GALAB: Xuutiyiinta oo sheegay inay ceyrsadeen maraakiibta dagaalka midawga yurub ee badda cas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • GALAB: Xuutiyiinta oo sheegay inay ceyrsadeen maraakiibta dagaalka ee midawga yurub oo kusugan badda cas iyo Iiraan iyo Qatar oo arin xasaasi ah kawada hadlay, iyo warar kale.warar kale.

КОМЕНТАРІ • 186

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 днів тому +33

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 Lbnn 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

    • @AbuukarMohamud
      @AbuukarMohamud 17 днів тому

      Nadarow talegarmka Alqasam linkigoda inow gali adow mahadsan

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 17 днів тому +7

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 17 днів тому +10

    Shacabka falastiin alley leeyihiin ee Allah ha u gargaaro hana caawiyo aamiin Allah caafimaad degdeg ah ha siiyo caruurta walaalaha falastiin aamiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 17 днів тому +7

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 17 днів тому +18

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 17 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @رحمةدلمر
      @رحمةدلمر 16 днів тому

      Scw scw scw❤❤

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 17 днів тому +12

    Allahu Akbar ustard wan arkay kamiinkas yahuud jabtay oo walawan waqti dhaw guul xm sq palastine iyo xb iyo islamka oo dhan

  • @user-bx8db3jk7f
    @user-bx8db3jk7f 17 днів тому +2

    Falastiin iyo xisbullah iyo xuutiyiinta dhamaan guulaysta

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 17 днів тому +4

    illaahow badbaadi falastiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin illaahow guulee falastiin xuuuti xisbullaah aamiin

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 17 днів тому +6

    Allahayow adoomahada dhiibatada kadulqad yarabi amiin

  • @maxamed765
    @maxamed765 17 днів тому +4

    Nadaara somali hada habiin waaye ❤❤❤

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 17 днів тому +14

    Yaa rabi uhiili shacabka reer falastiin aamiin insha.allah

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 17 днів тому +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 17 днів тому +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @AbdullahiHassan-q5d
    @AbdullahiHassan-q5d 17 днів тому +9

    Insha-Allaah guul

  • @UMuxammed
    @UMuxammed 17 днів тому +3

    Nadaara Waa U Xanuun San Yahay Sida Aan Ka Dareemaayo Codkiisa Rabbi Ha Caafiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲❤🤲🤲❤🤲❤🤲❤

  • @maxamed765
    @maxamed765 17 днів тому +3

    Galabta hada habiin waaye somali ❤❤❤asc❤❤❤

  • @mohamednurfarah5601
    @mohamednurfarah5601 17 днів тому +3

    Wow maa Manta aniga ayaa ugu Soo hor maray

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 17 днів тому +2

    Waa cidhibtir ee Allaha weyn baa u gargaari

  • @user-qf2tw8yq2g
    @user-qf2tw8yq2g 3 дні тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 17 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashallaah

  • @user-xj1ql1sd7k
    @user-xj1ql1sd7k 17 днів тому +2

    Allow uhiili Al qasaam yarabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 17 днів тому

    Illaahow awoodaada noogu hiili anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 17 днів тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 17 днів тому +1

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 17 днів тому +1

    Ya raxama u gar gaar Palestine 🇵🇸 🇵🇸 🤲🤲🤲 🤲🤲yahuud Ilahey ha jabiyo cadowga Islam waye yahuuda

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 17 днів тому

    ❤katbu qasam ❤ alahu akbar ❤ yahuud u gumeysi ba biya ❤alahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 17 днів тому

    Yaarabi ugargaar reer falastiin amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 17 днів тому

    Allaah caawi reer falastiin 😢🇵🇸🤲xamaas muqawinda Alqasaan Allaah caawi 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲💪💪💪

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 17 днів тому +1

    Xutiyita guul

  • @UMuxammed
    @UMuxammed 17 днів тому +7

    Yaa Lamoogaan Salliga Xabiib Keena Muxammed Sallallaahu Caleyhi Wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 17 днів тому

      Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdimajiidwalaalka8596
      @abdimajiidwalaalka8596 17 днів тому

      صلى الله عليه وسلم

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 17 днів тому +2

    😂😂❤❤❤❤
    Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan ❤❤❤😂❤❤

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 17 днів тому +1

    Wcs.nadaara.show.shacabka.falastiin.allaha.ugargaaro❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 17 днів тому +2

    xuuti ilahey kor haka yeelo waa hiil qaran reer yaman bilyankii carbeed mar horaa la qararamsaday ilaa xuuti iyo sayd nasrulaha iyo ciidankiisa kor allaha ka yeelo u duceeya muqaawimada

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 17 днів тому

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @user-xj1ql1sd7k
    @user-xj1ql1sd7k 17 днів тому +2

    Kkkk wlhi xutiyiinta caadi ma ahan alle ha ugargaaro

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 17 днів тому +2

    alle haw gar gaaro shacabka rer gaza oo cadowga haka kor qaado

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 17 днів тому

    Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo inta nool Alaaha badbaadiyo amiin guul insha Alaah falastiin io Ardulshaam oo dhan io soomalia hanoolato Alaaha badbaadiyo

  • @user-pz1ju2li8n
    @user-pz1ju2li8n 17 днів тому

    Yaa rabi allow falastiin yaarabi qaza allow adaa awoodleh ugargaar umada allow midey umada islaamka

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314 17 днів тому

    Dabin rabbaani ah Alle ha u dhigo.ooy ku hoobtaan bi'innillaah
    Xooti rag-rag dhalay.

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 днів тому +2

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @user-tu9uy6el1q
    @user-tu9uy6el1q 17 днів тому

    Alle.Haw Gargaaro Reer Gaza Waxay Ku Jiraan Xalad Adag Oo Bili,aadanimo Yaarabi Ugargaar Rèr Gaza😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 17 днів тому +2

    Ustaad nadaara aaway siyaaradii bidiowga aheyd aljaziira ayaa ku arkaayay dabinka qaan yuunis siyaarada inoo soo dhig ustaadi

  • @abdijamacali9367
    @abdijamacali9367 17 днів тому +2

    Nadaara maalmahan warku wuu daahaa adoo mahadsan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 17 днів тому

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI. MASHAALLAH XUTIYUNTU WAA RAG GEESIYA AH.KUWI MUNAFIQIINTA AHA EE IS MAQLEE AYEY CAYRSADEEN YAMANTI XUT.ALLAHOU AKBAR WAA LILAAHI XAMDI GUUL IYO GOBONIMO MASHAALLAH FALASTIIN GUUL GUUL IYO GOBONIMO INCHAALLAH

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 17 днів тому +3

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @MohamedAbdikadir-wn4tr
    @MohamedAbdikadir-wn4tr 17 днів тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين. اللهم أطعمهم من جوع وامنهم من خوف

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 17 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 17 днів тому

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 17 днів тому

    Qonka ilahey ba lee gazana allah heendaab u ca macalinka weyneba caabaqaca xasuuqa iyo barakiyinta

  • @user-re3cl7cq2f
    @user-re3cl7cq2f 17 днів тому

    Wcs nadarow
    Allow ugargar ehelkena rer falastin😢

  • @siteysirija1353
    @siteysirija1353 17 днів тому

    Yaa rabbi u gar gare hooyoyinka falstin iyo carurtoda mujahidintan guul si yaa allah

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 17 днів тому +2

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @mahadaxmed4554
    @mahadaxmed4554 17 днів тому +2

    Sxb ruushka iyo yukren Naga soo badi Mar walbo kuso kordhi sxb mahadsanid

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 17 днів тому

    Hanbalyo xuuti waa geesiyaal geesiyaal dhaafay alle ha barakeeyo ha adkeeyo ha u hiiliyo cadawgoodana ha jabiyo sida reer galbeed yuhuud iyo caraba

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 17 днів тому

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh ❤

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 17 днів тому

    Way bakhtiyeen may dhimane masha allah❤❤❤❤

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 17 днів тому

    Yaa rabi ugargaaro falastin yuhuuda jabi

  • @maxamed765
    @maxamed765 17 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 17 днів тому

    Yuhuudu caruurta leyntoda waxay kabarten fircon o wiilasha rer bini israa'iil leyn jiray inta uusan dhalan nabiyullahi muuse عليه السلام

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 17 днів тому

    WAXADTAHAY WARIYE AAD
    UGU DUCEYA REER FALASTIIN ALLAH
    HA U AQBALO
    DUCADADA
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @xange74abdixange74abdi
    @xange74abdixange74abdi 17 днів тому +1

    Xuquqda adamaha reer galbeedka ee gaza maha ee waa cadawga adamaha ee reer gaza ee dadka yaan la khaldin

  • @barlinsaid291
    @barlinsaid291 17 днів тому

    Macalimka wayn waqtiga uu kuxasoqayo rer falestin ayu dheeresanaya hadal waa Beenweye muslimkana wuu dawanaya Alle aya uu maqan rerqasa insha Allah guul rerqasa ❤

  • @Keway603
    @Keway603 17 днів тому +1

    RUSH xalojesta 🌎

  • @AbdirashidTiffow
    @AbdirashidTiffow 17 днів тому

    Mash Allah

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 17 днів тому

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka.

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 17 днів тому

    Ilaahow badbaadi isir sifeey ayaa ku socda falastiin

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m 17 днів тому

    Allaha guuleyo reer gasa Falastiin iyo dhamaan Islamka oo dhan halaag iyo hoog ayaan Alle uga baryay cadawga isbaheystay cudur aan dawo laheyn Allow ku rid amiin yahuud iyo reer galbeed waxay isku raceen dabargoybta reer Falastiin😢Rabi yasir

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 17 днів тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 17 днів тому

    Dhibta alle haka dulqaado falastiin gar ahaan rer qasa

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 17 днів тому

    MAREIKAAN WAA LAMID ISRAIL.

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 17 днів тому

    maya
    maya
    xanun
    mahan
    dhiiga aya laraba
    sinwar
    ciyalkisa
    si
    lo
    heelo
    Nadaraw ❤😂
    Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 17 днів тому

    Alle ayaa umaqan reer qasa waa asxaabul ukhduud😢😢😢😢

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 17 днів тому

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @abdimuse1620
    @abdimuse1620 17 днів тому

    Waa ducada muslimiin alaha kuxoo jiiyo

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 17 днів тому +1

    YaarBr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 17 днів тому

    Allh Ak bar

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 17 днів тому

    meshad ku aragtaan qala wa ajir yahuuda

  • @sadaamsheik
    @sadaamsheik 17 днів тому

    Galab wanaagsan sidoo kale ustaad

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 днів тому +1

    Galab wanaagsan walaalkeen

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 17 днів тому

    Guul falastiin

  • @maxamed765
    @maxamed765 17 днів тому +1

    Somali hada galab ma ahan habiin waaye waandaalay waxbadal saan

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 17 днів тому

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 17 днів тому +1

    Asc
    Nadaara xayesiinta yarey
    Daqiiqado fara badan ayey qadanayaan

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 17 днів тому

    Ilaahow kuwan cirbtoda gooy yahuuda iyo saxibadeda 😢

  • @AmalAli-h8b
    @AmalAli-h8b 17 днів тому

    Allahu akbar❤❤❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 днів тому +2

    Macalinka weyn ma quusta miyaa😂

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 17 днів тому

    ❤❤Wcs habeen wacan ❤❤#Sabaax

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye 17 днів тому

    Iran waxa ugu yar oo laga aqbali karo waa ineey ku badalato xabad joojin Gasa kadhacda taa waa laga yeelayaa waana waxa ugu muhiimsan

  • @sadaamsheik
    @sadaamsheik 17 днів тому

    Scw

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 17 днів тому

    Mareykanka waa khain Yaa Aamini Cadowga carurta maatida falastine beegsanaayo.

  • @yassindahir333yassindahir33
    @yassindahir333yassindahir33 17 днів тому

    Nasaaro shaw wll qayre sheege

  • @AbdullahiGELLE-cv1zm
    @AbdullahiGELLE-cv1zm 17 днів тому

    ASC illaahay Ha u gargaaro waa ummada loogu tashaday in laga ciribtiro Qaza.illaahay se taas MA dhihin .waana Run oo wax walba oo lagu dilikaro bunadam waa loo adeesaday waxaase laba geeriyood ah kuwa dhul ahaan Iyo dhalasho ahaanba UGU xiga hadana Ka qayb qaadanaaya xasuuq qooda illaahayna waxaan uga baryeynaa inuu mansabka iyo musuuliya dhaqso uga qaado

  • @cabdisamedAxmednuur
    @cabdisamedAxmednuur 17 днів тому

    kkkkkk xuuti bada waa xoraystay 💪💪💪💪

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 17 днів тому

    Adeerow xayisiinta nagadaa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 17 днів тому

    Nadara aan kusaxo Caruurta falastine Allaha ayaa Cafimaadkooda Noloshooda Rabiga ayaa ah midka awooda leh,Talaalka ayaa kaxun in la"aamino kheirka ayaa kujira in aan latalaalin.

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 17 днів тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 17 днів тому

    Israel reer Qaza marna ma cirib tiri karto waayo qof ilahey ugu talagalay inuu nolado ayaga aduun kama wadi karaan alle culeeska haka dulqado reer Qaza

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 17 днів тому

    Caruurta yuhuudu sumaynaso ee ay dawadaa islamka garahaan kuwa carabta waa ku xujo ilahayoow adigu sharkooda ka qabo waa geeso garab waayee 😢😢😢😢

  • @youssoufabdi1738
    @youssoufabdi1738 17 днів тому

    Oke gesi

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 днів тому

    Yuhuudu maxay rag qaaliya dishay😢😢😢

  • @FadxiMukhtaar-zk7hd
    @FadxiMukhtaar-zk7hd 17 днів тому

    Wsc nadaara wnkusalamy wacodsi xaladaha soomaliya waxyalahad xogkahesho nogusodar