Aduunka wariye Kan ka na casaysan waligay ma arkin. Wuxuu ku hadlayaa afkii faqashta. Waxaanu iska dhigaya qof wariye ah oo lagu jabay lakiin dadka yaga qurbaha joogaa waanu la yaabanahay.
ninkani waa geesi geesi dhalay alaylee cadowga ku miis gbaygiisana waa iga qosliyay habar wayn haracida guuudka waaxa ii sawriantay ta la baxaday goosha isaaq ee gariiraysa habartaasi walahay waxad mooda inuu iyadaakahadlay
Waa abwaan runta u sheegay huwanata ilahay ha jebiyo cadowageen
Waan salaamayaa abwaanka waxaa uu sheegayo oo dhami waa wax jira.ha laga feejignaado jilayc dambe
Maal TV waad mahadsantihiin, Abwaanku Allah ha xifdiyo. Huwanta waa in layska celiyo, xabad waa in afka laga wada galiyo wasakhda kibirtay.
Masha Allaah abwaan Allaah hakusharfe Somalilander xalaala ayatay, bilaahuwan bay ahayd igadheh Alla inagumasoceliyo gurigodba halla xalaaleyo magaalada awowyaasha
Abwaan 💯💯💯
Ninkani yuu metelaa !!! Sidu abwaanka su’aala ugu adkaynayo waqalad yaab 😗
Ninkan mal tv wuxuu matalaa huwanta
Mashallaah Barakallaah Mashallaah Abwaan
Reerkaas daarood waxay masmfsuud ka yihiin oo ay ku raaxaystaan qaxa, dilka, daaduunka, dhibta ito karaahiyada ah.
Ilaahay hasoo hadeeyo.haddii aanay hadaayad lahayna Ilaahay haka qabto ummadda.
Libax ❤
Maal tifi oo mee caqaayad abwaankii
Ninkan Saalax boodo cadde waraysanayaa qibradii suxuufinimo lagu yaqaanay ayaa ka dhiman Waayo suaalaha qaar ayaa feel qaaf ah. Hadaba dib ha u xisaabtamo
Ceerigaabo waa magaalo soomaliland ah
Mar horaba inad iska nadifisanbay ahayd anaga gobolada galbeed nooma soo dhafan jigjiga
geesi geesi ladhalaye weeye abwaanku huwan iyo maleeshiyaadka hubanti la,aanta ku socda ee dalka iyo qaranka ku soo duulayna waa uu karbaasha
Abwaan waa sax laakiin mitir aan isaaq lahayn haystaagina guri haday doonayaan iyo ceeri gaabo waa in aygaada ka ciyaar iyo gucllo noogu yimaadaan iygoo callankii huwan
Abwaan rijaal runtii oo qof ah
Ceergaabo argagaxisada halaga difaaco
Adeer guryaha halaga iibsado oo reerkaas halayska raro. Dhibkooda laga raysan laha.
Landheer ❤
Gardarada. Cidiii bilawdey ilahay waa arkaa daroodna waaku jabaya dagaal walpu so qado wayo gardarada majecla iilahay subxanahu watacala
Ceerigaabo yey dib u soo noqon dad la soo dhoweysto maaha ninkii soo dhoweystaa taa maanta taagan ayaa soo noqnoqon doontaa
Heshiis haday soo hadal qaadaan waa in ay magdhaw laga qaadaa iyo raali gelin wixii ay dhigeen
Geesi geesi dhalay
🎉🎉❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💯💯
Kuwan isku sheega wariyayaal ama suxufiyaal dhamaantood waa dhadig hamrasho badan
Aduunka wariye Kan ka na casaysan waligay ma arkin. Wuxuu ku hadlayaa afkii faqashta. Waxaanu iska dhigaya qof wariye ah oo lagu jabay lakiin dadka yaga qurbaha joogaa waanu la yaabanahay.
GARAAD INA KAARSHE NIICLE KU QOR ADIGU 😂😂😂😂😂😂😂
Kan maal tv ma qofkan hadalka xunbaa
Waxa layidhi al qariib kun adiib adaab bay ku joogi wayeen iyagoo qariiba
hhh abwan dhako ilayn abwan buu noqday
Ceerigaabo waa nabad hadaa weye
Wariye wacyigaaga dhis oo su,aal xumada iska ilaali
Faanka iidoor iyo baroorta iidoor ha sugi weeynina mardhow ceerigaabo waa magaalo harti weeye taasi soomaali oo dhan weey oktahay arinkaasi ee inshallaha tacaalaa iidooroow ha sugi weeynina dharbaaxda kulala ee harti iidooroow
Geesi geesi dhalay abwaan booda cade ku tiiqtiiqso qaar hamradaanu argnoo loo hamran afku waxuu la xoog yahay magliga xawda kaa jara weli dunida rag baa nool
😂😂😂😂😂😂
Dhashadyi sugtaa xajadaad dhurada abid
garaad baadi waaa ninkiii saca laqalaayo kugu sheegayayy maxad magaca ugu diiiidaysaaaa
ninkani waa geesi geesi dhalay alaylee cadowga ku miis gbaygiisana waa iga qosliyay habar wayn haracida guuudka waaxa ii sawriantay ta la baxaday goosha isaaq ee gariiraysa habartaasi walahay waxad mooda inuu iyadaakahadlay
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Calankaa dhec xagee calanka ku haysataan war beentii dhsmaaty shaqo dono af Iyo been wax ku helayn
Maal tv
Waad Walden tahay You are wrong
Waar nabadan uu ka hadlayaa kan xun ee wariyaha ahii
Dhuusa cade tuugii xoolaha xadi jiray goormuu abwaan noqdeyna
Soogelisee kasaarow edebyeelo ✅💯
Waar. Kiiwaalaa. Ee. Caqaayada. Mee. Miyuu. Daalay. Mise. Waalaqabtay
😂😂😂😂😂😂