WIILKA ODEYGA WADADA KASOO WADAY OO AFKA FURTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 72

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 6 днів тому +4

    WALLAAHI ADIGA WAXAAD TAHAY INSAAN AAD UGU WEYN TAHAY INSAANIYADDA .
    WIILOW ALLA HAKULA JIRO

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 5 днів тому

    Asc guul guul guul saxiib waxa tahay nin waxa garada raag ninkii waxa galada la garwaqsada tale aad gorfaysa geed lala tagaaye raag ninki waxa garada lagarwaaqasada

  • @amalquule84
    @amalquule84 6 днів тому

    wiilkana ilaahaya khara hakusiiyo janada hakuu geeyo awslaadahakuu galiyo

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 6 днів тому +1

    Jazakalah khayr ilahay balo ku ma tusao ficilkad samaysa waa fiicil wanagsa

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 6 днів тому +1

    Allah ajar kaa siiyo aabbe iyo hooyo dayacan waa waajib in lacaawiyo Aamiin Yaarabi
    Nin iyo naagba Alle hayskaga baqaan nin walbaaba Alle in uu ku xisaabinayo ogaada

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 6 днів тому +2

    Manshallha wiilka Jan fardwos alle hakugu abaalmaryo ciid hajojin

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 6 днів тому

    ALLAAHU AKBAR ALLXAMDULILAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 6 днів тому +1

    mansha allah illahay ajar hakaa siiyo aamiin yaarabi❤

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 6 днів тому +1

    Subhanallah umadaan somaliyeed xagee laga galla qof pasta qabiil ey u daba bursanayan subxanallah 😢 somali dulmi

  • @xnur2230
    @xnur2230 6 днів тому +2

    Habaryar waxaan ahay walashes kula hadleysa waan kuducenaya adiga walika iyo owladada janada fatdowso idin warabiyo aleha raxmanka

  • @ZAKRYAZK
    @ZAKRYAZK 4 дні тому

    Masha Allah tuwarkal wall Allah kufadiyo❤❤❤❤

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 днів тому +1

    Maashaa Allah adiga hayso waa aabahaa oo kale

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 6 днів тому

    Masha Allah Allah ajar kaa siiyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 днів тому

    WIILKAN WA HAYEY SOMALIYEED TAALO AYU MUDAN YAHEY❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 6 днів тому

    Manshallah allah illahay haka abalmariyo wllo nin nasaba tahay

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 6 днів тому +2

    Qurbo is not easy sxbyaal. Somaline uqdad kama baxdo! Some of us did long xabsi with out anyone visiting or writing you laters only you and your somalo xaninyo! Qurbo toughness you up waligaa qeyli oo Tol belayeey dheh! You are on your own Majo Basto is under the cosh our ladies already labelled us as oppressors and no matter what we do or say is valid anymore! Somalia ayeey uqdad aan dhamaan kala imadeen!

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 6 днів тому +3

    Mansha allaha ❤️ brother ❤️ guulayso thanks ❤❤🫶🫶♥️♥️♥️💖🫶💝💝💔🙏💝😭

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 5 днів тому

    Illahay ha ka abalmariyo aabo Wa aabo wana abeheen oo kale adigu ajarbad la heli

  • @Awo-id9tg
    @Awo-id9tg 6 днів тому +1

    Ty bro noolow ❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 днів тому +2

    Somaali qabyaalad rogay uf wiilkan suno ayaa ka muuqata dad kun xag xaganaya

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 6 днів тому +2

    Wiilkan yar would u gargaaray ilaahey dartii weeyan Allaha ka abaal mariyo ixsaanka uu sameeyay somalidu haku daydaan wiilkas yar ixsaan isku sameeya is urursada

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 6 днів тому +1

    Illaahey Subxaana watacaalaa
    Hakaa Abaal mariyo boowe 😭😭😭
    Qeer allaha ku siiyo aaqiro iyo Aduun Aamiin yaa Allaah

  • @hawoali9920
    @hawoali9920 6 днів тому +1

    Maansha habo ilaahay ha ku xafido

  • @NeimaMahamad
    @NeimaMahamad 6 днів тому +1

    Allah ku sahalo ilmahaga War Somali wawalatayi cururta abayashod laga tagaye odayi anana dhalin lo gayinayo wa yaab

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 6 днів тому +1

    Waan kuu duceyneynaa inuu Illaahey Caruurtaada kuu saqiro Gabadhaasna caruurta kuu dhashay Qalbigeeda kuu soo jeediyo

  • @NeimaMahamad
    @NeimaMahamad 6 днів тому +1

    Mash Allah inader wa waxa ku yaala

  • @nasromohmed5705
    @nasromohmed5705 6 днів тому +1

    Naagtaan mesha ka nagnagleh iyada maxay rabtaa

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 6 днів тому

    Salim sy wa laadar jcl ma yaqana wa ka hindika yaah😂

  • @NuneBiyami1.A
    @NuneBiyami1.A 5 днів тому

    Waa Libax ninkani

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 6 днів тому

    😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 днів тому

    NAGTA WA ABEESO JAHANAMA BILASH LOMA SAMEYN

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 6 днів тому +1

    Sax MashAllaah Noloow brother Guulayso ❤❤🎉💌🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 6 днів тому

    Moryaan in ay ku soo caan baxaan raba. Waxay rabaa in ay ku tuugsadaan😂

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 6 днів тому

    Ixsaan hadaad kusoo waday umuuraha familka kadaa netka si shakhsi ah uxaliya
    Ilaahey kacabsadee

  • @abdirizakahmed9590
    @abdirizakahmed9590 6 днів тому +1

    Naagtani iyadaa khamriga bartey naagtaan , anagaa naqaanay ee nasoo wareysta somaliyey, walaahay bilaahay , ahmed cagaweyne oo guryihii aabihii uga dhintey iibsaday $70,000 dollar bay markay ka dhamaysay bay cabdikariin oo ay ilma adeer yihiin iyadaa ku qabsatay ka dib waa loo garnaqay Ahmed cagaweyne baa uga tegey , markay lacagtii ka dhamaatey, anaga nasoo weydiiya warkooda

  • @HassanAli-bf9um
    @HassanAli-bf9um 6 днів тому

    DAD AAD U WANAAGSAN BAAD TIHIIN ISCAAWIYA ISUNA SABRA.
    HAWEEN WAA QIYAAMO LAYSKUMA HALEEYO

  • @ikranhajjiaxmed12345
    @ikranhajjiaxmed12345 6 днів тому

    Doqon kaan bal maqal isga Maxaa sidaa ugalay war nin kaan isagaa nolasha kadhacay cidna Haa ku edina

  • @Farhiyasheikh-g5c
    @Farhiyasheikh-g5c 6 днів тому +1

    Siifiican ayaa laguuu sookoriyay

  • @OmAbdurrahman-s9o
    @OmAbdurrahman-s9o 6 днів тому

    Ku suco Hooyo All ha Xafedo
    Madhimaan yeye caayen cajoosada waalane

  • @samiroawil6277
    @samiroawil6277 6 днів тому

    ❤🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love 6 днів тому

    Maxed cali walahayste

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 6 днів тому +1

    Shaqa fiican ayaa qabatay Allaha ku xafido wiil baari ah ayaa tahay caruurtaadana kuwii ku duuga allaha kaaga dhigo

  • @ahmedkhalif7944
    @ahmedkhalif7944 6 днів тому

    This’s ladies country so let you know that

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 6 днів тому

    Illah ku so diray angel 😇

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 6 днів тому

    Ala Somaliyaa last few months wiil Abahiisa Haitiyaan ah waxa islaan somali lacagtood ceydha iyo Ayuuto money isku wada keneen Wiilka hala cawiyo! Bal hada bal eega odaygaan jidka ku bololay the story is yuu yahay Dhulbahante and watch him like soo! Illahayoow Somali haijabin especially xusulobaruur wareersan!

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 6 днів тому +1

    Waa aduunya gadoon Aabahan miskiinka ah hadii la caawiyo maxaa daba dhigay gabadhan uu dhalay iyo miduu fursy may nabad galiyaan Rinji ayuu ugasoo shaqeeyay

  • @cabdisalaancabdisalaan6282
    @cabdisalaancabdisalaan6282 6 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 6 днів тому +1

    Raggu way isu damqadaan dumarkuna xagii loo Jababa way ujabaan

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love 6 днів тому

    She is from baadiye

  • @maryanmuse7726
    @maryanmuse7726 6 днів тому

    Walaashiis wuuba la daganaa , beenta dhaaf

  • @faridaaxmed4863
    @faridaaxmed4863 6 днів тому

    xili ceeb laga fikiraba majoogto sheekadu ilmaha maxa kaqaldan

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 6 днів тому

    Labo qof oo is dhashey oo la isu diidayo yaab ma ahan. Waliba nin somali oo ilahey holansiyey in uu ilmihisa raadiyo oo ka wardoono xirirkoda raba loo diidahayo Kkkkkkk hilib waa nin wayey iyo nin futada ku xidhay ayuu yiri dhurwagii dayerka arkey. kuwana intey ka dhaqaqan ayey gadaley soo dhaheynin kuwii xirirka ilmaha rabeyna mid baa u diidan. adun

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love 6 днів тому

    Family ceebaysay waa lagu dacweyn

    • @لذن-ل3م
      @لذن-ل3م 6 днів тому +1

      famlyka yaa ku dhahy dhilay nimo is ku guursado

    • @Afrah-j9w
      @Afrah-j9w 6 днів тому

      Famliga way leha Canada

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 6 днів тому

    War wuxu waa gun gun dhashay horaarsame maxaa waaye ayagana

  • @HusseinAli-x6d5q
    @HusseinAli-x6d5q 6 днів тому

    Mahadasanid

  • @HsacdiyaMbile
    @HsacdiyaMbile 6 днів тому

    Bisinka wanla qiiroday siday hal habeen uga maarmi karin bu isna awlaadisa ugu baahanyahay maxay uga xarimi waku danbi

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 6 днів тому

    Ninkow waxaad noo sheegtay in adiga dhibaato ku haysatay
    Nin kale oo dad leh ayaad raadsatay oo baraha bulshada keentay
    Masiibo

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 6 днів тому +6

      asgoo dhib heeyesto buu caawiye, waa geesi aaqil ah, waxna ma raadsan horeyna umuu aqoon ee xumaanta jooji,odayga nasiib buu leeyahay haduuba cidlo ku dhiman.

    • @degan4
      @degan4 6 днів тому

      Soomaaliyeey Abbahan dhulbahante ma ahi waa somali Wayn😢😢😢😢

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u 6 днів тому

      Ninka Odaygaa Haduu Tol leeyahay maxaad mar hore dhaxanta uga xareeysan weydeen Soolaali markeey arkaan qof qof kale Illahay u soo diray oo caawiyey Qabiil ku waashaan wiilkaas Allaha barakeeyo amuurihiisana Allaha u sahlo Anigoo dhulbahante Ah Ayaan Abaal Uga hayaa

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 6 днів тому

      @SafiyoFarah-j4u
      Safiya Wiilka asaga ayaa dhibaataysan oo naagtiisi la dirirsan sidaa awadeed ayuu uraadsaday odaygan
      Haduuse qof wanaagsan uu yahay muu reerkiisi la raadiyo muxuu kala soo doonay
      Baraha bulshada
      Hadaad aragti waarid dhiban dadkooda la raadi ee ha keenin
      Baraha bulshada.
      Haday caawintu run kaa tahay.

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u 6 днів тому

      @@amalianasrani894 walaal manta la joogo qabiil aan iska warqabin ma jiro dadku jifo jifeey isu ogyihiin qof walbana qofkiisu wuu u xisaabsanyahay tankale odaygaan 13 ciyaala ayuu dhalay oo qaar waawetnyihiin gabadhiisa faadumo xalay waad maqleysaan u maleeynayaa marka odaygu isagaa cidlada doortey ee cidna yaan lagu eedeeyn wiilkana axsaan ayuu u sameeyey hadana wuu keenay hadii wax loo qabanayo