Dawo Ninkii dilay ikraan tahalil/taliyihii dilaga aha o kashifay xog cusub/ mahad kawanle o maxkamad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @cadaanixasan8246
    @cadaanixasan8246 4 місяці тому +10

    walee hawlihii sanbaloolsh waytahay qaabka ikraan tahliil loodilay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 15 днів тому +2

    Subxaanallaah

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 4 дні тому

    benta mudaane xasan shiq madax weyne maa aahen ee taliyaaha qoslaayena waa been madiliin oo madaxwey aaha aayaba Ben ka shegysiin abukaar iyo taliyo qoslaaye waa is la dhashen hiraab nimo manaa latogaanaay Hg iyo AB gaal aayaga aal islaa dhashaay ee ikraan taah liil hanagu so dhisiin ismaa dagaashano walaalaha hiraab xaa ka gaalaay walaalaaha hiraan❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому +4

    Kuwaani, waxba ma oga, taliyaha yaa array haddaad ogtahay bal noo sheeg.
    Haddaadan sheegina adiga ayaa u maqan Inshallah, maad ka hadashiin dilalkii Eng yarisow & Gen.galal & dadkaloo badan

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 3 місяці тому +1

    Adaa beele berle dhaya ah waxa dilaya xasan tuugu iyo mahad kawaanle waxaa adeegasaday xasan tuugu kursiga kufuuulya waan wixii shalaya ku heshiisen maanta ku diriraay dhuuunta laydin ku dhufaya

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 4 місяці тому +1

    Maxaad u soo dayn wayday waraysiga ninka ee aad sharxayso?

  • @bashiiraadanmuuse3115
    @bashiiraadanmuuse3115 4 місяці тому +1

    1 baahane
    2 mahad kawaale
    3 xasan dhiiqo
    4 iyo tiimkiiso dhan baa dilaye maxa laga qaba nasya

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 4 місяці тому +2

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 4 місяці тому +1

    Adiga hano shakanin e video ga warasiga Luga qadayo so sida wan ugnahay inay dagar qabo yal yihin e

  • @OmarMousarobleh
    @OmarMousarobleh 22 дні тому +2

    Wow

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 4 місяці тому +2

    Walaalkey mahad sanid Wlhy waxaad caawa leeyahay in Xasan Shiikhow tuuga. Wlhy waxaan ka xumahay in la qariyo wax yaabaha keeney oo intaas oo dhan maxaa looga guran jirey waa dad aan u qalmin inuu is soo sharaxo Xasan waa in uu is casilo ama laga qaado sheydaamo waaye kuligood ee ogaada Somaliyeey I am sorry in aad dishiin gabaryar yar oo aqoon leh . Wlhy caawa dhiigeygu gaarey oowaxaan oo dhan waa waxey Farmaajo iyo Fahad oo la rabey in laga dhigo killer lkn Alxamdu ilaah . 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 4 місяці тому +2

    Doqonimada nagala tag.ikraam farmaajaa yiri magteeda anaa bixinayo. Magteeda ninkii qirtay baa joogo

    • @sumayohanad3846
      @sumayohanad3846 4 місяці тому

      Naahb baad tHay goormuu yir mag baan bixin sowtii fahd uu yiri cadeemihii baa hayaa ee markii la cadeyn lahaan jabuuti in aad ku dishaan baad rabtee wuun idinka bad baadtey tuugo tuugo oo ilaa had xataa gabdhah wax gardek gubo

  • @rashiidcabdi6794
    @rashiidcabdi6794 4 місяці тому +1

    Naraaro shows
    1:02

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому +1

    Dilka waxaa loo heystaa Darawalkii waday ee la yiraahdo Wadne qabad. Jiis mariixaan, yasin farey, fajad iyo farmaajo iyo kuwo kale.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 місяці тому +4

    DABDAMISKA, TAN IYO XILLIGI KACAANKA, BOLIISKA SOMALIYEED AYA LAHA, KACAANKA AYANA U DHISAY, HABARGIDIR DADKA MUQDISHO SOO GALOOTIGA KU AH, AYEY KA MID YIHIIN EE SIDA SHACABKA, GURYO HA KIREESTAN, BILILIQO HA JOOJIYAN.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 4 місяці тому

    SUBXAANALAAH XAGAY AAKHIRO AADAYAAN MAXAA UGA HOREEYA QABRIGA YAR EE LA ISKAGA SOO TEGAAYO KUWA UMADA DHIIGOODU SHAHAADADOODU NOQOTEY INEY KURSIGA KU KORAAN MIYEYSAN ADUUNKA KA TAGAYNIN MAALIN AAN DHEERAYN.

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 4 місяці тому +1

    Xaqii afka laga owdaa feeraha ayuu ka dilaacaa

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 23 дні тому

    haaar gidir iyo abgAl aayaga walaalo aah hiraab nimo aay lagu deyhaa taliyaaha benta laga shegaayo

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 4 місяці тому +5

    😊

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 місяці тому +1

    Sideedaba waa Habergidir kuwa shirqoolada umada soomaaliyeed ku laayay

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 4 місяці тому +1

    away waraysigu ee taliye qoslaye

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 місяці тому +1

    Mooryaan yay

  • @maxamedyusuf9653
    @maxamedyusuf9653 26 днів тому

    Beegsi maaha dhibaatada muqdhisho waxaa wada habargidir

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool 4 місяці тому +2

    Mooryaan family dad wacan maaha

  • @nuraabdullahiaden1785
    @nuraabdullahiaden1785 4 місяці тому +2

    Been badanaa Ikraan cidii dishay waa naqaan oo waa Farmaajo iyo Fahad!

    • @fabdule4845
      @fabdule4845 4 місяці тому

      Fidno fahad iyo farmaajo daa yaadan eedine

  • @farahmacalin5950
    @farahmacalin5950 2 місяці тому

    warkas inta badan wa la og yahay balse Sxb hadalkaga uma eka in ad tahay niman fiyobeyn

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 4 місяці тому +1

    Walee runtii waa soonbaxday m. Kawaanle iyo inta dishay dhuunta la idinku dhufay subxanalah waa dhiigyo cab tuugo ah indhahooda aya laga arkaa walee

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 4 місяці тому

      Ilaahay ka baq waaladhimanaa istaafurulaa aqiradaa ilaali

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 4 місяці тому

      @@deqoyusur4319 Jazakalahu qeyr abaayo ilaahey ha nawada cafiyo

    • @joyaiyc
      @joyaiyc 2 місяці тому

      kkkk maxaasoobaxay

  • @AbdikafiHalane
    @AbdikafiHalane 4 місяці тому

    Madaxweyne
    Xasan
    Mawuxuu
    Kamidnoqday
    Dadka
    La
    Eedaynayo
    Dilalkii
    Kadhicijirey
    Dalka
    Haa
    Wasas

  • @AbdifatahissackmohamedElmi
    @AbdifatahissackmohamedElmi 4 місяці тому

    Warya gabadha siyasad hore ayad ku gashen hadana farmajo miyad kuso celin rabtaan war no dhafa gabdha

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x 4 місяці тому

    Waxaan leeyahay habaryar waxaa tahay hooyo oo gabadhada loogeystey gabadhada AUN waxaan ku dhahayaa Weydiiso dadka aad beenta ku caaysey oo aad ku nabtey sida. Fahad iyo Farmaajo. Damulqushaash ay ka dhinteen jaran jaro lagu socdey markey gaareen danahoodiina labo sano shib lagaa yiri hadana ma heli laheyn ninka la dilay kii dilay baa sheegey in uu diley dad badan I am so sorry 😢😢😢😢😢

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому

    goormee mahadsalaad sarkaal Ka noqday dawladii farmaajo😂😂😂😂

  • @mahad9555
    @mahad9555 4 місяці тому

    Wacane Media ma qabyaalad beey tabisaa mise fal-dambiyeed dhacay?

  • @DahirNur-f7e
    @DahirNur-f7e Місяць тому

    Haga maadaragt maxad Isuzu kuub teen

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 23 дні тому

    benlow daal xureye maaba aahayen madax weyne benta daadka kadaay

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 2 місяці тому

    Habartaa usheeg

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 4 місяці тому +1

    Kkkk

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому +1

    Beenaale, noo sheeg, ujeedada aad sheegeysid

  • @Farhan-mi8rl
    @Farhan-mi8rl 4 місяці тому +1

    Waa sidii fahad sheegay oo LA sugayey

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 4 місяці тому +1

    BEENLOW

  • @user-cy4ge1me3g
    @user-cy4ge1me3g 3 місяці тому

    shakadan dadba lug tuhmayay ee hadan mal rogay misan

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 4 місяці тому

    War see wax loo al cadalla ma joogin dowllana kuma jiriin see wax uu waddaan

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 4 місяці тому

    Balaayo qaran weyaan

  • @AbdikafiHalane
    @AbdikafiHalane 4 місяці тому

    Dadka
    Waxbadan
    Lamasocdaane
    Wax
    Lawadaag
    Oo
    Usheeg

  • @QamarCumar-or4nh
    @QamarCumar-or4nh 2 місяці тому

  • @abdifatahonar4249
    @abdifatahonar4249 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @qadiijofod1268
    @qadiijofod1268 4 місяці тому

    😅😅

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 4 місяці тому +1

    Dowlada aynu maqalno nagadaya waxaan nagu wadaan

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h 4 місяці тому

    ILAAHAY BAA TALO KU FILAN

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 4 місяці тому

    War.haday.ku.cadaato.ragan.ha.la.qaarajiyo.qoslaaye.haddii.ku.cadaato.hAlain.toogto

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 місяці тому +1

    Habar balaayo dheh

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @WaliDaqal
    @WaliDaqal 4 місяці тому

    Been iska dhaaf maxaad no sheegeysay waa been hal Shay Kamara jiro wareysiga aad sheegeysey aaaway

  • @anshurAden
    @anshurAden Місяць тому

    Laxdaan waxeeey difaaceeysaa kuwii Dalka iyo dadka baabi iyay

  • @user-qj7qp8xn6m
    @user-qj7qp8xn6m 4 місяці тому

    Waa isku xaartay

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 4 місяці тому

    Wax.been.ah baad.isku.xireysaa.bro don't. Lie.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 4 місяці тому

    R w baahane halasoo xidho

  • @diamondjama9696
    @diamondjama9696 4 місяці тому

    Subaxalah wa sick people sorry

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 12 днів тому

    Balaayo kharan dheh

  • @CabdiMacalin-ku6cu
    @CabdiMacalin-ku6cu 4 місяці тому

    Cabdi

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 20 днів тому

    Been iyo isku badanaa. Maxaa maduuliyiin farabadan isugu geeyayay dilkeeda gabadha ay abti iyo adeer yihiin. Koley beenta aad faafinaysid Aakhiro ayaad meel saari doontaa?

  • @user-pr8pl3nv5c
    @user-pr8pl3nv5c 4 місяці тому

    Beenloow boota badnaa bu boota badnaa bu war nagataq hg tuugo waaye

  • @anabbrattfjord2175
    @anabbrattfjord2175 4 місяці тому

    Allah Akbar/ SubhanaAllah

  • @AaminaYuufusganeey-ts8vd
    @AaminaYuufusganeey-ts8vd 3 місяці тому

    Tuugbeetabasdhekkklkkkkkkkkkkk

  • @AaminaYuufusganeey-ts8vd
    @AaminaYuufusganeey-ts8vd 4 місяці тому +1

    Beenloowkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AaminaYuufusganeey-ts8vd
    @AaminaYuufusganeey-ts8vd 4 місяці тому +1

    Saaslacagkumaheleeysid

  • @anshurAden
    @anshurAden Місяць тому

    Beenaale beenaala dhalay oo tuug ciilan oo difaacaayo dabiila yaashii hore f f f madhaafto arintaan

  • @anshurAden
    @anshurAden Місяць тому

    Beenaale ragii Laga rabay waad qarineeysaa miyaa

  • @MohamedAliIrole-lp8ti
    @MohamedAliIrole-lp8ti 2 місяці тому

    Beenloow beenlo

  • @AaminaYuufusganeey-ts8vd
    @AaminaYuufusganeey-ts8vd 4 місяці тому +2

    Beenloowkkkkkkkkkkknahaabkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p 4 місяці тому +1

    👎😜

  • @user-yz5zf7eb4d
    @user-yz5zf7eb4d 4 місяці тому +1

    Waxdhintay ayaa tihiin ee umuda beenta ka daaya

  • @suruefarah8706
    @suruefarah8706 4 місяці тому +2

    Beenale Waaxa Diley Fahad Iyo Farmajo Beenaale

    • @nimcocumarshiiq7087
      @nimcocumarshiiq7087 4 місяці тому

      Pp0]00😊0

    • @khadijakhalif3837
      @khadijakhalif3837 4 місяці тому

      Adhii miyaa arkaye

    • @ahmedgaas5727
      @ahmedgaas5727 4 місяці тому

      Allah kacabso godka qabiil iyo xiqdi godka kuma gelayaan. Allah hortii ayaa laguu suaali beenta iyo eedaynta beenta ah