusa kaalay ithoobiya no xayeesii wax weyn inooga dhig waaka nin somali waa iska sidan ithoobiya koley ku cafin meyse wax aad u sii jaajuustaaba qalada mangaab from jubbalan fuker ithoobiya viva somaliya viva masar

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 26 днів тому

    Cabdilaahow anigu x gurguurte taageere uma ihi lkn itobiya iyo soomaliya dagaal dhex maraa waa ma baaqdaan marka dagaalkii kali nagu noqon lahaa madar na hana la sameeyo waa intaas oo ay Cagayan ka caburiyan ama diyaaradaha itoobiya na dheertahay aan madar ka helno waayo isku dan baanu noqonay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 26 днів тому

    Bal waan maad runta sheegtid.
    Maad Saciid Deni ka sheekaysid.
    Isaga oo amasnaya Abiye Axmed 10 cisho ka hor.
    Waad ka aamustay.

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 26 днів тому

    Egypt 🇪🇬 amase masaarida kolba midkaad u taqaanid Egypt 🇪🇬 weligoodba waxay caan ku ahaayeen cadawtinimada somaliya OKI markay sidaas tahay Egypt xaalada somaliya saw cadawgaaga ciidan ka dhigo???!!! xasan gurguurte xasan xumow khatartii ugu waynayd ayuu somaliya qoorta u geliyay 😡😡😡

  • @CabdiqaadirMuxumed-z1b
    @CabdiqaadirMuxumed-z1b 26 днів тому

    Daaroodoow hawiye waa baqti beerbaryay kalagoynmaayo wuu liitaa laheshiiya somalilaàn waa gob koonfurtana ka taliya sidaa aynu isku ogaano gacan qabta somalilan iyana ha iddin caawiyaan

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 26 днів тому

    Shame on you galmudug😮😮😮

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 26 днів тому

    😂😂😂MASAR DJABUUTI YUGADHA ETHOPIA KENYA 🇰🇪 JAADKA CUNA DALKU WAA IIB SOMALIA YEEY 🇸🇴 VILA FAMILY CALI GAAF VILA BILILIQO QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB ALSHABAB QARAX BIREYN DIL SHIRQOL GALEYSIIN MADAX JABIS HAWIYE YAA CAWAAN😂😂😂

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 26 днів тому

    Balwan hadi an cashar ku dhigo wagi Dawladi Siyad Bare AUN. Soviet Union e ku xirned marki hubk ka dhamaday Somalia la Soviet Union in ti la socotay waxa la faray yan Somalia hub la sin. USA marki hore u balan la galay Siyad bare AUN anaga ku tagerena.Marki dambe USA waxa u jiri hadi nin African ah dawladi ciidanka u tabartay hadi nin cadan sas ku samenayo adiga na beri u ku samen. Marka long history short Siyad bare AUN ma lahen gacal labad. History akhri Balwan ama diplomats ki jogay weydi arinta a u shegi. XASAN Shiikh gacan 2bad o Ethiopia in e ka baxdo Somalia aniga o siyaasad ka la fog XASAN Xabsade arinka Masar wa ku taageeri. By the way how many years Ethiopian Somali dhulkeda jogta wax an lug goys ahen ma ahane bal adi sheeg. Balwan sxb buugaag badan akhri xuman ma aha.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 26 днів тому

    ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @user-ot4lv1tr9o
    @user-ot4lv1tr9o 26 днів тому

    Houada iyo hamar land