Qamar suugaani |Naftaan kuu bixin lahaa | Official Video 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Badaan Kaga Dhigi Laha
    Adaan Karo Biyo Macan
    Waxan Kaga Toli Biladoo
    Macdanta Burha ku Quban
    .
    .
    .copyright by DJ.rockets
    #Badaan #Kaaga #Dhigilahaa

КОМЕНТАРІ • 439

  • @abdiraxmaandaahir
    @abdiraxmaandaahir 3 місяці тому +15

    Heestan ilaa wakhtigaysoo ilaa hada waan dhagaysanayaa waxan rabaa xaskayga mustaqbalka inaan markaan helo dib usoo buuqdo like isaara wll

  • @Kingwalida22
    @Kingwalida22 4 місяці тому +64

    Yaa dhageesanayo 2024❤

  • @nouriya8413
    @nouriya8413 Рік тому +117

    waxad tahay. qof farxad le. lakin. heesaha. alaha Quraan. ku. ku. bedelo. amiiin

  • @abuukeyiidow6492
    @abuukeyiidow6492 11 місяців тому +19

    Hestan waxa dhagesowa haben sacada ay tahay 12:: 37 tariqdu ay tahay 7 / 10/ 2023 anigo banoni away u aday Ayan mesha ku argay aniga dhan waxa ideqay arageda my Queen 👸 barasho wcn xppti 🙏 🤗

    • @user-cm1hd8yh3p
      @user-cm1hd8yh3p 4 місяці тому +1

      Kwrnn hda iyada

    • @CaliCabdi-ze2vk
      @CaliCabdi-ze2vk 2 місяці тому

      Iyada wan kala tagne lkn mid kale oo naxariisley la socda ​@@user-cm1hd8yh3p

    • @CaliCabdi-ze2vk
      @CaliCabdi-ze2vk Місяць тому

      Kala tagne ​@@user-cm1hd8yh3p

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd2306 4 роки тому +34

    ANOTHER LEVEL 🙏🏻✌✌
    QAMAR SANAACI ❤
    Duni kale ayaad ka heesaysaaban filayaa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻✊✊✌✌✌✌✌✌dunidan aan ku noolnahay anagu kama heesaysid malaa INADERO😎

  • @hooyomacaan9772
    @hooyomacaan9772 3 роки тому +43

    Waan jeclahay heestaan waa ku soo ceshcashtaa

  • @joseph-cu6vz
    @joseph-cu6vz Рік тому +37

    HEESTAN WAXN DHAGYSANYA MANTA O BISHU TAHY 31/JANURAY/2023 HEESTAN WAXY XASUS NOTHY ANIGA IYO JACYLKYGA WXNA ISBARANY 2020KI DHAMDKISA ILAA HDANA WAN ISLA SOCONA WANA QOFKA AAN JECLAHY MRWALPA IN AAN AGTISA JOGO MGCDUNA WA ILHAN WXNA LEYAHY ADUNKA AYAN KUGU JECLAHY 😔😘

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 Рік тому +2

      Qamar iyo Nasiim way kala tageen 💔, Insha’allaah wanaag oo dhan ayaan idiin Rajaynayaa idinka .

    • @ilyaasak9758
      @ilyaasak9758 Рік тому

      Jclkaada hadaan isla wasno xa ka qabtaa

    • @cabdimaajidcarab1678
      @cabdimaajidcarab1678 10 місяців тому +1

      Hada maisla socotan bro

  • @Zuhiap-tc2ku
    @Zuhiap-tc2ku 10 місяців тому +30

    Ma jiraa qof I fahmaya oo dhab ii jeclanaya waayo waxan ahay qof daacad ah lkn marwalba qalbiga laga jabiyo💔💔

    • @sungul6877
      @sungul6877 9 місяців тому +5

      Sorry mar walbo dadka dacada sii dhaba ayeey dadka u jeceladan una amiinan lkn ma aqan mar mar ayaan is dhaha dadkas adunka bos maba uga banano because qaimin ayunba iskugu so haray😢

    • @DeeqaAxmed-ts8bb
      @DeeqaAxmed-ts8bb 5 місяців тому +7

      Ani adi izkuzoo baxana wallaahy why ani daacadninadaa igu badan😢😢😢

  • @zeynababdiali9249
    @zeynababdiali9249 Рік тому +8

    Heestan wa ii xasus wllhi markasto aan dhagesto wan iska ilmeyaa😭😭😭waa xasusta kaliyaa aan jecelkega kaa reebtey wan kuu xisey lkn kuma shegi karo 😭💔

    • @khalitqays7274
      @khalitqays7274 Рік тому

      Darenkena mideysan😢❤

    • @aboudichannel6196
      @aboudichannel6196 Рік тому

      Anba kula qapa iyada wan jecla lkn da'deda yareed kadibna saas igaga tagty

    • @yusraindho6324
      @yusraindho6324 11 місяців тому

      @@aboudichannel6196ohh sorry 🥺🤦‍♀️

  • @daffa94
    @daffa94 2 роки тому +27

    Indonesia hadir

  • @mariarashiid9936
    @mariarashiid9936 4 роки тому +27

    Nolosheydii cdrxman inaa dagto beerka iyo boguba waa meel sokee boos ban kaa siin lahaa qalpiga bashar kugu jcl🥰🥰🥰

    • @abdirahmaanmohamedali64
      @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому +3

      Hadii wadnahayga bidix💗,
      Bogsiimo lagaga dhigoo☺,
      Miyaan ka bakheyli laaa😓,
      Sow maan kuu soo baxsheen💑.
      From C/raxman Somaliyeed😍💔

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 3 роки тому +2

      @@abdirahmaanmohamedali64 🤣🤣🤣Cabdiraxmankii saxda ahaaya ku moode

    • @abdirahmaanmohamedali64
      @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому

      @@nasraabdullahi9406 wlhi hhh, inaan ahay ayaa laga yabaa cadey😁😁

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 3 роки тому +1

      @@abdirahmaanmohamedali64 🤣🤣waa macquul🤦‍♀️🤷‍♀️

    • @abdirahmaanmohamedali64
      @abdirahmaanmohamedali64 3 роки тому

      @@nasraabdullahi9406 ilaahey haku daayo noloshaada abyo😥💕

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 роки тому +43

    One of the best somali songs ever produced ❤️

  • @mohayassin622
    @mohayassin622 2 роки тому +7

    Inaa dagto beerka iyo boguba waa meel sokee boos baa kaa siin lahaa qalbiga bashar kugu jecel miyaa anigoo badqaba bukaan adigoo ildaran miyaa kaa baaqan lahaaa sooman ku baxnaan sheen ❤❤💯❤❤❤

  • @sacduushisakh4792
    @sacduushisakh4792 8 місяців тому +14

    7/10/2022 malinta is baraney❤
    26/9/2023 xarirkeni ayu jarey😢😢
    22/12/2023 ❤😢😢😢
    31/12/2023❤😢😢
    "Weli wanjeclahey
    Miyaan anigoo Badqaba
    Bukan adigoo ildaran
    Miyaan kabaqanlaa
    Sow manku baxnayen"
    4/1/2024
    17:29
    Idinka alle waxan so boqan donaa malin ey nolosheyda iska badasho 😢😢

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 2 місяці тому +5

    Dagnanatu iyo fadhiga waxey horseda Xasusoyin❤😢

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 Рік тому +12

    mucjisada fanka qamarka🔥💯

  • @adanabdi1695
    @adanabdi1695 Рік тому +4

    💜❤️💓waxaan dageysan jirey 2020 Ani iyo jacel keyga xasus igu qali waye qamar keep going brother proud of you .......

  • @nasraabdishakur411
    @nasraabdishakur411 2 роки тому +7

    Ubaahday hadaa tiraaah naftaan ku bixin lahaaa💔🥺my fav Song ☺️

  • @hamzaproduction1448
    @hamzaproduction1448 4 роки тому +20

    My legend Qamar ❤️Hore uu soco 🥰Brother

  • @ridwanaxmed3467
    @ridwanaxmed3467 3 роки тому +11

    heestii qarniga qamar suugaani
    heesta quraaka ayaa dhaama laxbaa tahay

    • @mgeesi9252
      @mgeesi9252 4 місяці тому

      Wll Quraaka maxaa laga wadaa

  • @mohamedsucaad1272
    @mohamedsucaad1272 3 роки тому +10

    Asc soobadi sxb laxkan waayo
    Ugbaad waan jecldy
    Waayo qurux & qeeylo waa caadi
    Lkn...... Ugbaad noolow
    Qamar sugani noolow
    Mashallah

  • @tabarikahmed5712
    @tabarikahmed5712 4 роки тому +35

    Musica iyo beats ka codaka waa 💯 😍

  • @abdirahmanosmanbuh4058
    @abdirahmanosmanbuh4058 11 місяців тому +1

    Aduun dagdag badana 🥵anoo boarding ku Jira dhagaysan jiray heestan Ani iyo sxibaday 3sano ka hor 2021ki ❤kakunguli jibuli form 3 gaygi ahayd markas ano 19jira ciyaal nimo

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 Рік тому +21

    2023/4/25/Habeen ay Talaado soogalayso,hadaad igadan bayso like iisaar mahad sanid wll❤️❤️❤️

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +20

    Boqorki ila dhashey
    nolow ina adero ❤️💪

  • @taaajir7up77
    @taaajir7up77 Рік тому +1

    22/10/2022 sabti
    Maalintaan is baranay
    Waxaan ka helay soo dhawayn fiican
    Heestana waligay waan ku xasuusan
    Maalin uun baan comment tusi inzha allah 💐🌹🤍

  • @almaz100
    @almaz100 2 роки тому +6

    Hadii wadnahayga bidix bagsiimo lagaga dhigoo miyaan la bakhayli laa saw manku soo baxsheen✅👌😭😰

  • @guleithabdi5845
    @guleithabdi5845 4 роки тому +12

    Dj rocekts And Mucjisada Fanka Keep Going❤🌹🌸

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 5 місяців тому +2

    Still waching 31/3/2024
    Hapeen izniina iizoo ducee in ilaahy heesaha iga madoobeeyo oo sawj khayr qaba iziiyo😢❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +40

    Qamar going to another level.❤💯

  • @jambonana8054
    @jambonana8054 4 роки тому +10

    Miyaan Anigoo Badqaba
    Bukan anigo ildaran
    MIYAAN KA BAQANLAA
    saw manku baxnaniyeen

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Місяць тому +1

    Best love song. From Djibouti

  • @riyoraac6662
    @riyoraac6662 4 роки тому +12

    Keep going mucjisada fanka

  • @dadxizmail2875
    @dadxizmail2875 4 роки тому +15

    DJ rockets walalo Walhi Wanku Jeclahy
    Hadaan ogahay Halkad Joogto Nafatan Ku Bixin lahaaa💯🙏🙏
    Tageero Haga Ana kow ka ah alleh haku xiftiyo🥰💗

  • @queenriduush7815
    @queenriduush7815 2 роки тому +12

    Cod music qurxoon talenti legend qamar suugaani😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💍💍💍💍💍💍💍♥️♥️♥️

  • @maxamedsomali9163
    @maxamedsomali9163 2 роки тому +5

    Qalbiga bashar kugu jecel ❤👌💯💋

  • @kingMoha-q5y
    @kingMoha-q5y Місяць тому

    anoo waligay jacayl igu dhicin ayan heestan jacayl ku dareema❤

  • @user-dw7yz1oh9o
    @user-dw7yz1oh9o 2 місяці тому +1

    Mar walbo oo aan murugo daremo baan dhagestaa heestan
    Cwa oo ah 2024/6/20 waxa kaso xanajiyay jaceyl keyga kaso oo aan waxa u qLmin kuso zameyay asigo iga dhowray wax walbo idhibaya baa hadane anne dhawacay waxan rajenaa In uu qalbiga u qabobo 😢

  • @amiinkayse7850
    @amiinkayse7850 4 роки тому +13

    Hadad irphono ku dhagayznyzo like dhac ku ziii

  • @jiijaabdullahi9144
    @jiijaabdullahi9144 Рік тому +8

    Amazing words 😢💔💯 ilove you Somalia 🇸🇴 songs from canda

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 Рік тому +1

      He ain't from Somalia ❌️
      he's from Somaliland ✅️

    • @yusraindho6324
      @yusraindho6324 11 місяців тому +1

      @@Samimusic.1😂😂😂😂allah ku caafiyo

    • @Samimusic.1
      @Samimusic.1 11 місяців тому

      @@yusraindho6324 ma been ban sheegay walalo Lander weye 😅
      Lkn Eeg hadan sheegay inu Lander yahay macnahedu maha inan necebahy Somalia 🇸🇴
      Wllhi wax yar oo cidi leeg oo xumaan ah uma hayo walalahy marka xaalka daji inpti ❤️

  • @NimushHusein
    @NimushHusein Місяць тому

    Ubaahday hadaad tidhaah
    Naftaan kuu bixin lahaa
    Bu’diyo labadeyda wiil
    Ayaan kgu baanan lahaa 🥹🫂
    Full respect 🫡 👇
    Fuv singer 🎧🎶😇

  • @Mariyaa3162
    @Mariyaa3162 6 місяців тому +11

    2024/1/3💔😭🥺

  • @maxamedjessow7611
    @maxamedjessow7611 3 роки тому +5

    Waxaan hees wey dhaftay runtii marwalba wanku cishceshtaa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +4

    Mucujisada fanka qamar nolow💔💉💋

  • @lathnaphysail4601
    @lathnaphysail4601 2 роки тому +21

    I reallyy like this song🥺

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 роки тому +11

    Qamar sugani in the building

  • @abdirahman5532
    @abdirahman5532 Рік тому +5

    The best song ever😻😌

  • @cadecade9500
    @cadecade9500 2 роки тому +3

    Omg after 2years hees xusuus igu leh

  • @NajaxTahaliil
    @NajaxTahaliil 7 місяців тому +1

    Malintan isbarnay 12.12 2022
    Malinta is guursanay 25.5.2023.
    Malinta curadkisa u dhalay lkn alle naga ceshtay curadkan u dhalay 1.12.2023
    Malintan qoralkan qoroyah waliba ano dhagasnyo hestan 21.1.2024 waxa ogahy inan adunkan u jecelahy xsjiyga allow nabad igu so celi

  • @masudmohamed398
    @masudmohamed398 5 місяців тому +1

    Fawaaz one of my fvv frnds I'm glad to be u frnd

  • @ayaanmohudiin4414
    @ayaanmohudiin4414 2 роки тому +1

    Dj rocker broh wlhi wn ku wataa😩😩🥺🥺❤️

  • @anashashiali-we3tb
    @anashashiali-we3tb 3 місяці тому

    Heesta wxa dhageysana hbn 2:00 waxa sababay boqoradeyda aan jecla ika xanun san allh haku cafiyo in dhaheygii farha 🥹🤲🏾

  • @QUENAsiya-hs2xc
    @QUENAsiya-hs2xc 4 місяці тому +2

    Wxn ahy mid qalpi japan 💔😭

    • @prmanka3725
      @prmanka3725 4 місяці тому

      Darenkyna midaysan 😢

    • @aboudichannel6196
      @aboudichannel6196 4 місяці тому

      U samra chpyaal jaceylka
      Ha na ka fogaan qofkad jeceshay 😂 wabad jeclate

  • @salmaahmedmahmud9431
    @salmaahmedmahmud9431 8 місяців тому +4

    My favourite song 🎵 ❤️

  • @hoodoaxmed5623
    @hoodoaxmed5623 4 роки тому +13

    🥰🥰🥰🥰inadagto berka iyo is ❤❤💚❤❤❤❤❤

  • @nimcoguuto3488
    @nimcoguuto3488 2 роки тому +1

    Heestan waxaan sooraadiyay kadib markan soodaawaday abwaan heelo oo qisadeeda kasheekaynaya

  • @MohamedMohamuud-t5d
    @MohamedMohamuud-t5d 2 дні тому

    Hadii wadnahayga bidix bugsiimo lagaga dhigo miyan laba qaylilha soman ku soo baxsheen 😢

  • @user-oz1ye4qm5b
    @user-oz1ye4qm5b 6 місяців тому +1

    Legend is a song heestan imikay ii macaanaty❤😊

  • @yusraali-qv7cb
    @yusraali-qv7cb 4 місяці тому

    2024 5/1 malin arbaca ah sacadu wa 16:04 mel banan ah ayan fadhiya qalbi jab addunyo aya ihaysta😢😢

  • @zaamibintuaxmedaxmed1937
    @zaamibintuaxmedaxmed1937 Рік тому +2

    Qamar ninka kali ah oo an hesihis jeclahay 😗😚

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 роки тому +6

    18/5/2021ubaahday haddaad tidhaahdo naftaan kuu bixin lahaa
    10=12pm

  • @qurayshyuusuf8112
    @qurayshyuusuf8112 Годину тому

    Hees aan heesta kajecelay sanadan dambe magaranaayo wlahi ❤

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 3 місяці тому

    Hestan wxa iiqaadi jiray sxpkay
    Hada wnkala tagnay Adunka qofba meel kaga nolyahy
    😢😢😢

  • @puzhrayar9603
    @puzhrayar9603 2 роки тому +6

    Ubaahday hadaaD tiraa naftaan kuu bixiN lahaa 😥

  • @cabaasapdifath6921
    @cabaasapdifath6921 2 роки тому +6

    keep going wllo dj racked 🥰🥰🥰

  • @Ruweydo-of9ym
    @Ruweydo-of9ym 5 місяців тому +1

    2024/29/2/ haben isnina ayan dhageystay waxan dhagey sanayay 3sac oo kale markey dhamato wanku so ceshceshana yay 💔😭

  • @souadabdourahman6368
    @souadabdourahman6368 3 роки тому +17

    j'adore cette chanteur qamar suganni😍🥰😋😍🥰

    • @muktrmohamed8226
      @muktrmohamed8226 2 роки тому

      Mrka hore waxan aad soo qortay dhinac an u qaado wn garan wayay.
      English translation ka is keen fahamsiyay marki hore waxan is lahaba adiga amay ilove u ku dhahday😇😘😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @FahmaAbshir
    @FahmaAbshir 27 днів тому

    Wow heesta aduunka ugu jeclahay ❤❤❤

  • @save.haka4895
    @save.haka4895 3 роки тому +3

    Qamar zugani ninka kliyen tagero 😊✌

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg Рік тому +4

    Ubaahday hadaad tiraa
    Naftaan kuu bixin lahaa
    Allow calaf iigu dar kaan dartii u dhool cadeynayo

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 роки тому +4

    Erayada ilaali
    Boosbaan kaa siin laha
    Bu,diyo labadayda wiil

    • @abdallahadan9991
      @abdallahadan9991 2 роки тому +3

      Ukala micne adigoo mahadsan bu diyo labadayda wiil waxa loola jeedo amaba laga wado !

  • @abdifatahmohamedhassan9417
    @abdifatahmohamedhassan9417 2 роки тому +1

    hadii wadnaheyga bidix bugsimo lagaga dhigo another level

  • @HafzaAbdikadir
    @HafzaAbdikadir Місяць тому +1

    Heeestan Waxan dhagysanya 8/8/2024 hpyn khamiis soo glysoH 😢 oo la idhawacy wn jeclaa qofkas waliba dareen mid aana la qiyaaasi karin wan isku dayey in aan celiyoH lkn wuu iga diiday lix biloood ban dabo socda waxn ku jira malmo kharar fakar io cariri ilhy ayan ka baryaya inu iga dulqado gubashada uu qalbigyga gubanayo wuxuu ahaa qofkan ku taaami jirey dadka ka dhawysty kalsoni ban siistay wuxu ahaa qofkan mustqplkyga uqorsheyyy waxn ku leyahy wan ku jeclahy waliba xaalada aad igalisay anoo ku sugan ban ku leyhy nolosho kuma xumysoH sidan ku jecel ilhy hku siiyo qof ku jecel 😢waxn kaso qoraya qorlkan maglda galkio. Magacisuna wa abdulahi ali faarax ifarxsnow qofkan jclayow dhibtada igalisay kuma quro anigee😢 waxd ogata hallkaaad ila garysid iney tahy aniga geeeridey nolol wcn😢💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🥹🥹🥹🥹

  • @abdifitahcali9633
    @abdifitahcali9633 Рік тому +1

    12.05.2023 Friday 15:19 south africa 🇿🇦 ilahay faraj kheyr qaba Hanooga furo ..

  • @Addani_model01
    @Addani_model01 8 місяців тому

    Boosbaan kaasiin lahaa qalpiga bshr kugu jecel❤🥺

  • @abdirahmanmaan670
    @abdirahmanmaan670 2 роки тому +3

    Qamar ka fanka hor usoco

  • @hani1457
    @hani1457 3 роки тому +9

    Headphones 🎧
    And heart broken 💔

  • @Imraan247
    @Imraan247 8 місяців тому +2

    12-01-2024 Still listening 😢😢

  • @ak9654
    @ak9654 2 роки тому +7

    Favourite song😍

  • @MariamyusufMariam-d2p
    @MariamyusufMariam-d2p 4 місяці тому

    😢😢heestan wiil aan is jecleen iiqadi jirey xasuusaha qaar wlhi aaad bay uxanuun badanyihiin 💔💔💔

  • @Naasirpeel
    @Naasirpeel 4 роки тому +3

    Dj r qabasha malihid bro keep going

  • @tbag-tn1ls
    @tbag-tn1ls 3 роки тому +6

    If this song is your favourite song like kucaazum 😻 #qamar sugani issa LEGEND 🎶

  • @mahadsaleban9573
    @mahadsaleban9573 4 місяці тому +7

    27/04/2024😢😮

  • @IfraaxAxmed-y3i
    @IfraaxAxmed-y3i 11 днів тому

    qof iga ka qiimo badna majiro lkn calaf ba shaqeyay nolosha ta uwanagsanban ku rajayna😢

  • @farmacademanka1092
    @farmacademanka1092 Рік тому +1

    Zxb wali wye hestan zxbte ma so qdikar❤❤❤❤

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 3 роки тому +1

    Musica wa le ultra beats soo eega somali matumin hala soo eego UA-cam ultra beat "habibi" baa kuqoran lkn qamar kuwataa

  • @zuhaybguuleed3280
    @zuhaybguuleed3280 Рік тому +2

    Heestan Markan maqalo waxan zoo xasuusta gabadh ijecled lakin anu ciyr kadhigan jireY marwalpan iiqade jirtey markii ay cuzped

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bs 5 місяців тому

    HADII WADNAHEYGA BIDIX
    BOGSIIMO LAGAAGA DHIGO
    MIYAAN LA BAQEYLI LAHA
    SO MAAN KUUSO BAXSHEEN
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kingusaama113
    @kingusaama113 4 роки тому +2

    Dj Rocket Horey Usico Io Mucjisafa fanka

  • @zuhriinaalih
    @zuhriinaalih Рік тому +1

    Heestaydii🥺❤️

  • @ahmednuh9043
    @ahmednuh9043 Рік тому +5

    The best song qamar suugaani❤

  • @xuseenaxmedxoosh8368
    @xuseenaxmedxoosh8368 2 роки тому +3

    Heestaan xasuus dheeraad leh

  • @faadumomustafe8665
    @faadumomustafe8665 Рік тому

    Hadi bogsimo laga ga dhigo miyan la bakhayli la🥺💔❤️❤️❤️

  • @jamaalcadezzjamaalcadezz3613
    @jamaalcadezzjamaalcadezz3613 2 роки тому +3

    Bogub waa meel sukee 😪💯💯🙏🎅

  • @Yng_qani
    @Yng_qani Рік тому +1

    Bad ban kaga. Dhigi lhaa. ❤

  • @cimraancajab9169
    @cimraancajab9169 4 роки тому +2

    Zxp dhiirigalin baad mudantahay #djrocket

  • @masudmohamed398
    @masudmohamed398 5 місяців тому

    Waaw macaan heesta😍

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 роки тому +12

    War nio ninkan heesaha aad kasoo xadayso kadaa vedio ayuu usoo wadaaye adaaba la dagay ninkee😬😬😬

    • @c.rizackdh2323
      @c.rizackdh2323 4 роки тому

      Fanaankiiba MadhaX Buu Ka Dhigay waxani

    • @mustafabdi9674
      @mustafabdi9674 3 роки тому

      Ojhjvvhchxgxcxgxgxgfgffcg ayuub
      Maxamed 6

  • @khalidnani1690
    @khalidnani1690 2 роки тому +1

    Keep going qamir zugani pro