КОМЕНТАРІ •

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 років тому +2

    kalifaad maronee & kadeed aduunee
    waan ku heestaa heestaan
    king Shooli & asxabta kale thanks

  • @jamalibrim9082
    @jamalibrim9082 2 роки тому

    فنان مبدع صاحب الصوت الجميل

  • @aminqalbisafi3363
    @aminqalbisafi3363 7 років тому +2

    "shooli majooge shaash kaan yaa kusiiyey." ..hhhh shooli tan hees waa dhaaftay eebow. tnxs libaan jamac ❤

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 3 роки тому +1

    Shooli Come Back Shooli ma joogee shaash-kaad yaa ku siiye🥰 2021

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 7 років тому +6

    Heestan Miyaan Horay Loo Qaadin Yaa KU sii Shaashkan Yaa ku siiyay Any WAy Duubista Liibaan Jaamac Wan Ku Qancay

    • @MsMohmoh1
      @MsMohmoh1 7 років тому

      Mahadi Adawe Sax waa Runta Yaa kusi Yaa kusi shashkan ya kusi Shangale majooge

    • @mahadiadawe
      @mahadiadawe 7 років тому

      Yaeh waad ila aragtay
      Qof wax waliba og hhhhhhh

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 років тому +9

    Wlhi wiilasha qurbaha dhib ay qabaan too kaste oo shidan shiishad ay cabtaa subxanallh allaahuma najinaa Wadanki haloo foofo xal kale ma,leh 😥😥😥😥😥😥😥😏😏😏😏

  • @OneState_277
    @OneState_277 7 років тому +19

    Shiisha Tagee Sharaaba Cabee Shukansiya Show U Maleysee An Waa Lee Sheegayee 😂😂

  • @asadaden
    @asadaden 7 років тому +8

    kana ma fanaanba. Anagaa wax aragnay

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +4

      Asad Aden anigana happy new year ifilo waxn soo qaadaayo anaa aqaane liibaan jama na studio daris aan nahnay sheekada waa dhag 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qj6hc8xx5u
    @user-qj6hc8xx5u 10 місяців тому

    That’s a golden of his name

  • @Mohamedlohos1
    @Mohamedlohos1 7 років тому

    shiisha waayeelee shoole maqookey walayaabe yaakusiya

  • @nasriinashaxshaxleey3830
    @nasriinashaxshaxleey3830 7 років тому +2

    😍😍😍 ninka jecla calosha kuusnaa well done 👏👏👏👏

    • @danak364
      @danak364 7 років тому

      Nasriina Shaxshaxleey shali iyo maantaa shubdhahaayee waaleesheegay

  • @ismahanmohamed3571
    @ismahanmohamed3571 7 років тому

    wow an other one. waa kabaxsatay.😍

  • @abdirahmanmacow4260
    @abdirahmanmacow4260 7 років тому +1

    love songs of banaadiri

  • @mizznaima3322
    @mizznaima3322 7 років тому +2

    Waraa anigana maalin dhow so hesaaya diyaar ahaada Somalimaryoolay like ta igu caawiya

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому

      Waa ani iyo adi soo maahaa fanaanadeyda anaa kusoo saariyee ila soo xariir fanaanbaan ahee waad gadmeeysaa caadi matihid

  • @NaftaNafta-wn7vd
    @NaftaNafta-wn7vd 7 років тому

    yaaaku sii yakusii shaashkan shuuli majooge ish calaaa hees

  • @bilanosman2198
    @bilanosman2198 7 років тому

    nice song shooli majoogeee yaakusii shaashkaaan kabax saaas aan u fahmay

  • @qaadeySaanrapa
    @qaadeySaanrapa 7 місяців тому

    Shooli majoweey

  • @abdirahmanjiimi9825
    @abdirahmanjiimi9825 7 років тому +1

    shoolaay thanks bro axsan hees

  • @hamdimocow9324
    @hamdimocow9324 7 років тому

    naagtadi maa shiishad ka adee. miskiin nin kale adee

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 7 років тому +2

    shaahkaan yakusiyay shooli majooge 😁😀

  • @somalihope180
    @somalihope180 7 років тому

    sholi waa fanaan as I believe

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 7 років тому +1

    cumar shooli axlaaa cod

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 7 років тому

    gabdhihi soomalida iyo ragi iyo shiishad mxaa kala haysta waa yaabaysa wlhy

  • @unknownnigga4095
    @unknownnigga4095 7 років тому

    but sweet Music
    An waa la ii sheegayee

  • @abdirashiidriyo9966
    @abdirashiidriyo9966 7 років тому +1

    Ww Nice song king 👌

  • @ninmacaan5997
    @ninmacaan5997 7 років тому

    Eebow cade shaash-ka anaa bajaqda siistay wayna ku nuuraysay 😂😂😂😂 F.G heesta way shidantahay 🙏👊🎤

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 7 років тому +1

    shooli tuug isbuuc walbo hal hees uu soo xadaaa

  • @anababdulle3304
    @anababdulle3304 7 років тому

    caadi maaha heestan yaa KU siiye yaa KU siiye

  • @shanlystedahiralshukri4307
    @shanlystedahiralshukri4307 7 років тому +4

    Shooli wlalow goormee 1M qof ku daawan doonan 😀😀 dhulka tahay 😅 wlhi 😅

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 років тому

      Shanlyste Dahir Alshukri bro wlh 5.6m aa dawaday hesa arkaY wlh

    • @fatmahassan7902
      @fatmahassan7902 7 років тому

      beyga daalo Ool AbShin 5.6m oo hees ninkaan qaaday maa aragtay???? link please. kan 100k xita m gaaraayo

  • @rahmacashuur4222
    @rahmacashuur4222 5 років тому

    a aaaah akhshy

  • @user-qj6hc8xx5u
    @user-qj6hc8xx5u 10 місяців тому

    Are you sure about that? What do you mean?

  • @abdullahiayoubdaha296
    @abdullahiayoubdaha296 7 років тому

    uma eka dad Aakhiro in ay jirto og Qaabkiisa

  • @saitawil7528
    @saitawil7528 7 років тому +4

    cumar shoolo niyoow shaadhkan buluuga ah iska badal

    • @Gedibabu
      @Gedibabu 7 років тому +1

      Hehehe war ma ila aragtay horta waa heestii 3aad e an ku arkaayo shaatigaan blue ga ah

    • @saitawil7528
      @saitawil7528 7 років тому

      hahahahaj haa zxp

  • @sadaqyare4224
    @sadaqyare4224 7 років тому

    kan caaajis weye 😵😵fananita kale ma soo digtid

  • @osmanshejk9658
    @osmanshejk9658 7 років тому

    Shishaaad tagtee

  • @Hoyoonabudget
    @Hoyoonabudget 7 років тому

    nice song

  • @liibaankhaliif857
    @liibaankhaliif857 7 років тому +3

    ani video laa dawaday waxba ma fahmin
    cumar shooli fanaan miyaana ?

  • @fatmajama2934
    @fatmajama2934 7 років тому

    shaashka yaku siyey

  • @muniraabdi5484
    @muniraabdi5484 7 років тому +1

    Esh cala hees

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 років тому

    Heestan waxa iska leh axmed shraiif killer bro is deji

  • @drsmaaria4287
    @drsmaaria4287 7 років тому

    waji xuma kan danyeer la gadiyey leba u egyahy

  • @anitayasin809
    @anitayasin809 7 років тому +1

    caadi.maha shooli

  • @hanadmerseysider5762
    @hanadmerseysider5762 7 років тому +3

    nice shot super shooli cade wan arkaa comments-ka mucaarad dhan MARQAANLAND u kasoo jedaaa ciil qabow cadaapta gal

  • @nimcocadey8423
    @nimcocadey8423 7 років тому

    wwww qofki sadaxad fiiirsi iyo comntiba

  • @saadaqaar3054
    @saadaqaar3054 7 років тому

    Wara Abwan Dhan Sxb Lamatihid Miya Heeso Horay Loqaday unba Laso Tagan tahay Meshe
    Xata Hadi Abwanada wijigada wax kugu Sin wayen Cash Kaciyar Duli Gado HESAHA lacag inta kabixisay kabadan wey kaso galesa lkn heso dad dhintay iyo Dad nool Ceep waye inad qada
    waxas walaga Sogudbay
    manta abwanada ciida kabadan

  • @Gedibabu
    @Gedibabu 7 років тому +1

    Aqyaarta horta heesta ma xuma lkn ma leyga hubaa heesta inuu shooli leeyahay.
    COPY ayu eber nooga dhigay balayada......

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 роки тому

    𝙃𝙚𝙚𝙨 𝙏𝙖𝙖𝙣 𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙃𝙤𝙧𝙚 𝙐 𝙌𝙖𝙖𝙙𝙖𝙮, 𝙁𝙖𝙣𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙒𝙚𝙮𝙣 𝙀𝙚 𝘼/𝙇𝙖𝙝𝙞 𝙎𝙝𝙖𝙧𝙞𝙞𝙛 𝘽𝙖𝙖𝙨𝙩𝙤𝙬 𝙄𝙛𝙩𝙞𝙣 𝘽𝙖𝙣𝙙 1987

  • @khadarkhan7672
    @khadarkhan7672 7 років тому

    king sh0li 👌 😃

  • @khadarkhan7672
    @khadarkhan7672 7 років тому

    king sh0li 👌

  • @dgciiltire6960
    @dgciiltire6960 7 років тому

    Frzt cmnt

  • @garaadyare8980
    @garaadyare8980 7 років тому

    Maseer mad iledahay hadane shooli

  • @samuraahmed2092
    @samuraahmed2092 6 років тому

    Egaha

  • @abdikaafiak5797
    @abdikaafiak5797 7 років тому

    shishad hablahena
    yurup wadhameyen

  • @amransaciid4076
    @amransaciid4076 7 років тому

    yaakusiyay shashka yaahu kusiyay shangale majooge shashkan yaa kusiiyaay weeye heestee king shooli sxbow heesaha copy waa la qaada ceeb male lkn heesta aad copy yeeneso wax haka badalin sidey aheyd uqaad waan ku aminsanah adiga iyo fankaaga lkn caadi iska dhig indha adeega maryooley leeba Laguna ogaa yaahu yee

  • @saedmohamud2929
    @saedmohamud2929 6 років тому

    Sholi majoge

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 6 років тому

    Yaaku siiyay yaaku siiyay shashkan yaku shiiyay shongole majoge waaye beenlow copy aa wadata waxa isla leh amxed shariif killer alla yaraxma

  • @sammyd9811
    @sammyd9811 6 років тому

    Kkkkk Miss Shooli

  • @cadoduul7132
    @cadoduul7132 7 років тому +1

    adhiyulaahi baraaar 😂😂

  • @MsMohmoh1
    @MsMohmoh1 7 років тому

    Lakin hesahii banadiriga dib in losoceliyo waa wax lobahan yahay

  • @Nomadicstunner
    @Nomadicstunner 7 років тому +2

    niinkan yaa shaaqo warehouse ubuxiyo...Fankii ayuu meel ugu dhacaay kkkk

    • @khadarkhaliif5667
      @khadarkhaliif5667 7 років тому +1

      Nomadicstunner qofku wuu qaldami karaa inkastoo wax walba uu fanka u gaysatay ay ahayen ULA kacdo lakin mahan inad marwalba negative Ku noqoto

  • @anababdulle3304
    @anababdulle3304 7 років тому

    shanbaqlo majooge

  • @MsMohmoh1
    @MsMohmoh1 7 років тому

    Hestaan micno badan Alah aan karta

  • @abselma3330
    @abselma3330 7 років тому

    😂😂😂😂 nice bro

  • @beerlula7411
    @beerlula7411 6 років тому

    Waalay sheegayee kulahaa 😂😂😂

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 7 років тому

    uuf war heesta haku dheelin dad baa maskaxdooda dul dhigey habeenana kusoo jeedey badoowyahoow wax ma garatada

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому

    You definitely ain't Gucci
    Lay off the designer dupes
    Aliexpress😂😂😂😂😂😂
    What is good knock off😩😩😩

  • @caduuhilaac5148
    @caduuhilaac5148 6 років тому

    kkkkkkk

  • @caduuhilaac5148
    @caduuhilaac5148 6 років тому

    kkkkkkk