DEG DEG: DUQEYN CULUS OO KU SOCOTA GAZA, JAB LA GAARSIIYAY CIIDANKA ISRAEL, IRAN & FALASTIIN & WARAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • DEG DEG: DUQEYN CULUS OO KU SOCOTA GAZA, JAB LA GAARSIIYAY CIIDANKA ISRAEL, IRAN & FALASTIIN & WARAR KALE..

КОМЕНТАРІ • 7

  • @Sookoobida_aflaamta
    @Sookoobida_aflaamta Місяць тому +2

    Falastiin goordhow wey xurooweysaa❤❤inshallah

  • @user-sh8ob5sp7b
    @user-sh8ob5sp7b Місяць тому

    Allow falstiin ugar gaar❤❤

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    mida kale tarikhda mad soqorto ama afka ka shegto hada lama garan karo 15/7/2024 miya mise wa 14/7/2024 ya og

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali Місяць тому

    Qayaamada yuhuuda way xad dhaaftay

  • @Amjad-x5w
    @Amjad-x5w Місяць тому +1

    wariye waxaad matalaysaa wajiga foosha xun ee warbaahinta soomaaliyeed waxaad moodaa in aad tahay afhayeenka ciidanka israaiil sida aad ugu soo celinayso riwaayada ay ayagu baahinaayaan iyo qaabka aad ugu dhawaaqayso magacyada ee koox koox aad ku soo celinayso ma jiro wax la dhaho kooxda kataaib al qasaam ee waa garab raacsan dhaq dhaqaaqa xamaas , liidnaanta waxa aad nala wadaagtaan waa mid fiiro gooni ah leh .

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    bal waxan wa islan ma la orankara shacabka somaliyeed waxey ka codsanayan dhulka falastin e yahuudu xoga kuheysato in aydan oran dhulka israel dhul malaha e bal wariye in ad qaldantahey waxa tiri dakada israil iyo magaci ay ula baxdey dakadan falatin baleh magaca dakada rer falastiin umu rashrash umu rashrash umu rashrash Umu RashRash

  • @user-ek7qn9xj1i
    @user-ek7qn9xj1i Місяць тому

    Wabeyn hadi udhintay xamaas maqarisen