Waxan la hadlaya islamahan kala fuqa wayn nayada wiilka no dhafa sinjigina wase qaxbado huno ah if iyo akh idinka ah garacyo rufiyanimo idinka sinji u leh 👉🏽😭😭😭😭🤮🤮🤮🙄 gacaha dhulka ku haya
qofa caqlie wu iska arkaye ine dulemi lagu eryanaye waxa lo eryanaye qabile ahana waxa iska dhigeyna ine gabadha u hilenaye lakine barortu orgega ka wayena aya ahada shekadu hore iyo diba wa laga gardana lakine cida umu jojena cadowog so warareya isga ka badiye Allah ha jaabiyo cadowogsa wa la iska arkaye ine lo eryanayo qabile umada cuqda qaba aya ku ogteya kaline waxaba kame qadeni wa geeeesi Faride well done cabdi cise cajune Allah ha jaabiyo cadowogsa kanxaow naftawa
@@nawalsaid9421 Ma albiitaraad ka ahayd raaxadooda😀😀 Mise ceebee ayaad is leedahay? Horta markii hore ayey isku gaftay cashar ugu filan. Haddase maxaa idin dabadhigay. Ma ka maseyrteen hadday guursatay mid Cajuun ka qurux badan, ka maal badab kana sharaf badan
@@nawalsaid9421 Anaga reer koonfur tanoo kale kharaar ayaan ugu yeernaa 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀 Ee oday hadduu yahay soo ayada Dookheeda maahan . Midda kale cajuun adigu ma guursan lahayd? Muuq, akhlaaq ama maal ma ku dooran lahayd?
Waa naagtii janada ma hayso allah swt ayaa janada iyo naartaba haya Lkn waxan u arkaa gef weyn in shaqada allah lasoo fara gashado inta tii isaanka lasoo dhaafo naa itaqullaah dumarka halka ka hadlayo
CABDI CAJUN gabadha faaninaysa Haday run sheeqayso Ha Guursato XIJAAB bay aqalka ku xiran lahayd markay la jiifsanysana laydhka iyo tilfonka ayay ka damin lahayd suusan u duubin
Waa misgiinkii ku soo can baxay cayda Safiya Tusmo kķkkklkkkkkkkk Idoor maba khajilaan kkkkkk Nin haven't ku taagsaday,ku laxaadso dumar yidhi kkkkk Inan gummed
ALLAH JANNATUL FARDOWSA ha geeyo Lakin ALLAH wuxuu raali ka yahay in la sameeyo weeye. wuxuu raali ka ahayn in la iska daayo. Heesahan wax ka qayr badan ALLAH ha ugu bedelo AMEEN YAA RABBI
War dee waxani cadi mahee ninkani wa ciyaala suuq weeyan waxani wa maseer inu gabadey aheyd wa maxay isu jawaabkani war kani gabadha uma qalme midna ima xigee halkaa jahalnima farabadan baa ka wada muqatee , wa xaflad ceebeed tani , gabadhasi mabuu garee dambiga iska dayaa.
Wooow cajun aman bay kala duldhcdi runti shagtay nigu waligayba wan tagarsna cabdi cajun wa halyaay intu so hadalay wx cuumna kamu hadlin ruunta ubu shagay marksta
Wariye Sagal makabin karta ceebaha dul hoganaya. Cajuun qabyalad waad ku beholden lakiin janadii furahiidi miyey haysaa mujrid alle kafogatey in taas qarar kanaxa oo nafta waya safiya tusmo kareytey Dorchester Cajun nin boqor ah baa Hanley qeybta qararka iga dheh waiting iku soo habar wacda adkesta
SHARE GAREE GAADHSII DADKA KALE MUQAALKAN MASHALAAH REER LAASCANOOD WAA GOB GOBI DHASHAY GARTA IYO CADAALADANA YAQAANA
Aakh waridaad TV
@@hiboahmed7012 kkkkk ma BOORAME ayaad ka SOO hadlaysa SE maxaa KU uray KAFTAN hhhhh
@@waridaadtv5645 Uuuuf Ha isku Hadlin Rufiyaanyahoow Lasoo Kireystay Arooski Safiya Tusmo ayad Ku Xun Tahay Duli Foqol Duli Yahoow
Waxan la hadlaya islamahan kala fuqa wayn nayada wiilka no dhafa sinjigina wase qaxbado huno ah if iyo akh idinka ah garacyo rufiyanimo idinka sinji u leh 👉🏽😭😭😭😭🤮🤮🤮🙄 gacaha dhulka ku haya
Dumarkan caayaya waridaad tv waxan leyahay xishooda habarta safiya tusmo qaata
Maash Allah Tabarikalaha cajuun geeesi keep gown your beautifull 👍👍👍❤💚❤💚❤👏👏👏👏👏👏❣❣❣😍😍😍
Fahiima uun baa sheegtay warkaa
Haweenka reer lascanod waa taageerayaasha safiyo tusmo
Waaa saas safiyo bn tageero unhy✌️
Reer laascanood hadaan nahay anagu Safiya ayaan taageernaa. Ciyaalo suugyahayda reer bucul bacayr ma taa geerno
Walee Geesi Waa cabdi ciise
Hadalyaqaan Waa daakir
Il iyo cawriba La aada
Islaamaha Waashay Ee komantiga kucaayaya raga
Waxaan idin leeyahay
Cadowgu Dar biyada hajiidho
Salaan sare ❤❤❤❤❤💋💋💋💋
qofa caqlie wu iska arkaye ine dulemi lagu eryanaye waxa lo eryanaye qabile ahana waxa iska dhigeyna ine gabadha u hilenaye lakine barortu orgega ka wayena aya ahada shekadu hore iyo diba wa laga gardana lakine cida umu jojena cadowog so warareya isga ka badiye Allah ha jaabiyo cadowogsa wa la iska arkaye ine lo eryanayo qabile umada cuqda qaba aya ku ogteya kaline waxaba kame qadeni wa geeeesi Faride well done cabdi cise cajune Allah ha jaabiyo cadowogsa kanxaow naftawa
Suleekha adiga ma caddaalad ayaa kaa hadlisay mise Qabyaalad😉😉😉😉😉😉😉😉😉
Runtii aniga waa ii siman yihiin qabiil ahaan. Waxaan doqonka ku haystaa dhaqankiisa foosha xun ee uu kula dhaqmay marwada Safiyo Tusmo. Balse Alxamdu lillaahi soomaali ayaa u hiilisay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@cadeycali6723 iyaduna ma quraanbay akhriyaysay nin ay wada raaxaysteen uunbuu ahaayee ma raguu uga dhawaa maxaa daba dhigay
@@nawalsaid9421
Ma albiitaraad ka ahayd raaxadooda😀😀
Mise ceebee ayaad is leedahay?
Horta markii hore ayey isku gaftay cashar ugu filan. Haddase maxaa idin dabadhigay. Ma ka maseyrteen hadday guursatay mid Cajuun ka qurux badan, ka maal badab kana sharaf badan
@@cadeycali6723 waa kuwii iyagu afkooda ka sheegayay dee aniga 2da midna waxba igamay gelin lkn dad sinaystay oo iyagu iskashifaybay ahaayeen imikana oday isaga aabihii le eg ama ka wayn uunbaa guursaday awalna way khaldanayd ee iyada oday uunbaa fahmikarayay ileen waa islaan waynee xataa haday tumanayso
@@nawalsaid9421
Anaga reer koonfur tanoo kale kharaar ayaan ugu yeernaa
😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Ee oday hadduu yahay soo ayada Dookheeda maahan . Midda kale cajuun adigu ma guursan lahayd?
Muuq, akhlaaq ama maal ma ku dooran lahayd?
Masha'Allaah Tabarakallah marka hore Waridaad Comediantv Salaan inadeer reer lascanood Masha'Allaah wallaahi waa gob ilaa gob waaaw cabdi ciise cajuun inuu gobyahay daah inagama saarnna fanaan iyo abwaanimo isku darsaday hore usoco alfanaam cabdi ciise cajuun 💚🤍❤ daakiro Hore Usoco Igeesi thanks for your time 💚🤍❤👏
Dibjirka dharka Ay u iibisey tusmo Kani WAA kii LAGU yiri kahar safiyo tusmo Wali fiuse Ayuu KA raadinayaa midkani codka Dumarka LEH
Waridaad keep going 👏👏👏👏👏👏
Masha allah guulayso cajuun
Masha allaah ❤❤❤
Abdi cajuun ❤🥰🥰
machallah mabruuk dhulbahante waa dad somalinimada kuwen gobonimo cabdi wuu uqalma gabadh
I’m from burco Tagero buxda waridaad tv ❤️❤️🙏🙏❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️
War anaa reer laascaanood ah cabdi cajuuna waxba nagama Galin ee hiilka iyo edebdarada jooji
Guulayso cabdi ciise ❤❤❤
Nacabku darbiyada hajiidho
Subxaan allaah abdi ciise cajuun uu ekaa nadiira nayruus
Waa naagtii janada ma hayso allah swt ayaa janada iyo naartaba haya
Lkn waxan u arkaa gef weyn in shaqada allah lasoo fara gashado inta tii isaanka lasoo dhaafo naa itaqullaah dumarka halka ka hadlayo
Dharkii Safiyo Tusmo ay u iibisay ayuu qabaa Cajuun Dhiiqo😄😄😄
CABDI CAJUN gabadha faaninaysa Haday run sheeqayso Ha Guursato XIJAAB bay aqalka ku xiran lahayd markay la jiifsanysana laydhka iyo tilfonka ayay ka damin lahayd suusan u duubin
Wale waa cabi bila ceeb guleso Walal
Cabdi cebysane yaa maqlayey 😂
Aniga maser iga dheh
Waa misgiinkii ku soo can baxay cayda Safiya Tusmo kķkkklkkkkkkkk
Idoor maba khajilaan kkkkkk
Nin haven't ku taagsaday,ku laxaadso dumar yidhi kkkkk
Inan gummed
Viva hoyadey ina kuluc reer abtigeed guuleysta
ALLAH JANNATUL FARDOWSA ha geeyo Lakin ALLAH wuxuu raali ka yahay in la sameeyo weeye. wuxuu raali ka ahayn in la iska daayo. Heesahan wax ka qayr badan ALLAH ha ugu bedelo AMEEN YAA RABBI
Uuuf uraayaa
Mshlh inantasi hortisa ayaya ka qiratay inay ku dababi jirtay geesiyad Lkn daadku badan laba qof oo Dani dheex martay ayaa ku milman iyaga oo qabiilanay Allahayow dabi qof yaan nalo qaabsan🤲🤲
Guuleyso. Abdi cajuun 👍👍👍❤️❤️❤️
Adigu hadaan xaley joogi lahaa laascaanood intaan gaari dabada ugu xiro ayaan jiidi lahaa cajiin diiqo waxaaba noogu daran magaalada uu naga shaasheeyey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
isagaaba katiliyo meesha .
Maa bootada nagadeysid walaashiis
@@maryamacumar314 4farta maryo calasta ah ee maalintii lafaha ruugaa casarkeey ka caraabaan o uhoydaan meelayi raahdo jeexa gooja cade oo 5klmeters ujirta magaalada 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Cajuun keep coming
Kkkk wax danbiya lahayn ku te al a qabyaalada noocanii wa xishood la an iyo indho adeyg ala reerku dun xumaa
War dee waxani cadi mahee ninkani wa ciyaala suuq weeyan waxani wa maseer inu gabadey aheyd wa maxay isu jawaabkani war kani gabadha uma qalme midna ima xigee halkaa jahalnima farabadan baa ka wada muqatee , wa xaflad ceebeed tani , gabadhasi mabuu garee dambiga iska dayaa.
Mashallah hambalyo hambalyo cabdi ciise
Taasi baaan maha cabdi cajuun waligii Codina danbu Kama galin guulayso waligaa🌸🌸
Waa ninkii bahalkiisa lagu dilayay
Walee waridaad wa imtixaan lafaha hoostoda ayuukagaracaya 💚✅🌷
Indro ninka waxa jeclaatey naag dhalikarta oo iyaadu ayaa ku waalatey abdi ciise cajuun
Soool gobanimo lagu gadhiwa 💖💖👏🏾👏🏾👏🏾💓💓💫
Abdi ajun qanis geeska Africa
Cabdi cise cajuun
Masha Allah Niixnah cajuuniyah
Cabdi ciise mar lasts dareenkaygu wuu ii sheegayey inaanku khaldanayn
Kuwa hoos kaleh cabdi ceebaysane😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxbaa ka dhacay cabdi cajuun hore usoco huuno😂😂😂😂😂😂
3:19
hoosbay wax u caayayaan gabdhaha reer laascaanood
Wwwwww cabdi ciise noolow indro
Waaaaaaw Abdi Ciise Cajuun 💘💌💌💛💚💚💚💛💥💥💥💥💯💯💯💯💯💯💯💖💖💗💗💞💞💞💚💚💚💚💚
Waa Runta teeda sagal mustafe waa miskiin yar. Oo dad la dabadhigay. Cajuun👍👍
Markaad af reer xamarka gashataa ka helaa sxb walaahi kkkkkk nin culus
Akhs sidad ceebi kaga hadhi myso cabdi ceebaysane
guuleeso cajun
Mashlah mashlah cabdi ciise waa la dulmaayay mrkii horba
Reer laascaanood gabdhahoodu waa qaali ina magayo.
Wooow cajun aman bay kala duldhcdi runti shagtay nigu waligayba wan tagarsna cabdi cajun wa halyaay intu so hadalay wx cuumna kamu hadlin ruunta ubu shagay marksta
Gabdha reer sool maxay ku falaysaa kamaradii oo qof ah
Kkkkkkk
WAAR ILLAAHAY KACABSADA RABINA UNOQDA REER ABTIGEYNA SALFUDEYDKAA KUMAAN AQOON ISTAAQFURULLAAH
Masha allh www cabdi ciise nolow indro🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hayeey reer laascanoodow siilka kamarada ka ilaashada
Comment ku niiki dheeh alayle 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kkkk wardad masyrba ku hayaa waxd ka masyrty arooskii safiya dharkii uunba kadhiman
Maasha allah nasab ishelay❤❤❤❤❤
Maasha Allah Tabarakallaah Abdi Ciise waa friid friid dhali
Masha allah gulayso cajuun 🥰🥰
Mansha allah❤❤❤❤❤❤
Waawooio yaa salm cabdi ciise cajuuni alll maxalgu dambabay miskinka masha allhh 💖💖💖💖💖👍
Mansha Allah cajuun keep going
Reerka safiyo tusmo WAA iney garaacan Ninkani Tuuga AH OO AAN KA harin
cabdi cajuunow waxaan aadsameyneyso maseer ayaan u arkaa
Ku soco Aabe
Ma naagahan baa janada fureheeda haya waa yaabe
Haye looyar noo wata sheekh kad wana ku sugan waxabadan
Maasha allah
Nolow cabdi ciise
Shaarki iyo Surwaalki Safiya Usoo Iibisay Miyuu Sitaaa Weli Yahuuuu Dheh
Allah naagaha difaacaya Cajiin iyo kuwa kale caqli xumaaa. Yaaahuuu
Hacoogii muxuu leyahay ma kamaradii buu laascaanod lategay is ka qabta
Maansha allaa.ninkan inbadanbanu dulminay. Xitaa aniga. Wakaa laskii lagu mayday cabdi waa miiskiin wataa Logan managed kacay.ya salam.kep going cabdi ciisow. Inabti mansha allaa .sidad warka nogu fafahisay. Thnks
Aa cuudu bilaah minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabyaaladu waa xaar walwaal
wcs cajun
Kkkkkkkk janada ma reerkiinaa ayaa xukuma adaa ka sheekeen markuu ku xumeeyo xaaraamigu naa janada meel ka urun maayo kalabku nacdal baa ku taala
Maxaa sharaf ah oo uu leeyahey gabadh maskina oo hooyo ah buu sidaan ogaa ula dhaqmey ish I don’t like the abusers who abuses women shit 💩
The old women was abuser and Even she abuse her owndiginty not now for longtime ago
@@sahrafarah8834 to me sofiya was avictim of emotional and financial abuse and cajiin is narastist person
Safia was the one doing all the abusing and then made false allegations after he refused to marry her
Adiga Cabdi Ciise waxaad ugu HiiLiNeysaa waa khabyaaLad waa La og yahay dadku ma qaali la aan ayaad moodey
Miskiin ooy dheh qabiil dhan hal gabar oo marti u aheyd dagaal ku soo qaday walin ka xun hormarkeeda iyo nolosha farxada leh eey ku jirta uf
kabyaaLada heerka aad ka gartay waan kuL yaabey
Dadbaa kule cabdi ceebysate wlhi wan maqlayaa
Midgaan uraya no one cares about that looser and dhilooyinkiisa
isku reer ayaad tihiin youtubka waxaad ka difaacadaa reerkaaga ku darajo reerkaaga sher kuma siiyaan
Adba reer ahan bad ku ernaysa waxba mu samayn
Laascaano show maba ogalee anaba jooge tallow makatorbaan ahaana loogu qaban
Acuudu bilaah ma waxay u garaabayaa ceebtii uu sameeyey laba wajiilahu acuudu bilaah kama maydhi kartaan cambaar ayaa ku taal dhilo
Mashaa allaah hamabalyo cabdi ciise
Kan maa gabar lasiinaah duligaan kan haduu muqdisho imaado noloshan ku tooganaah wecel fool xumo badan oo madow badan duli
Waxan maglaye marki laso dhawaynaye cabdi ciise dad wenah cudkoda cabdi cebaysane ma ila magshay mase ani bes aya gabo uqdid wax magsho
Waa runtaa kuwo badan ayaa lahaa cabdi ceebaysane
@@daniistecaqlileh482 ha walhi sas ayn maglay marka waxan idhay adi may kugo jirta shekadas cml wayo wardi maso qadani shekadas wa ka gabsaday
😂😂😂😂kuwaa hoos kayiri cabdi cebaysane
Janaduu gali huuro noocaasi meel kuma laha jano
Laascaanood ma xajkii baa ma dunuubtaa lagu maydhaa rabi baa dunuubaha dhaafa cilmi yaraan garashadeeday hadashay ..... waa ninka kaliyee soomaaliyeed xumaan ku soo shaac baxay (caarun caleek)
Janada ilaahey baa iskaleh
waa waalaten viva tusmo qaali
Wariye Sagal makabin karta ceebaha dul hoganaya. Cajuun qabyalad waad ku beholden lakiin janadii furahiidi miyey haysaa mujrid alle kafogatey in taas qarar kanaxa oo nafta waya safiya tusmo kareytey Dorchester Cajun nin boqor ah baa Hanley qeybta qararka iga dheh waiting iku soo habar wacda adkesta
Cajun csbsi cabsi tolow ma iyada isku raabtaa ?
Cabdi ciise cajuun goor muu soodhigayaa gabdhihii reer laascanod oo qaa qaawan ? Waasugaynaa
Gabdadhu ma alaaba mida kale gabar Aanu ishiisu calman ama gabar aan calman ninka oo isheedu u doorin yaab
Var var cabdi ceebaysane ma maqasheen
Nacam wuuba yahaye
Wlee odayga habarta wax laga tus. Soo bax baa laleeyoo say sacabkee leegaysaa
Waridaadoow cabdi bilaa ceeb iiqir
Noca Cidi gabadha Iska siin mayaso???
waridaad falaysa minaa