Yurub Geenyo (Sowtu Raxma) | Heestii Hilow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2022
  • Heesta: Hilow
    Codka : Yurub Geenyo (Sowtu Raxma)
    Erayada/Laxanka/Musiga: Abdi Abib
    Video & Edit: IBrahim CM
    Showgii Cairo - Cabdinuur Allaale - Mursal Muuse - Yurub Geenyo
    ...
    Show Support
    www.paypal.com/paypalme/icm70
    ...
    Connect with IBrahim CM
    / icm70
    / icm70
    / icm70
    / ibraahimcm
    / ibraahimcm
    ...
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ...
    For bussiness inquieres
    Sultaanfilms@gmail.com
    ...
    Erayada
    Ragaba halyeeygaan ka doortoo
    Adaan kuu heesayyaa
    Hiyiga waan kuugu hayyaa
    Had iyo goorbaan adi ku heeybshaa
    Haraadkii isoo mariyoo
    Halista caashaqu ibaday
    Waxaan ku halmaami lahaa
    Amaba hiil iigu filan
    Inaga oo hooy wada galnee
    Dhibtuba ha inaga hadhee
    Midkeenba baarartuu ka jiro
    Hagoogta inta aan ka qaadno
    Sidii nirig iyo hasheed
    Inagu ma'isku soo hilownaa
    x2
    Dhibtuba ha inaga hadhee
    Midkeenba baarartuu ka jiro
    Hagoogta inta aan ka qaadno
    Sidii nirig iyo hasheed
    Macaan ma'isku soo hilownaa
    Hanadkaan doortayee i deeqoow
    Adaan kuu hiloowayyaa
    Dharkaagaan weheshadaa
    Boqdiyo beerkaa hubaashii ku taal
    Hadhiyo maalinba adaan
    Hayboo maanka kugu hayyaa
    Horeysiyo danbeysaba
    harartaada midaan dhigo
    Weli hooyo may dhalin
    Dhibtuba ha inaga hadhee
    Midkeenba baarartuu ka jiro
    Hagoogta inta aan ka qaadno
    Sidii nirig iyo hasheed
    Inagu ma'isku soo hilownaa
    x2
    Dhibtuba ha inaga hadhee
    Midkeenba baarartuu ka jiro
    Hagoogta inta aan ka qaadno
    Sidii nirig iyo hasheed
    Macaan ma'isku soo hilownaa
    ...
    #IBrahimCM
    #SultanFilms
    #YurubGeenyo

КОМЕНТАРІ • 68

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Рік тому +7

    Sowtu raxma ciyaar ciyaar Looguma bixin waLee taagero Lanbar 1 ku ahay ❤❤❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +6

    I truly think yurub geenyo is a gifted singer with an angelic voice like nobody else

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 місяці тому

    Amase hill igu filan,,,, inagoo hoy wada galee…unconditional love ❤️..🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 4 місяці тому

    Yurub’s another level, “ dhibtuba haynaga hadhee”..🙏🙏

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +3

    Boqoroda maxaa showga philipine meyaay kuqabata😂😂😂😂 another level ✌️✌️✌️❤️

  • @fartuunahmet5993
    @fartuunahmet5993 Рік тому +3

    Heestaan waxa ijecleysiyey saxiiptey ❤ayan cabduqaadir Yusuf my bbe Girl 👧 ilove you Waan ku xusidoona 😢🎉

  • @medosmanmedosman1755
    @medosmanmedosman1755 2 роки тому +5

    Waleee waaa gabadh aan codkeegaga aan jclahay aadna u taageero keep going

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 роки тому +1

      Love you always yurub geenyo

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 роки тому +1

      A very splendid singer always 💖😍🤣☺️☺️💗 💖😍🤣☺️☺️💖 a precious jewel 💗💗🤩💗💗🤩 yurub geenyo

  • @hanatallyofficial590
    @hanatallyofficial590 2 роки тому +4

    Codka dahabiga🥰
    One my fv singer

  • @afyareofficial3050
    @afyareofficial3050 11 місяців тому +4

    Heestani caadi mahan waxaanu ku dhagasanayna saacadu waa 4:12 bishu waa/1/9 2023 waxaa alla mahadii ah inaan joogo wadankeygii oo xor ah sool somaliya

  • @hothanothman2995
    @hothanothman2995 2 роки тому +5

    Naagta kaliya jcaylka wax ka taqaan ❤️

  • @kareen5993
    @kareen5993 Рік тому

    Xasuus dheer mar an joogay Djibouti 30 June 2023 ❤ Dariq mo ali

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +1

    A Burning flame 😜😜😜😜😜😜 that shines whenever she sings and that is yurub geenyo

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 місяці тому

    ARILOVE YOU JE T'AIME habibi habibi toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadamxusen3515
    @sadamxusen3515 2 роки тому +2

    Mamada fanka jiilka Dampe Yuruub maxamed cabdi Yurub geenyo

  • @roblehassanissack2058
    @roblehassanissack2058 2 роки тому +2

    Hestan waa hees laso xulay coodka sharafta wa macalimada codka ee gnyo 🥰🥰🥰🥰

  • @elijah4984
    @elijah4984 2 роки тому +2

    Geenyo gabadh faras weyaan

  • @mohamuudhuseen6094
    @mohamuudhuseen6094 2 роки тому +1

    Ayayaay hees iyo baabah zowtu rahman halkaas hasihaay

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 роки тому +2

    Yaa salaam xidigti shiiqisay xidigaha soowadkagu wacana

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Рік тому

    The bast song Yurub geenyo alle cimriga hakuu dheereyo ❤❤

  • @zucadfarah7716
    @zucadfarah7716 2 роки тому +1

    Heesaha boqorada iyo codkedaba waa wax kale ba marka lagu daro quruxdeda iyo degenaanteda love boqorada codka

  • @muhyadinmaygag5779
    @muhyadinmaygag5779 2 роки тому +1

    Sowtu raxma Yurub Mohamed Abdi

  • @Raxmaaxmed62
    @Raxmaaxmed62 5 місяців тому

    Ax yaa jacyl sotu rahma 🥹🥹🥹🥹

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 роки тому +1

    Boqoradii codka Haweenka Soomaliyeed ee Qarnigaan Yurub M A
    💞💞

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 2 роки тому +4

    Raaliyada koobaad Nasab kaamila Yurub Maxamed Cabdi fanaanada keliya ee aan ka taageero inta qalaada 😬

  • @najmacali7533
    @najmacali7533 2 роки тому +3

    hees an heeseheedo dhan ka jeclahy weye🥺🙏

  • @cabadijamac9461
    @cabadijamac9461 2 роки тому

    Belle chanson de yurub

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 2 роки тому +3

    Waxani hees waa dhaaftay yurub geenyo

  • @mohamednoor3217
    @mohamednoor3217 2 роки тому +2

    War ninkan sanabka cml utagan ila arka war dadka laraxeyso hadad scored tahy hetaa walis dhadhaqajiyaaa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 11 місяців тому

    In Aad GiiR xaarbadane in Aad kolba

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 2 роки тому +4

    Markay heestu cusub tahay dadka ka ag ciyaarayana aanay hesta garanayn afka kaliya dhaqajiyaan!

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 місяці тому

    ARILOVE YOU oui oui ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @2madaxfataax376
    @2madaxfataax376 Рік тому

    Garb kaag jogaa

  • @muhyadinmaygag5779
    @muhyadinmaygag5779 2 роки тому +2

    6 Hours markay UA-cam ku jirtay baa la ila soo wadaagay
    Mahadsanid - Private One

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 11 місяців тому

    Maalmihii caashaqa na xasuusisay sawtul raxma

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 11 місяців тому

    Raajiim jaaraad

  • @IsmahaanCarshaan-rv5yb
    @IsmahaanCarshaan-rv5yb Рік тому

    Allaya cisad sowdu raxma alle hagu xafido habo mccn❤❤❤❤❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +3

    She's Burning flams a diamond 💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎 her. Voice is fantastic 😍😍🙂🙂🙂😍😍🙂😍 love her ❤️❤️😻😻😻😻😻 always

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +4

    A romantic voice ❤️🙂❤️🙂❤️ i have filled with intense love and understanding ❤️❤️❤️❤️ love you 💕💕 yurub geenyo

  • @munaahmed8329
    @munaahmed8329 2 роки тому +1

    ❤❤💯❤❤

  • @mahadugarmahadyare6980
    @mahadugarmahadyare6980 Рік тому +1

    Hi

  • @KadijashariifAbdi
    @KadijashariifAbdi 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤🌹

  • @murugojoogtaa3627
    @murugojoogtaa3627 2 роки тому

    Turki Miya mesha showkaan kadhacay

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 2 роки тому +2

    Naagaha ugu badowsan waa kuwa Somalida walahay 😂😂😂

    • @amisha123abdalle7
      @amisha123abdalle7 2 роки тому

      Rer magaal nimo xaal aa sinay walsha hoydaaa leee badaw nimo ku shegtay adiga gabar kale madan wax k shegin kuwa ku dhale badaw mee aheeen 😂😂😂

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 роки тому

      😂😂😂😂

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 2 роки тому

      Hooyada Miyaya Ku Jirtaa Kuwa Badwada Ah

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 2 роки тому

      @@xaqudirir9789 hooyaday waa From Kuwait 🇰🇼 brother xaaskaygu from U.S.A

    • @naztehomohamet7018
      @naztehomohamet7018 9 місяців тому

      Lkn wllasha iyo inantadu from Somalia sow maha seen ku yeelaY😅😅😅

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali6098 2 роки тому

    Dir

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +1

    Showga ma dumar baa jooga rag ma iman miyaa??

  • @user-pf2vn4un8x
    @user-pf2vn4un8x 5 місяців тому

    😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @c.rashiddayrdayr4840
    @c.rashiddayrdayr4840 2 роки тому

    7

  • @muusecabdi198
    @muusecabdi198 2 роки тому

    M

  • @muusecabdi198
    @muusecabdi198 2 роки тому

    99

  • @maxamedislam1300
    @maxamedislam1300 2 роки тому +1

    Tub.good.bye

  • @cabdikariim6787
    @cabdikariim6787 2 роки тому

    Anshax

  • @faysfa
    @faysfa 2 роки тому

    .

  • @huseinabdullahi2510
    @huseinabdullahi2510 2 роки тому

    Siidhi

  • @fridaylilian2550
    @fridaylilian2550 Рік тому

    Can they at least get off the stage and let her do her thing, or is that how it's done over there?

  • @cabdifataaxcali6098
    @cabdifataaxcali6098 2 роки тому

    Dir