Hanti dad aan gareen ayaa helay , wax aan ola jeeda qofka heesta meeshaa walaale dhaqaalah hada uu ka araadinayo wax ka badan ayaa hada dhaxtaal waa goob aad u m ficaan Aniga aan wali ku arag dalka inta aan ka aqaano Goob dalxiis sideedana in lagu dhafo waligeed
Wiilashan saan udadaalayo ayey biri shirqolayan ilaa waa dhul nabad laheen ee. Markan iri maa la heshiiyo waxeey dhaheen dad wadankii inuu naban noqonin raban baa wadanka ku nool. Subxanalah
Meshani waa recreational area maxa development loga sameyay nimankan wadata ah yaa dadka ka qabsada ilahow la idinku qabsada oo cagaf la idinka galiya dadka halka dagaya wakuwo walan
Jimale dhulkaas banaan waa dhul saxaro ah oo ku fiican dalxiska in guryo mustaqbal inee shirkada ka dhigto ma aheen dalxiiskeda inee udeeso baa ficned oo goobo madadaalo kadhigan oo fiican laakin ciidaas gaduudan sideeda loodaayo baa wacan hadii aan fakirkeyga kahadlo shirkada dadaalkedana waa ku mahadsantahay guryahee kadhistay jazeera dad ilaahey wax siiyey baan ushare gareeye❤
Jizakalah dadaka shaqo ficaan aya uhaysa masha allah wan kufarxe😊
Hanti dad aan gareen ayaa helay , wax aan ola jeeda qofka heesta meeshaa walaale dhaqaalah hada uu ka araadinayo wax ka badan ayaa hada dhaxtaal waa goob aad u m ficaan Aniga aan wali ku arag dalka inta aan ka aqaano Goob dalxiis sideedana in lagu dhafo waligeed
Wiilashan saan udadaalayo ayey biri shirqolayan ilaa waa dhul nabad laheen ee. Markan iri maa la heshiiyo waxeey dhaheen dad wadankii inuu naban noqonin raban baa wadanka ku nool. Subxanalah
lkn meeshaan bacaaadki loo dalxiisayay saw maaha maxaa loo deegaameynaa dalxiis ayeey ku wacantahay
Mahadsanid
Adbay uqaalisan tahay
BACADKA MIYA LAIBSANAYA?
100$ sheek
Meshani waa recreational area maxa development loga sameyay nimankan wadata ah yaa dadka ka qabsada ilahow la idinku qabsada oo cagaf la idinka galiya dadka halka dagaya wakuwo walan
Illahay lacagtaday xamaar ma galiyo timirti hore dablowa
Ha rajo dhigin. Waa la doogiye yaan la dacaroon
Maxaadan u galinayn?
@@mursalcismaan7692 haduu hada dagaal qarxo soo halagu kala yaaco ma ahan gobol aad ledahay baa lcgtada la galiyaa
@@mursalcismaan7692kuwii horay u aaminay baa guryahoodii looga haystaa ama lagu dhex dilay oo barxadooda ku aasan!